Fanaan ani ahaan waxaan u aqaana dhalinta maanta heesto kaliya 3 nin cawale adan xariir axmed nimcaan hilaac kaliya 3 unbaa dhagaystaa respect 🙏 greatest of all time
Wax yaabaha aan Awaale aadan ku jecelahay waxaa ka mid ah in uu luuqada Af-ka Somaligaa uu sidiisa ugu hadlo oo uu san Af qalaad soo galin, Iyadoo aan og nahay in Bulshada ree Djibouti 🇩🇯 ay la dhibaatoonaayaan maan doorinta ay uu afka France 🇫🇷 ku haayo AWALE IS LEGEND. SOMALIDA QAAR IYAGOO YAQAAN AYEEY ERAYO LUUQADA KALE AH ADEEGSADAAN, LKN ALAAWE WAA WAX KALE
Awale wa fananka kaliya ee heesihisa mid mid u wada aqaano. Sidan u dhagaysto heesihisa dadki wuxay igu yidhahdan awale u eeke. wlh wa legend 20 sano ayu fanka xoog ku haysta ninkan wlh.
Med Dhanbaal waar kada heeso wuu qadaye marba haduu yidhi wandayayi fankii Dhanbaal awaleh waa niin walaallken aha ee aan oo duocayino Alle haa kaa masaxo quoluobt Amiin Amiin 😮🎉❤
Cawale aden deheye
Diid ama doon
Waxaad tahay GOAT ka fanka
Wlhi waa runtaa por❤❤❤
Isago heesayo nah wan dhashy isago heesaya wan ku caqliyey ila imika
Best fanaan ever soo mara Geeyiga somaalida Greastest of All Time 🙏 wlhi
Masha alah waraysigani wuu waraysi dhaafay wlhi thank you dhambaal
Cawaale my best fanan
Soonka Allah Nabad hanagu Gaarsiyo insha Allah Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato
mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼
Fanaan ani ahaan waxaan u aqaana dhalinta maanta heesto kaliya 3 nin cawale adan xariir axmed nimcaan hilaac kaliya 3 unbaa dhagaystaa respect 🙏 greatest of all time
2004 ilayo hada 2024 Ninka qulbata shacabka heesta Goat 🐐 wuu dhafaya walhi waa supper sters❤
Sacab sacab Dambaal iyo Awaleh Aden hambalyo❤❤❤
Goatka fanka somaliyed Awale Aadan diheye heesha uqaday dhaman wa jeclahay special heesta Oh yeah oh yeah All the time❤🎶🔊
Cawale Adan Deheye Goat 🐐 Fanka Somaliyed Xushmad iyo Karamo Ayan kuu Haya❤
We lov u cawale ina adeerkay inad nalafaxdid bn rajenay snda dambr insha allh wd nafixisay cawale
Hadii aan ismoog kaa aarsan lahaa.the best song
Cawaale adan waxa tahay legend aan fanka somali dip uso marayn
Awale inuu fanaan yahay waxa cadayn u ah wlhi marka xafada laga shido macal hooyo baa soo sariisada❤
Mach Allah cawale Aden❤❤❤
Masha allah fanaan wayn oo aagtayada qiimo wayn ku leeh oo tolki jeecel noloshu kuma xumayso farxaad ku nolow
Legen waad naga washay xalay keep going ina adeer
Goatka fanka xoraYsty kaftan ma tihid🇩🇯👌✔️💯
Awale adan iyo Mohamed dhambal waxad Qayb wayn ka qadateen xaflada Xeer ciise Sharaf iyo karamo ❤🙏
❤fanaan qli ah cawaale taarilhdaa ku xusasaa xaqiiq
fanka somaliyed without awale is nothing goat jiro joog ban ku lenahay❤
Noloow star Djibouti
Awaleh Aden Deheye❤
Legend fanka🎉🎉
Ilaahay ha kaa hadeeyo anagana ha naga hayo, xaraam😢😢😢😢
Le symbole des artistes Djiboutiens
❤❤❤AAD
Awale adam Daheyeh Goatka Fanka somaliyeed💯🙏
Awale adan my fv singer 😩💞
Mashallh hodan abdirahman
Greastest of All Time 🐐
My Goat Awale adan🖤✊
Cawale Adam❤ Daheeye Legend
The greatest of all time
Please soo noqo 5 Year kaliya nala jooga pls Cawale
Cawaale aadan fanaan aan jeclahay guulayso abti
Awale fanan hada jooga olamida majiro marwalbo waxan dhagesta album kii tusmo
M.a dhambaal io goat ka fanka soomaliyeed awaleh Aden wan idin salaamay takaleh dhambaalow wan kahayna abaalkaga sad no gaarab joogtay raga kisa adag dhambaal 🔥💪🙏
Ninkani waa real goat awale aden
Cawale Adan Legend of all time🥰
❤❤❤ cawale waa mchll illhy haa noo xaafido❤❤❤
Waraysi balaa weeyee😂❤
Inchallllah hadad fanan ciise weyne ayadthy legend❤❤
Haku dalin ruxdani wayka da wayntee wooooow cajiib wallhy 👍👍👍👍🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️😍😍😘😘😘
Legend all ways Legend Awale
Inaderkay awaleh Aden keep going 🥰
Awale haku sonoqon fanka alle dartii wax loo dhafo waa wax ugu fican aniga whli waxbaa u dhafe alle dartii 2wax acmasheda maalinta aaqiro alle naxaristiisa aan kumel maro alxmdulilah alxmdulilah
Mashallah
Wax yaabaha aan Awaale aadan ku jecelahay waxaa ka mid ah in uu luuqada Af-ka Somaligaa uu sidiisa ugu hadlo oo uu san Af qalaad soo galin, Iyadoo aan og nahay in Bulshada ree Djibouti 🇩🇯 ay la dhibaatoonaayaan maan doorinta ay uu afka France 🇫🇷 ku haayo AWALE IS LEGEND.
