Xildhibana Guun Ayaa Yidhi Ilaahayow Muuse Biixi Iyo S/lanad Noo Kala Reeb

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 23

  • @MariamElmi-b3f
    @MariamElmi-b3f 17 годин тому +3

    Geesi geesi dhalay Maasha’allaah 👏💚🤍❤️🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ibraahimSulub-zm3no
    @ibraahimSulub-zm3no 16 годин тому +3

    Sii baroorataa baalo xoofta iyo beentii shubtaa buuq samaysataa na basaastayaa beeshii hartiye buurta fuul ku tidhi baal ka raacdayaa kursigaa banana balay kaa tahee khadar beenta daa WAA saxiibkaa Ibrahim guun hadaad igaran

  • @mustafadahir9852
    @mustafadahir9852 17 годин тому +2

    Maa Shaa Allah waa aftahan

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan 3 години тому

    Aĺle kacabso Awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 9 годин тому

    shacabku isbadal buu rabaa muuse by by insha allaah 😂😂😂

  • @Dophill260
    @Dophill260 14 годин тому

    Hooyadiin io basaasiintaa tihiinba kala taga shacabka. Ogaada shacabku wuu idiin cadhaysanyey waxaad sameyseena ma ilaabin votebaana la idinku muquuninayaa... caga juglayn vote laguma helo

  • @mowuildmeash9106
    @mowuildmeash9106 13 годин тому

    MEESHA INA GUUNOW JAJABAN LALA QAYILIMAAYO WAAD OGTAHAY WAX KASTA BEENTA ISKA DAA

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 13 годин тому

    Ilaahay adiga iyo cirro talo somaliland noogu dhiibi maayo

  • @MohamedGabgriel
    @MohamedGabgriel 13 годин тому

    ALLAAH JAMHUURIYADA HAKA BADBAADIYO
    KOOXDA BUURA-FUULKA EE DHAGARAYSAN
    WAA KUWII NEBIGU SII SHEEGAY
    MARKUU LAHAA
    (WAXAA IMAN DOONA LAB
    CARRAB-YADOODU SONKORTA KA MACAAN YAHAY
    QALBIYADOODUNA QALBIYADA YEYDA YIHIIN,)

  • @legacyofafricakooshinducaa146
    @legacyofafricakooshinducaa146 17 годин тому

    Guunow Somaliland waa Muse, Musena waa Somaliland.
    1Ciiro 18 May dafiirsan
    2 Hersi waa kii uu googol xaadhayey siidii Somaliland iyo Somalia uu Midoobilahayn maar Laabaad
    3 Maxamed Abdillahi Omar oo wasirki Guudaha Somalia hoor fadhistay isakoo ah Somaliland wasirki Diibada mantana mushruc kaa soo qaatay cadowgaa Villa Wardhigleh.
    Kuuwani aad siyasin kuu sheegaysa waa waala khayulwadan.
    Guul Iyo Gobonimo Somaliland hooray uu Sooco Jamuriyada Barakaysan Siyaasadeeda Tiigsika Foog waa Dhimashadii Xuusbiyada qabyaladu quudmisay siida Wadani.

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 9 годин тому

    😂😂😂😂muuse wuu tagayaa

  • @hajii2033
    @hajii2033 16 годин тому

    inadhillo ma xashooda qabaylda ka buuxda

  • @adnamaxamedcabdi3975
    @adnamaxamedcabdi3975 15 годин тому

    Iskubax kalidaa cajuuskii ceebaha badnaayaw iimaan laawe ilaahay beelbaas kaa tuur muuse lacag ayaad ku dilaysaa aygii mee adeer iga fuji 😂

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 16 годин тому

    Cidagalihii gabyi jiray way xabaal nololin lahaayeen kan buraanburka haweenkii ku qabsaday .ninkani ma guri madhan buu ka dhex hadlayaa malaha dad ma dhegaysan karayee

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 16 годин тому

    Macaac ! ragganimo halkanay ku dhimatay maxa meesha neef ka ciyaya . Ma xisbi baa waa jabhad iyo basaasinta Muqdisho sugayso e ducada guunta waa ducadii ugu liidatay ee aan abid maqlo waa iska duco jirri e waxba ha ka xanaaqina iyo buraanburkan uu gabayga ka dhigayo Taariikhda buuraha laga dul ooyo ayaad ku gasheen

  • @KANAAL-m5e
    @KANAAL-m5e 14 годин тому

    Ilaahay meel xun kaa rid hadaan ilmo xalaal ahay

  • @inacarab2353
    @inacarab2353 12 годин тому

    Libaaxi khadar guun ❤

  • @abdifatahduale3967
    @abdifatahduale3967 17 годин тому +1

    Hoostada la hel
    Waa halkii dumarkee

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 17 годин тому +1

      Mayee futadaaduu la helay, dhakh waa kaa ku geliyay, aad u kala qabo futada

    • @ali-hm7gz
      @ali-hm7gz 16 годин тому

      ​@@hassanhussein272ma dhangadii baa ma sidii baad fataali uga tahay wadadii maka almukarame ee xamar

  • @YasinMohamed-jn4by
    @YasinMohamed-jn4by 12 годин тому

    Doqon

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk 16 годин тому

    MUUSE DUBJIR WAYNU MAXKAMADEYNAYNAA

    • @abdicash8787
      @abdicash8787 16 годин тому

      😂😂😂😂 maxaad maxkamadsynay waa geesi muuse , msslintii loo baahnaa wuu dagaalmsy hslja ina guun Canada u cararay , xishooda yaa ugaadeen