Sababtii loo Hor istaagi jiray Hishiisyadii oo ay u dul dhigi jireen “CODKA DIIDMADA” Waxeey Rabeen in ay Saan Dhahaan !!! حسبنا الله ونعم الوكيل لا حول ولا قوة إلا بك يا العلي يا العظيم.
Masha Allah guuul waarta mujaahidiinta shujaaciinta reer yaman midigtiina tii sarreysay insha Allah Yuhuud budo ba’day Allah idiin ka yeel meel kastoo aad ku sugan tihiin intii a xun aamiin yaa rabbi
اللهم لا يسلط علينا يذنوبنا من لا يخافك ولا يرحمنا اللهم اعز الإسلام و نصر الفلسطين و اليمن و جيع أمة المسلمين واخر دعوانا ان الحمد رب العالمين والصلاة والسلام على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
I wish if the president of Syria not rush to western countries to accept their invention The president of Syria seems to be religious personwith Islamic characters and identity And that doesn't no please the western countries May Allah protect and save Syria and pleastine nations from all evils
لا حول ولا قوة إلا بالله آلعلي آلعظيم Ma Heshiiskii beey Jabiyeen !?! Elleen wax Balanah oo ay OOFINAAyAAn ma jirtee! الله الكريم حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم انا نجعلك فى نحورهم ونعوذ بك من شرورهم
Wcs ilaahey musiibo deg dega ha ku rido rergaza allaha guuleeyo rabbina garab ha siiyo aamiin dalka falastiin iyo dadkaba barwaaqada ku jirta dhulka falastiin allaha badbaadiyo aamiin gaalada yahuud iyo nasaaraba sharta ay wadaan allaha ka badbaadiyo aamiin waa run xuuti warkooda horta taraam aduunka ma asagaa xukuma maa la diido maxaa ku shacay dadka muslinkaa madaxdu maa dhahaan maya rergaza naloo keenimaa oo diidaan lacagtaada qaado maa la dhoho ilahaa bixiya riziqa taraam ma bixiyo somaliya lavadeeda webi ayaa ku filan badeeda iyo xoolaheeda waa ka maarmaan shaqaala shisheeye allaha ku duwo i ey waxqabsadaan xaqqa allaha tuso dadka muslinkaa iney isku tashadaan
بسم الله الرحمن الرحيم وبه نستعين Sababtii Hubka loo Siinaayey ! Sababtii loogu Ogolaaday in ay Dadka Xasuuqaan ! Oo loo Duminaayay Meel Walbo oo loo Daawanaayay
somaliya jawab ma u bahno miyadan ogeyn saafiir falastiin ah in la qabilay somaliyana u aqoonsatay falastiin iney yihiin dawalad taasaba jawaab ah dawlad miya dawlad kale la dul dejiya?
Masiibo alle ku rid yahuuda iyo mareykanka allow aamiin
Asc maasha Alaaah mahad dhamanteed ilaahay ayaa iskleh. اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 ❤❤الله اكبر الله اكبر
Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah
Aamiin
Musibo Allaha ku siyadiyo cidankoda iyo waaxa mamulaba🤲🤲🤲 Alx ilahey aya mahad leh ducada naga aqbala markasta🤲
Cabsi cabsi waaye, Xuutiyiinta iskama celin karnee Allah wadankooda ha u xoreeyo.
Ilaahay ha dhameeyo yahuud iyo intii caawisaba aamiin
Sababtii loo Hor istaagi jiray Hishiisyadii oo ay u dul dhigi jireen “CODKA DIIDMADA”
Waxeey Rabeen in ay Saan Dhahaan !!!
حسبنا الله ونعم الوكيل
لا حول ولا قوة إلا بك يا العلي يا العظيم.
Allaha ubadiyo usiyaadiyo Masiibada Xaqdaradeey Galeen darteed amiiin
Xuuti ilaahay ha barakeeyo hasoo hanuuniyo
Allaha usiyaadsho masiibo allaha kurido yuhuuda iyo intii raacda yaarabi yaarabi
Ilaahow Jebi Yahuuda InshaAllah
Ilahay mucjiso jahadisa hawgasodiro Israel idamka ilahay Aamiin 🤲.
Allaah ha usiyaadiyo msiibada yahuuda
Ilaahay haw siyaadiyo,mida heshay mid ka awood badan alle hawgu roonaado❤❤❤❤
🥺 🥺 🥺 .. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda ka damqada. ilaahbaan ku dhaartee waxaan ku jiraa xaalad caafimaad iyo mid nololeed oo liidata. Waxyaabo badan inaan ka hadlana waa ka xishoonayaa ee walaal hadaad wax igu tari karto, magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. igala xariir
"Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo" Saddex. Mahadsanid.
