NADIIRA NAYRUUS | SHOWGA NAIROBI | LIVE WARDOON IYO WACDARO CUSUB | GARBASAARRADA TUURA | 2019

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 бер 2019
  • NADIIRA NAYRUUS - HEESTA WARDOON
    SHOWGA MATAANAHA FANKA NAIROBI
    LIVE HEESTII CAANBAXDAY EE DAREEN
    IYO WACDARO CUSUB
    GARBASAARRADA TUURA 2019
    ……………
    MASRAXA MATAANAHA FANKA
    NADIIRA NAYRUUS
    SHAADIYO SHARAF
    QAALI LADAN
    IIDLE YARE
    …. … … .. ..
    XIDIGAHA NAIROBI
    IYO XAMAR
    ...........................
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

КОМЕНТАРІ • 155

  • @daalacoofficial6369
    @daalacoofficial6369 5 років тому +17

    Nadiira nayruus wey cod macaan tahy ,balse waxaan kula talin lahaa inay heesto iyaduu jirkeedu asturan yahay

  • @idilbinuidiris3650
    @idilbinuidiris3650 5 років тому +28

    Subxanallh qawanaan waxba ma dhantaan alle ha idin soo hanuuniyo

  • @kingw3land295
    @kingw3land295 5 років тому +2

    Thnk cabdi askari........ First vwr..

  • @maquustemedia1486
    @maquustemedia1486 3 роки тому +1

    Mac mac mac ii Rux Naasaha

  • @xamdashugri4202
    @xamdashugri4202 5 років тому +4

    Nadiira imikaad hees iyo badh soo qaaday nolow 💖👑🙌

  • @ahmedhassan6097
    @ahmedhassan6097 3 роки тому +11

    Dhamaantiina allah ayaad ku caasiiseen / laakiin natiijadeeda waad heleeysaan inshallaah

  • @abdulkadirosman4330
    @abdulkadirosman4330 3 роки тому +1

    Abdulkadir Shabel Gurey

  • @colmlander3447
    @colmlander3447 3 роки тому +1

    Gabdhaan fanaanimadeeda waan saxay 10

  • @maankamaanta9393
    @maankamaanta9393 5 років тому +2

    subxanlaah allow kuwaa ha nugu cadabin iyo waxa ay samaynayaan ee ha nuninta adaa iska leh rabiyow

  • @Husnidahir7
    @Husnidahir7 5 років тому +5

    Hal il baan kudaawanooyaa nabee😎😎😎😎ax alla maxaa naas xaq laga gale🤔

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 5 років тому +1

    Nadiyra neyrus nolow my queen 1🤩😍😘👏👏👏👏🇸🇴🇸🇴👌👌👌

  • @khadarmaxamuud1235
    @khadarmaxamuud1235 3 роки тому +1

    Wall.ale.haku.hadeeyo.subxaanlaaaaaaaaa

  • @aznamabdulahi1009
    @aznamabdulahi1009 5 років тому +2

    Waaaaaaaaaw Boqorada masraxa nadira Nasluxda 😂😂😘❤

  • @farhiyarashidadengabyowfar7936
    @farhiyarashidadengabyowfar7936 4 роки тому +1

    Subhanallahnadiro

  • @hitstudioone3754
    @hitstudioone3754 5 років тому +2

    Wlhi waa shakiira qoftaan horaa loo soconaya shakirada somalida an hesana anagana

  • @thequeen-kn4bq
    @thequeen-kn4bq 5 років тому +19

    Ax ax walhi wa wax laga naxo hablo somaliyeed inay saa u dhaqmayaan
    *Dalkii* sidu u burburay *dhaqankiina* wuu burburay fanku maaha inaad jidhkaaga ka ganacsato fiiriya dadka heerka gaaray naag is qaawiso ma lahan oo jidhkeeda si badheedha wuga ganacsato dabada iyo candhadan ruxayna showga iimada leh ma jirto

