SAHAN GOT TALENT BURCO QAYBTII 5AAD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 101

  • @MOHADJ-sk7xz
    @MOHADJ-sk7xz 3 роки тому +9

    BARNAJIMKAA naga dhamysa tira uu nugu socday
    Sahan t.v. ❤

  • @jamaibrahim4251
    @jamaibrahim4251 2 роки тому

    Anigu Ugbaad❤️ ayaan joogaa ee reer burcooy ilmaadeerayaal FBgeeda ama WhatsApp keeda isiiya indr billaa caleek

  • @axzaabosman8786
    @axzaabosman8786 3 роки тому +7

    Ugbaad Ali
    Kaamaan guulaysan
    Lkn waynu wada guulaysanay
    Walaal.
    Hbn qaaliya ayey ahayd runtii.

  • @carwir7932
    @carwir7932 3 роки тому +1

    Hadii aan la is xaqirayn oo tii cadaalad ahayd in uun jirto wiilka heesta cawaale aadan ee ismoog qaadaya walahi waa the pest fanaanu fanaaniin itaan barmaamujka ku arkayayna isaga ugu horeeeya 1kana isagaa iska le

  • @siciidmedia6412
    @siciidmedia6412 3 роки тому +2

    Sahan tv naga soo dhamaystira fadlan kaxigana boorama kabilaaba insha allah

  • @abwaanmaxamudkoofiyo7287
    @abwaanmaxamudkoofiyo7287 3 роки тому +1

    Woof woof sagal ayaa nr 1 ah dhalinta masraxa isugu timi walee waa Axsan fananad weliba ka heesi karta toon kasta gacan Ayaan utaagey sagal hore usoco Ayaan ku leeyahey waa hablihii fanku ubaahnaa sagal 🙏👌

  • @yusufaxmed2590
    @yusufaxmed2590 3 роки тому +1

    Hayaay sagal miyaa ku jira NR 💯 ❤️ MAANSHAALAH QURUX 🌹 FARIID YAR 💐 💓 🍇 🍒

  • @shaakircabdi102
    @shaakircabdi102 3 роки тому +4

    Cafan Sagal hàaa

  • @alimustafe6781
    @alimustafe6781 3 роки тому +2

    Walaahi bilaahi talaahi inantaa ugubaad 30jeer ka badan intaan ku soo cesheday aad ayay cod macaan tahayna lkn nasiibka ayuunba ka hiiiliyey

  • @sadiiqmohamoud9122
    @sadiiqmohamoud9122 3 роки тому +2

    masha allaah run ahantii makala dhacaan 4 taba keeb going

  • @mohamedali2132
    @mohamedali2132 3 роки тому +3

    28:40
    Ugbaad heesta badal buu yidhi,
    Say heestaa u qaday way umeeldayday heestu
    Gudida laftarkooday kusocota way hoodhigtay
    Waa gabadh caqlibadan
    Mashallah

    • @siciidmedia6412
      @siciidmedia6412 3 роки тому

      Xaqiiqdii aadbaan uga xumahay ugbaad
      Se malaga yaaba inay gudidu ku reebtay heestii cabdi mailk

  • @naleye1
    @naleye1 3 роки тому +2

    Sagal adan Halee geeyo reer Burco ❤️

    • @naleye1
      @naleye1 3 роки тому

      Sagal adan Cabdiraxman halegu radiyo reer Burco

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 роки тому +2

    Mashallah !!! viva burco

  • @IqraNashaad
    @IqraNashaad 3 місяці тому

    Ugbad waad ka hiliseen

  • @yusufaxmed2590
    @yusufaxmed2590 3 роки тому

    La yiri maayee sax gooood boqol boqol ugbaad

  • @samotalischannel5737
    @samotalischannel5737 3 роки тому +5

    maxamed aadan black iyo guudida kale ugbaad wayka eexdeen oo wiilka ayeey uu xeeden ugbaadna khaladbay ku reebeen

  • @faatuali7497
    @faatuali7497 3 роки тому +2

    Waxba ma garanayaan wllhi anuu horan usheegay markuu barnamijku bilaabmay eey wada haa iyo wada maya idhaahden eenu qofna wax doranayn eey isku wada daydeen waa reer mii

  • @Qeybdiid25
    @Qeybdiid25 3 роки тому +6

    hees wax dhammaa miyaa la waayey

  • @mubarakmahadmohamed
    @mubarakmahadmohamed 3 роки тому +2

    Waad la habsaateen shuu

  • @siciidmedia6412
    @siciidmedia6412 3 роки тому +3

    Ugbaad walaga hiiliyay runtii

  • @sadiiqmohamoud9122
    @sadiiqmohamoud9122 2 роки тому

    Gabadha ayaa cod macaan run ahantii

  • @aminaahmed2836
    @aminaahmed2836 2 роки тому

    Ugbad is great.

