Suul Ayeeyo Kuu galiyo Sinji Waa Ma Guuraan!!!! Dhaqan Soo Jireen'iyo Hiddo Waa Ma Guuraan aad baa u mahadsan tahay Mudane Axmed Faarax Cali Idaaajaaa.
Kolka hore ba, guur waa milgiyo maarsi ka la waaye Ragga qaar se u ma meel dayee wayska mehershaaye Anse waxaan ka miidhaa halkaan laga masuugayn e Haddaan la la mashaawirin tolkaa adiga oo maan leh Oo laga ma maarmee tashiga odayo loo miirin Ninkii kaligi maalootiyaa meel xun wow halis”
@@abdimalikali9993 weytahay lakinse dhaman waxay isku haysatn inay dhaqan yaqaan yihiin kuwa qasbaya aya badan anigu waxan raba nin sidhaba dhaqan yaqaan u ah
Halka waxa ka caad inay haweenku ahayeen xolo la rarto oo sidi la doono laga yeelo allahyaw ada mahadle oo iga badbadiyay dhaqnaka hore ee hawenka lagu bahdiili jiiray 😏😏😏
Dad waaa dadkii hore wallahi qofkii barnaamika idaajaa hidaha iyo dhaqanka daawato like ii saaar
Axmad idaja qof wax laga faaida oo aqoon yahan ah alle hanoo barakeeyo cimri dheer iyo cibaado suuban iyo cafimaad alle hanoo siiyo insha Allah
Dadkeenu, dalkeenu iyo dhaqankeenu ba dib alaha usoceliyo Amin Ya ALLAH
Suul Ayeeyo Kuu galiyo Sinji Waa Ma Guuraan!!!!
Dhaqan Soo Jireen'iyo Hiddo Waa Ma Guuraan aad baa u mahadsan tahay Mudane Axmed Faarax Cali Idaaajaaa.
Masha allah ala dhaqankeni quruxda badna awa iyo hidihi runti aad ayan ujeclaha markan dhagaysanayey muqalkan waxan dhaha maxa wagas ujiri wayda runti waa qurux gabayada mahmaha sida wanagsane ay kudoran jiren ragu dumarka wow ❤❤❤🥰💯💯masha allah runti marwalba waxan jeclaha dawashada dhaqamadeni wanagsana waxan dawanaya 2022
maansha allah ahmed faarah idaajaa waa dahabi muhuum u ah umada soomaaliyeed
Wajigaaa lamaydhaaa kolkey waabarkii tahaye mawidhwidho jirkaa Lagu wadayn weelka dhaashiga e.
School Ahmed gurey Iyo ustaad farax Somali kuxasuustaaaa gabaygaas
Kolka hore ba, guur waa milgiyo maarsi ka la waaye
Ragga qaar se u ma meel dayee wayska mehershaaye
Anse waxaan ka miidhaa halkaan laga masuugayn e
Haddaan la la mashaawirin tolkaa adiga oo maan leh
Oo laga ma maarmee tashiga odayo loo miirin
Ninkii kaligi maalootiyaa meel xun wow halis”
MAASHAALLAH JAZZAKALLAHU KHAYR AAMEEEN IINSHAALLAH YAARABIII
Masha allah ustaad ,abwaan , curiye axmed faarax cali idaajaa allow cimrigaaga inookaa daa hubaashii wax badan baan kaa faaiidnay hadaanu ah ahaateen idin alle indhuhu nooma furmeen kun iyo inkabadan jeer waxan kuleeyhy cimrigaa alle ha daayo
suugaanta afsoomaliga waa ficn thy manshalaha ilahay noo barkay
Aad baan kuugu bogaadinaya soo noolaynta dhaqankeena iyo suuganti soo jireenka ah 🇸🇴
Guursan maayo afrikadaan lagudin gabi ahaantoode
Reer galbeedka hay gaynin iyo go,a kuwaan qaadan
Guraabaaska iyo waa necbahay naagtii gooh badane
Gogosheeda waxaa lagu gam, aa tooda gaariyahe
Garba Saar middii xidhanaysee galinba meel aada
Dhaqankeena gaarkaa middii garab martee diida
Salaaduhu markay soo galaan waajib kaan gudanin
Marti goor xun socotiyo middaan gacalka sooryaynin
Guur ninkii Ka suguyaa aniga wayga garanuugge
Boqol geella Fara's gaada wayn gumucle maadhiine
Gabadh goysa gayi laga helaa waa gan kaan nahaye
Gayaan kana adaan kaa xushee laabta Gogol iidhig!
