Dekeda Berbera oo Baryahan Buuq ka dhalisay Baraha Bulshada iyo cirro oo jidka qalalan qaaday✍️

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 135

  • @abdisemed6128
    @abdisemed6128 День тому +6

    Dekada quruxda leh ciise muse may dhisin ee qaran ba dhisay. Cida lo magaacabana wey ku khasbanyihin iney u dabo fadhistan wayo dakadu qaranka leh ee reer ma leh.

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 День тому

      Hhhh war siyad barre baa dhisay Alle hawnaxaristee Aamin🙏🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @truthinyourface7345
      @truthinyourface7345 22 години тому

      @@awiladen7814siyaad tuug wuxuu dhisay ma jirto
      Waar dekeda Emirate ka ayaa dhisay

    • @abdisemed6128
      @abdisemed6128 19 годин тому +2

      @ Dekadan SL baa maalgashatay oo dhistay ee maha garbahaaray.

  • @khaalidcarab1403
    @khaalidcarab1403 День тому +5

    War nio somaliland tan ma isku laabnaa walhy sidan dal kuma sii noqon karno nin walba qabiilkisa la wayn.

  • @AbdisalanIsmail-f3b
    @AbdisalanIsmail-f3b День тому +3

    Reer somaliland waxa aan moodayay dalka democracy ah iyo dad ilbax ah hadii dadkii isku dhawaa reer aan iyo qabiil. Aanba ay sidan dhulka iyo magaloyinka u kala.shaganayan wixii somaliland la dhihi jiray waa ku daayay .qabiilkastaa inta uu qori qaato magalada uu leeyahay ha joogo .

    • @Inahaashi
      @Inahaashi День тому

      War Isaaqu Waa Dadka ugu Qabyaalada Xun Somalida .
      Isaaqu Yar iyo Weyn Qabiil Ayay kusoo toosaan Habeenkiina Wey Ku seexdaan Wlhi Anigoo Isaaq ah Ayaa Qiraya.

  • @KalidHusen-g9q
    @KalidHusen-g9q День тому +5

    Ninba meel haduu sheegto wariye adigu waxad ii Sheeta
    Xagaynu u socono
    Inaader runbaan ku gu naqane
    Ma su anshan baa noqotay su aal da wayn

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery День тому +4

    Dekada berbera qaranka iska leh war reer sheekh izxaqaw wax iskula hadha

    • @munibalovemuniba316
      @munibalovemuniba316 День тому +3

      Waa magalo ciise muuse adeer wxan lagama badali Karo

    • @inshamediaisha6321
      @inshamediaisha6321 9 годин тому

      @munibalovemuniba316iidoor waxa dhulbahante uga cararay wa noocas.airport rer ba leh berbera reer ba leh.samaroonay ka tashada isaaqland …iidoorkii ayaba qabyalad iyo isku haystee.waxas ku leh dawlad ban nahay uuuuf

  • @farihaahmed5965
    @farihaahmed5965 День тому +5

    Caawa nin qaran ma tihid Basarow dib isu sax baanu ku leenahaye.😂

    • @Hajarplaysxx
      @Hajarplaysxx 8 годин тому

      BARBARA WAAMAGAALO CIISE MUUSE GUUL SOOMAALILAND

    • @Apdirahmaan0
      @Apdirahmaan0 5 годин тому

      ​@@Hajarplaysxxmagaalada ciise muusa leh laakin dakada somaliland baa leh

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l День тому +2

    Dekada barbara iyo kastanka kalabaydh Reer baa leh allaa siiyay maaha oodwayne jooji Aargoosiga MW

  • @ConfusedDalmatian-qh4hg
    @ConfusedDalmatian-qh4hg День тому +2

    War adeer somaliland kahadhaxysee qofka loo magacaabo wuxuu odhanayaa anigaa leh oo wataa laymagacaabay😂😂😂

  • @AbdirashiidMuxumed-sh7ch
    @AbdirashiidMuxumed-sh7ch День тому +1

    Maa lintii buurt ciinka lasaaray ee cada gude iyo ciro Samreen ayaa somaliand reero noqotayi oo reer babaaba xisaabtayi Markaa reerkasaa deegaankiisaa

