Xogta Maxuu Yahay Kacdoonka KDS ee ka Curtay Dalka, Mahad salad oo ka fa,idestay Ciidanki gadooday..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

КОМЕНТАРІ • 44

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule Місяць тому +13

    Suldaanka tv warbaahin u heelan soo gudbinta wararka siyaasada waan ku faraxsamahay in Ka mid ahay dadka kugu xiran guuleeyso wllka

  • @XasanCadi-q8b
    @XasanCadi-q8b 13 днів тому

    Waa sax xasan garguurte waa tug e somali allaah xaga qabta

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 Місяць тому +1

    Kacdoonka Dadweynaha Somaliyee😊???

  • @FaadumoCismaan-ew7oz
    @FaadumoCismaan-ew7oz Місяць тому +1

    RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh Somali wey u dhaamatay ilahyow noo gargar adiga awood leehe inshaaaaaalh

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 Місяць тому +2

    Suldanka oo xaqii si dhab ah uga hadlaay
    XAQIIQDA hadii ad ka hadasho wan ku tagereynaa

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 Місяць тому +1

    ❤❤❤❤ mahadsanid jaale

  • @ciisecabdilaahi
    @ciisecabdilaahi Місяць тому

    KDs ❤

  • @user-tn5or9iw1c
    @user-tn5or9iw1c Місяць тому +1

    GALMUDUG IYO HA MIDOOBEEN GUUUUUUL IYO GOBANIMO AY KENAYSAA OO DEGDEG U SAAMAYN KARTA SIYAASADA SOMALIYEED SIIBA MAJEERTEEN CUMAR MAXAMUUD OO IS RAACA GUUUUUUL IYO GOBANIMO GUUUUL IYO GOBANIMO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @XasanAdanibarhim
    @XasanAdanibarhim 24 дні тому

    csmgad

  • @user-iq9zr3xc8f
    @user-iq9zr3xc8f Місяць тому

    ماشاء الله تبارك الله وعري❤حامد وعكفشطت❤ههوجس❤قعر ماجسءسار😊حعبل🎉

    • @hindanur5310
      @hindanur5310 Місяць тому

      adigu ma dowlada ushaqaysa mise weriya tahay

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 Місяць тому

    Meesh Dowlad Majirto ,Ciidanka waa lagu ciyaara, sidii caruur oo kale ,burburinta ciidanku boqolaal jeer bey dhaceysey badhna waa lalaayaa?😢

  • @CabdikariinIbrahim-kj9cw
    @CabdikariinIbrahim-kj9cw Місяць тому

    Suldanka waa xaqiqa warkas lagiin maxa kadabeydona ilin kacadun badaan ayaa arakni

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Місяць тому

    BAKHARADI OO GANACSIGA KA XUMADAY, AYEY WAS. MAALIYADDA SHIRKAD SHACBI AH U SOO ADEEGSATAY, IJAARKI QOLKA BAKHAARKA AYA MILKIILIHI OO CANSHUURTA SANNADLAHA BIXIYA, AYA MISNA FAIDATU FAAIDA WAX LA DHAHO, AYA KIRADI LAGULA QEYBSANAYA.

  • @user-uz8gj6rs6t
    @user-uz8gj6rs6t Місяць тому

    Waxani dowlad Maha waa duli umada Somaliyed weey dhiban yihin dowlad Maha kuwan waa moriyan Mel ku arurtay

  • @aminarabiile7394
    @aminarabiile7394 Місяць тому

    DIGU MAWAXAD DONASA MALIBANIH LAGULIBANAYA AYADRABTA MAXIMAJIRTO WADHIGACAYADA CAABKAKAMACASHAN

  • @HassanMohamed-zb3xb
    @HassanMohamed-zb3xb Місяць тому

    Asc nin yow is ku Ditka dadka iskadhaaf sababtoo ah wararkaaga Mar Mar waa isburinaaya shacabka in aydhibaato haasato dhaqaalxumo iyo nabadgeliola aan dhimasho iyo dhaawac hadana waxaad leedahay kac doonka dad siyaasiin iyo dadbeemushtar ayaa kadabeeye

