Weligay ma helin 10 like ah; Soomaaliyey LIKE-ya igu booba!🇸🇴✌️😃 Editing: Wallaahi dadka Soomaaliyeed waa dad fiican. Codsigeygii si wacan bay uga soo jawaabeen. Thank you so much guys for your support and kindness. Love you all.🇸🇴✌️
Asc Ali iyo Yasmin, congrats 200 oo soo dhow. Hasayeeshee ninki faylasha u geeyey Ethiopia, ee aad tiri waan sheegi doona weli waan sugayaa ee ka hor 200 soo bandhig inshaa Allaah.
Ali Harare iyo Yaasiin waa ini salaamayaa awguuriyo sababta aan u dhegeysto barmaamijkiinu waa ka handel caruurta soomaaliyeed. Aniga oo ka shaqeysan qoysaka iyo caruurta somaliyeed in Holland Groetjes van Holland
waar nimanyaw sidaa cali xaraare dhinac walba kasoo warama somalida soo shiyal miidhyaha dhinac ayuun bay ka raranyiin cali xaraare mooyee wadankaba wuusoo wada marayaa hore usocda insha allah
xaqiqdi ani aad ban uga hela barmamijkinan wana mid an kuxiranahay inan dhamaysto mahe kama dhargo wayo waxad shegtan inta badan wax bulshadu kuwada faraxsan tahay horay usocda
Pland waa ilmo yar oo wax kastuu ku ooyo lasiin jiray kadib waalidki go aan ku gaadheen inay edbiyaan kadib ka jareen koolkoolinti 😄 waxa war yaala marka xildhibaanadi sanaag iyo sool ee garoowe laga dooran jiray ceerigaao iyo laaska laga so xulo 😰 so excited say noqon doonan 😁😁
Weligay ma helin 10 like ah; Soomaaliyey LIKE-ya igu booba!🇸🇴✌️😃
Editing: Wallaahi dadka Soomaaliyeed waa dad fiican. Codsigeygii si wacan bay uga soo jawaabeen. Thank you so much guys for your support and kindness. Love you all.🇸🇴✌️
Ahmed bulsho kkkkkkkkkk labo ugadhigbaan is idhoo tii horaa duishay
Adna Abdillahi mahadsanid quruxeey. Rabbi ha ku shafro. Waad iga farxisay!😂👏❤️🇸🇴✌️
Tii 40aad
Hooyowaan kahelay
@Ahmed bulsho zxp like maxa laga faaida bal ii sheeg aan aniga codsade
Maashallaah Kaftanka Siyaasada Yasiin Ducaale iyo Ali Harare mahad'sanidiin
waxaa qalbigeyga ku dhacay,ereyga ah hooyoy hawaayin soomaaliweynta.waa erey aad u qoto dheer 😥😥😥😥😥
Anba aad ayuu ugu dhacay hooyaday lama fadhiisan 8 sano... waayaa haa nakala kaxeeyey... رب اغفر لي ولوالدي وللمؤمنيين
Hadanu nahay.haweenka somaliyeed hadanu nahay
Hadiyjeer horumarka da'kayaganu u heelanahay.👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋🙋👈
Waa hubaal .Dadka ugu dambi gelista yar baad kujirtaan ...Dile,dhace,kufsade ,Aflagaadeeye,been abuure,qabyaaladwade,Xaaraan ku naax,shisheeye kalkaal....Badi waa rag iyo inta dalkeenna rogay haddana uu ka kabsan la'yahay...Adduunyadu waa haween halkaa la iskuma hayee nin doonaaba ha hadlee hooyadu waa lama huraaan(CareysbCiise allow kuu naxariis).
Mashallah allaha ino dhowro gabdhaheena
Wariye cali xaraare iyo yasin ducale thnk you so much 👍
Waar anigu cali iyo yaasiin cumamadooda ma haysto
Waa macalimiinta siyaasada
Waliba siyaasada saxdaa
Hada ta tuugadaa maaha iyo musuqmaasuqa maaha❤👍👍✔✔✔✔
Waa sidaa sxb
Barmaamujka Kaftanka Siyaasada Waa Barmaamuj Aan Jecelahay
Asc Ali iyo Yasmin, congrats 200 oo soo dhow. Hasayeeshee ninki faylasha u geeyey Ethiopia, ee aad tiri waan sheegi doona weli waan sugayaa ee ka hor 200 soo bandhig inshaa Allaah.