  • @ayanaamoha4226
    @ayanaamoha4226 5 років тому +2

    Halka hes an nadiro kajeclahy❤❤

  • @shrtamng2294
    @shrtamng2294 5 років тому +9

    nadiira ❤❤👌

  • @fardosacadey6738
    @fardosacadey6738 5 років тому +2

    Ilaheey an u barino inu i leheey so hanuuniyo wayo hadi an cayno debi moye waxba kama faaideno marka si an ajir u ehlno ayagane alle so hanuuiyo an alle u barino

  • @AishaAhmed-cw9ib
    @AishaAhmed-cw9ib 5 років тому +2

    subxanalah allow soo hanuuni😢

  • @muna229
    @muna229 5 років тому +1

    Kolay walaqa madeenayan ee may is asturan subxanhalah

  • @asmamacaane1028
    @asmamacaane1028 5 років тому +1

    Alle hasoo hadeeyo

  • @zackeriahazzan46
    @zackeriahazzan46 5 років тому +1

    Nadiira Nayruus Naag Naasaheeda dadka ku raali galinaysa

  • @aduunchannel3008
    @aduunchannel3008 5 років тому +1

    Ax ax wlhi beerka I go ay

  • @abdikariimabdulqadir3668
    @abdikariimabdulqadir3668 3 роки тому +1

    Allow soo hanuini gabdhha fanaaninta ah

  • @maryamoruun1532
    @maryamoruun1532 2 роки тому +1

    Subxaanalah 😭😭 alla jirkooda adeeg badanaa subxaanalah 😭😭

  • @abdallapalill7669
    @abdallapalill7669 5 років тому +12

    Alla maxay lacag dhib keentay rabow 🤲 allow waxaan kaa baryayaa qofwalboo lacag ubaahan usahal .
    Swbto ah lacag si loo helo ayaa saan loo yelayaa🤨

  • @aminamahamedabdi7702
    @aminamahamedabdi7702 5 років тому +1

    Waaaw nadira cadka 💯stellka💯musga hesta muqalkeda shacabka💯💯💯💯💯💯💯horay usoco

  • @ikraancige9232
    @ikraancige9232 5 років тому +1

    Alle hasoo hanuuniyo team falaq falaq hh

  • @mohamedgafane363
    @mohamedgafane363 5 років тому +1

    wardoon wa heesti an ugujeclahy neyruus wad kabaxsaty

  • @xumanladirirka8662
    @xumanladirirka8662 5 років тому +1

    Alloow nafta kawada saar ayakoow sidaan u nikinayaan

  • @maxamedrooble540
    @maxamedrooble540 5 років тому +1

    hada dadkani ma fananinba mise jidhkoday fanan ku yihin subxanalah 2danbi o wawaynbay dhexda kaga jiran Rabow so hanuni waa gabdho somaliyed o wllahay ahe sacabka $adunyada ha iracinina Rabi baa lonoqonayaye Ax

  • @juabarre308
    @juabarre308 5 років тому +8

    Wll dhibaa qabtaa illhy hakaa yareeyo waxaas dhan culeyskooda mawadidoo😢Dadna kista ay layihiin🙈jah

  • @feysalabdirahaman929
    @feysalabdirahaman929 5 років тому +1

    Walee Akhiro wala iloowe adunyadan hadii walag waraayo was arki donaaa

  • @mohamettahmett1212
    @mohamettahmett1212 5 років тому +1

    Waaa heeska kaliya eee aaan kataageero nadiira inta kle qub tan moooyeee

  • @haydar378
    @haydar378 5 років тому +1

    Shaxaari time ma u jeedaan naas aa la duubanayaa!!!

  • @farxiyamaxamud1898
    @farxiyamaxamud1898 5 років тому +2

    Allah hasohanunsho hadu ladono

  • @faizamohammed3935
    @faizamohammed3935 3 роки тому +1

    Asc

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 5 років тому +1

    Taaan Naasah baa Cansar ka ga dhacayaa waleee duliyaaad

  • @najaaanalka2238
    @najaaanalka2238 5 років тому +2

    qof heesaya innuuu is luxo ka maarmimaayo wan taageersnhy gbdhaas maslixiyad bayleedahay