  • @user-wx4dw1ff6f
    @user-wx4dw1ff6f Місяць тому

    Wariye adigu ma afka dowladaad ku hadlaysaa mise wax kalaa jiro Val is dhagayso

  • @Lulu-ie3jb
    @Lulu-ie3jb Місяць тому

    kacdoon iyo dagaal ma rabnee ee noo daaya kista nabadda aan heeysanno.

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 Місяць тому

    😂keeno diidka ,dadka, somalida,???😊

  • @user-gm9wg4ge7w
    @user-gm9wg4ge7w Місяць тому +1

    KDS ujeedkiisa waa fahamnay.
    KDS has nothing to do Mogadishu, wuuna qabileysan yahay.
    Kacdoonka wuxuu yimada waqti gaar ah iyo dad gooni ah marki ay madax nowdana.
    Take Jacdoonkiina tuulooyinka aad ka timader. Reer Muqdisho shaqa Kuma laha waana la burburinaya hadii la Isku dayo.
    Stop dreaming.

    • @user-us3xh9wl8y
      @user-us3xh9wl8y Місяць тому

      The current president is no good for Somalia, people and country, a sincere change is needed for the better. Long live Somalia

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb Місяць тому

    MA DAL BAA JIRA DOOXATO DHALINYARADII HALAAGAYSA BAA NA HAYSTA SHAQO MA SIIYAAN DALKII BAY KU NOOLAAN LA'YIHIIN .

  • @KhalidMusse-n3q
    @KhalidMusse-n3q Місяць тому

    Bilow baa tahey
    Dadk beenta kadaaa

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 Місяць тому

    QOLADA KACDOONKA WADA MADAXWEYNE WIIL YAR BALSE DHAAANKOODA WAA KAN SHABAABKA OO KALE MAREYKANKA BUU JOOGAA

  • @guutaleboono5281
    @guutaleboono5281 Місяць тому

    Warkaada waa talooyin aad siineeyso dawlada waana nasiib daro in lagaa dhiga waayo la taliye sababta wariyenimada waxaad kaga fiicantahay talinta

  • @user-tb8sn4ix9l
    @user-tb8sn4ix9l Місяць тому

    Dagaala qabiil ayoow u keenay ciidankaas lafta dameer waa dagaal ooge intee dagmo oow geeyay ciidan oo leesku laayay tiriya

  • @ibrahimmaidane8642
    @ibrahimmaidane8642 Місяць тому

    Dawlad xun,waxay dhaantaa dawlad xumo.

  • @hindanur5310
    @hindanur5310 Місяць тому

    adigu ma weriya tahay mise dawlada u shaqaysa

  • @ibrahimshanfool
    @ibrahimshanfool Місяць тому

    Runtii beenlow ayaad tahay si dadban wax u taageero rag gaar ah iyo beelo gaar ah ee alle ka cabso

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 Місяць тому

    Haa Soomaaliya way ka dhici kartaa weliba Muqdisho waayo Reerka Hawiye layidhaah waxay baabi,iyeen Dawladii xawliga ku socotay kana doortay Dawlad la,aan iyo boob dhac Kuna dhaartay in loo noqon doono 1991 Sida Rag badan oo huu ka mid yahay Sheekh shariif dhaarta iyo wixii Alle Casaawajale kibir ama Qof Alle Abuuray loogu goodiyo waan ku dilaynaa dadkuna dulmiga iska Qaban waayeen Qofka fiican lagu noco waa Qabiilkaas Ilaahay wuxuu ku salidaa masiibo meel hay ka timid la ogayn.
    Hawiye ha iska qabtaan Mahad Salad waa Alshabaab wuxuuna Muqdisho ku Abuuray oo meel walba ka shaqeeya Alshabaab waxaa u badan dhar cad lacagtan wuxuu uga qaadaa Dawladaha Soomaali Inay degto diidan.
    Sanbaloolshe oo ah Basaaska ugu weyne Isaga iyo Bashiir goobe oo weli u shaqeeya Itoobiya dadka Itoobiyaanka Ihi Iyagu ha is laayaan waxayse ka siman yihiin wadaninimad dalkooga ma ogola in dalkale Qofna ha,ahaadee basaas u noqdo dalkale.