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 День тому +3

    Burco jaanis ayeey heshay ay kusoo ceshato cashuurta xoolaha

    • @Inahaashi
      @Inahaashi День тому

      Xoolaha Sayladda Burco Waxa Laga Keena Dhulka Somalida oo dhan Maaha Xoolo Ay Burco Gaar U Leedahay !!!!
      Haddiiba ay Dhacdo in Cashuurta Xoolaha Burco at Gaar U Qaadato Waxa dhacaysa in Magaalo Kastaana ay Gaarkeeda U raadsato Cashuurta Xoolaha Xoolaha Ka imanaya !!!
      Lkn Waxa Fa'iidada ugu Weyn Helaysa Berbera oo ay Dib ugu noqonyaan Cashuurta Dekedda Cashuurta Iyo Haamaha SHIIDAALKA 😊

  • @aliismael585
    @aliismael585 День тому +3

    Dekeda haddii reer yeesho sidee somaliland u socoto Adeer umaada ha waalina somaliland burburkii dil taagantahay garxajis waxba meesha uma yaaliin

    • @ummulbaniinal7029
      @ummulbaniinal7029 День тому +1

      Barbara reer baa leh burco boodh wayn haydin deeqdo

    • @inshamediaisha6321
      @inshamediaisha6321 9 годин тому

      @@ummulbaniinal7029iidor waxa dhulbahante uga cararay wa noocas.airport reer ba leh .berbera reer ba leh.samaroonay ka tashads isaaqland kuwan ayagaba qabyalad isku haystee waxasa ku leh dawlad ban nahay reer walba meel sheganayo.isaaqland+qabyalad uf

  • @XY-kx6cy
    @XY-kx6cy 23 години тому +1

    Raggii lahaa haddii Cabdiraxman soo bixiwaayo Somaliland ma jirayso, ha ogaadaan in haddii maareeyaha Berbera la taabto , ma jiridoonto Somaliland dambe.
    Ku biyo cab taa.

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i День тому +2

    Basarow maxaa Ku liqaansan Berbera ee uu reerku ugu dhaganyahay Timirtaa lafbaa Ku jirtee maxaa Berbera kujira

    • @MuuseAamusane-ub8il
      @MuuseAamusane-ub8il День тому

      Ma maqashey awalbaa lacag leh waa meesha aykasoo dhacdaba😂😂😂😂😂😂

  • @MaxamuudCali-k4y
    @MaxamuudCali-k4y День тому +4

    Dekada reer kaasi way isasiiyeen waxaasina wax idinka shaqaynaaya maaha .
    Maareeyaha dekada waa.in loomagacaabaa ninmaan reerkaas ahayn hadii kale waxay tegaysaain nolosha indhaha laydinkaga soosaaro

  • @AhmedHapane
    @AhmedHapane День тому +2

    Ciise muuse loogutagikaro dekada

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 18 годин тому +1

    Emaaraat iyo Ethopiyan ayaaa iska maamusha Dikada Berbera.
    Waliba Dpworld share 400 oo milyan ah ayay ka iibisay shirkad Engriis ah. Muddo 30 sano..
    Masaakiintan meesha ka qaylinayaa waxba ma oga kkk

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 13 годин тому

    Viva somalia ❤❤

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l День тому +2

    Ciisse kali ku noqon barbara hadii Lagu Faogaliyo dhageey Far😂

  • @Cabdi-ho1ro
    @Cabdi-ho1ro День тому +4

    Oo waad lasoo safatey beeshaade
    Waa noocma caawa masdan ayaad weriye kutahay

    • @jamiilaibraahiim3806
      @jamiilaibraahiim3806 День тому +3

      Arinkani waadhaxal awoowo wax ciyaar ciyaara maaha

    • @Axmed-he4oz
      @Axmed-he4oz День тому +1

      Anoo sacad muuse ma aqbalayno degaanbaa leh ku xigeenada ha la noqdaan

    • @inshamediaisha6321
      @inshamediaisha6321 9 годин тому

      @@Axmed-he4ozgoor fiican bu dhulbahante tashaday samaroonay iidooor ayaba qabyalad iyo degano kala shegane ka tashada.waxasa ku leh dawlad ban nahay.airport kana reer ba sheegta.isaaaqland ha isku cunen

