Xog Xidigaha Geeska oo karbaashay Muuse Biixi Iyo 2 khalad oo Qaran Dumis Noqday? Sababay Dagaal?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 вер 2024
  • Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook
    / xogogaal.not
    / weriyeyussuf
    / dalkanews.net

КОМЕНТАРІ • 45

  • @naeemayusuf6464
    @naeemayusuf6464 2 години тому +1

    Waa dad anlahayn waddanimo iyo ficiltona hunguri mooyee Muuse naftiisuu u hurey dadkiisa iyo dadkiisaba oo uga yimi Maraykan

  • @farhiyajama2510
    @farhiyajama2510 2 години тому

    Lacgtii baa hadashay guul SLND and biixi ❤❤❤❤❤❤❤

  • @HayaanQaranTV7267
    @HayaanQaranTV7267 3 години тому +2

    Malaha qalad ee waxay ka hadlee runta

  • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
    @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 3 години тому

    Guuul kulmiye insha allaah markastaba ❤❤🎉🎉

  • @abdullahduale8922
    @abdullahduale8922 2 години тому +1

    Sometimes I don’t understand where XOGOGAL stands about the political issue of Somaliland. It is clear what they mean “madexweynaha ayaa la karbaash” for instance . Other times they blame him for other issues. It sounds that they are saying Xidigo got valid point while we know who were behind the army withdrawal from Goojacade!!’

  • @AWELIHAJIAWAD
    @AWELIHAJIAWAD 2 години тому +1

    Viva Kulimye

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 2 години тому

    Cadaqaatayaan. Wadani. Cidi. Dooran. Meyso. Xidigahana. Cashuurta. Umada Reer soomaaliland. Siin. Meyno. Dabadhilif. Huwan. Dooni. Meyno. Madax weyne Mudane. Muuse Biixi Cabdi xildiid kulmiye. Guuleysta. Wadani. Weydiiya. Ciro. Weydii. Guuleysta umada Reer soomaaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 3 години тому +2

    Car kasoojawaaba reer kulmiyow xadhi xalmaahee from awdal

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 2 години тому

      You are not from awdal mr. Cadawga gudaha waa laga soo jawaabi waana loo xidhi aflagaadada ciidanka. Ooyaaye fakhfakh iyo jar looga talaabsaday halkay ku riday kagamaad quedan miyaa ??????

  • @ugaaso7971
    @ugaaso7971 Годину тому

    Sidaa codku heliaayo wani waan kaala noqday codadkii aan kuu hayey viv kulmiye

  • @FaisaAbdi-d8u
    @FaisaAbdi-d8u 3 години тому

    Xisbiga wani ayaa kadan beya waxa soo caya madax waynu hu wuu kawaramay waxa ku dhacay ciidanka xusbiga wadani ayaa kadan beeyey ciidan kuna wuxuu istahila inladhowro Guul somaliland ❤❤

  • @abdixakimabdi5616
    @abdixakimabdi5616 3 години тому

    Jabuuti meel ha gayso xidigaha geeska

  • @BaasheAxmed-c8p
    @BaasheAxmed-c8p 4 години тому +1

    Asc wadani guul

  • @اااا-ش3ب6ن
    @اااا-ش3ب6ن Годину тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤May ❤❤❤❤

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 21 хвилина тому

    Muuse taariikh xumada isagaa isu gaystay haduu dhacana laascaanood ayuu dhimanayaa

  • @Khalil112-d4p
    @Khalil112-d4p 2 години тому

    Ma ficna in kabeyn lagu galo ciidanka qaranka soomaaliland

  • @Aliya-i7c
    @Aliya-i7c 3 години тому

    Midhaha heestu waa wada run lakiin shacabkan dhiban ee siyaasi qabyalada ku qufushay dhan walba ee wada daandaansan dhagahoodu way diidayaan

  • @AxmdSacad
    @AxmdSacad 3 години тому

    Kulmiye ha nolado

  • @LAABTA-XUUNSHADATUBE
    @LAABTA-XUUNSHADATUBE 2 години тому

    Qofkii khaladka jira sheegaba ma cidanka ayuu wax ka sheegay
    Heesahan xidigaha geesku meel ay ciidanka qaranka wax kaaga sheegee maynan arag
    Balse waxad moodaa in ciidankii qaranku noqoday meel lagu gabado

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 3 години тому

    Lacag unbay wadani kuraceen wadani qarankaa waxbaa umureebin illaa aqonsigaa oye didenyihiin

  • @elmimusa3630
    @elmimusa3630 3 години тому

    Milaa waxogaagi laga jaray tolow handaraba ku dhacay
    Lkn arinta ciidanka in siyaasad laga dayo maaha NO NO NO

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 3 години тому

    ISHIIS ISHIISH ISHIIS DALKU UMA BAAHNA CIIDAN CAAYE DAAHIR CAAYE CIIDAN CAAYE ISHIISH HOOS UDHAC OOOO SAGXADA WADANI IYO FANAANIIN KUSHEESH

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 3 години тому

    Hunguribay la caytamayaan iyagaa is caayay oo tuugtii wadanka liqday ka dhigaya kuwo cusub

  • @NasirOsman-y9e
    @NasirOsman-y9e 3 години тому

    Xageed uga tagtay Daahir Riyaale ? HJ uun baad ahayd .

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 3 години тому

    Hunguribay la caytamayaan

  • @Aliya-i7c
    @Aliya-i7c 2 години тому

    Xidigaha kamaynaan maqal wadani baanunay sabab looyidha wadani baa Ka danbeeya majirto, wadani ciidankoo dagaal ku jira gacan libaax Magdalen dhabar Jabine baa layidhaa wadani in yaa lagu Samaxaayo ciidanka madaxa laga istageen umalayn maayo

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 3 години тому

    Waxaasi ma hadalbaa mise waa aflagaado iyo cay walahiban muuse wax dhaama lahayn

  • @CaashaMaxamed-s9n
    @CaashaMaxamed-s9n Годину тому

    Heest wa ceebe qaranka

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 3 години тому

    Maxaaa labeen ah adaaba ka liita saaqidiinta beenaale wadani ayaa ka masuul ah

  • @AWELIHAJIAWAD
    @AWELIHAJIAWAD 2 години тому

    Kani Xaar afqadhmuun

  • @axmedayro9926
    @axmedayro9926 4 години тому

    Wadani cod kuma helaayo wiirsiga ciidanka hees lagu qaado

  • @AxmdSacad
    @AxmdSacad 3 години тому

    Wadani codkuma helayo

  • @ayaanbeautyshot7636
    @ayaanbeautyshot7636 2 години тому

    😂😂😂😂😂

  • @DaahirXuseenxasan-un4yf
    @DaahirXuseenxasan-un4yf 3 години тому

    Wadani

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 3 години тому

    Dadku kuma aragti duwana saaxib bojolka ka daa warka qarankan waa loo soo dhintay waana loo heegan loo dulqaadan maayo dadka cadawga u nugul inay iska raacaan way noo siman yihiin dagaalka Atention !

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 години тому

    Waar kooxda daaha gaas ba khdka ka saaray kuwan islamo iyo odayal bay noqdin waqtikodi way so qaatin gidarda ka heesan hada yoom yar bay eryadan 😂😂😂

  • @nuraduale633
    @nuraduale633 2 години тому

    👎👎👎👎👎👎👎👎