  • @mustafeahmedaden3137
    @mustafeahmedaden3137 Місяць тому +1

    Dawladi kusheegan aan faa idio. Aan laguqabin ee dadkan dhimashada iyo dhaawaca aha waaydiinayaa lacagta halaysdhaafiyo

  • @user-qe6io2sp4o
    @user-qe6io2sp4o Місяць тому

    Dowlada aad sheegaysaa waa tee, xasan luga qalooc waa fashilmay

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb Місяць тому

    BANGAALADESH WAA SUURO GALAY BANAANBAXYADII DHALIYARADA REER BANGAALADHESH HABARTÌI CRUPTIONESTE AHAYD WAY BAXSATEY EE SOOMAALIA HALA XOREEYO XASSANBDHIIQO DALXARAASHE IYO XALANE IYO ADMIS HAKA BAXAAN DALKA.

  • @MaxamedCismaan-bd6cy
    @MaxamedCismaan-bd6cy Місяць тому

    Adeer dhalinyarada ma ahan dadjiro waayo waxa meelkaste kudhimanahayo waa ayaga siyaasintu waxa kursiga saaro waa ayaga waxakuhayana waa ayaga waana xaabad dabkalagushidanahayo weeyo waxaana lookalaqoqobay qaab qabiil iyo qaab ururo siyaasaded ilahay hagaransiiyo iney isbadbaadshan

  • @mustafgabo6192
    @mustafgabo6192 Місяць тому

    Dhalin yarada somaliyeed waxaan leyahay wadan shacabkisaa badbaad sade arka banala deesh shacabkisaa u kacay kana badbaad saday dowladii xumeyd una daatay madaxtoyadii ey daganeyd kana raacdeyay dalkooda matta waa xur banala desh hadaan nahay somaali qabiilban rabi kadhiganay oo na dilooday walaahi aan kanon iska saarno moryantaan alshabaabka ah xeebta liido waxaa dadka ku laayay waa cidanka dowlada basuuke ladhacay qolalkii nostalgi ayka raadsaden dhalin yaradii fadhisay oo kaféerna ku cabaayay waxana laayay askeri ka tirsan dowlada ha

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 Місяць тому

    Waa maxay ereyadaada dhabar ka toogasho xasan ma u baahno dhabar ka toogasho isagaa ayaa istoogto, isagaa ayaa isku maqraati furo, isaga ayaa isfashiliyo, wax qarsoon ma jiraan dalkii waa kalabtagay, waa isnacay, ethiopia ayaa iska maamulato wax laga hadlaa ma jirto.

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 Місяць тому

    Xasn xaraash qaran wa beenaale qaran dumis ah, somalay ku kaca o ku kaca intad kursiga ka tuureysan lama sii eegan karo ninka damiimka ah

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 Місяць тому

    Acwb xasan shiikh ( xilkii iyo xoolihiiba wuu isku darsaday) , dadkii doortay ayuu albaabada ka xirtay, kaligeed cuntooy kaligaa celceli).

  • @zakariamaftux278
    @zakariamaftux278 Місяць тому

    Xasanow dalka dhaaf ilaahay ku duleeye

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 Місяць тому

    Waxaa si ma ma wax ciidankaas qabtaa?, ciidamada abgaal na waa la hubeymayaa kuwaan habargidir na ( qoryo keensada ayaa la yiri) waa sheeko kale.