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi День тому +1

    Waabatii islaantiisu tagtay iyadoo layidhi waasoo daawanaysaa gudiku sheega garaad wiilwaal makacagtii huwantaa loodhiibayaa waar wadankii gacantiinii waakabaxay dadkii Qaranka kanaxayey habadbaadiyaan

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 19 годин тому +1

    waxa ky filan ciidanka caaglaha caqli yare haduu eryi waavo daayeeta buurta haka bexeen

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 18 годин тому +1

    Barbara waa hanti habar awal beenta jooji

  • @MuuseAamusane-ub8il
    @MuuseAamusane-ub8il День тому +1

    Adeer cirkana hasoo dumiyaan meeshan show nimcaa ku duugan😂😅😂😂wlleey ka Tey haddii laga tanaasulo meeshaa😅😢

  • @sanyarecali7568
    @sanyarecali7568 17 годин тому

    thats true run sheeg baadbtahay nin yahow

  • @mawliidhussein6927
    @mawliidhussein6927 День тому +3

    hadii dakada reer yeesho somaliland dakada badan ayay yeelan doontaa reerka kasta dakad waa dhisan karaa arinka yaan sidaa loo dhigin dakada qarankaale

  • @bahasanezayid8394
    @bahasanezayid8394 День тому +1

    Ninkii xaraay iyoninkii dhuusayaba Dekeda berbera waxaa loo magacabayaa nin aan Habar Awal aheeyn.

  • @cabdixakiinibraahin-zy6jc
    @cabdixakiinibraahin-zy6jc День тому +2

    haa wlhi cirro waatuu ku dhiman lahaa

  • @abdiismail-lz5xs
    @abdiismail-lz5xs День тому +2

    Aad baan uga xumahay Xaaji Basaroow
    Waxaa aad ku hadshay
    Somalilander baan ku haystee
    Reer baad noqotay

    • @ummulbaniinal7029
      @ummulbaniinal7029 День тому +1

      Ciro qudhiisa ayaa reer ah oo laha shafka xabada u dhigta maxad inanka yar kala yaabi

    • @foziagelton3884
      @foziagelton3884 22 години тому

      He is blood ciise muse what did you think

  • @abdibihi5653
    @abdibihi5653 7 годин тому

    Mar haddii dekeda berbera ciise Muuse loogu imanayn garoonka diyaaradaha ee hargeysa cid dambe oonu udaba fadhiisanaynaa majiro magacana waanu ka bedelaynaa sidaa ula socda

  • @leohart88
    @leohart88 День тому +1

    2:55 waa kaas caqliga CIISE MUUSE ee qabyaaladdu biyo dhigtay... Airport kana dee mar kasta Ciidagale ha loo dhiibo

    • @Inahaashi
      @Inahaashi День тому +1

      Airport Maxa dhex Yaalla ? 5% Ayuu ka Yahay Dhaqalaha Somaliland Halka Dekeddal Berbera ay Ka tahay 66%
      Sidoo kale Ciise Muuse Airport koodii Berbera Dhawaan ayaa la furayaa Marka Dhismaha Saldhiga Maraykanku dhamaado
      Markaa Waxa Ciise Muuse Iyagana qasab ku ahaanaysa inay Maareeyaha Madaaradda raadsadaan Maadaama Dlaku Leeyahay 2 Madaar 😂😂

    • @CmaxamedMaxamed
      @CmaxamedMaxamed 18 годин тому

      Nin caana riyaad ku koray caqligiisii waakaa

  • @ALIELABEHMoubarik
    @ALIELABEHMoubarik День тому +1

    Ma dhexdeenii ayaan isku haysanaa reerkaa aan dariska nahay ee samaroon xildhibaankoodii maxamed abiib ooyaaye kol hadii aakhiro loo diray dhulku waa nabad sirdoonka leexsani way mahadsanyihiin