Abwaan jeego
M.a abwane🙏🙏
Axmed Faarax Cali idaaja Alle Cimriga Hakuu Barakeeyo 😍❣
Maansha Allah, Abwaan Idaajaa cimri dheer iyo caafimaad🇸🇴
Allow ku daaa adeeer idaajaaa waaa lafdhabarta sugaanta soomaaliyeed waaayo asagaan kabarabaa dadkii hore iyo wxay dhaheeba alaah haku daaaayo adeer mcne
Lkn waxan layaabay markastana shegAa dadka commentiga cadayda ah soo qorra marakay arkaan hormar somaaliyeed ama dislike saaara ma amxaaradii afka barataybaaa mise waaa ku dhalan gudoomay yaaaab
Dhaqanka somaliyeed waa sidaa
siiqada uu ku akhrinayaaba yaaba Alle cimriga hakuu dheereeyo
Mohamed Aden neenaa
Ameen
Mcha allah ilhay hakuu siyaadiyo aqoontaada
"15:22" kaa waayey waligay in waana kuu bog'e"
Ereyga bakayle qareen macnuhu ku yimid yayaqaana 🙏
Ma naqaane noo faa'iidee garaad.
*adna ilmada iga dhamee anna dhashshaankaadhamaynayaaa!!! Rag waa Ragii hore Hadalna waa halkuuyidhi*
Axmed farax Cali idaajaa
Suugaan dhaadhi weynaaday.
dhaqankeenu wacanaa
IDAAJAA waa Abwaan qaali ah
Walaahii guur kii hore kawacan
Ala hoyoyinki hore maxy hawl hayeen waliba daali jireen ragi horena maxy raga nimadoda ka rumayn jiren
Mansha'allah aabo alle haku dhowro.
Cabdi aadan
MnzhaAlh miyi.waa in aan tagaaa mar Un
Kowsar owkonbe
. ma is raacnaa hhhhhhh
Aaad ayaan u xiisaynaya
Miyiga
maashaa allaah axmed farax cali idaa jaa waa nin cod kar ahi
Cajiib dhaqankeena waa dhaxalkeena
ahmed idaajaa telkiisa halaygu caawiyo waan rabaaye
waa diyaar hadduu ila jooga lkin
@@mursalquule laba sono ka hor ayad imka u jawabaysa maxad ka ogtahay imika inuu helay iyo inuu
Xaqiiq weyo dumar nin ufiirsadhay kama ilma dhalo
masha allah allah ku dhawro awoowe
Dhaqan waa kii hore really
All as cimrigaaga sheets to mxaan faado muxuu wax now hayaa idaajaa marakuu lawaayo ayaa lagaran doonaa
Kuharaaday naadyahay intaan howdaykulahaa
Great great great great great
Idaaja allaha noo daayo
Dadkan hada jiro caqlikodii iyo xikmadii o idil waxa lawaregay telefon iyo waxyawa lamidah
Mcnaa dhaqankeenah
Waar nin dhaqan yaqana ayan rabaye tolow ya igu kaalmeya saan uhelilahaa from hargeysa Somaliland
Hargeysa waba xaruntii dhaqanke maxa dhacay😆
@@abdimalikali9993 weytahay lakinse dhaman waxay isku haysatn inay dhaqan yaqaan yihiin kuwa qasbaya aya badan anigu waxan raba nin sidhaba dhaqan yaqaan u ah
@@hoodoxuseen2637 anigaa dartaa u baranaya dhaqankee i tilmaan, Hargeysana joogee 😃
Hey hey
Idajaaaa
dhaqan Keenii hore iyo kan hada isma lahan
Gabaygi from three anku dhigtay
Waa dhaqnkudayasholeh
M.a. abwaane idaajaa.
