RAHMA HASSAN | JACAYL DHABA | OFFICIALL MUSIC VIDEO 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 чер 2022
  • SONG : JACAYL DHABA
    EREYADA : AXMED XARAF
    LAXANKA : A.A.SHAAH
    MUSIC :AYUUB HARUUN
    DIRECTED & EDITED : ABDIWAASAC KHADAR
    Copyright@Hawraar Music

КОМЕНТАРІ • 235

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 2 роки тому +111

    Qof kasto qoralkyga arka waxan u rajenaya cafimat io cibaado suban alhuma amiin 🙌🙏❤

  • @malihanadofficialchanel397
    @malihanadofficialchanel397 2 роки тому +24

    Hoyga fanka Hargeisa adoon iman fanaan ma tihid bilaash looma Odhan bil ma joogto imisa heesood ayay soo saartey😎💚🤍❤️

  • @somalifanproducts9965
    @somalifanproducts9965 2 роки тому +59

    Heesuhu waxay ku dareensiyaa dhibka
    Quraan Kuna wad ku nafistaa

  • @harounyacinwaberi5522
    @harounyacinwaberi5522 2 роки тому +6

    Notre chanteuse Rahma Hassan avance 🇩🇯🇩🇯🇮🇷🇮🇷🇸🇴🇸🇴❤❤❤from Djibouti

  • @abdirahmannourabdirahman4306
    @abdirahmannourabdirahman4306 2 роки тому +14

    Fanaan kaztaa ama fanaanad kaztaa iyadoo waxpa ahyn hdana markay hargayza oo hoyga fanka ah iyo hal abuurka ah ayuu caan caan dhaly noqdaa ma isku raacnay midhaa

  • @zakihilaac3569
    @zakihilaac3569 2 роки тому +9

    LaxNki ina ina ali shaaah walipa ciyartisa gacmahana way ku turatay 😃 rahma hassan keep going

  • @axmednajax9577
    @axmednajax9577 2 роки тому +5

    raxma xasan waa fananad cod tolmaan qurux iyo style ku darsatay intay joogta hargaysa jamhuriyada barakaysan run ahaanti waay soo saaren fankede hoyga fanka bilaash laguma bixin waa fanaan kabaa hargaysi dad qalbi wanaagsan ayaa jooga illahay ha inoo daayo

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 2 роки тому +11

    Hal bil 5 hees inama cadi maha fanka xoog ayaad u shegatay 🔥🔥🙌

    • @nimcocabdi7516
      @nimcocabdi7516 2 роки тому +3

      Hargaysa kaso sarty hno

    • @washin460
      @washin460 2 роки тому +2

      @@nimcocabdi7516 oo hargeisa maa codbay oo yeshay😅

    • @nasreenahmed7462
      @nasreenahmed7462 2 роки тому +1

      @@washin460 mayee waxay qaadayso bay u dhiiibty

    • @nimcocabdi7516
      @nimcocabdi7516 2 роки тому +1

      @@nasreenahmed7462 shukran waintan ku odhan laha melkalay noola kacaysay iyo qabyalad

    • @washin460
      @washin460 2 роки тому +2

      @@nimcocabdi7516 naa gorman qabyalad iyo wxs kuwaydiye😏

  • @cabdisalamsaciid9290
    @cabdisalamsaciid9290 2 роки тому +24

    Amazing voice Rahma hassan hargeysa adaaa shideee haga tagin weliga wlhi❤🥰

  • @zhiineozofficial8638
    @zhiineozofficial8638 2 роки тому +21

    Abdikariim ali shaah Kol hadduu Laxanka Saary Waxba Lagama Qaban Karo Heesta .👑
    Rahma hassan What a voice 😘🔥❤️
    AbdiwaSac fara dahable🙏
    Hawraar Best. Music production ✅💚☁️❤️

    • @mohamedahmedhassan8233
      @mohamedahmedhassan8233 2 роки тому +1

      Taasaan been ahaayn niin an tagero

    • @ahmethzakihvarhan177
      @ahmethzakihvarhan177 2 роки тому +1

      Abdifatah mahoum mahamed na hadu Comment Kabixyo wa Wax kale markaa🙆🏻✨😅😄

    • @zhiineozofficial8638
      @zhiineozofficial8638 2 роки тому +1

      @@ahmethzakihvarhan177 hhh Khubayb Farhan Ibraahimna Hadduu Bac Ku daba Qaado Wa sheeko Kalee😅

