alle diinteena nagama fidneeyo umadena somaliyeed caadoyinka an dinteena salku laheen rasulkana an umadisa farin iska dhaafa tas aya idiin qeyr badan hadaad nabigiina jeceshihin salikiisa badiya idinko gurya hiina joogo si ad u libantaan
Waxa ay ku hadli xitaa macnahooda mataqaan maamadaan marka qofka muslimka ah waxa fiican wuxu rabigii ku caabudi inuu garanaya oo diinta barta ciduu wax kaga dayana ka dhigo kitaabki sunada nabiga scw si aan loogu celin maalinka qiyaame alle haso hadeeyo waa bidco ab kaso gaar ah kitab iyo sunana sal iyo raad ku lahayn
Masaajida ha ka mancininaa dumarka xagee geyneysaa maalinta iiidaha xitaa mida caadada qabto ha u soo baxdo kheyr ka xage geyneysaa gabdhihi ka kheyr ka badna ee ansaareed ee durbaanadooda ayaga garacayanaya nabiga scw ku hayay Dalacal badru caleynaa dayax ayaa noo dhashay wajaba shugru caleynaa shugri ayaa lagu waajibayay oo la ooynayay jaceylka rasuulka scw oo nabiga iyo saxaabada midna uuna ku dhihin qalad ayaa sameyseen ma qaldanaayeen diinta barro yaan maskaxda laga xadin gabdhahaan masjid weeye meesha ay joogaan laakin kheyr ka iyo amaanta rasuulka kor u qaad ama hoos u qaad ilaahey adoonka waxii wanaag u ku hadlo waa ka abaal mariyaa naag aan diintaba fahansaneyn ee caay la soo baray inaan la murmo ma rabe wasalaamun calaa mani tabacal hudaaa
Nabiga scw waxuu dhahay qof Allah ma dhumiyo ilaa dood ayuu ku imtixaana hadaad rabto wax kula murmo orod ka raadso suuqyada waxaan sameyneyno cilmi ayaaan u leenahay cidna ku suaali meyso dadka waxii ka qaldan waxba ha soo doodan meesha ay dadka allah iyo rasuulkisa jecel ku amaanayay allah iyo rasuulkisa iyo inta allah jecel
Nabiga scw dooda qofka ka tago guri jannada ku yaalo ayaan u balan qaaday ayuu yiri ramadaanka leylatul qadriga sababaha loo qariyay waxaa ka mida in Nabiga scw arkay 2 nin oo doodeeyso adna doood ayaa raadineysaa Allah yahdiik
قال رسول الله صلى الله عليه و سلم اياكم ومحدثات الامور فان كل محدثة بدعة و كل بدعة ضلالة .. قال رسول الله صلى الله عليه و سلم من كذب علي متعمدا فليتبوا مقعده من نار
Waa shekododi they always fly why u don't studied quranka shame on u when u give human been a power Walahi wa shahiline bolshit we believe Allah and his messenger prophets Mohamed salalaho aleyhi wa salam .dadka ha fidneynina tugo
Kadra kuwaan waa kuwu mushrikiin ah maxaa yeeley ilaahey bey adoomihiisa labaryayaan laa ilaaha wey leeyihiin aw aweysna inte magaca alle ugu dawa wadaan subxaana allah adigaba shaki galaayo kuwaan oo kale hadaad aragto shirkigooda alle kamagangal
Love you Sheikh aways al Qadiria family dad jira ayaad tihin love u guys, fadliga rasulka alle ha idinku xiftiyo Scw
Nayaaa ziyarada ayaa banayey gaalhay
Dad dhumiseen waley
Maasha allah qaadiriyo kor allah haka dhigo garabkiinaa nahy marwalba
Allow hanuuni , adigaa adoomadadaa kaad doonto hanuuniyee .
In naalil,llaah
Sufiyada Waaa mushrikin
Wll ma oga Inay mushrikiin yihiin sidee looga dhaadhicinaya waxaan ay diinta ka dhigtaan in ayna kamid ahayn diinta islaamka
Naago lunsan subxaana laah
Hasha hasha
M.a🥺🥰
Ilahy kabaqa waxaan banaanen oo sunnada nabiga aheen ka joogo
Dadkaan haloo gurmado waxaan waa shirki diinta islaamka shaqo kuma lahan war dadkaan hala gaarsiiyo dacwada islaamka
alle diinteena nagama fidneeyo umadena somaliyeed caadoyinka an dinteena salku laheen rasulkana an umadisa farin iska dhaafa tas aya idiin qeyr badan hadaad nabigiina jeceshihin salikiisa badiya idinko gurya hiina joogo si ad u libantaan
waxaan mifiiican Allaha Halagacabsido, Diinti ma ogolo in Dumarki saaan isyeelaan Somali,
Illaahey kheyrka . Ha waa fagiyo.aamin aamin.
Ilaahay ha idin soo hadeeyo quraafaad ayaad diin ka dhigateene.. ilaahay ka cabsada oo u toobad keena.