Masha Allah guuul waarta mujaahidiinta shujaaciinta reer yaman midigtiina tii sarreysay insha Allah Yuhuud budo ba’day Allah idiin ka yeel meel kastoo aad ku sugan tihiin intii a xun aamiin yaa rabbi
Shiekh mustafe ilaahay haku xafido walaal you are amazing person mansha Allah
Jzkilh khayr walaal
Allah haku xafido
Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar allhamdulilah allhamdulilah allhamdulilah allhamdulilah
Walalkey Musdhaf waxaan kusoo qoray in Drump uu beenale iyo mid Awood uu Qaza warkisa waxtar laheyn.Qaza Goanka Rabiga ayaa leh dhiiga maatid Rabiga ayaa oogu badali kheiraat Rabi.
Mooshin oo aan loo marin ayaa Allaha weyn xilka uu kaqaadi( Darajada Rabiga baxsha isaga ayaana kaqaada.
Jazak Allahu khare Akhi
☝️ Lacnadi ☝️ KORKOODA ☝️ Ha ☝️ AHAATO ☝️ natanyahu ☝️ IYO ☝️ WAXII ☝️ TAGEERSANBA ☝️ AMIN ☝️ AMIN ☝️ AMIN ☝️
Sheekadaan seey usoo docoto Somali ayeey luga lasoo gali dontaa guura ayaa la dhihi donaa iyagana 💯💯
Allah ❤️❤️❤️❤️alahumasali🤲🤲
❤❤❤waaw xuuti illaahay habarakeeyo❤❤❤❤❤
Allaha Jabiyo Yahuuda Xasidiinta ah
❤ Wcs Wrx Wbr Sheikhanaa ❤ Allow usiyaadi Adigaa awoodbadane Allow
اللهم لا يسلط علينا يذنوبنا من لا يخافك ولا يرحمنا
اللهم اعز الإسلام و نصر الفلسطين و اليمن و جيع أمة المسلمين
واخر دعوانا ان الحمد رب العالمين والصلاة والسلام على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey mustafa call allaha kubarakeeyo
Sadex dawladood oo xuutiga oo kale ah hadii carabta laga heli lahaa odaygan shaarubaha dhulka loogu xidhi lahaa free qaza❤❤❤❤❤
Ilaaahy balaayo ku filan ha siiyo Trump iyo netanuahu iyo mid kastatoo xun
alloow la jiir Gaza waliigeed
Sucuudiga laftiisa ayaa ka qayb ah in yuhuudu la wareegto Gaza. Ilaahay carabta duliga ah damiir ha galiyo😢
Allaahu akbar masiibo alle ku rid dhulka allah la goyo
Alx waa fadliga Allah Illahay ciidankisa uu udagsanayo isaga ayqaana Illahayow cadawgaga iyo cadawga madluuminta cadhadada u soo dadaji
🥺🥺 🥺 .. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda ka damqada. ilaahbaan ku dhaartee waxaan ku jiraa xaalad caafimaad iyo mid nololeed oo liidata. Waxyaabo badan inaan ka hadlana waa ka xishoonayaa ee walaal hadaad wax igu tari karto si walaalnimoiyoallahdartiah, magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. igala xariir
"Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo" Saddex. Mahadsanid.
Ku.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Israiila dugku daami allaha ka dhigoisraiila dhulka alle jaro
Wcs alle ha usiyaadiyo yahuuda iyo maraykanba Alle Wayne idinkii
Adiga gali miyaa
la palestine🤲🤲☝☝❤❤
Allaha u gargaaro falastiin .
Allaha qabto dumiga muslimiinta isray marki meaha ladajiyay ilaalay ahayd intana waso galgalanaayen maraykan allatalada leh wanasugayna
Intaas way kuyartahay ilaahayow saaidiyo
Allaa weyn oo waaxida
Well done xuuti❤
Alxamdulillah
Moo Allah swt
Xuudi hasiiyo hidaayo
ASC walalahena ReeR Falastiin and ayaan ujecelnahay waxan uhureyna Naftena dhigena waliba iyagaa oo dhulkoda jooga Qasiis Cajuus uraya mabarkicikaro Meel ma adayan waxay jogayaan dhulkoda GASA GuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuL insha Allah
….Sababtii Markabka Ay Diyaaradaha ka Dul duulaan loo Keenay oo loo yiri “CAR YAA KANIXI KARA “ ?! ama u soo Hiilinkara?!….
Musiibo taas ka xoog badan allaha ukeeno askarta israel
M.a sheekh❤
Trump sheydaan yuhuuda ha uraro mareykanka falastiin awelba dhulka iyaga iskaleh.