Dhaqan waa kiii hore guurna waa kii hore
Kamala sheekeya shaaq iyo hidahaa somaliyed
Dhaqankeeni wakaas mashallh
Noloshu waa gaasey nolol ahyd
masha,allah kabaro idaa jaa
We aka darod
Mashallah great great
imkkadan dhaqankaa meeluu kajiraa jira
aqyaareey telka idaajaa sidee ku helaaaa
asc axmedow wan kusalamy marka hore
dadkan maxaakudhacay hadajira tolow maxaa xigmadii kaqaaday
cabdixakim cabdale
Waqtigaas inaa dhashaa wcnayd
ala hakuxfdiyo axmed cali idaajaa
Ilsa
cadi mahn
dhaqankeenu wa fiicna lkn sida lasheegay wa hawl badna kan iimika aaya kafiican ha haadu reer miyi aama magalo
Waleee wuu wAcnyay
Walahi waarun sul ayeyo kugalay maguri caruta ayayed ayeyo karacen sulka
oo talow ragu qalad iyo ceeb male miyaa alla dumarbaa raguse dulmi badanaa
Mayaab tay wll🤔
nin culus thanks
Astaqfurulah saladi Allah iyo nag xunba mel lawada dhigay
dhaqankeni waa lamahuran
War qoraaga lamperkisa hallaysoo sheego
DULI NAARTA GAL NAAG UNBAA QALADWALBA LEH
Guurkii hore
kkkkkk walahay dhaqan ku waa adkaa
Masha allah
Wad maHadsaNthy zXpkeY IdaaJaa
dhaqanku waa lama huran
Yaa kuu ogolaaday inaad barnaamijyada idaajaa lacag ku raadsato
Habaartaa masleh adiga
Maka maserti 🤣🤣🤔
@@positiveandfunny4332 qofka biniaadamka xuquuq buu leeyahay waa inaad waxa uu isagu leeyahay aad idin kaqaatadaa ma ahan in laxado xaaraam calykum.
M.a
Ee sabaanka maxa soogeliyeey meesha ? Wa af hindi oo wa weelka iyu alaabada guriga.
May kan wa saban gabayga unbaa jiidayee waana carabi oo waqti ah.
wakhatar
😬😬
1084
23;27
Halka waxa ka caad inay haweenku ahayeen xolo la rarto oo sidi la doono laga yeelo allahyaw ada mahadle oo iga badbadiyay dhaqnaka hore ee hawenka lagu bahdiili jiiray 😏😏😏
Kann waa lagu hungoobaaye waxba haw haqal taagin kii hore dhaqan buu ahaa, kanna waa Ceeb aan loo meel dayin
wale hdlada mal dahan wa rag dirirti cizak tabiye idajaa isku duba rid.ka bar namijkan awowashahi noga tagay mansadan qiimiga badan mhd sndn
hhhhhhhhhhhh dhaqankeni waa lamahuran
Karti
Kkkkk barida ayaa dhulka kuugu aasan kuye kkkk
Kkkkkk basari
Goombaar
H
Kkkkkkkkk
kkkkkkk
Dhaqanyaqan somaliyed
dadkan maxaakudhacay hadajira tolow maxaa xigmadii kaqaaday
dadkan maxaakudhacay hadajira tolow maxaa xigmadii kaqaaday
dadkan maxaakudhacay hadajira tolow maxaa xigmadii kaqaaday
cabdixakim cabdale adiga iska billow xigmaad sosaar halagugu deyde
dadkan maxaakudhacay hadajira tolow maxaa xigmadii kaqaaday
Y
dadkan maxaakudhacay hadajira tolow maxaa xigmadii kaqaaday
cabdixakim cabdale h n