SOMALIDA QAAR IYAGOO YAQAAN AYEEY ERAYO LUUQADA KALE AH ADEEGSADAAN, LKN ALAAWE WAA WAX KALE
Somali waa loo dhasha sida laa iska dhiga wayn
@SuhaybBashir-t1z
Kuwa waxaa jira ree magaal-nimo u maleeya in ay luuqad qalaaad ku hadlaan
Goatka fanka inuu yahay waa wax aan muran lahayn
Macha Allah notre star Awaleh Aden Deheyeh nolow my dhiga❤❤❤👑👑🩸🩸💯💯😘😘😘
Ninkan ani gacan utaagey wlhi my fav fanan❤❤
Merci légende de nous vibrer tjrs ❤
Legend❤
Fanka kuu xisaay awalehlow
Cawale Aden waa boqorka fanka Soomaaliyeed from Puntland
Inaderkay nolow❤❤❤❤❤
Mashalah. Awale adan.guuuul
Awale Aden deheye Goat fanka avance toi ❤❤
Awaleh aden deheyeh hore uu soco bro
Awale wa fananka kaliya ee heesihisa mid mid u wada aqaano. Sidan u dhagaysto heesihisa dadki wuxay igu yidhahdan awale u eeke. wlh wa legend 20 sano ayu fanka xoog ku haysta ninkan wlh.
Reer jabuuti waa dad daacad ah inta aan ka arkay
Awaleh adan daheyeh goat fanka geesi wad ka qalin jabisay kamad bixin
Awaleh Aden legend❤❤❤❤
Awaleh Aden daheye ❤❤❤legend
Awaale waa nin garmeyd kibirka kama helo wanaa nin ixtiraam ❤😊
Cawaale Aadan Nin Kula Tartami Karaa Majiro Really Waa Nin TOP Level ah WeeYe
The greatest all of time ❤awale adan diheeye
The legend Awale aden
The Goat awaleh Aden
Star of somali
Wlhi intuna hodan Apdirahman odhan ayaan grty😊
Haa walahi sido kle 👸
The greatest of all time ❤
Keep going Bro 💪 absolutely love ❤️ 😊
Med Dhanbaal waar kada heeso wuu qadaye marba haduu yidhi wandayayi fankii Dhanbaal awaleh waa niin walaallken aha ee aan oo duocayino Alle haa kaa masaxo quoluobt Amiin Amiin 😮🎉❤
Horay usoco goat
Vive super star de djibouti awale adan deheye ❤❤🙏
Alla cawaale Aadan muxuu hees ku baashaalay❤❤❤❤
legend awaale aadan waligey taageeri jirey ilaa hadda waan taageeraa ee wareysiga noosoo badi
Legend fanaka oo soo rogalaceliyeye❤❤
Big respect ❤❤❤❤ nos artiste awaled aden 🎉❤
Fanaanki ugu horey an dhagesto heestas wan xasusta best fanaan
Awaleh aden legend 🎉❤
Cawaale isn't easy ❤❤❤❤😊😊
Goat of the goats
Love you and support you so much
#Awaleh Is The best West and East Another level #Goat 🎉 Congratulations 🎖🎖🎖🇩🇯
Awale adan inolow ❤❤❤❤❤❤
Awaleh aden legend nolow🎉🎉🎉🎉
Goatka fanka xoraysty ✔️💯
Top G cawale casiri 🐐
Légend❤❤❤ Awaleh aden
Masha allah
The best photo graphic dhambaal digital 👌
Gacalowwww your are the GOAT ❤❤
#Xasan aadan Samatar greatest of all time
Awaleh Aden Deheye nolow notre star internationale Djiboutien bro long life Amin inshallah
Super ster of Africa 🌍
AAN KUSALINO XABIIBKENA MUXAMAD SCW
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤
Guuleed simba ayaan ah goat fanka
Legend of the legend wallahi 🎉🎉🎉🎉 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Xeer cise🎉
Awale is back 😅
King of song Somalie
Inaderkay Awale Adan daheye Jir Oo Joog
Masal alla ❤❤🎉🎉🎉 Gota fakaaa
Mashallah💖💖💖
The legend ❤🎉😢
Awale aadan diheeye 🔥
Je me abonne Grâce awaleh aden notre s