Eeboow Annagoo Nabad ah - Xusuustii Axmed Naaji - Codka Maxamed Khaliif

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024
  • Eeboow Annagoo Nabad ah - Codadka Maxamed Khaliif - Maryan Abuu iyo Siteey Qosol wanaag.
    Laxanka iyo Luuqda Axmed Naaji Sacad.

КОМЕНТАРІ • 44

  • @Caliya7
    @Caliya7 8 місяців тому +4

    😢😢😢😢😢Nabadu macaan badanaa oo qurux badanaa, Alloow Nabad waarta dalkeena iyo dadkeena sii iyo dhamaan dunida islamka ☪️ Yaa Allaah.

  • @Cumar-b7d
    @Cumar-b7d 8 місяців тому +2

    Wlhi heestan ayay darenkayga ubadashay ilahow somali iskaga wada dhig nin iyo xaski si ay isku❤ wada jecladan astan tv wadku mahad San tihin hesaha nucana fanankan cod macana isaguna haman aragnayba mucjiso faned weyi wlhi horay usoco ustaad khaalifa

  • @shafbos4832
    @shafbos4832 8 місяців тому +4

    Astaan you guys are the best noolaynta suugaanta soomaalida ❤

  • @nazim1523
    @nazim1523 8 місяців тому +3

    Uumiyuhuna kunoolyahay inladhoowra waajib etahay sidaa waa wadaa ogsoonahayee maxaa u ilaaliweynaayee
    Ee boow anagoo nabadaaa
    Eeboow arligoo nabadaaa
    Ee boow umadoo nabadaaa
    Amiin Amiin

  • @adnaanootobiihi5307
    @adnaanootobiihi5307 8 місяців тому

    Erayadii Alle ha u Naxariiste Abwaan Cabdilahi Qarshe, Eebow Amiin

  • @abdihamidofficialchannel2802
    @abdihamidofficialchannel2802 6 місяців тому

    Thanks Astaan TV nooleynta fanka soomaalida

  • @ahmedsabban8990
    @ahmedsabban8990 8 місяців тому

    Erayaddii Allaha u raxariistee Abwaan Abdullahi Qarshe 😢

  • @craxmaanducaysane
    @craxmaanducaysane 8 місяців тому +5

    M.a muqdisho caddey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    Allow xamar nobarakey 🇸🇴🇸🇴🙏💪
    Alx xamar seef waye Alx 🇸🇴🇸🇴🙏💪

    • @yaxyewiilqaran6100
      @yaxyewiilqaran6100 8 місяців тому

      Allow somali quluub doda ka saar qabiiilka wlhi jiilkii yara qabiil la baroyaaa allow adaa awood leh dhibka ka dulqaad yarabi

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 8 місяців тому +5

    Allow unaxristo axmed naji sacad❤❤❤❤❤❤

  • @Cumar-b7d
    @Cumar-b7d 8 місяців тому

    Heestan darenkayga way badashay Astan tv god umada wax fcn Ayd uqabaten ilhow somali iskaga dhig nin iyo xaskisa si ay❤isku jecladan ustaad khalifa horay usoco

  • @ahmedjaangoan7549
    @ahmedjaangoan7549 8 місяців тому

    Illaahoow naga aqbal. Aamiin.

  • @yarkjclyarnkod2822
    @yarkjclyarnkod2822 8 місяців тому

    Amiiin amiiin Yaaa Alllah Arligo Nabadaaa Umadoo Nabadaa Waaa U Omanahye Nabdtaa🇸🇴🇸🇴Alllow Noosiyaadi Nabada amiiiin amiiin

  • @mohayare3219
    @mohayare3219 8 місяців тому

    THANKS ASTAAN TV❤

  • @qodeymedia347
    @qodeymedia347 8 місяців тому

    Astaan Runtii waxaan abaalkiina kugudno Manaqaan waxaad mar walba utaagantihiin horimarinta dalkaan iyo dadkaan shaqada aadka uqiimaha badan aad nooheysaan Allah ha idinka ajir siiyo💖💖💖