  • @adnaanmohe1290
    @adnaanmohe1290 5 років тому +1

    Shaw mahan ee wa jir so bandhigid weye

  • @abdireshassan58
    @abdireshassan58 4 роки тому +1

    Waww qatan ayan tahay shogan wan gokay

  • @shahmaancali5153
    @shahmaancali5153 5 років тому +2

    12 munit iyo 260 view

  • @Ahmedismail1
    @Ahmedismail1 5 років тому +1

    wlhi naagahani wayba ka dareen sidaa loo hayey waa kala kiciyayaal naa ilahiina utobadkeena intaad candho xun meesha ruxaysaan aduun iyo akhirodiina ha seegina acuudu bika

  • @maxamadxuseen4998
    @maxamadxuseen4998 5 років тому +1

    ilaa naasahoogii baa la arkayaa
    Ala waxani iskaabulada udaranaa iskaabuloy maad igu raacsantihiin

  • @janomali6661
    @janomali6661 5 років тому +2

    Sharka acudu bilaah

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 5 років тому +1

    🙂🙂🙂🙂🙂

  • @najaxmaxamed7052
    @najaxmaxamed7052 5 років тому +2

    Raxmaan haydin soo hadeeyo
    Waa cudur saas maydaan samayseen hadaan xanuun idin hayne

  • @liixaraako8583
    @liixaraako8583 5 років тому +1

    hhhhhhhhhhh asxabeey gabdhahan waasmo inee so jeelaan aya fiican

  • @hibaaqabdifitah8396
    @hibaaqabdifitah8396 5 років тому +3

    Hesaheda hestaan aya ujeclahay

  • @Rghtman308
    @Rghtman308 5 років тому +1

    Inantu tol midhaa Malaha?

  • @saandahab2849
    @saandahab2849 5 років тому +2

    Wlhi nadiira waxay ku qurxaneed sidee fanka ku soo kashay kowkii hore

  • @sunrisealimoalim6056
    @sunrisealimoalim6056 5 років тому +1

    Jidh meesha lagu suuq geynayo un baanu aragnaaye dee huuno waaxay sidanina 🤔

  • @aanaan6027
    @aanaan6027 5 років тому +1

    Qaali ladan sidey nadiiro ugu qosleeyso yaa ila arkay wey la yabtay xabadka side ka siisay

  • @mohamedisackaliofficial8403
    @mohamedisackaliofficial8403 5 років тому +2

    Yaa naasaha kawada jaro naagahan kkk

    • @Husnidahir7
      @Husnidahir7 5 років тому

      Iska daawo maxaa karabtaa😎

  • @Sharoobo
    @Sharoobo 5 років тому +2

    Nadiira lacgta ciyaal nairobi u celis waaye saan xaq ma ahen balanka ina luxdo
    Sfcn wliba😂😂😂😂

  • @haliimoahmad3127
    @haliimoahmad3127 5 років тому +4

    Ilahow irsaqad ha iga galin inan sas naskeyga u luxo subxnlh hadhow caruurteda arkaya

  • @cabdijibaaryare1903
    @cabdijibaaryare1903 3 роки тому

    Eglan show jjjj

  • @faadumofaarax6792
    @faadumofaarax6792 3 роки тому

    M.a nayruus xubi दपतबरफ

  • @aaminahibaaq7187
    @aaminahibaaq7187 5 років тому

    Ar fanku sasmahan codkina kaliya yad bulshadina ku kasban lahaydeen wllhi wan kanaxay qabkad u dhaqmaysan please sidan wax ka badala wll

  • @asadagoogo1590
    @asadagoogo1590 5 років тому +8

    dee sidani waa agee indhahah anoo isku hayaan dhagaysanaya 😂😂😂😂

  • @ismailwadani555
    @ismailwadani555 5 років тому +1

    Bandhiga nasaha miyaa showga kuwan fanka karamada ka qadeen

  • @SaynabYare-zz9li
    @SaynabYare-zz9li 9 місяців тому

    Oo barigaa qoratoyin baad ahaydeene

  • @quenshushuu6396
    @quenshushuu6396 3 роки тому +1

    Allh nadiiraay wnku jclhy lkn markad sidan isu qawineso alle ku awuray maso xasusanesid miya