  • @abuukaryareabuukaryare4178
    @abuukaryareabuukaryare4178 2 роки тому

    Masha Allah ubgaad

  • @shaakircabdi102
    @shaakircabdi102 3 роки тому +4

    Sheeko mahayaan

  • @slandprince7210
    @slandprince7210 3 роки тому

    Reer Burco waxan iska qabta khaayr baan idiin rajeeynayaa dhamaantiin.

  • @samotalischannel5737
    @samotalischannel5737 3 роки тому +4

    uugbad wiilkay uga eexdeen

  • @hanadcabdirixman8911
    @hanadcabdirixman8911 2 роки тому

    1 ugbaad ah way xaqireen

  • @hawamuse8723
    @hawamuse8723 3 роки тому +4

    Cadaalad daro ayaa lo rebay ugbaad cadalad wallahi may heliin
    Gudida in la badala fcn garsoor fiiican maha wallahi

  • @libaancali8549
    @libaancali8549 3 роки тому +1

    Wllhi cadalad masamey neysiin wariyada saan wax kabadala ee hag wax ukala dhiiba

  • @faaraxaadam3676
    @faaraxaadam3676 3 роки тому +1

    Khatar cadim ismoog inankaasi

  • @hawamuse8723
    @hawamuse8723 3 роки тому +4

    Waxay ureeben inanka darti haday gabadh gudida ku jiri lahayd gabadhu may hadhen

  • @salmaanhasan2807
    @salmaanhasan2807 Рік тому

    Apti ana waxba ka cod maacan

  • @Aidaro123
    @Aidaro123 3 роки тому

    Garsoorayaasha midba midka ka horeeya ayuu taabacayaa

  • @dheereeyeibnuzalah3578
    @dheereeyeibnuzalah3578 3 роки тому +1

    Magacaygu waa maxamuud saalax cismaan (dheereeye) horta madasha isha burco wacdaro ayaa ka dhacay marka la leeyay burco waa wada tallent waa iska dhab lkn gudida oo aan salaamayo dhamaantood waxa aan odhan lahaa bal dib u daawada sxbyaal fariido iyo heesta maryan mursal iyo sagal heesta shamso cumar wllhi isuma dhawa waxa sadexda dhibcood qaaday fariido balse qiimayntu kaligiin maaha ee dalka iyo dibadaba waxa jiro dad live ka idinkula jira oo qiimaynaya lkn waxaad sagal ku qaadateen ma garanayo teeda kale inanta ugbaad way ka fiicantay inanka c/risaaq waayo waxaad ku celiseen hees hadana mid deg deg ku ah ayay qaaday iyadoo kalsooni ka muuqato cadaalada aad ku dhaaranayseen bal xagee ka dhacday sidaa iyo nabadeey...

  • @suleimancamaraa2368
    @suleimancamaraa2368 3 роки тому +2

    Gudida mxkayara qaldan ha ka baqin madaxweyne ka cabso ilaah☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️

  • @mofaysal2962
    @mofaysal2962 3 роки тому

    Sagal nr 1
    Ugbad 2
    Abdirahman 3
    Fariido 4
    Wa grubka geerida WalhaY
    Waxba lagma qaban karo

  • @safiyalucky7893
    @safiyalucky7893 3 роки тому +1

    Ugbaad codba ku dhan wayka eexdeen wiilku waxba mahayee

  • @raahonazapo1824
    @raahonazapo1824 3 роки тому +2

    Apdirahman❤️🤴

  • @salmaanxasan7557
    @salmaanxasan7557 2 роки тому

    fariido,midh mahyso

  • @ragehmussa35
    @ragehmussa35 3 роки тому +4

    Reer somaliland cod Laguma gaadhayo

  • @quluupmideeye6370
    @quluupmideeye6370 3 роки тому +3

    Ugbaad cadaalad baY raptaaH wlhi
    Anigu dipba u daawan maayo
    Maada ugbaad aad si xaqdaro ah ku reepteeN
    Ugbaadna waxaan leyahay wll hadaad qoroolkeyga aad aragto Fariin ii reep
    Ugbaad wlhi cadaalad bay raptaa
    Ugbaad darteed tartanka u daawan jirey
    Balze naziip daro gudida ayaa cadaalad daro qaadeY sorry ugbaad wll
    Waxaan kaala soo hadlayaa wll hargaisa