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l День тому +1

    Waa caqligiine Barbera ma waxaa isleedihiin xamaalkad waa yeysaan Soo celsha hadana Xilalka aad qadateen laidinla yeelimaye

  • @abdiismail-lz5xs
    @abdiismail-lz5xs День тому

    Xaaji Basaroow
    Ma halkaasey kula gashay

  • @AhmedSuldaan-u8h
    @AhmedSuldaan-u8h День тому +1

    Dakada ba reerbaa leh mise qaranka hadii reer leeyhy waaa ok reer walba badla aani mahayso lkn qaranka leh waxaana la yidhi amaano kugu raagtaa hantidada ayaad moodaa markaa muuse cabdaleh berbera ma dago miyaa wlhy iyaga la keenayaa midna ma samayn kartid waayo intii cciigaal garaxajis ka jaray ayaa laga jarayaa ee meeshii u qaxaysay doono mida kale oodweyne iyo hargaysaa hadii isku xidhmaan wada sheekh cidba so mari mayso gaadhi. Adhi sadamooye markaa wax. Walba sidaad doonayso noqon mayso

    • @truthinyourface7345
      @truthinyourface7345 22 години тому

      H. Awal way kaa badantahay kaana xoogwayntahay maxaad ku samayn kartaa

  • @CmaxamedMaxamed
    @CmaxamedMaxamed 18 годин тому

    Hadalkaaga iswaafaji waa dekedqaran iyo reerbaaleh bal iswaafaji basaroow

  • @abdijama-n8h
    @abdijama-n8h День тому

    Wadanka wa la wada leehay Berbera na reer kiiliya ayay u xiidantahy ma soconayso!

  • @ahmedfamily6360
    @ahmedfamily6360 День тому +1

    Degaanka golka saaxil habaryoonis habarjelo iyo laf yar oo habarawal ah ayaa Dega dhamaatay waqtigii naas nuujiska qaran baa jira qabiil nooooooooooo

    • @truthinyourface7345
      @truthinyourface7345 22 години тому +1

      Waar habaryoonis magaalo kasta marti bay ku tahay😂 😂

  • @MohamedAhmed-s3d2o
    @MohamedAhmed-s3d2o 21 годину тому

    HERSI WUXU DOONAYAA DAKADA SIDUU UKALAKICIYO HORTAA KHATUMO AYAAD NABAAD KAA BARYEESSIIN OO SIDAAN WAX UU WADIIN WAA LAGAA SHAKIYEEY

  • @AbdirahmanJota-b2o
    @AbdirahmanJota-b2o День тому

    Habar awal isaaq boog bay ku noqdeen

  • @mohnur341
    @mohnur341 16 годин тому

    Jooji sheekada habar awal

  • @KaraamoChannel1-l4l
    @KaraamoChannel1-l4l 14 годин тому

    Maaantaad cadaysatay wixii uur kaaga Ku jiray xaaji basaraw😂😂😂

  • @Ss-kl1hz
    @Ss-kl1hz День тому

    Bisinka...waar meeshan ma dahab baa ku duugan, sow kuwan Ciise Muuse jiig iyo joog ba diidey. Adeer Ciroy waxaan kugula talin lahaa, in aad iska joojisid ninkan la leeyahay wuu soo wadaa.

  • @MohamedAhmed-s3d2o
    @MohamedAhmed-s3d2o 21 годину тому

    CID KAHADLAAYSSA OO WAX WEEDIINAYSSA MAA JIRTOO CIROO IYO HIRSSI SOMALILAND INAY SOMALIYA AY KUU DARAAN BAY DOONAYAAN IMIKAANA DEKADA AYEEY DOONAYAAN INAAY UNAQABATEEN GELIYAAN SIDAA DEKADAHA KALE UU DHAAFAAN EE JAARKEENA CONTRAT BAY KUU QAATEEN

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 День тому

    Volcano 🌋 Dekada Barbera emiraat ayaa dhistay maamumlkeedana Dawlada ayaa ka masuul not Ciise muuse waayo Berbera ma leh Ciise Muuse fawdona kama ridi karaan cidina kuma hanjabi karto 34sanadood ayaa reer magaceeda sheeganayey not any more.

