XUBI QAALI IYO DEEQ GEESOOD, LABADOODA YAA CUDURKA QABO?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024
  • #dhaqaaqaaddhaxashidee

КОМЕНТАРІ • 32

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  3 місяці тому +5

    ua-cam.com/video/HzWVmimOTAM/v-deo.html Qeybtii 1aad ee podcadst:iga Xidid halkaan ka daawo, fadlan subscribe like iyo share. Mahadsanidiin !

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 3 місяці тому +6

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw 🎉

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 3 місяці тому +4

    Waxaan wax uu Dahir calasow buunbuuninaayo waaye.

  • @FarxiyoXaaji-ed8dd
    @FarxiyoXaaji-ed8dd 3 місяці тому +2

    Abaayo naciima kheer alaha ku siiyo gabadhaas xaqa alaha tuso

  • @khadiirashow
    @khadiirashow 3 місяці тому

    2:18 mey, taasi wa qalbi

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 3 місяці тому +2

    Wcs walshey naima Masha allhhh allxmduliilh allxmduliilh ❤ amiin amiin yaa raabi ❤ subxanllh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo acdubilh

  • @SusanVenus-o7y
    @SusanVenus-o7y 21 день тому

    Gonzalez Michael Lee Jason Lopez Susan

  • @sabriincadey2522
    @sabriincadey2522 3 місяці тому +1

    Sax abaayo daahir calasoow iyo wixii la xiriiro wax la aamino karo maahan ❤❤❤❤

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 3 місяці тому +1

    Sheekadan wax kama jiro habo naciisa wa dulki dahir calasow nagtan xumi ah waxey ku dharaneyey wa hore anigon nin ii tagin yacni anigo bikran dhaley aa uur yeeshey oo ilmo dhaley yan kagu walin waxbo ha ka hadlin Midan

  • @aayahacali5788
    @aayahacali5788 3 місяці тому +1

    Waxaas waa sheeko daahiraa ka danbeeya filim uu sameeyay waaye wuxuu kula dagaalama deeq geesood oo is hayaan

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 3 місяці тому +1

    Allah caafiyo

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla5927 3 місяці тому +1

    Aniga ayadaa ila qabta sababtoo ah asaga afkiisa lagama maqal muuqiisuna isma badalin halka xubi muuqeedii isbadalay malaga yaabaa inay meel kale ka qaaday kolay ilaahaybaa og alle ha caafiyo haday runtahay lkn wax haku qaataan waxyaalo xun ayay kawaday baraha bulshada

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 3 місяці тому +2

    Manshaallah Asc nacimo waa ku salamay walal ❤❤

  • @FarxiyoXaaji-ed8dd
    @FarxiyoXaaji-ed8dd 3 місяці тому +1

    Naciima codkaaga wuu xbeebsanyahy ma ahargabsantahy mise hurda ka so gacday ❤❤❤❤❤

  • @afnaan7605
    @afnaan7605 3 місяці тому +2

    Niciima walaashay wuu hadlay laakiin suaasha inuu qabo iyo inkale wax jawaaba kamuu bixin balse wuxuu yidhi arintan dad kale ayaa kadambeeya soona adeegsanaya uuku sheegaynaya daahir inuu adeegsanayo waxna hada ay dhexyaaliin laakiin waxay umuuqataa wax hore udhacay oon hada ku haboonayn ha qaadsiiyo AMA yaanuu qaadsiinin. Wallaahu aclam.

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 3 місяці тому +2

    Maba u fekerin rikaatoyin daahir aqliga allaha ku daayo❤❤

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 3 місяці тому +1

      ninka asagaa u guuriyay. asagana cod iiga soo duub ayuu ku yidhaa. ayada ragga kale ee ay is hayaan, ayuu u diraa oo ku dhahaa ninkaas shukaanso cod kasoo duub iyo muuqaallo.

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  3 місяці тому +1

      Aamiin shukran!

  • @afnaan7605
    @afnaan7605 3 місяці тому +1

    Alle haku barakeeyo

  • @jumanaabukar1069
    @jumanaabukar1069 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AzizAli-jc7re
    @AzizAli-jc7re 3 місяці тому +1

    ❤😊❤

  • @hanahassanali9108
    @hanahassanali9108 3 місяці тому +1

    Walaal aqliga alaah hakuu barakeeyo

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 3 місяці тому +1

    Ninkas wu dacwaynka ganaax bay ku heli karta

  • @HjkHjk-vm8mw
    @HjkHjk-vm8mw 3 місяці тому

    Arimahaan iska daay aakiro ushaqeeso baayo adigoo isleh waani ayaay xan kugu noqonaysaa dadka in gadaashoda laga hadlo xan waaye

    • @aishaali6473
      @aishaali6473 3 місяці тому

      🎉🎉🎉🎉

    • @sabriincadey2522
      @sabriincadey2522 3 місяці тому +1

      Oo qof kasta oo xumaan ku faafinaaya bulshada dhexdeeda hadii laga aamuso yaa lala hadli naciimo ku soco ajir ayaa kuu socdee

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  3 місяці тому +1

      Alla maxaad mugdi kudhax nooshahay!