  • @captaindirie4604
    @captaindirie4604 2 роки тому +5

    Hees kala kacsan walee ishcalaa laxan AA shaah iyo howraaar waaaw

  • @marigaxmed5570
    @marigaxmed5570 2 роки тому +5

    apdi kariin ali shaah wad na walayza Powe ❤😂

  • @rudawanmaxmed1889
    @rudawanmaxmed1889 2 роки тому +4

    Inta og in cabdi karin cali shah hesta qady like sar

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr 2 роки тому +36

    The king of melody A.A.Shaah💯❤️😫

  • @Salmish12
    @Salmish12 2 роки тому +9

    Gabdhaha fananiintaa raxmo ayaan ka taageraa love you sis 💋🥰

  • @dayaxbulshawi2105
    @dayaxbulshawi2105 2 роки тому +5

    Dhisy dhisay mxa wayeh gabar mia mise wiil wayeh mise qaabki u wiilka laxameyay ugu qaaday umpay kaso dapa qaaday
    Dhisow idhisow inay dhahdo aya la rabay somaha

    • @cabdilahidalmar
      @cabdilahidalmar 2 роки тому +2

      Dhisa idhisay
      Ayay leedahay
      Sxb
      Waa hab dhaca
      Heesta

    • @dayaxbulshawi2105
      @dayaxbulshawi2105 2 роки тому +1

      Erayga qaab ay wiil iyo gabar ukala isticmali karan ba jirah dhisa idhisay hadan dhaho gabar ban ka wada lkn
      Madamay gabar ayadu thy wxa sax ah inay dhahdo dhise idhisow mdma ay wiil ka dhigayso fahan

    • @cabdilahidalmar
      @cabdilahidalmar 2 роки тому

      @@dayaxbulshawi2105 dhisa Idhise adaa idhaadaa
      Ninkay jeclaatay ee guursaday bay amaanaysaa

    • @dayaxbulshawi2105
      @dayaxbulshawi2105 2 роки тому +1

      Codka gabadha so huubi dhisa idhisay ayay ledahy wax fahan baba

    • @axlaambashiir155
      @axlaambashiir155 2 роки тому

      Wiil iyo gabadh baa wa loo istcmala ereyga waad idhistay markan leyhy wa erygi qofka markan sheegyo tusaale maclinkaasi xaga xisaabtu iga dhisay eeg wll marka qofkasa nolosha iga dhisay dhisa idhisay Waa sasa

  • @craxiindaud4163
    @craxiindaud4163 2 роки тому +24

    erayada 100%🔥🔥
    laxanka 100%🔥🔥
    codka 200%🔥🔥🔥
    musica 100%🔥🔥🔥
    camera and edition 100%

  • @hibohassanahmed9842
    @hibohassanahmed9842 2 роки тому +13

    So cute🥰 Queen👸 rahma Hassan and hawraar 😍keep going guys from jabuuti🇩🇯 jaano

  • @mawliidmuniir7554
    @mawliidmuniir7554 2 роки тому +6

    waxba lagamaa qabaan karo raxma xasan mansha allah Queens of the year keep going

  • @dayaxbulshawi2105
    @dayaxbulshawi2105 2 роки тому +5

    Cabdiwasac khadar inu duupay wan sii ogahay 🥰🥰🥰

  • @dekainaibrahim8750
    @dekainaibrahim8750 2 роки тому +7

    Finaly was waiting that song beautiful woman God bless u mashallah cod macan😍🇩🇯

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 2 роки тому +13

    The Queen 👸is back the best voice🎙💯 women' ever seen
    Muuqal another level 💯👌🎞🎥📸💯💯good luck 👍
    Lyrics 💯🔥iyo Melody ✍💯♥🎶legend abdi kariim ali shaah another level ✍💯💯🔥🔥the best musician ayub haruun 🎹🔥🔥🎶

  • @harounyacinwaberi5522
    @harounyacinwaberi5522 2 роки тому +3

    Raxma xasan caan can dhalay bay nogotey horey u soco

  • @hamzahoussein1513
    @hamzahoussein1513 2 роки тому +4

    Boqorada codka rahma hassan another level waxba lagama qaban karo horey usoco 🔥🥰💯✅

  • @cabdiraxmanbooyo
    @cabdiraxmanbooyo 2 роки тому +10

    wow mnsha allah Hawraar music production the best somali music production hambalyo saaxiibayaal dhamaantiin awooda aad sheeganaydaan indhoolaha ayaa arkaya’
    abdiwasac khadar wax ha lagaa barto zxb mnsha allah 😍🎥🫡