Macaliimiinta kaftanka siyaasada
Aadbaan u salaamayaa
Lkn xagaanu ku soo dirnaa codka away numberkii👍👍👍👍👍
Maansha allah labadiina waa is ku fiican tihiin markaan barnamijka isla wadaan. Gratulerer alle kvinner i hele verden med dagen 🌹😊❤
Cawa anaa ugu horeeyo barnaamijkaan waan taageeraa xaraare waa wariyaha sanadka
Ali Harare iyo Yaasiin waa ini salaamayaa awguuriyo sababta aan u dhegeysto barmaamijkiinu waa ka handel caruurta soomaaliyeed.
Aniga oo ka shaqeysan qoysaka iyo caruurta somaliyeed in Holland
Groetjes van Holland
waar nimanyaw sidaa cali xaraare dhinac walba kasoo warama somalida soo shiyal miidhyaha dhinac ayuun bay ka raranyiin cali xaraare mooyee wadankaba wuusoo wada marayaa hore usocda insha allah
Villa roma ma aha ee waa via roma oo macnaheedu yahay waddadii roma oo waddaa ku taal magaceedu yahay mr cali aan kuu saxee
Maanshaallaahi hooyo hawaayin soomaali weynta waa eray aad iyo aad uqiimo badan
Caliyow xadhadhe sxbkaa Yaasiin Ducaale waxaan ka gartay inuusan aqooon uba laheyn degaanada koonfurta Somalia iyo inta ugu badan qabaa'ilada Somaliyed,,,, iyo magaalooyinka ilaaa Gobolada dhexe ilaaa hoos Gobolada Kofureed,, Yaasiin sxb qaaali ahaa tahay...
War ragu waa salaamanyahy
Ali haraare iyo yaasiin ducaale
We love kaftanka siyaasada
WAA MIHIIM karantiinka in meel koone ah ama magaalada ka baxsan laga dhigo
Ali harare Seeftiisa Cidi kamey badbaadin All garbaash Somali waa isma dhaanto
Caliyow sasan karaba dhinac walba xabada u rid nabad iyo nolol ha ku dhex milmin Mahadsanid
WALLEE GARAAD JAAMAC WAA GEED ADAYG 👍👍👍👍👍👍👍
SHEKH XASAN BARSANE REER UGAAS MAAHAN JUFADIISU WAA BARSANE. REER UGAASKANA WAA WAA ABTISAME
Abdishakur Hassan aqoon umalahan waa iska shegayaan
Qabyaalad aduunku wuu dhaafay xaafad xaafada waan in ladhaafaa hargaysa waa xaafad kamid ah soomaaliya
Qofkastoo Maalintiiba 5 time Ugu yaraan Wayso qaato, Ee Tukado, Ilaahay Cudur Ukeeni Maayo, Insha'Allah Cuduradaan Gaalada kibirtay iyo kuwa kabakhaylay Wuxuu ilaahay kurisaaqay inay Waxkabixiyaan ayaa lagu imtixaamaya.
😂😂😂 walahi wa run waqtiga lagu jiro rag aya isku dira xaasaska ukala sheekeeya
Numberkii miyey iloobeen mise waan kara mashquulay
Villa Roma maaha ee waa Via Roma
Ali Harare: Ahlu Sunna wal Jamaaca ma dhiman!
Yasin Duale: Puntland bay ku dhex nooshahay!!
Kkkkkkk kkkkkkk kkkkkk
Gari koombe iyo harti koobe, cali iyo yasinba waa harti. Marka gari haku riixina ethiopia. Awawgiin lajaneeye
Heesta hoyyoy hawayin hoyadey oo noqaadan maqli jiray😭😭😭
Hoyyoy hawayin waxsinta hoyyoy
Hoyyoy hawayin waxyelo Aabe
Hoyyoy hawayin walalo dhowr.ah
Hoyyoy hawayin somaliwynta
ALLA yaaraxma ilahow janada Ku gali
Waa barnaamij xiiso leh, wacyigelin leh, saadaalin leh,dulmigana daaha ka feydey. Waa kaftanka siyaasadda. Waxan u baahanahay lambada.
