Barnaamijka | Waxa i badalay waa dhibaato |Sheeko 3, 4, 5

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 53

  • @D.rcabdiladhiif
    @D.rcabdiladhiif 4 місяці тому +5

    Ustaadow bilowga heesta naga dhaaf please channel waan jecelahy lkn music 🎶 🚫

  • @Mariam.pretty.13
    @Mariam.pretty.13 Рік тому +4

    Alla raga somaliyeed xaasidsanaa hadey dhibka ku furayaan mexee u aroosayaan 😭😭wllhi nin walbo aakhiro xisaab u taalaa😭allow dhibka ka saar dumarkeena somaliyeed🥺😭insha allah dhibka waad ka baxaysaan

  • @nasri.official
    @nasri.official Рік тому +7

    M.a abdirizak sheekoyinka cimri qaadasho ku jirta Illhy ha ku sharfo waqtiga aad nasiisey 👏

  • @saciidoahmed4727
    @saciidoahmed4727 Рік тому +8

    Sheekada Gabadha Wallahed ugacan Qaade Wexee isoo xasuusise Mid Wallky ah oo Yarnteydii iska keey dili jire Qalad io hadaan qalad gelin Wallhi Subxnllh War wiilaloow Gabdha Walaaladiin u naxariiista😭🙏🏻

    • @mahadabdirashid7783
      @mahadabdirashid7783 Рік тому +1

      Sorry wlal iska cafi😢

    • @Abdifatah3
      @Abdifatah3 Рік тому +4

      7hablood ayaa ila dhashay 2 labo waa iga weyn yihiin 5 na anaa ka weyn waligayna gacan uma qaadin haday khalad galaana inaan wax fahan siiyo mooye xitaa ma canaanan

    • @Orhaan197
      @Orhaan197 Рік тому +1

      Asc dhamaan walaalahay wan idin salaamay dhamaantiin
      Salaan ka bacdi Qof walboo dhib dhaxda kaga jira ama si uun nolosha culuays u dareemayaa waxaan rabaa inaan idinla wadaago Safar aad ku kaban doontaan hadaad soo raacdaan bi'idnil waaxidil axad podcast ka waxaa la dhahaa kabasho waxaa daadihinaysa macalimadayda hamda hussein UA-cam podcast
      Waxaa is badali doona hab fikirkaaga garaad ahaan ayaad u koraysaa bi'idniraxmaan
      Safar kabasho ayaan idiin rajaynayaa

  • @HodanCabdi-gc3io
    @HodanCabdi-gc3io Рік тому +9

    Alxmdulilah ilmo laygu dayacay kaligay koriyaa Lakin igama xanun Sanaa allah ayay Mahada usugnatay

    • @Orhaan197
      @Orhaan197 Рік тому

      Xiliyada aad marayso imtixaanada nolosha way adagtahay inaad aragto iftiinka iyo ifafaalaha fudayd kaaga dambayn doona culayska aad ku sugantahay erayada aan taxanaha kabasho kusoo tabinayo waxaan ugu talo galay inay laabaha ladhka ka siibaan laxawga ladnaashiyo iyo libin gudeed ku beeraan waa guubaabo iyo gacan qabasho waa tilmaamo tarminaya tognaanta hummaag qurux badan oo ay timaadadu soo sido sikasta oo ay taagantu u adagtahay
      Waxaa tidhi hadalkaas hamda hussein
      Waakan UA-cam keedu wllo
      Hamda hussein UA-cam podcast kabasho

  • @AbdisamadMohamud-w7k
    @AbdisamadMohamud-w7k 3 місяці тому

    MACALIN ANNAGA DIYAAR NAHAY GOROUPKA LE SAMEEY ❤

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 Рік тому +16

    Dadka qisooyinkooda nala soo wadaagey way mahadsan yihin waayo khibrad,Caqli hufan ban ka faaidin sidokle Mahadsanid macalin❤Wiilasha iyagana may so diraan jabkooda😂

  • @infinity9129
    @infinity9129 Рік тому +1

    M.A nosoo badi qisaska waa kaaga mahadcelineynaa thanks ustaad.

