Dee horta taasi ma dhici kartaa shacabka gasa iyo muqaawada wax iska caabinta miyay yeelayan waa Maya dadku ma aribaa sidee loo masaafirin yaa Soo qaqaban maba ogolee sidee la yeeli ileen wax xasuuq ah oo ku dhiman yuhuuda iyo maraykan ma jirto waa la garan in taas ay tahay been la dhoodhoobay naga daaya
Alxamdulilaah Alxamdulilaah xaqii baa feeraha ka dilaacay. Alxamdulilaah Alxamdulilaah
Hadal fiican ma aha dad dhan dhulkodi iskaga taga waa MUSHMCQUUL
Soo Biritan Horey Isriill Uma siin dhulka palistian sidey sheegayaan tariikh yahanada caalamiga ah
Waxba yaan loo dhisin nabad bes

Allah abkar