  • @ismailyg3493
    @ismailyg3493 5 років тому +1

    Naaso beec ah ninka hos fadhiyaa dhargay😁

  • @daarchannel2121
    @daarchannel2121 5 років тому +3

    😂😂😂yaa ila arko mid ayaba nasaha ka dubanooyo 😂😂wale warba jiro😂

  • @maxamuudmawlid8884
    @maxamuudmawlid8884 5 років тому +1

    Naazahu ma xanuunan miya markay lulazo
    Zawkuwi halbawle aha
    Ee gacanta adagi damqi jirtay

  • @cabdiqaniahmed4304
    @cabdiqaniahmed4304 Рік тому

    Ad

  • @sahrohussen491
    @sahrohussen491 5 років тому +10

    War aawey kuwii saqiirka kufsanssyey 😡👋🏾 warkaalay kunbaa qoqane 🤨🤨😐 ukhupo khapooyin 🧐🧐

  • @nasriahmed2861
    @nasriahmed2861 5 років тому +3

    Uduceya wll inu ilahy so hanuniyo wey lunsan tahy runti

  • @Ayub_252
    @Ayub_252 5 років тому +1

    kuwa saqirada kufsana Tan ma u jeedan miya

  • @nimcaanseef5066
    @nimcaanseef5066 10 місяців тому

    Wax nool weeyw

  • @Nature_motivation.2024
    @Nature_motivation.2024 5 років тому +4

    Wax Dhib Qaba waaalidkii dhaley iyo Wiiilkii la dhashey Nadiiro Neyruus Iyo Shaadiyo Sharaf Allah Hasoo Hanuuniyo

    • @Diintu-waa-nasteexo
      @Diintu-waa-nasteexo 5 років тому

      Prïñçë Röhäñ adiga walasha maaha miyaa somaliyeed 😀

    • @Nature_motivation.2024
      @Nature_motivation.2024 5 років тому

      @@Diintu-waa-nasteexo Arintu kala Xanuun Badan Sxb Walaashey Somaliyeed wey tahey Lkn loo kala Dhow yahey taas la soco

  • @inantareerka1103
    @inantareerka1103 5 років тому +1

    Qofka yare iidle sitaa ma kuwan is walaaqayuu ku dhex jiruu kasoo dhacay tolo?? Midbuu kasoo dhex baxayoo dhulku ka qaaday🤣🤣🤭🤭

  • @ismailahmedhassan6740
    @ismailahmedhassan6740 4 роки тому +1

    War dadka meesha fadhiya hees maku socoto ee jirkeed un bee dawanayaan

  • @zaidfarole9427
    @zaidfarole9427 5 років тому +1

    Hala yaabinana nolol maalmaadkoodii baa halkaa galay si dad badan uhesho wa inay waxkasta samaysaa taasay aamintay

  • @degangabose2833
    @degangabose2833 5 років тому +2

    Anigu wxn ka biqi lahaa in naasku keeshaliga kasoo boodo

    • @amiishabintuzainab6610
      @amiishabintuzainab6610 5 років тому

      HhhhhhhhHhh hhhhh waa marka xishood kugu hadhay hadi aaad xadhka gosato waxba ka biqi mayside tan laabad musika baxaya mahaa ki ay naasa san dhihi lahayd waa musi dagan

  • @ismailasha5494
    @ismailasha5494 5 років тому +1

    Qawanidu waxba lama aha nagahan.

  • @aduunchannel3008
    @aduunchannel3008 5 років тому

    Ma doqoniimo ayay Ka tahay sidan ax ax ax ax

  • @Kaafi1mk
    @Kaafi1mk 4 місяці тому

    Xaliimoyinka wakaa dee qaar baa ceebayn xataa hada kuwa asturan waa la iska fahmayas waxa u qarsoom waayo kuwanaa kaga balaq balaqsiiyay

  • @abuukarnuur7321
    @abuukarnuur7321 5 років тому +2

    Si wcn u ruxa ilen adinka aya iska leh alaabtiina waaw 💖💖💖

  • @libancabdimuuse8291
    @libancabdimuuse8291 5 років тому +1

    Aduun joogoow maxaa argti kuu laaban sidaa maxaa laga waa mafahmin aniguue

  • @daddysprincess5532
    @daddysprincess5532 5 років тому +2

    Eedlehan jcla waxan uu sita iiga warama bal😂ma Babbeba

  • @TowfiiqabdiIssack-li2lw
    @TowfiiqabdiIssack-li2lw 8 місяців тому

    Heeskalkacsan

  • @zahraabdullahiali3414
    @zahraabdullahiali3414 5 років тому

    Aaway kuwa saqiira gaadka ahaa jiry majoogaan miyaa halkaa maad soojiidataan sheydaanmiintan qaawan