  • @ahmedabdikarahdiid2701
    @ahmedabdikarahdiid2701 Рік тому +3

    Ustad dhanka oo gabadha in loo miyiriyo ah waa dhanka ay ku liitan dhalin yarta badankood xataa aniga waana muhiim in wiilku mida ka wayn ama ka yar uu la zxpo oo uu u miyiriyo waxay jeceshahay uu u awaadana uu ka cawiyo 😊

  • @MaxamedWarsame-ri5rz
    @MaxamedWarsame-ri5rz Рік тому +1

    Mahadsan sxb wax badan ayaa ka faiideyna.sheekada

  • @RaxmoCabdiqaadir-yt3jj
    @RaxmoCabdiqaadir-yt3jj Рік тому +1

    My crush wan ku salamay❤❤❤❤

  • @nimcoxasan5427
    @nimcoxasan5427 Рік тому +1

    Walaalahyga waa 8 qof ila hada iskuma calool fayooba wax isku dirayna majiraan😢

  • @faadumomuhumedgaabay-kh7mk
    @faadumomuhumedgaabay-kh7mk Рік тому

    Asc huno u hadal hoyoyinka dhamantod wey dhibanyihin kaso hadal hoyada ilmaheda laga qateyn ee an lo ogolen xita in ey aragto ama ey maqasho

  • @mohamedabdihakin2410
    @mohamedabdihakin2410 Рік тому +1

    Wll music aad ku furfurto barnaamijka kadaa fadlan

  • @ForMyself-l6x
    @ForMyself-l6x Рік тому +1

    Wan ku salaamay ustaad

  • @jecliyaahooyofaadumo8511
    @jecliyaahooyofaadumo8511 Рік тому

    Intee kaala xiriiraa wiilkaa

  • @Khaalid_yare09
    @Khaalid_yare09 Рік тому

    Keep pro

  • @indhooshaji9192
    @indhooshaji9192 Рік тому +3

    Walahi hada ka hor walaalkeey nin inaa shukaansado soo ogaaday haraanti beerka ii geliyey matak kuwaashay hadana gabdhaha jiro anaa yaabay

    • @mahadabdirashid7783
      @mahadabdirashid7783 Рік тому +1

      Sorry wlal Wa mar xlad balse gabadha&wlalked iney saxb wax ka fican malaha😢

    • @Abdullahinawawi
      @Abdullahinawawi Рік тому +2

      Walaalkaa wuu ku saxayey nin inaa hoosta ka gasho laguuma dhalin

    • @Sumaya-z7x7i
      @Sumaya-z7x7i Рік тому

      ​@@Abdullahinawawisikale lomasixikaro gacanta makow ah

  • @najmomahamed4035
    @najmomahamed4035 Рік тому

    10 qof igu dar saa u dhagesto ana kibrad igu noqoda wll

  • @suheylaqrux6611
    @suheylaqrux6611 Рік тому +1

    Tnks mcln guuuleysta

  • @maxamuudmaxamed1402
    @maxamuudmaxamed1402 Рік тому

    Zxp pls noo fur meeshaa aad sheegayso sheego badan baaku hayaaye

    • @Orhaan197
      @Orhaan197 Рік тому

      Xiliyada aad marayso imtixaanada nolosha way adagtahay inaad aragto iftiinka iyo ifafaalaha fudayd kaaga dambayn doona culayska aad ku sugantahay erayada aan taxanaha kabasho kusoo tabinayo waxaan ugu talo galay inay laabaha ladhka ka siibaan laxawga ladnaashiyo iyo libin gudeed ku beeraan waa guubaabo iyo gacan qabasho waa tilmaamo tarminaya tognaanta hummaag qurux badan oo ay timaadadu soo sido sikasta oo ay taagantu u adagtahay
      Waxaa tidhi hadalkaas hamda hussein
      Waakan UA-cam keedu wllo
      Hamda hussein UA-cam podcast kabasho