  • @inshamediaisha6321
    @inshamediaisha6321 9 годин тому

    Uuuuuf iidooorka somali waxay u nacday wa qabyalada.bismilaahi waxa dhulbahante uga cararay wa qabyalada.reer boramow waad maqlaysaan rer ba airport leh Berbera reer ba leh.ee iska difaaca isaaaqland

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 16 годин тому

    maxamed Ali noo iyada agreed a ayuu geel kulahaa laakiin. Barbara réer adaa we ma sheegan karaan?

  • @Burcawi24
    @Burcawi24 День тому

    Ciisa musow sxb is dejiya burco saylada laydiin magacabayaa ee

  • @BushrajamaMahmud
    @BushrajamaMahmud День тому +5

    War ileen rerkani ma kala hadhaan kulha dekada reerba leeh yaap 😮

    • @ummulbaniinal7029
      @ummulbaniinal7029 День тому +3

      Haaa sida aydaan u kala hadhin illaa kiina waalan

    • @faysaomer1587
      @faysaomer1587 3 години тому

      Oo hadaa ma idinkaa kala hadha mida kale idinkaa qabyaalada na baray ee maxaad noola yaabaysaan waa waxa aad ku shaqaysataane

    • @BushrajamaMahmud
      @BushrajamaMahmud 3 години тому

      @@faysaomer1587 muse hadi kursiga lagula tartamay ceeb mah ee berbra tartan kale hagliina hadi kale sylac iyo maydh iyo xiis haku kalifina inay umado uguurto waxni ceeb iyo dulqad way dhaftay

    • @faysaomer1587
      @faysaomer1587 3 години тому

      @BushrajamaMahmud muuse hadii lala tartamo yaa u diiday mida kale qofkasta deegaan buu leeyahay hidii meeshaa deegaankiisa qof aan ahayn loo dhiibana way gadoodaan markaa ciise muuse maxaa lagu haystaa kalifna ma jiro ee dee cidii rabtaa xagay doonto ha u guurto yaa lugaha idin haysta

    • @BushrajamaMahmud
      @BushrajamaMahmud Годину тому

      @@faysaomer1587 wasirka airport hargiesa cida lo magacabay ma garanysa horta

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 День тому

    Hhhh war dekeda berbera siyad barre baa dhisay Alle Hawnaxariistee Aamin🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @fathiomar9667
      @fathiomar9667 20 годин тому

      Ufbaad tmihiin adiga iyo ciise muuseba..dib .

    • @fathiomar9667
      @fathiomar9667 20 годин тому

      Dib kuu dhegaysan mayno

    • @fathiomar9667
      @fathiomar9667 20 годин тому

      Nacdalbas ku taal nacasyada berbera isa siiyeey

    • @fathiomar9667
      @fathiomar9667 20 годин тому

      Ciise muuse caqli xumaaa nacdalbaa idulku taaal idinka iyo ka hadlayaba

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 День тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 День тому

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa dekedda berbera waxa gaadattey daeladda tuugada ah ee UAE/DP World 100% tacriifadda.
    2.0. Haddaba ka loo magaacabo waxbaba ma hayo.
    3.0. Dekedda siiraanyo yaa ka iibiyey dawladda tuugada ah ee UAE/DP world somaliland oo dhan waxbaba kama soo gallaan.

