Recover Lost or forgotten Google Authenticator

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2021
  • Barnaamijkan waxaan ku baran doonaa sida ugu fudud ee loo soo celin karo GOOGLE AUTHENTICATORR, hadii uu kaa lumo MOBILE kaaga ama lagaa xado
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 39

  • @ugaasshalmad3081
    @ugaasshalmad3081 2 роки тому

    Mahadsanid ustaad abdinaasir casharkan o kle ad ayan ugu baahna

  • @abdikanimohamed436
    @abdikanimohamed436 2 роки тому

    Mahadsanid macalin

  • @shiine2542
    @shiine2542 2 роки тому

    Mahad sanid ustad

  • @legandmuhsin1745
    @legandmuhsin1745 Рік тому

    Mahadsanid mcln

  • @ugaasshalmad3081
    @ugaasshalmad3081 2 роки тому +1

    Ustaad waxad so gelisaa sida mobile ama computer internet ka loga xiro
    Si Aan internet ka loga gelin
    Mahadsanid

  • @KAYDKA-HAG
    @KAYDKA-HAG 2 роки тому

    Mahadsanid Ustaad Sola

  • @hajjigalaal
    @hajjigalaal 2 роки тому

    ustaad waxaad soo galisaa sida google acconca loo furo ama loo jabiyo

  • @keyseabdisheikh8541
    @keyseabdisheikh8541 Рік тому

    Mahadsanid sola lakin facebook hadan kuxirto ooo uu phone ka iga dhumo siden recover ugu sameyaa

  • @myuser4765
    @myuser4765 Рік тому

    war zoolow ha na haligin, mar baa isku dayayoo waxaan ku sigtay inaan waayo all my active accounts

  • @mohamedhassanali1863
    @mohamedhassanali1863 Рік тому

    Sola gamailkayga waxaa iiga xiran number somalia maxaa xal ah

  • @SomaliTv.
    @SomaliTv. 2 роки тому

    Abdinasir Ismail Hadii Furaha ama kay-ga Google Authentication ee kuugu xiran accountska sida binance iyo wixii lamida uu kaa lumo ama ilawdo ma jirta qaab lagu xalin karo amaba aad accounts-kaga kuso ceshan kartid? Caqabadaas aya ihaysate iga caawi ustaad adiga xaga technology-yada noo qaabilsanaaye.

  • @hamzehugur5830
    @hamzehugur5830 2 роки тому

    Waxad soo galisa Forgetten laptop user’s password

  • @noface4597
    @noface4597 2 роки тому +1

    Password Ka Gmail Ka ma aqaano Sido kle authentication Faro kuma haayo 😂

  • @liibanayaanle1311
    @liibanayaanle1311 2 роки тому

    Ustaad Kucoin exchange account aan kuleeyahay ayuu iigu xirna google authenticator waa iga lumay qaabkan ma kusoocelin karaa marki aan soocelinaayo gmailka ayaan usoo marayaa miya wan jeclahay jawabteeda hadi aad aragto qoraalkayga Mahadsanid

  • @user-gu6cz6qj6z
    @user-gu6cz6qj6z Рік тому

    wll qofkii iga caawin karo Authenticatorka sida maclinka usharxay ayaa raacay .kaliya waa iisoo qabanaa .AUTHENTICATORKA google iyo ciwaankeyga gmelka , igu ma soo qarmaayo facebook ama binaance iyo wixiikale lugu is ticmaalayo maxaa iga qaldan walaaliyaan

  • @king__zhucaip1095
    @king__zhucaip1095 2 роки тому +1

    Walal aniga Facebook ga ayuu igaga xidhmay code kaasi Facebook gii mana gali karo maxan smeyaaa wll

    • @keyseabdisheikh8541
      @keyseabdisheikh8541 Рік тому

      Bro anigaba midan baa cawa i heysata oo facebook ban kuxirtay phone ki baa iga dhumay bal maxaa kuxalisay

    • @king__zhucaip1095
      @king__zhucaip1095 Рік тому

      @@keyseabdisheikh8541 wlhi waan ku dalay zhb akhiŕkina wan iska dayay

  • @Baashiyare10
    @Baashiyare10 2 роки тому +1

    Ustaadi anigoo leega xadin ayuu ii shaqeen la,yahay Authentication sax ah oo horaba u isticmaali jiray coinlist marka maxaa kaqaldan

    • @king__zhucaip1095
      @king__zhucaip1095 2 роки тому

      Walal isku dhibato ayaa na haysta makuu hagaagay wali

    • @Baashiyare10
      @Baashiyare10 2 роки тому

      Haa sxb xooga Malmö kadib wooificnaaday nio waqatar lkn

    • @king__zhucaip1095
      @king__zhucaip1095 2 роки тому

      @@Baashiyare10 zhb sideed usoo celisay igu caawi zhb

    • @king__zhucaip1095
      @king__zhucaip1095 2 роки тому

      @@Baashiyare10 aniga zxb uu iii shaqyn layay code ka uu diidan yahay zhb maclumad faro badan ayaa igaga jira zhb kama.marmi karo

    • @king__zhucaip1095
      @king__zhucaip1095 2 роки тому

      @@Baashiyare10 zxb ii sheeg saad u hagaajisay

  • @hoodomohamed2925
    @hoodomohamed2925 2 роки тому

    Gmail ka sida Google authentication loo so celyo so geli

  • @omaralihassan8361
    @omaralihassan8361 Рік тому

    Mhdsnd ustaad

  • @user-vg2gv5hz5t
    @user-vg2gv5hz5t 9 місяців тому

    Asc

  • @user-uj3lq8ix3q
    @user-uj3lq8ix3q 2 роки тому

    Asc dadkeyga somaliyed naxarista badna arim ba iheysata Alle swt darti $30 ya igu cawin kara

  • @abdulahidhoore9073
    @abdulahidhoore9073 2 роки тому

    Geelaada iska liso dheh macalimuu in badan ayaa sidaas ah ee hala qaato hadalkaas macalinka mahadsanid