  • @fartunabdule7611
    @fartunabdule7611 5 років тому +1

    Bisinka horta gabadhan nin lama dhalan miya

  • @AhmedAli-eq5hh
    @AhmedAli-eq5hh 5 років тому

    Hhhhhh iidle yare wax qasan, muxuu gacanta ku wataa wuxuu xanbaarsanyahay waaxay 😂😂😂😂😂

  • @nasteexonalka8119
    @nasteexonalka8119 5 років тому +1

    Ar mesha maxa iskaa bulo buuxaa

  • @abdoulkaderyonis6101
    @abdoulkaderyonis6101 5 років тому +1

    oo way iskuu og yihin sidan waabay kuu faaraxsan yihin sidan khas

  • @aanaan6027
    @aanaan6027 5 років тому

    Rasmi reys uma jeedo

  • @awalesomali5632
    @awalesomali5632 5 років тому

    Akhas naagahan hadii la iska qaban waayo bari habluhu kastuumo ayay soo xidhanayaan

  • @mukhtarcali2195
    @mukhtarcali2195 5 років тому +1

    Naazaha laga jaazaya 😤😤

  • @mohamedmuse7067
    @mohamedmuse7067 5 років тому

    Horta waa suaaale gabdhahaaan labada ah alshabaab heshiiis miyay kulajiraaan?????????

  • @ayanaamoha4226
    @ayanaamoha4226 5 років тому +1

    Sacdiya siman mel kushega lamahye malamahan🤣🤣

  • @husseinsomalilander5398
    @husseinsomalilander5398 5 років тому +1

    Reer xamar ma labadaa nagoodbaa wax wsa la idinka waayay
    Waar bal hargeisa usoo dira anaa shaqadooda aqaane

    • @hannadyarre614
      @hannadyarre614 5 років тому

      idingana kuwa hargeysa noo soo dira Aan Ka duceysanee

    • @daddysprincess5532
      @daddysprincess5532 5 років тому

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @akramyare5444
      @akramyare5444 5 років тому

      Baashe chanel lol hno so kuwa rer waaqooyi dhan xmaar wada imaty oo gus so radsaday

    • @husseinsomalilander5398
      @husseinsomalilander5398 5 років тому

      @@hannadyarre614 labadan horta kasoo dhamaw

    • @husseinsomalilander5398
      @husseinsomalilander5398 5 років тому

      @@ahmedcumar4827
      Hhhh zxp ilaahaybaa bahalka noogu deeqay

  • @anuushzain9497
    @anuushzain9497 5 років тому

    Ma xanuunaan miyaa waxaan ay ruxayso talow Alla naagtaan nebciyaa akh Muqdisho Maxay u degi la'dahay ba la leeyhy kuwaan ayaaba kaso kacee bulshit alshabaabtu kuwaan ayaa qarax u baahan e may dilaan suqdhoyinka bilaa xishood ka ahi

  • @safiyadagan7346
    @safiyadagan7346 5 років тому +1

    De waaba lgu kordhay inay Koranto ku dhagtay ayd mooda miyany xanuunayn siday leeday

    • @makulatalinawalal8536
      @makulatalinawalal8536 5 років тому

      Ahahahahahhaahhahahahahah anaga ka kala dhimi wll e daawo

    • @safiyadagan7346
      @safiyadagan7346 5 років тому +1

      @@makulatalinawalal8536 hhhhhhhh maha ka joog

  • @reo9475
    @reo9475 5 років тому

    This is how you know Alshababa is fake

  • @aadanibrahim5183
    @aadanibrahim5183 4 роки тому

    Bargain xxx

  • @aduunchannel3008
    @aduunchannel3008 5 років тому

    Lacagta meel xun Ka gashay ax ax