  • @suldaanaxmed39
    @suldaanaxmed39 7 годин тому

    WAA RUUNTA EE DII FAAC

  • @AbdisalanIsmail-f3b
    @AbdisalanIsmail-f3b День тому

    Dadkii somaliland waxa ku dhacay cudur maskaxeed .cudurkaasi bogsan maayo ilaa dadka cudurka qaba ay la dhintan

  • @aadamchannel1142
    @aadamchannel1142 День тому +5

    Caawaad isku xaartay

  • @hamdamusa1211
    @hamdamusa1211 День тому

    Cee bay tacaal Oo maw as in 35 yers in Cise muse

  • @KhadarFaarax-x7k
    @KhadarFaarax-x7k День тому

    Caqli liita oo aan dalka Dan u ahayn

  • @mohamedjama8926
    @mohamedjama8926 День тому

    Uraaye berbera waalagugu dhex wasayaa

  • @Samiya106
    @Samiya106 День тому

    😂😂😂😂 Barbara waa somaliland qofkastaana waa xukayaa delada 😅😅waa la wada leeyey

  • @Saleban-t9h
    @Saleban-t9h День тому

    Lacagtii soomaaliya ayuu hayaa madaxweyne eemaxaa ka galaxy ma hoyadaa baa laga qaadaya halkaa Haku daalin😂😂😂😂

  • @DhoodaanDhoodaan
    @DhoodaanDhoodaan День тому

    Dalku isbedelbaa loo codeeyay cidkasta oo meel isa siisayba waa in debeda looga soo saaraa.

  • @mohnur341
    @mohnur341 16 годин тому

    Dalka madaxweyne ayaa ka taliya wadanka lama kala laha ninkuu doono ha u magacaabo

  • @Rahhh1045
    @Rahhh1045 22 години тому

    Dekadu waaXARAM reer leeyahay nin ka lagu wadaana soamalilandba ma aaminsana inuu qayrkeed ka reebo ayaa dhici karto

  • @Amina-e2l
    @Amina-e2l 5 годин тому

    Ciro cumalr gaala huuwan ba kula Taliysay in habarwal taliyaha police ka lasiiyo see laysakaga see jadiyo marayaha dakada la dhafiyo ciro wuxu ogayahay inu Taliyaha cidaka sacaad kasta inu badaliy karo iyo dhulka sacaad muusa barbara dad gooni dagamayastan

  • @SakariyeSiciid-df9zs
    @SakariyeSiciid-df9zs День тому +1

    Walahi waa nasiib xumo in la kala sheegto degaanka. In Reer yidhaahdo halkaas anagaa iska leh!! Shaqada qofka ku haboon ha loo dhiibo. Sidan wadan ku noqon mayno hadynu sidan isu kala gurno..

  • @JaroooseSaleben
    @JaroooseSaleben День тому

    Walahay in aanu sidiinii
    Aanu idinka
    Mabnoci

  • @AbdiAbdulaahi-qg3vw
    @AbdiAbdulaahi-qg3vw День тому

    X basarow isku midmaaha v guurtida iyo dekedu waayo ilaa maalintii lasameeyey guurtida lama dooran kuwa cusub waana mudo dhaaf hadii beri dorasho guurtida lagalana waaqab inla bedelo laakiin dekeda imisa jeerbaa labedeley maareeyaha oo midcusuboo Isla ciise muuse ah lagu bedelay

  • @MohamedAhmed-s3d2o
    @MohamedAhmed-s3d2o 21 годину тому

    LACAG BAA LAGUU SIIYEEY SIDII DEKADA HOOS LOO DHIGII LAHAA OO DEKADAHA KALE UU DHAAFAAN HIRSSI BAANA KADANBEEYA HAA LOO DAAYO KUWII HORE UU WADAAY

  • @MustafeAhmed-po3uo
    @MustafeAhmed-po3uo День тому

    Wwlahay waa xaram reer leyay cise muusale bar bara

  • @ashaahmed8169
    @ashaahmed8169 22 години тому

    Xaaraan aan aqoon dowladnimo garanayn qabyaalad iyo jaahilnimo qaadatay

  • @Adualeh
    @Adualeh 14 годин тому

    Ala maxaad iska buuqdeen reerkanoow waad walateen😂😂

  • @KhadarFaarax-x7k
    @KhadarFaarax-x7k День тому

    Dalka sidee loo wada joogayaa dalkan
    Madax Wayne Ciro dalka adigu hogaami buri saraynta madax Wayne

  • @mohnur341
    @mohnur341 16 годин тому

    Ma sheeko qabiil ayaad bilowday muse wuxuu doono ayuu samaynayee ma qabiil baad ku. Taageeri jirtay

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 День тому

    Istaaqfurallah.