  • @harounyacinwaberi5522
    @harounyacinwaberi5522 2 роки тому +3

    Waxab lagama qaban karo raxma xasan🇩🇯🇮🇷🇸🇴❤from Djibouti

  • @osmanoska2116
    @osmanoska2116 2 роки тому +2

    Rahmaa ... goortaad iqaaday ma dhawayn .... 🙏 🙌 🙏

  • @abdijamac5303
    @abdijamac5303 2 роки тому +2

    Amizzing video Rahma Hawraar Wax cusub wow sxpyaall

  • @xusto.officel
    @xusto.officel 2 роки тому +2

    Abdi kariin Ali shaah 🙏🙏🙏

  • @diyayoyasin407
    @diyayoyasin407 2 роки тому +4

    A.A.SHAAH MELODY💯🔥🤴

  • @barrecarab6921
    @barrecarab6921 2 роки тому +3

    ❤️❤️❤️

  • @mahamedkafay5657
    @mahamedkafay5657 2 роки тому +1

    raxma hassan cod dahabi ah ayay leedahay hore u soco ayaan leeyahay fananad wayn ayaad noqonaysa dhawaaan

  • @abwaanakram9984
    @abwaanakram9984 2 роки тому +6

    Emotional song RaHMa HazzN 🎵 🥰

  • @apdipaazidyaaziinapdi398
    @apdipaazidyaaziinapdi398 2 роки тому +1

    Ku dhiibay naftoo ku siiyeyy
    ku dhigayy mankoo ku eegtay
    jacayl dhaba kugu dhaartey
    dhigaa kaliga ku doortay✨📍📍📍🥰

  • @abdiazisabdilahi8174
    @abdiazisabdilahi8174 2 роки тому +4

    Qofaaan ogahay ilove you ♥️♥️♥️♥️ ismahan

  • @khadaryuusuf7478
    @khadaryuusuf7478 2 роки тому +3

    Waar wxan yar codkeda lama haysan kro Hore u soco sster 🥰😁

  • @Suhaibtv.
    @Suhaibtv. 2 роки тому +1

    Abdiwasac khadar Maxamed Ahmed 🔥 Faro dahable

  • @demhalladbaruoras5270
    @demhalladbaruoras5270 2 роки тому +12

    what a song! 😱so amazing and wonderful 🤤 and this ladie is so gorgeous 😍

    • @mohamedHassan-zy7sz
      @mohamedHassan-zy7sz Рік тому +1

      Hodan Hassan Abdillali

    • @Supr93
      @Supr93 10 місяців тому

      I I’m imagining 😢 I’m it’s a 😮 😂 If you're looking to make your first batch with a single grain of butter or other ingredients in it you might be want some extra effort in tossing the world is a good 👍 and you might live in ⬆️ it 😂

  • @zack-vh4pv
    @zack-vh4pv 2 роки тому +5

    Wow 🔥

  • @SAREEYEFILMS
    @SAREEYEFILMS 2 роки тому +1

    RAHMA HASSAN SWEET SONG

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre Рік тому +2

    Wooow👌

  • @kingmoharz7467
    @kingmoharz7467 2 роки тому +6

    Wow an other level 🙆

  • @hamseabdifataah5617
    @hamseabdifataah5617 2 роки тому +2

    Waxa tahay dhayahayga waxa tahay dhaymahayga 😘🥰 jecayl dhaba kugu dhaartay

  • @cabdiraxmaansalebaan7026
    @cabdiraxmaansalebaan7026 2 роки тому +3

    Subxaanalaah cawro yahay socotaa.
    Nagamaad xishoon

  • @abdirahmanibrahim2234
    @abdirahmanibrahim2234 2 роки тому +4

    Boqorada codka
    Fanka adigaa naga shiday
    Keep going on
    Hawraar muuqaaladiina inabapa caadi maahan keep going on

  • @Facadambe134
    @Facadambe134 2 роки тому +4

    Masha Allah Rahma Hassan Fanaanada sanadkan Saamaynta ku yelatay youtubeka horay usoco wlshy ❤️❤️❤️💪

  • @mustafecise4014
    @mustafecise4014 2 роки тому +7

    A.A.shaah king of melody 🥺👑

  • @ClrisaaqMaxamed-jz5de
    @ClrisaaqMaxamed-jz5de 10 місяців тому

    Jacaylu waa wax aan maquul ah jira walahi haduu jacaylku helay wax iga faaidee haduu ku helay jacal maxad ka leeday anuu waxan idhi waa wax jira ha noolado jjjacayli❤❤❤❤

