MUXUU YAHAY HUBKA AY U BAAHAN TAHAY SIR-AA'IIL INAY KU WEERARTO IIRAN? MISE HAYSATAA?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 жов 2024
  • MUXUU YAHAY HUBKA AY U BAAHAN TAHAY SIR-AA'IIL INAY KU WEERARTO IIRAN? MISE HAYSATAA?
    SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
    #dagaalkaqasa
    #Caalamka
    #WararkaSoomaalida
    #HBNTV
    #QASA
    #Somalia

КОМЕНТАРІ • 31

  • @luulsheikh7156
    @luulsheikh7156 День тому +2

    Mareykan,Israa'iil iyo xulifadooda munaafuqnimada ey muslimka kula wareegayaan ayaga Allaha ku koobo
    Daalimiin isbaheysatey waaye ee ayaga Allaha jabsho inshaa'allaah.

  • @GediSiyat
    @GediSiyat День тому +5

    Subax wanagsaan Moulid , Iran miyey lasowaregtay Diyaradaha Rushka ee SU _35 , if yes mexey kaqawan karta diyaradaha Israel ee lafilayo in IRAN laguweraro.
    Fadlan jawabtas barnamijkade dambe igusojawab .shukran.

  • @FaysoCabdi
    @FaysoCabdi День тому +3

    hbn mawlid iyo m m cade salaansare wll❤

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 День тому

    Allah ha jebiyo soo duulayaasha kufaarta ah. Bariga dhexe waa in laga dhigo xabaalaha soo duulayaasha yuhuud iyo nasara🤲🏼☝️

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf День тому

    Xasbinallaahu Wa Nicmatul Wakiil.🤲🥲

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 День тому +2

    SUBAX WANAAGSAN DHAMAANTIIN

  • @CadarFaarax-qo6tg
    @CadarFaarax-qo6tg День тому +3

    Alle wuxuu quraanka kariimka yahudi inaysan isku filnayn alle xarigiisa kutiirsanyihiin ama xariga dadka kutiirsatahay mooyee aayadii waatan
    قوله تعالى : ( ضربت عليهم الذلة أين ما ثقفوا إلا بحبل من الله وحبل من الناس وباءوا بغضب من الله وضربت عليهم المسكنة ذلك بأنهم كانوا يكفرون بآيات الله ويقتلون الأنبياء بغير حق ذلك بما عصوا وكانوا يعتدون )

  • @robleali1271
    @robleali1271 День тому

    ● Iiraan waa wadan awood badan oo awooda inuu Maamulka Sahyuuniyada daqiiqado kooban iftiinka dunida uga qariyo, balse ay cadawgooda u loogayaan dowlado caraba oo axmaqiin ah.
    ● HPN online, waa ku mahadsan tihiin sidaa mar walba noola wadaagtiin waxbixinada qurruxda badan ee faahfaahsan.👏👏

  • @AishaBarre-m9f
    @AishaBarre-m9f День тому +1

    Israel ilaahey bariga dhexe hakatirtiro waa cadaw dhulka islamka iney xoog ugu noolaato rabto

  • @daacaddood3740
    @daacaddood3740 День тому +4

    Asc HBN waxan raba inad iishektan gantalada iiraan waxmadilaan miyaa 200 oo gataal oo waxbadilin maxa lagu mecneykara

    • @GediSiyat
      @GediSiyat День тому

      @@daacaddood3740 Israel jabkede wey qarsata ,hasa ahate Iran Mey begsanin gobaha shacabka.

    • @abukarindhoy8387
      @abukarindhoy8387 День тому

      Waa Dilan lkn gaalo jabkeeda waa qarsataaa

    • @bilalabdulasis9286
      @bilalabdulasis9286 День тому

      😊

    • @MS-lv8bf
      @MS-lv8bf День тому

      Iiran iyo mareykan Hoosta Ayey Saaxiib Ka Yihiin. Adduunka Ayaa Filin loo Dhigaa.

  • @MouminHodontukale
    @MouminHodontukale День тому +1

    Asc hbn subax wanagsan ❤

  • @cabdifataaxyuusuf2302
    @cabdifataaxyuusuf2302 День тому +1

    Weerarkastoo yuhuuda lagu qaado dhimashadoodu iyo dhaawacoodu 2qof kamabataan miyaaa

  • @sakariyeDaud-k3m
    @sakariyeDaud-k3m День тому +1

    Ok

  • @SacdiaSheik12
    @SacdiaSheik12 День тому

    Asc hbn

  • @NajmaXaaji-f9n
    @NajmaXaaji-f9n День тому

    ASC...HBN.hadii ay Gaadmo latimaado waxaa ku dhici doonta wixii ku dhacay markii hore.
    Digniinta uu soodirayo maraykan ku sheegu.wuxuu ka baqayaa

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 День тому

    Asc wrwb

  • @hamzafarahgomod1684
    @hamzafarahgomod1684 День тому

    Israa,iil gantaalo ayay ku aargoosan doontaah illaa ay gantaalo farsbadan ay ka samaysanayso way osgaabib doontaah saaseey i egtahay ilaahay ha halaajiyee

  • @hassanmahamoud1673
    @hassanmahamoud1673 День тому

    Iraan hada ha weerato israail intaanay weerarba qaadin israail
    Waayo cadwgaaga lamasugo intuu gurigaaga kuugu imanaayo

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 День тому

    6 bilood guhood Israel waa is dhiibi doontaa op nabad ayeey ogolaan doontaa shuruud kastana wey u hogaansami doontaa insha allah

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 День тому

    ISREAL MA SHEEGTO WAXA SOO GAADHA DHIMASHO IYO DHAAWAC MIDNA LKN WAXAA MAALMO DAMBE FASHILIYA WARGEYSYADOODA

  • @abdifarah3545
    @abdifarah3545 День тому

    Waa gumeysi caadi ah fikrada oraneysa adigu waxba ma sameysan kartid Ana waxan doonaan sameysan wa taas dunida halka mareyso wa fikir fool xun

  • @cadlatuuramale5054
    @cadlatuuramale5054 День тому

    Waxaan maqli jiray yuhuud jabkeeda weey qarsataa

  • @AhmedHasan-p2v
    @AhmedHasan-p2v День тому

    Waxa hlks k cad In iran la weeraro

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 День тому

    HADH IYO HABEEN WAA DHINTAAN OO DHAAWACMAAN ISREAL SHACAB IYO CIIDANBA

  • @alihussein1512
    @alihussein1512 День тому

    Af somaliga si fiican u qora

  • @AdanIdow-sy4hv
    @AdanIdow-sy4hv День тому

    Inaysan tilaabo khaadin israil ayay aniga ila ah wayo danteda iyada takhano wan babanay ayay leyihiin rarbaaxi eran biyay kakicikaryaa nacalaa kutaale