  • @icecreamgiroontheline
    @icecreamgiroontheline День тому

    Dekeda horayso iyo danbaysaba nimana cise muse ahayni wale inanu
    Caag biyo ah kadarayen kaganyare
    Qaran qaranka hadlaya wad degdegaysa bal adiga burco mayarkanoqo adeer meelkasta
    Reerba kuhorkaja odweyne mareye kama noqonkartid hadedein aderow
    Wilyarbad tahaye

  • @mohnur341
    @mohnur341 16 годин тому

    Dalka waa loo simanyay wadaniyadu ha sarayso iskala gurka

  • @axlaamdayib6176
    @axlaamdayib6176 20 годин тому +1

    Neefyahow berbera sland bay ka dhaxaysaa waa la qarsmaynayaa

  • @RashiidAdam-v3n
    @RashiidAdam-v3n День тому

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Adualeh
    @Adualeh 14 годин тому

    Wadanka waa loo siman yahay dadkan buuqayoow liqa runt😂

  • @hasanmaxamed-mh8cc
    @hasanmaxamed-mh8cc День тому

    Waar Barbara.yaa dhisay ma adhi hagar awal.laga.uuriyey ayaa laguna.dhisay.mise.waa meel qaran waan.garan.waayey.waxa.jira.meesha.hadii.reer.yeesho dadkale.macay.yeelayaanqaran baa dadka.deeqa

  • @calijama6048
    @calijama6048 День тому

    Warar sugan

  • @abdikarimmohamud220
    @abdikarimmohamud220 День тому

    War waxba sheemesid

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad День тому

    Xaqiqda ayaad sheegty wlee

  • @abdiismail-lz5xs
    @abdiismail-lz5xs День тому

    Xaaji Basaroow
    Ha is barbardhigin
    Guddoomiyaha Golaha iyo Dekadda
    Dekadda reer ma leh
    Nin loo magacaabana dhibato iyo mushkilad kama dhici karto
    Cidna laga yeeli maayo
    In cid gaar ah isa siiso xilal ku xidhan magacaabista iyo qalinka madaxweynaha

  • @SaadoCabdi-u9m
    @SaadoCabdi-u9m День тому

    😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @MaHamoudAliahmed
    @MaHamoudAliahmed 11 годин тому

    Haday sidaa tahay hadanu 1habarjeclo nahay wasiirka arimaha Gudaha anakaa leh
    2 goblk together anakaa leh badhasaabka ka noqonmaysid

    • @faysaomer1587
      @faysaomer1587 3 години тому

      Uma baahnin ee futada is ka galiya waad indho adag tihiine orda oo ciro u taga oo ku dhaja xilka aad habar awal u idhiibtay ka wada qaad bal in aanu dan ka yeelano kuyee hadaanu habar jaclo nahay maxaa naga galay habar jacladiina wax aad liq daan baad u waalateene hanagu meeraysanina uf 🤢

  • @CabdimireCali
    @CabdimireCali 18 годин тому +2

    Munaafaq

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l День тому

    Waar yaada islayaaba oo jooga umada kaxishooda waxkasta miyaaladii dayaa aq

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 День тому

    Marka idinku ma dadka waxooda ayaad rabtaan

  • @idrissumar9009
    @idrissumar9009 День тому

    Berbara,wa,ciisa,muuse

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 День тому

    Nikaan barbara ma ogola ceerigaabo na dagaal ayuu la rabaa

  • @AbiweliKhadar
    @AbiweliKhadar 9 годин тому

    Beenaale

  • @mohnur341
    @mohnur341 16 годин тому

    Dalka madaxweyne ayaa ka taliya wadanka lama kala laha ninkuu doono ha u magacaabo