  • @abdiyeyshahi8656
    @abdiyeyshahi8656 8 місяців тому

    Cod dahabi ah Ustaad khaliifa

  • @Red_CCC
    @Red_CCC 3 місяці тому

    Amiin ya Llaaah🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤

  • @SollasMedia
    @SollasMedia 8 місяців тому

    Xusuustii Axmed Naaji

  • @فتحيةعلي-ي1ن
    @فتحيةعلي-ي1ن 8 місяців тому

    Masha Allah ❤❤❤❤😊

  • @mahamedabubakar7113
    @mahamedabubakar7113 8 місяців тому +2

    Qofki ugu horeeyo aan ahay like

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 Місяць тому

    Aamin

  • @dayaxxidig2738
    @dayaxxidig2738 8 місяців тому

    Heestan waxaan kuso xasuustay waayihii dagaalada fooriyay ee xamar 2006-2009. 😢

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 8 місяців тому +1

    Aamiin Eebbe

  • @drlegendpaddington48
    @drlegendpaddington48 8 місяців тому

    AAMIIN YAA ALLAAH ARLIGO NABADA UMADOO NABADAA WALAAHI WAA U OOMANAHAY NABADA

  • @calicusmaan-q8q
    @calicusmaan-q8q 8 місяців тому

    aamiin ❤

  • @khalidkeynaan
    @khalidkeynaan 8 місяців тому

    Wah wah ❤

  • @abeleli2651
    @abeleli2651 8 місяців тому

    Amiin Amiin Amiin

  • @wardoonofficiallyrics7717
    @wardoonofficiallyrics7717 8 місяців тому +1

    Eeebow arligoo nabada
    Nabad baa ina deqda plz qabilka iyo qurunka aan isku DEYNO YAA ALLAH DALKA SOMALIYEED NO BARAKEEE

    • @abeleli2651
      @abeleli2651 8 місяців тому

      ❤️❤️❤️❤️

  • @ceebla82
    @ceebla82 15 днів тому

    😭🇸🇴🕊️🤍🤍Eeboow arligoo Nabad ah🥲

  • @MohamedAhmed-q7q4x
    @MohamedAhmed-q7q4x 7 місяців тому

    اللة يرحمة

  • @ahmedmuhudiin7786
    @ahmedmuhudiin7786 8 місяців тому

    Eebow Nawad waarta Nasii
    Dowladinmo Nagu Gar Gaar 😢

  • @NajiCCsolutions
    @NajiCCsolutions 8 місяців тому

    Aamiin ❤🇸🇴

  • @osmanomar4824
    @osmanomar4824 8 місяців тому

    Amiin 🤲🤲🇸🇴

  • @mahayare4693
    @mahayare4693 7 місяців тому

    Axmed naaji keliya maahe samatar aya la qaada

  • @Caliya7
    @Caliya7 8 місяців тому

    Heestan xasan aaden ayaa qaadey

  • @xigmadmedia416
    @xigmadmedia416 8 місяців тому

    Heesta Dhameeyatira Waxaa Ka Maqan Hal Bage Waana Bage-ka Abdulkadir Jubba
    Colaadu Ineey Qaraar Tahay
    If Iyo Aaqiro Laneceb Yahay
    Samatar
    Ahmed Naji
    Abdulkadir Jubba

  • @Cumar-b7d
    @Cumar-b7d 8 місяців тому

    Wlhi heestan ayay darenkayga ubadashay ilahow somali iskaga wada dhig nin iyo xaski si ay isku❤ wada jecladan astan tv wadku mahad San tihin hesaha nucana fanankan cod macana isaguna haman aragnayba mucjiso faned weyi wlhi horay usoco ustaad khaalifa

  • @Cumar-b7d
    @Cumar-b7d 8 місяців тому

    Heestan darenkayga way badashay Astan tv god umada wax fcn Ayd uqabaten ilhow somali iskaga dhig nin iyo xaskisa si ay❤isku jecladan ustaad khalifa horay usoco

  • @kingalpa678
    @kingalpa678 8 місяців тому

    Amiin😢❤ ya rabi

  • @JackJuck-n8d
    @JackJuck-n8d 8 місяців тому

    Aamin aamin aamin

  • @YTFatihGaming
    @YTFatihGaming 8 місяців тому

    Aamiin