  • @AxmedDeeqaw-x5c
    @AxmedDeeqaw-x5c 3 місяці тому

    Zxb noo soo labo

  • @haashimcusmaancabdulle7229
    @haashimcusmaancabdulle7229 Рік тому

    Ustaad waxan rabah in an shekadeyda kula wadaago

    • @Orhaan197
      @Orhaan197 Рік тому

      Asc dhamaan walaalahay wan idin salaamay dhamaantiin
      Salaan ka bacdi Qof walboo dhib dhaxda kaga jira ama si uun nolosha culuays u dareemayaa waxaan rabaa inaan idinla wadaago Safar aad ku kaban doontaan hadaad soo raacdaan bi'idnil waaxidil axad podcast ka waxaa la dhahaa kabasho waxaa daadihinaysa macalimadayda hamda hussein UA-cam podcast
      Waxaa is badali doona hab fikirkaaga garaad ahaan ayaad u koraysaa bi'idniraxmaan
      Safar kabasho ayaan idiin rajaynayaa

    • @Orhaan197
      @Orhaan197 Рік тому

      Xiliyada aad marayso imtixaanada nolosha way adagtahay inaad aragto iftiinka iyo ifafaalaha fudayd kaaga dambayn doona culayska aad ku sugantahay erayada aan taxanaha kabasho kusoo tabinayo waxaan ugu talo galay inay laabaha ladhka ka siibaan laxawga ladnaashiyo iyo libin gudeed ku beeraan waa guubaabo iyo gacan qabasho waa tilmaamo tarminaya tognaanta hummaag qurux badan oo ay timaadadu soo sido sikasta oo ay taagantu u adagtahay
      Waxaa tidhi hadalkaas hamda hussein
      Waakan UA-cam keedu wllo
      Hamda hussein UA-cam podcast kabasho

  • @kingzaki4011
    @kingzaki4011 Рік тому

    Noo soobadi sxp sheekoyinka noocaan ah❤❤❤

    • @xogbaar
      @xogbaar Рік тому

      Oo maxaa laga helaa waxan waaba wada cuqubo socotee qalbi xumo iyo inaad bulshada dhan nacdo ayay kugu abuuraysaa tan ee faa,iido ma laha

  • @Amelyy-r9g
    @Amelyy-r9g Рік тому +4

    Maxaa gabdho soomaliyed dayacan😢

    • @Orhaan197
      @Orhaan197 Рік тому

      Xiliyada aad marayso imtixaanada nolosha way adagtahay inaad aragto iftiinka iyo ifafaalaha fudayd kaaga dambayn doona culayska aad ku sugantahay erayada aan taxanaha kabasho kusoo tabinayo waxaan ugu talo galay inay laabaha ladhka ka siibaan laxawga ladnaashiyo iyo libin gudeed ku beeraan waa guubaabo iyo gacan qabasho waa tilmaamo tarminaya tognaanta hummaag qurux badan oo ay timaadadu soo sido sikasta oo ay taagantu u adagtahay
      Waxaa tidhi hadalkaas hamda hussein
      Waakan UA-cam keedu wllo
      Hamda hussein UA-cam podcast kabasho

  • @leilahassan4766
    @leilahassan4766 Рік тому +1

    Ax Maxaa wax loso marey, 🥺🥺

  • @hassna4251
    @hassna4251 Рік тому

    Halka lagalaso xidhidhaya wlalo

  • @Shuceybibrahim777
    @Shuceybibrahim777 Рік тому +1

    Ustaad halkee ku danbesay scholarship ka aad sheegeysay.