    • @ugbaadcaliibrahim4554
      @ugbaadcaliibrahim4554 Рік тому

      Wd mhdznty wll barmamujak man dawan sasn qorlkGag uu arkin wy dhacdaa wll😫💗

  • @salmabintuyusuf5688
    @salmabintuyusuf5688 3 роки тому +3

    Lasoo dhakhsada

  • @guuleedalvezofficialguulee5673
    @guuleedalvezofficialguulee5673 3 роки тому +1

    AxaY AX UGbaAD wllHi waA FaNaANaD aAD u CoD MaCaAN HaLa So0 saARo FaNaANaDaAz.....😒😒😒

  • @xaragochennel2176
    @xaragochennel2176 2 роки тому

    Wxn ka xumahay ugbaad cadaalad darada lagu sameeyey lkn wxn ugbaad odhan lahaa cidna ha eersan waayo wxd ku tuftay gudidii adoo u qaaday hees foorjo ah halkaa khalad ayaa lagugu reebay markii aan dacal walba ka eegay

  • @yusufaxmed2590
    @yusufaxmed2590 3 роки тому

    Sagalnr1, fariido 2. Ninkana soo saara..

  • @idilawad3233
    @idilawad3233 3 роки тому +3

    Gudida mxkayara qaldan umabogin say wx uqiimaynayn midakle dad hore utartamay miya hada dib utartamaya sida wx uwadan sakriyaw

  • @basheabdalla5148
    @basheabdalla5148 3 роки тому +1

    Maxaa dhacay

  • @zafwanjamac1695
    @zafwanjamac1695 3 роки тому +1

    Nacalaa hooyadiin ku yaal ugbaad ayaa ka cod macaan ee xaq ma yaqaanin meesha waa layska soo fadhiisiyeu🙄🙄

  • @zhaficiqiireeye
    @zhaficiqiireeye 3 роки тому +5

    Waar micnahoodoo dhan halkaasan ka fahmay gudidu ugbaad way ka xanaaqday hees kale noogu celi markay dhaheen ee ay caruur iska hadashay iyo kasoo qaad meel cidlo ah u qaaday way xanaaqeenba.
    War kuwanaaa cml xumay ku reebeen inantaas.😂😂😂

  • @nimcoqalbac6915
    @nimcoqalbac6915 3 роки тому

    Qaybtii kale nagso daaya

  • @salmaanbaala7295
    @salmaanbaala7295 3 роки тому

    wlhi ugbaad aad uku xumahy cood mcn wlhi🤦🏽‍♂️🤦🏽‍♂️😡❣️

  • @barwaaqohuzein4209
    @barwaaqohuzein4209 2 роки тому

    Waxan codsanaya iso qabta

  • @nuuracabdi6161
    @nuuracabdi6161 3 роки тому +1

    Caadi iska dhig kulahaa

  • @cabdiz5945
    @cabdiz5945 3 роки тому +1

    Wankaxumahay gabdhuhu cadalad mayhelin

  • @idrissabdullahi4983
    @idrissabdullahi4983 3 роки тому

    Cadalad majirto ano 2 aqon ulahen lakin dhanka codka gabadha 85 wilka 75

  • @cismaanjamhuuri6276
    @cismaanjamhuuri6276 3 роки тому

    Mar walba anigu waxan dhaliil san ahay gudida oo aan waxba meesha ku hayn inanka soo baxay aniga oo anan ka xumayn hada waa laga cod macan yahay oo codkiisu halkii loogu tala galay masoo gadhsiin marka inta raggasi wax iska bedelayan cadaladi ka dheer meesha mida kale maan arag iyaga oo hal qof na alle haka yeelo ee ku qabsanaya codka oo ay leeyihiin tuduca ku noqo ma duduca ayaad khaladay
    Ee meesha way iska fadhiyan
    Ee aynu eegno ciday cimamadan