  • @khalidali4780
    @khalidali4780 2 роки тому +1

    Muusiga iyo laxanka ayaan is lahayn waad dareemi kartaa

  • @ayandradam7096
    @ayandradam7096 2 роки тому +8

    Heestan inta filaysa inay 1m kor u dhaafaysa like isaar🥰 hore usoco rahma yar

  • @zuhaybbulhan6850
    @zuhaybbulhan6850 2 роки тому +3

    King oF MeLodY ina ALi Shaah 🙌❤🔥

  • @muniiraziciid5049
    @muniiraziciid5049 2 роки тому +2

    Xamda quen badeshay 😍

  • @somalisame2416
    @somalisame2416 2 роки тому +2

    tan yar Codkeedu waaba iga walaa😩

  • @zamzamdayib4580
    @zamzamdayib4580 2 роки тому +1

    Now raxma xasan dance and music love

  • @cadayaxmed2976
    @cadayaxmed2976 2 роки тому +1

    Hawraar in the House .

  • @abdillahirabia143
    @abdillahirabia143 2 роки тому +3

    Erayada 100%
    Laxanka 100%
    Musiga 100%
    Quruxda 100%
    Ciyarta 100%

  • @mohamuudsubeer5876
    @mohamuudsubeer5876 2 роки тому +5

    CODKAN KU BIYO BAXAY ANUU🥰

  • @abdirihmanabdirizak3589
    @abdirihmanabdirizak3589 2 роки тому +4

    SONG 🎵❤

  • @samsajah1963
    @samsajah1963 2 роки тому +2

    Machaallah ke Dieu t'es beni

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 2 роки тому +9

    Heestu way macaan tahay balse meeshan ay joogta iyo dharka qudha ay ku qaadayso waa laga fiican yahay 👀👀👀

    • @dekainaibrahim8750
      @dekainaibrahim8750 2 роки тому +1

      Hablaha kale ee faninta ee sidan si kadaran kuu heesa miyanad araag?🙄

    • @muniir795
      @muniir795 2 роки тому +2

      @@dekainaibrahim8750 waxba wll inanku kamu shegin ee kaliya wuxuu yidhi dhawr dhar inay soo xidhato ayey ahayd goobta hesta lagu qabanayana dhawr melod laga dhigo ayey ahayd hada wafahantan filya ok

    • @maxamedcumar9391
      @maxamedcumar9391 2 роки тому +2

      @@muniir795 caaqil i fahamaya noolow bro❤🙏

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 Рік тому +1

    What's that hot melody A,A,shaah FIRE the one and only legend 💚🔥🔥♥️👏

  • @saidmohamed1064
    @saidmohamed1064 2 роки тому +2

    Anather level rahma hasan

  • @shuaypsaedmohamed2307
    @shuaypsaedmohamed2307 2 роки тому +2

    xidigta ifeysa iyo howraar anotherlevel

  • @ilwadmahamoud8709
    @ilwadmahamoud8709 2 роки тому +10

    Notre Reine, la plus belle voix à djibouti rahma hassan❤👸

  • @abdirahmanali2766
    @abdirahmanali2766 2 роки тому +3

    Raxma xasan keep going ilaa narta

  • @ClrisaaqMaxamed-jz5de
    @ClrisaaqMaxamed-jz5de 10 місяців тому

    Raxma wadiga wayntay walashay rumay gabadh isoo barde fananada wpapy ku apdeepcaysaye iga soo dhame❤❤❤😂😂

  • @hamzamed1429
    @hamzamed1429 2 роки тому +1

    Abdikarim ali shah laxan legend

  • @mohamedinshaar8787
    @mohamedinshaar8787 2 роки тому +4

    THIS GIRL IS ANOTHER LEVEL👸

  • @Sahel.
    @Sahel. 2 роки тому +1

    Beat kii Hesti qamar Ee jaziiradi diamond lula Ya ku ka dhex dha-dhaminaya 😂

  • @washin460
    @washin460 2 роки тому +2

    Ay..🥰🥰🔥

  • @Siciidwaajib
    @Siciidwaajib 2 роки тому +2

    Ereyada 💯 Laxanka 💯
    Codka 💯 Muuqaalka 💯 🔥🌹

  • @ilhamedebsan1520
    @ilhamedebsan1520 2 роки тому +1

    So mashalah

  • @abdulhaji3200
    @abdulhaji3200 2 роки тому +1

    Fanku is Walaaq Maaha.!!!