  • @hoodogele8854
    @hoodogele8854 Рік тому

    Halkee qisada loogu wadaaga

    • @Orhaan197
      @Orhaan197 Рік тому

      Asc hoodo wll waxaan jeclaystay inaan kula wadaago safar noloshayda wax badan ka badalay Hadaad in uun maanta culays ku haysto wxd soo raacdaa safarka kabasho waa Gabadh soomaaliyeed oo dhaxda u xidhatay walaalaheed dhibka dareemaya inay qalbigooda kabto oo in uun ay wax u tarto wxd ka heli kartaa UA-cam hamda hussein kabasho
      Mahadsanid wll hoodo fariintaasaan kula jeclaaday

  • @fartunsheikh3558
    @fartunsheikh3558 Рік тому +2

    Asc Cabdi rasaqow horta shekoyinkaga wan jeclahay lkn mida aan layabay ay ah nimanki somaliyed maxa ku dhacay gabar kasta ilmo ayay ladala dhacaysa laguna dayacay

    • @xogbaar
      @xogbaar Рік тому +1

      Gabar kasta maaha waa bulshada intii dhibtu soogaartay ee inta kale lama waraysan

    • @Zamiir21355
      @Zamiir21355 Рік тому

      ​@@xogbaar been maaha waa wax run ah inta ladan inta kala ka badan wll ee Alx dheh

  • @Omeralli-zi6qq
    @Omeralli-zi6qq Рік тому

    Tiktok acount ma lihid shp

  • @MaxamadNuurnuur
    @MaxamadNuurnuur Рік тому

    Wllka qisooyika xagee lu goola wadaagaa

    • @SoomaalSocialMedia
      @SoomaalSocialMedia  Рік тому +1

      abderazak@couplingconsultancy.com

    • @Orhaan197
      @Orhaan197 Рік тому

      Xiliyada aad marayso imtixaanada nolosha way adagtahay inaad aragto iftiinka iyo ifafaalaha fudayd kaaga dambayn doona culayska aad ku sugantahay erayada aan taxanaha kabasho kusoo tabinayo waxaan ugu talo galay inay laabaha ladhka ka siibaan laxawga ladnaashiyo iyo libin gudeed ku beeraan waa guubaabo iyo gacan qabasho waa tilmaamo tarminaya tognaanta hummaag qurux badan oo ay timaadadu soo sido sikasta oo ay taagantu u adagtahay
      Waxaa tidhi hadalkaas hamda hussein
      Waakan UA-cam keedu wllo
      Hamda hussein UA-cam podcast kabasho

    • @Orhaan197
      @Orhaan197 Рік тому

      ​@@SoomaalSocialMediaXiliyada aad marayso imtixaanada nolosha way adagtahay inaad aragto iftiinka iyo ifafaalaha fudayd kaaga dambayn doona culayska aad ku sugantahay erayada aan taxanaha kabasho kusoo tabinayo waxaan ugu talo galay inay laabaha ladhka ka siibaan laxawga ladnaashiyo iyo libin gudeed ku beeraan waa guubaabo iyo gacan qabasho waa tilmaamo tarminaya tognaanta hummaag qurux badan oo ay timaadadu soo sido sikasta oo ay taagantu u adagtahay
      Waxaa tidhi hadalkaas hamda hussein
      Waakan UA-cam keedu wllo
      Hamda hussein UA-cam podcast kabasho
      Wll abdirisaaq waxaan jeclaan lahaa inaad walaalaheen aad la wadaagtid wxn hubaa wllhi waxay ka heli doonaan kabasho rasmi ah wad soo fiirin kartaa adigu xataa wll waa gabadh soomaaliyeed oo cilmiga kasmo nafeed ka baratay oo dhexda u xidhatay sidii ay walaalaheed Aqoonteeda iyo qalinkeeda wax ugu tari lahayd Aad baan u jeclaan lahaa wll inaad dhalinyada la wadaagtid mahadsanid wll abdirisaaq dhoore

    • @jamiilaabdullahi471
      @jamiilaabdullahi471 5 місяців тому

      ​@@SoomaalSocialMedia
      Asalaamu caleykum wallal side tahay