Thanks to Huutis
Islaamka guul
xuutiga waa walaal qadiyad leh
Xuuti waa walaaljira
Machaallah
اللهم بلغنا رمضان
Turki aya ka horeeyey
Yuhuud masiibo anay lasoo kabankarin alaha kuridi
Allahu Akbar
الله اكبر
Waleen xuuti waa geesiyaal. Hadalka trum ww gasbo laku kasbeynaa wadanada mulimiinta
Shimon Peres ma bakhtin miyaa weli😂😂😂😂😂
Xùutigu waa rag
I wish if the president of Syria not rush to western countries to accept their invention
The president of Syria seems to be religious personwith Islamic characters and identity
And that doesn't no please the western countries
May Allah protect and save Syria and pleastine nations from all evils
حسبييلله٠ونيمل٠وكيل❤❤
❤❤❤
Waa riyo aan hurdo lahayn in falastiin laqiyo
Jacayilka uu u qabo daalimiinti bur huriyey baa madax maray wuxu ku hadayo wuu hubin waayeyilaahaybaase daalimo dhan Abaal marin doona insha alah
Yahuuda bada iyo wabiyada allahkufasaxo dufano allahkurido
Alahey.hajibiyo.yhudta
لا حول ولا قوة إلا بالله آلعلي آلعظيم
Ma Heshiiskii beey Jabiyeen !?!
Elleen wax Balanah oo ay OOFINAAyAAn ma jirtee!
الله الكريم
حسبنا الله ونعم الوكيل
اللهم انا نجعلك فى نحورهم ونعوذ بك من شرورهم
REERQASA WAAN KUKALSOONAHAY
REERQASA INAY OGYIHIIN
UJEEDOOYINKA TATM
TRAMNA YAHAY AYDHARAAR
CIYEY QASA FALASTIINBAALEH
HAHAWAYSAN DHEH
Ok waan yaabay
Carabi agab maleh haduu dhibka reer Gaza uu dhibayo maba la weera reen
Gaza dadkii ilaah ku abuuray waaloo quuri waayey cajiib
Waxan ku waydiiyaay ma somaliland ❤️🤍💚iyo Somali ayaa iska qaldan mise waa shaqadii qadaaa waynta
TRAM HALO SHEGO ALASKA AYAA U BAAHAN DAD INLA DAHIYO MALAHA WUU ILO8BAY ALSKA
Weriye ma ogtahay in wankeenii hooyo dagaal ka socdo oo shisheeye ka dagaalamin maxaa kugu daawana
Daawade ma ogtaha inaay danaayn weriyashaash wadan keenii 😮 putland guul guul ❤falstiin
Masha aĺlah
Ulululululululululululu ilaahay masiibo haku rido 😂😂😂
Wax fiican bay sheegeen xuutiyiintu ninkii ogolaada ha garaacaan
Masiba Allah gurida
ilaah waa cadaalad
Meesha petroleum ayaa ku jira waaba yaabanaa waa cajaaib
Wcs ilaahey musiibo deg dega ha ku rido rergaza allaha guuleeyo rabbina garab ha siiyo aamiin dalka falastiin iyo dadkaba barwaaqada ku jirta dhulka falastiin allaha badbaadiyo aamiin gaalada yahuud iyo nasaaraba sharta ay wadaan allaha ka badbaadiyo aamiin waa run xuuti warkooda horta taraam aduunka ma asagaa xukuma maa la diido maxaa ku shacay dadka muslinkaa madaxdu maa dhahaan maya rergaza naloo keenimaa oo diidaan lacagtaada qaado maa la dhoho ilahaa bixiya riziqa taraam ma bixiyo somaliya lavadeeda webi ayaa ku filan badeeda iyo xoolaheeda waa ka maarmaan shaqaala shisheeye allaha ku duwo i ey waxqabsadaan xaqqa allaha tuso dadka muslinkaa iney isku tashadaan
Ina Caliyow ayaale qaza umada allaha awoodale Ku beeray ayaa iskale geesiyo dhagaxadiid ah waa sida dameerka haaa haaa haaale
Wale sidey nocayen Palestine marki la yiri soomaliya nili geeyna wala yabay qofki Arab aqrinkara
Odaygaan weli ma nool yahay😮
Maya Wuu dhintay laakiin qorshahaas asagaa watay ba la leeyahay
Taliye ninkaas MW kumeel gaara mahn ee waa MW Asal ah dalka suuriya isaga uataluya
Xagee buu geeynayaa ciidanka qaza miyuu usoowadaa
Hadiyadas amey ku qaraxda natyahu waa ka suurtawda inuu mishimo ninkii RW ingiriska KAAmirada ugu xiray suuliga soo ma ahayn netayahu 😂😂😂😂😂😂
Xuuti moogiya muslim damqada waa la waayay
America iyadaaba deyntii aduunka ku maqan tahaye dhaqaala hoodiina hoos u dhacaye maxay dad tarayaan
Asc sxb Odaga Trump waa
DABBAAL’DOW DOWLE &DIBI!!
Gaal gaal ma dhaamo
بسم الله الرحمن الرحيم وبه نستعين
Sababtii Hubka loo Siinaayey !
Sababtii loogu Ogolaaday in ay Dadka Xasuuqaan !
Oo loo Duminaayay
Meel Walbo oo loo Daawanaayay
Wali laysmaga rin
somaliya jawab ma u bahno miyadan ogeyn saafiir falastiin ah in la qabilay somaliyana u aqoonsatay falastiin iney yihiin dawalad taasaba jawaab ah dawlad miya dawlad kale la dul dejiya?