Maxaad nummerka noola wadaagi wayseen
Insha Allah waan rajaynayaa inaan kaqayb qaato maalinta xaflada kaftanka siyaasada
Saaqidiinta saxaafada maad ku dayataan horufadhi media bartan waxaad ku weerartaan waxaan ahayn nabad iyo nolol
Ali xadhaadhe waan idin salaamay adiga iyo yasiin intaa kadib wxn ku xusuusinayaa halkad adigu joogtid iyo Yurub oo aan joogo inaanay jirin cid dumarka kooto gaara siiso innagana way innagu qasbaya dumarka wxy kamid yihiin xisbiyada iyaga ayaa soo tartama wxy kasoo baxaan xisbiyo lkn sida aad warbaahin kasheegtaan ee aad ugu raacsantihiin reer galbeedka berina waxay soo wadaa gayga kootuu leeyahay maad xayeysiineysaan
Hooyo macaan kastoo Muslin ah Allah u Naxariisto
Brother thank you
Cali iyo yaasin wlhi kaftanka siyaasada aniga sameyn buu igu leeyhy sida runta ah
walaahay yasiin waa qosol miidhan ma geel bay dhaqdaan waa rageedi waa salamadihiin labadinuba
Masha alh barnamikan waxan usugaa sii bil dhalatay
xaqiqdi ani aad ban uga hela barmamijkinan wana mid an kuxiranahay inan dhamaysto mahe kama dhargo wayo waxad shegtan inta badan wax bulshadu kuwada faraxsan tahay horay usocda
asc walaal DR FOWZIYA ABIIKAR EE SAHRO ABIIKAR MA AHAN
Hoyooy hawayin somali wayn aamiin
Asc korona fereska waxey ky soo gabagabeeyeen yaana leysa salaanim
yaasiin ducaale waa giijiye wayn waan ku taageeraa zxb barnaamijka adaa socod siiya
Aad baan u xiiseeyaa ,Kaftanka Siyaasada ,Madaxa jiibinta Yasin Duale,
Cali waxaa uu u gacan galay Nabad iyo Nolol bal u fiirsada
Waxaan aad uga helay ehelu sune iyo kaneecadii aniguna waxaan lee yahay kaneecadii baa u guurtay puntlan
Cali waxaan kaa dhigeenaa lataliye Muuse handaraab, Saciid Dani & Axmedeey madoobo in badan wad anfacee.
Political analysts Ali Harare and yasiin ducale well done.
Walalayaal like ii saara waxaan ahay dadka laga tirada badanyahaye
Waxkaa tiro badan majiraan dadku waa iskumid Faarah Hirsiyow like na waa kuu saaray
Like saar
Anigu waxan ka mid ahay ragi barmamushkan la bilowaday
Ma faladagan baad keenin caloow
Raga codka macaaan Ee aan la aqoon maxay yihiin😀😀😀
asc salan sare cali harare iyo yasin ducale hory usocda tageran idin hayaye
Pland waa ilmo yar oo wax kastuu ku ooyo lasiin jiray kadib waalidki go aan ku gaadheen inay edbiyaan kadib ka jareen koolkoolinti 😄 waxa war yaala marka xildhibaanadi sanaag iyo sool ee garoowe laga dooran jiray ceerigaao iyo laaska laga so xulo 😰 so excited say noqon doonan 😁😁
Saa ada wayna cali odaygu wa dadki hore stylish mida kale sxbkay yasin geeri ba ka sheegaya wu iska qoslaya . Yasin qoslaaye .
Anigu waxan dhagaystay 121 waana kanaalka aan kusameyey lacag wuxui iisahlaa babur wadista saan xaqiiqda harare udhagaysanayo
Hambalyo dhamaan hooyoonka hablaha xaasaska walaalaha dhamaan dumarka soomaliyeed waan idin jecelanahy dhamaantiin alleh hanoo kiin daayo
Ali Harare oday jiraad tahaye Keep going
Cali xaraare iyo yaasin ducaale hore usocoda
Cali xalaqadii ugu fiicneyd .. xalaqad wadani nimo ku jirto
Aad bad umahadsantihin waanan sugayna 11/4/2020 insha allah
Ali Harare Qosol maguma harin Dumarky Raaceen baa kadhacday
Munaafaq
niyow naaagahan maxaaa ku direy omailand
Aad baan utageraa lkn clip Ka halkee baa Ku soo hagajinenaa
war dee maanta war bad noo akhrideen qosolkii baan sugayay
Yaasiin ducaale makaa qosliyey walaal?
