Facebook and Email Security 2021 with solagroups.com

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 30

  • @mohamedkhaliifgeedi9667
    @mohamedkhaliifgeedi9667 3 роки тому +1

    Macalin Tukumiintiyo aan daruuri u ahay ayaa iigu jira allah ku barakeeyo

  • @labasiigaalmedia110
    @labasiigaalmedia110 3 роки тому

    M.a.abdinasir walaal halkeen kaala soo xiriiraa waan kuu baahanahay.

  • @ahmeddaacadbarre500
    @ahmeddaacadbarre500 3 роки тому

    Aad iyo aad baad u mahadsan thy sir sola am really appreciate thanks

  • @ibraali1681
    @ibraali1681 3 роки тому

    Walala zola aad ayaa ugu mahadsantahay shaqada aa umada u heyso anagaana kuwa ka faaiidesto alle ha inaga yeelo

  • @zulthanzakimuuse8702
    @zulthanzakimuuse8702 3 роки тому

    Waa cashar aad u faaido Bdn Ustaad Abdinaasir Ustaad suaal aanku soo weydiiyey muuqaalkii kan ka horeeyey igama aadan soo jawaabin waxayna ahyd inaad cashar nooga soo sameyso sida Apple ID unlock looga dhigikaro midaas ayuu igu dhibay Ustaad adiga oo mahadsan

  • @yasinhashi7897
    @yasinhashi7897 3 роки тому

    Thank you Abdinasir

  • @Axmed_koke
    @Axmed_koke 3 роки тому

    Allle haku dhowro Neo

  • @sadiadini3079
    @sadiadini3079 3 роки тому +1

    Thank you very bro

  • @MohamedAliM2009
    @MohamedAliM2009 3 роки тому +1

    Thanks macalin sola 🙏🙏

  • @ugbaadqurux5940
    @ugbaadqurux5940 3 роки тому

    Mahadsanid ustaaad

  • @zuldaanmukhtarofficial5709
    @zuldaanmukhtarofficial5709 3 роки тому

    thank you wll

  • @suadail4265
    @suadail4265 3 роки тому

    Thanks

  • @amalmahamud4804
    @amalmahamud4804 3 роки тому

    Thanks walal

  • @sabriina444
    @sabriina444 3 роки тому

    Mahadsanid wll ✊🏼✊🏼

  • @superka930
    @superka930 3 роки тому +1

    Ustaaad hotmail aan samaystay 11 sano ka hor oo aan Facebook-ga ku isticmaalo ayaan ilaaway security-giisa qaabkee hotmail-ka loo soo celiyaa. Mahadsanid

  • @aliabdikarin6738
    @aliabdikarin6738 Рік тому

    Side mt5 loola soo degaa i phone mobile

  • @mohamudabdiibrahim9228
    @mohamudabdiibrahim9228 3 роки тому

    Sola sxb kasoo hadal bitclout waxa uu yahay wax saxan iyo wax qaldan inuu yahay hadii uu wax jiro yahay qaabka looga shaqeysto

  • @cts3029
    @cts3029 3 роки тому

    Tips ama Talooyin ku saabsan qatarta internetka.
    1. Ha furin link aadan hubin oo u qof kusoo diray.
    2. Iska ilaali meelaha internetkooda free ama bilaashka yahay sida maqaaxida. Sababtoo ah internetyada furan oo an password lagu galin waxay tahay micnaheeda inuu websiteyada ama waxaa sameeneeso cid waliba oo aqoon u leh IyoSababtoo ah wixii internetkaas dhex maraayo encrypted ma aha/ ama ma daboolna oo hawada ayuu u furanyahay.
    Aad meelaha ka heshay haku xirin ama haku isticmaalin computerkada. Mararka qaarkooda waxaa ku xirnaan karo malware ama virus ka xadi karo dokumentiyadaada muhiimka ah. Ama u sahli karo qof kale inu computerkaada meel kale ka maamulo.
    soo dhowoow qof waliba oo talo ku darsan karo iyo arimo kale oo muhiim ah ayagana.

  • @ayaanleshige2850
    @ayaanleshige2850 3 роки тому

    Macalin sidee kula soo xiriira? mahadsanid

  • @bashirshali5827
    @bashirshali5827 2 роки тому

    Ustaad side kula so xariira user iga xiran adigo mahad san

  • @superhasan9795
    @superhasan9795 2 роки тому

    Ustad midka lambarka ayan ku sameysty balse password ka aan hilmamay code ima sodiraya hadan forget dhaho

  • @MusabTx
    @MusabTx 3 роки тому

    Ustad Gmail kega wan hesta balsa lambarka ma hesto mark login code ma iso dhacayo 3 years can u help me ?

  • @mohamedabdullahimohamed2021
    @mohamedabdullahimohamed2021 3 роки тому

    Please waxa an codsanayaa email ayaan kuxirtay facebook
    Email kiina waa an xasuusan wayay passwordkii
    So.waxa aan ubahanahay ayaa ahi sida aan uga dhigan lahaa in uusan email kuxirneen so please iga caabi

  • @hamzah_4100
    @hamzah_4100 3 роки тому

    Ustad kawrn Hadaan Mobile numberii aan ku stetup greyey Two factor authentication aan hysan. Ama aan wadnkii Aan jogay wakhtigii aan ku stetup gareyey Aanan Joogin Numberkiina Aan heli karin Wax dhib ah ma iga inan karayaa.
    I think whenever oo aan anigu Device kale kaso galo Numberkii aan ku setup greyey inan haysto uu marka iigu diro the verification code

  • @baanaalibaana4498
    @baanaalibaana4498 3 роки тому

    Asc wll sola waxan rabaa in aan ku waydiiyo suaal
    Masoo ceshan karaan facebook hotmail ku samaysan ayaan hilmaamay waxa kaliya oo aan xusuusto waa hotmailla oo kaliya please iga caawi

  • @shockdrake
    @shockdrake 3 роки тому

    I'm from Korea
    Where are you from?

    • @shockdrake
      @shockdrake 3 роки тому

      @Sola Portal Your nationality
      I'm from Korea

  • @abdullahihusseinhassan6085
    @abdullahihusseinhassan6085 3 роки тому

    Thanks