  • @yusufaxmed2590
    @yusufaxmed2590 3 роки тому

    Hani.. Codku ka soo bixi maayo waa qalad. Noo.. adigaa haleeyoo dhaglas hore ayuu erey madaxa ka lulay

  • @mohammedmukhtaar4822
    @mohammedmukhtaar4822 3 роки тому

    Sakariyow wxan nga dhmee bil sugynee

  • @cawaleadan3297
    @cawaleadan3297 3 роки тому +2

    Waar nagala taga waxa ugbaaad waa laga hiiliyey gudi maaaaha wuxu

  • @abdiririsakawil3235
    @abdiririsakawil3235 3 роки тому

    Ugbaad Cadaalad Laguma Reebin Wa Fanaanad Dhamaystiran

  • @mawliidapdi8763
    @mawliidapdi8763 3 роки тому +1

    Ugbaad cadaalad bey raptaa sakariyaw gudida bedal

  • @qaysgafo9458
    @qaysgafo9458 3 роки тому

    sahan tv

  • @nimcoyuusuf9078
    @nimcoyuusuf9078 3 роки тому

    Way Ku xiqi heesta faridadu

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 3 роки тому

    niman uun ba samanayay gabadho maxad ugu dari wayden dabcan wiilka siinaysan inkasto inantu iyada iska yar xumaysay intaydan doran baan sagal doortay runtiii najax duray baa haya way bugtay way idin sheegtay waad ku xumaysen waxay sidan

  • @mohamediidowmoge8443
    @mohamediidowmoge8443 3 роки тому

    Ugbad walaga eexday

  • @mohamedali2132
    @mohamedali2132 3 роки тому

    Heer waxan gadhay aan qimaynta hal qof uun aan ka dhagaysto kuwakalana Aan ka boodo time ka wayo dhamn tood same points bay dhibayan kkkk

  • @nuurahassan1093
    @nuurahassan1093 3 роки тому +1

    Ugbaad aad bay u cod macaanen walhi sorry in la reebo

  • @nuuracabdi6161
    @nuuracabdi6161 3 роки тому

    Hhhh

  • @martidaifka7618
    @martidaifka7618 3 роки тому +2

    Heesti danbey ku reeben heesta gubtay gudida hahahahahah cadaalad ayay u baahan tahay ugbaad

  • @IidcabdiCabdi
    @IidcabdiCabdi 7 місяців тому

    Fff😂😂

  • @hamsehussein2688
    @hamsehussein2688 3 роки тому

    hhhh mid aan koodh uso dhiipey ayaa heesaya

    • @guuleedalvezofficialguulee5673
      @guuleedalvezofficialguulee5673 3 роки тому

      AAL aAR RaGi ¡LiN GopEEd LaGuMa NoQDeE kADhaC Ho0YaDaA MuUQaALka XuN kaWaZe😡😡😡🤬😡😡😡😡😡😡

    • @hamsehussein2688
      @hamsehussein2688 3 роки тому +1

      @@guuleedalvezofficialguulee5673 iga so doono bri

    • @guuleedalvezofficialguulee5673
      @guuleedalvezofficialguulee5673 3 роки тому

      AY aY WaZaY........ aAr Ho0YaDaA MuUqaALkA XuN KaWZe BaAH BaAH ilaaHaaGee aNNaGa DaRXuMo NaMa HaYzEE

    • @hamsehussein2688
      @hamsehussein2688 3 роки тому

      @@guuleedalvezofficialguulee5673 zxp dadka I xiijiyey ayaad mu jirtaba aduuyeh

  • @amaalhassan169
    @amaalhassan169 3 роки тому +2

    Waar walhay kuwan gudi maha waxba Ma yaqanan

  • @cabdirashidjaama3539
    @cabdirashidjaama3539 3 роки тому

    Hibaaq fariido lama haysan karo cimaded

  • @mustaqbalmuuse8498
    @mustaqbalmuuse8498 3 роки тому

    Imika markaa mxaa leediin dee soo galiya😠

  • @mohammedmukhtaar4822
    @mohammedmukhtaar4822 3 роки тому

    Ugbaad wy kcodmcnyd ninka runtii aad

  • @barwaqoofficialchannel5631
    @barwaqoofficialchannel5631 3 роки тому

    Cadaald daro

  • @basheabdalla5148
    @basheabdalla5148 3 роки тому

    Samantha TV ma shaqaybayo