  • @muhyadinsm62
    @muhyadinsm62 Рік тому +1

    Machaalah

  • @radwanahmed8747
    @radwanahmed8747 2 роки тому +2

    The queen ov year

  • @medabdillahi5350
    @medabdillahi5350 2 роки тому +2

    Wawwwwwwww...
    S.R....
    Merci pour vs....
    Vs serez notre icône d ....
    De réussite mutuelles....
    De partager...
    Au nom des tout ceux qui partage mon,leurs poig de vue...
    Vive l idéologie Djboutiennes...

  • @ClrisaaqMaxamed-jz5de
    @ClrisaaqMaxamed-jz5de 10 місяців тому

    Waamaxay farqiga udhexeya fanan iy9 sheekh❤❤❤

  • @user-ib9st2po8r
    @user-ib9st2po8r 2 роки тому +7

    A A sHaaH What a Melody 🔥

  • @mahamedahmed8479
    @mahamedahmed8479 Рік тому +1

    🔥🔥

  • @barnibaarafrax5551
    @barnibaarafrax5551 2 роки тому +3

    Cod sojiidasho wata waa kugu dhanyahay hore usoco😊😊😊😊😊😊

  • @idontcare6649
    @idontcare6649 2 роки тому +1

    wala yabay🔥

  • @adeerka_5
    @adeerka_5 2 роки тому +10

    The one and only Queen SouTu RaHma🔥🥰🇩🇯🇸🇴
    Father of Melody A.A.ShaaH 😂🖐❤
    Voice=💯
    Melody=💯
    Music=💯
    Lyrics=💯
    Vedio=💯
    Edinting=💯
    Hawraar Maxaa Duubteen Wll📸🔥

  • @shuceybcabdigaaciye8150
    @shuceybcabdigaaciye8150 2 роки тому +3

    Wonderful voice like haboon nuura

  • @yashkeyow
    @yashkeyow 2 роки тому +5

    Queen 👸 of voice

  • @hassanfarolecharmake6124
    @hassanfarolecharmake6124 2 роки тому +1

    Thank you rahma

  • @Dj-hr9eo
    @Dj-hr9eo 2 роки тому +1

    najma nashaad Haliska ilaawo Hello Rahma Hassan

  • @Ismail_Indhamaleh3
    @Ismail_Indhamaleh3 2 роки тому +1

    www Hees iga dheh

  • @mounikalovelymed5068
    @mounikalovelymed5068 Рік тому

    Hey you Nice ♥️♥️♥️🥇

  • @saadiaabdillahi9262
    @saadiaabdillahi9262 Рік тому +2

    Je suis entièrement à toi AOM❤

  • @butekeeyow2208
    @butekeeyow2208 2 роки тому +1

    iga gadan💟❤️

  • @waladhoussein3158
    @waladhoussein3158 2 роки тому +1

    waw ech cala hees

  • @Cazkah99
    @Cazkah99 2 роки тому +3

    Hees shidan wooow 😀😄

    • @hodanmaxamed5730
      @hodanmaxamed5730 2 роки тому +2

      Oo miyaa dhagystay weli maba so geline🥺😂

    • @Cazkah99
      @Cazkah99 2 роки тому +1

      Haa istudyaha ayaan joogay

    • @hodanmaxamed5730
      @hodanmaxamed5730 2 роки тому +1

      😂😂😂😂😂beenta joji

    • @Cazkah99
      @Cazkah99 2 роки тому +1

      Cemesoon ayaan daawaday

  • @xaawacaydiid2695
    @xaawacaydiid2695 2 роки тому

    waw foga waw

  • @najouhamoh6987
    @najouhamoh6987 2 роки тому +1

    Xasuusa 2/6/2022 15:15pm Glbnimo from An❤️ day Khamiis

  • @soomaalieveryway3701
    @soomaalieveryway3701 Рік тому

    keep going ababayo 😊

  • @sawdasiciid8818
    @sawdasiciid8818 Рік тому +1

    ❤❤❤❤❤

  • @alanahmeddiaz
    @alanahmeddiaz 2 роки тому +2

    Hawraar iyo Rahma Hassan Ma Fahmin 😂😂

  • @samsajah1963
    @samsajah1963 2 роки тому +1

    Toujours très très belle

  • @cabdalleaxmed5274
    @cabdalleaxmed5274 2 роки тому +1

    Raxma xasan woooowwwew fanaanada codoka macaana 🥰🥰🎤🥰🎹🎧🎵

  • @nastehshoonbeofficial5410
    @nastehshoonbeofficial5410 2 роки тому +1

    Waaw