Masha allah appreciated Qadiria greatings from hargeisa somaliland,
Eedo ilaahay haku xifdiyo waad ka duwan tahay dadka halkaan wax ku soo qoraya.
inaalilaahi wa inaa ileehi raajicuun waxani waa wuxuu nabi muxamed kadigay markuu dhimanayay inaan qubuuraha masjid laga dhisin inaan lagu tukan inaan wac lawa lawaydiisan shirkiga laska ilaaliyo
Sheikh uweys dheere wali ilaah ayuu ahaa
Mashallah
Masha allh
Filimkaan ma soconayee wax kale la imaada. Dhallinyarta hadda joogto waa idiinka caqli badan yihiin ee waqti ha iska luminina baadi ahaateyne.
Hawartaa usheeg
Insha allh marnamish ka waan Soo afjarey naaa
Masha allllh ilohw xubiga xapibka na siiii cew csw
Waxa ay ku hadli xitaa macnahooda mataqaan maamadaan marka qofka muslimka ah waxa fiican wuxu rabigii ku caabudi inuu garanaya oo diinta barta ciduu wax kaga dayana ka dhigo kitaabki sunada nabiga scw si aan loogu celin maalinka qiyaame alle haso hadeeyo waa bidco ab kaso gaar ah kitab iyo sunana sal iyo raad ku lahayn
subxana laah kuwam xagee kunolyikiin wa dhuumen yaa alah abaana qadariyah kulahaa
Allaha so hanuuniyo 🤲🤲😰
@@maxamedcismaan9850 aamiin
Ala maxaa shirki meshaan kasocdo 😢
Maasha Allah, Allah kherkiisa ha ina siiyo
Ilaahay xaqa hafahansiiyo
Bal eeg waxa qabri masjidka ku dhex yaalo subxaanalaah rabiyow kuwaan diintaada ka qabo oo xaqa ku hanuuni
Masha alaaaaah alaaah haidin dhoore 😍😍😍😍
allaahu akabar Ninwalibo meshuu udhumo rerki ayuu mode
Xaqa Allaha tuso XAgay ka kenen waxaan quraan barta
Soomaali wlhi diintooda habrihii diintiii loo dhigay inaay qeyliyaan
Masha Allah ajar Allah siiyo
Maamooyinka rabi hasoo hanuuniyo rag baa bidco diin uga dhigayee
hanuun kama maqnaa
Sheydaamo isku yimid
yaa allah mmaamooyinkeena udambi dhaaf xaqana fahansii
hanuun kama maqnaa
Amiin ilahay ha fahan siiyo waa ladumiyaye
Ameen
kalima towxiid in la isku caayo waa wa yaab leh
ilaahoow jidkaaga nagu dil
Faataxda mayaqaanaan
iman sh waa nurta warba jogo
Afkan luqade Burundi miya mise tegre AF carabi waxba kujura.
Remix iskadeh
rasuulka wuxu yidhi scw arimaha diinta lagu soo kordhiyo waa bidco
naya rasuulka ha ka been abuuran amaantiisa diinta ayeey ka mid tahay towxiid ayeey aqrinayaan ma towxiid ayaan diinta ka mid aheyn
waa bidco waxan ay islaamuhu samaynayan meel ay quranka iyo sunada kagasoo aroortay ma jirto dikrigana waa laynoo sheegay subxaana laah, allxamdulillaah, laa ilaaha ila laah , allaahu akbar intaa waxan ahayn waxba kama jiraan siyaaraduna waa bidco cad
orod ina abdi wahaab amaan oo amaanta nabiga ku caay gabdhaha muuminaadka ah
Naa ma in la qayliyad noo jidaynay Saxib cibadadu adonka iyo ilahay bay ka dhaxaysa guryahooda ilahay haku caabudeen oo ha fadhiyeen dumarku
Masaajida ha ka mancininaa dumarka xagee geyneysaa maalinta iiidaha xitaa mida caadada qabto ha u soo baxdo kheyr ka xage geyneysaa gabdhihi ka kheyr ka badna ee ansaareed ee durbaanadooda ayaga garacayanaya nabiga scw ku hayay Dalacal badru caleynaa dayax ayaa noo dhashay wajaba shugru caleynaa shugri ayaa lagu waajibayay oo la ooynayay jaceylka rasuulka scw oo nabiga iyo saxaabada midna uuna ku dhihin qalad ayaa sameyseen ma qaldanaayeen diinta barro yaan maskaxda laga xadin gabdhahaan masjid weeye meesha ay joogaan laakin kheyr ka iyo amaanta rasuulka kor u qaad ama hoos u qaad ilaahey adoonka waxii wanaag u ku hadlo waa ka abaal mariyaa naag aan diintaba fahansaneyn ee caay la soo baray inaan la murmo ma rabe wasalaamun calaa mani tabacal hudaaa
Masha Allah ilahey haidin xifdiyo ❤️❤️
٣قق
قال رسول الله صلى الله عليه و سلم لا تجلسوا علي القبور ولاء تصلوا اليها
Allah ha soohadeyo
Alaya hadig sufiyin ilahey shirkiga IYO bidcada ka hadey raxmanow raximow kuwan hadey istaqfurulahi Vadim yarabi
Bax meesha kataga ilaha uxiirta diinta soobarta alle ha idan soohanuuniyo
Maashaa allah ahlu laahi
Walaahi waa aan ahaajiray lkn ilahey aa xaqa ifahamsiyay idinka neh saas aan nii rajeynaa nocaan waa nooc min shiico
Hanuun illahey kumatusine sheeydaanaa kuduufsatay duliyohow ee ilaaheey adiga hakusoohanuuniyo
Ku waan waa xer shaydamo aloow naga qabo galda
Subxanalah ilahey adunka haa adin dhafeyo dumarka ayaad dulay see ilahey yaa sharfe adinka naah waad Soo sarte rabe haa adin Soo qabto rabe umada oga baqa
khair ALLAH xaliimo sheikhaleyy..iyo maana xamzata...