Ķkkkk aad ayaan ugu raaxaysanayaa afkaygii hooyo oo dad aan udhalan sugan tiisii aad iyo aad ugu raaxaysanayan ayna fahmen macanka kujira
Allow #HOOOOOOYO MCN janadii Geeey.
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭
#AAAAAAAAAMEEN DHEH.
wll illaaaahay dartiiis #SUBSCRIBE iigu saar
197 miyaydaan dhafinba faqasheey
Dadkas oo soo dubayo video yadas home work aya aliyow udirteen
Dumarka Cadaanka ah ee Heesta hooyadda qaadaya waa iga qosliyeen runtii waxay u qaadayaan si niyad sami leh
kkk
Cali xaraare anigu waxaan kaa codsan xafaladaada inaa ku casunto labada gabdhod oo kala ah suleekha c/laahi iyo midnimo qaran jjj labaduba waa laba gabdhood oo wadaniyiin ah oo jecel in ay somaliya mar labaad Cageeda isku taagato. Sawir adigoo yar oo dhalinyara ahana waan hayaa hadaa rabato Waan kuu soo dirin waana yaman sawirkaas
April 11/2020 sacada sheeg live xaflda 🇩🇪🇸🇴
Dad isku dirid mooyee wax aan ka faaidnay ma jiro yaasiin qosol xume aqli xume wuu kudarsaday viva reer puntland
Soomaaliya inkaar baa ku dhacday
Waxaas kaftan lama yidhahda. Sheeko kale keena cali
Cali xararow isbitalka lansaleti (4) dagmo ayo u dhexeya haku talin bukangeya
Waa wiil Somaliyed oo idin leh aan ugu like badto maanta boowaya iyo bayayaal
Puntland ma ogala mamul galmudug ah in uu horey usocdo oo uu dhismo balse wxan ushegaya dib iskugu dhoqda
Caliyow kuwada sheegasay adaaba ka mid ah bn u malayn maxaa waxaan oo dumara ku dhextaagay
Kkkkkkkk viva reer abtigey Geeljecel Yaasiin gabar hala siiyo ayada baresee
Yaasiin meeshii Qosol ubaahan in lagu qoslo iyo meesha Aan ubaah nayn ba Ee in loo murugoodo ubaahan isaga waa uun uqosol 90+3 ee ciyaarta
Nio yasiin qoslaye ayaa iga yabiyey wuu iska farax sanyahay
CALI XARAARE WAA NI TAAGEERSAN NABAR IYO NAXDIN OO KUBTAAGERSAN IN LZ BURBURYO MAMUL GOBALEEDADA SABANATA OO AH WAA NIN FARMSJO KUBRAAGERSSN WAA DAROOD MADAMANA SLI XARAARE YAHEY DAROOD. DAWALADS FARNZHO WAA DAWALAD CIIL QABTAA OO ADEEGSTAA BARAHA BULSHADA UGU HORERYO SLI XARAARE
Ali harare iyo yasin salan sare subscribe iyo like ta isara walalayaal
ALI HARARE isbitaalka LANCERETI hadda. Dadka dhimirka la' ayaa lagu daweeyaa. Maxaa talo ah
Hooyooyinkii soomalida qof uheesto way waayeen takk hooyooyinka soomaliyeed.
Gaal jecel kulaha 😂😂😂😂😂😂
Waxaan ku xasuustaa maalintaa 10 sheekh siyaad dilay iyo Aayadihii qaranka ee lahadlay
Anaa ka mida dadka kugu xiran eemaygu casuumi kkk
War nimanku miyey walanyihiin cusbitaalka soos maxaa ku dhajiyey
Sxb barmaamijyada wxaad isku daydaa inaad dadka qabyaaladda ka wacyi gelisid taasoo dhibaato ba,an dadka ku haysa.
Wariye cali xaraare waxaa tidhi faroole iyo cabdiweli salanta iskama qadan deni iyo boqor burhan salanta iskama qadan dhobidarod iyo cabdirashid salanta iskama qadan dee ku dar wariye cali xaraare iyo yasin ducale salanta iskama qaadan hhhhhh 👍😁
Yaasiin Ducale qosal ayuu iga dhameeyay caadi mahan aar yaasiino majaajalisto ayuu ku fican yahay
Waxman idinleeyahay hooray scda
Numberka ku celiya please