siyaarada awliyada ALLAH hanagu anfoco...
gabar reer sheik xasan ah salaan sare
Ninkii diin ukadhagay madaxiisa alaah madaxiisa haka dhoko
Masha allh digriga
لا اله إلا الله
😮 subxan allh
mushrikiinta qaadiriya ahaaaaaaaaaaa
Masha Allah hooyo
MashaAllah ❤❤❤❤❤
Àlaah hay diin gargaaro
Allaah xaqa ha fahansiiyo mamoyinka bidco weye budcada waa halow
Zahra Yasin bidco ka weyn lianahu toowxid ki ayey ciyaar ciyaar ka dhigteen
see ku ogaatay ineey ku ciyaareen war Allah ka baqaa dadka ha caayina adinka oo cilmi u laheyn
haajara haji cilmi ku soo hadal hadaad waxtaqaan hadi kale aamus
Nabiga scw waxuu dhahay qof Allah ma dhumiyo ilaa dood ayuu ku imtixaana hadaad rabto wax kula murmo orod ka raadso suuqyada waxaan sameyneyno cilmi ayaaan u leenahay cidna ku suaali meyso dadka waxii ka qaldan waxba ha soo doodan meesha ay dadka allah iyo rasuulkisa jecel ku amaanayay allah iyo rasuulkisa iyo inta allah jecel
Nabiga scw dooda qofka ka tago guri jannada ku yaalo ayaan u balan qaaday ayuu yiri ramadaanka leylatul qadriga sababaha loo qariyay waxaa ka mida in Nabiga scw arkay 2 nin oo doodeeyso adna doood ayaa raadineysaa Allah yahdiik
Subxaanallah
Waxaa ugu kan xumanta kasoo duube hadana Soo daye o bidciga faafinaayo
Nuur Mahamed is the
مدد ي شيخ أويس
Kuwii aan Somaliya uga soo tagnay oo dadka qarxin jiray ayaa youtube nooga daba yimid waa inan report gareyno
😂😂😁😁😁😂 zxp waad iga qozlizay
Kuwaan waa suufiyiin wax ma qarxiyaan 😂😂😂😂
Waa xer diintaa ku qalootay lkn waxba ma qarxiyaan waa masaakiin
@@safiyaapdale3555 Hhhhh waaa laga yaabaa waa xir waalan
Bismillahi
ا١خؤ
ilaah haku dambi dhaafo
masha allh
hhh wn duulaynaa kulahaa
قال رسول الله صلى الله عليه و سلم اياكم ومحدثات الامور فان كل محدثة بدعة و كل بدعة ضلالة .. قال رسول الله صلى الله عليه و سلم من كذب علي متعمدا فليتبوا مقعده من نار
Maasha ALLAAH
masha Allah.
Subhanallah 💔
Subhan Allah
Mashaa alaah
dariiqooyinka dhan waa isku mid
walaashaa
dadka dhadhanka darioqada kamaqan yahay ALLAH hasoo hanuuniyo....
marabo dhadhan qaadiriyo ilaahey ayana kamagan galay
Aaamin
Subxana laah ilaah ka baqa shirkina dadka ka dhafa
Waa shekododi they always fly why u don't studied quranka shame on u when u give human been a power Walahi wa shahiline bolshit we believe Allah and his messenger prophets Mohamed salalaho aleyhi wa salam .dadka ha fidneynina tugo
kkk jimicsi waa soo kaa dinaaa. aaa
War DADKAN SHIRKIYADKA IYO BIDCOYINKA DINTA UAH AYA KUDHAHAYA HADANA CAQIIDO XUMADAA ISMA ARKAY ISLAMKA AYU CAYAAA
Cajiiiib
too funny
mansha allah
Kuwa qoraya waxa xunoow isku xishooda maxaa ka fiican laa ilaaha ilalaa oo ladhihi lahaa
Beenmaha abaayo
Kadra kuwaan waa kuwu mushrikiin ah maxaa yeeley ilaahey bey adoomihiisa labaryayaan laa ilaaha wey leeyihiin aw aweysna inte magaca alle ugu dawa wadaan subxaana allah adigaba shaki galaayo kuwaan oo kale hadaad aragto shirkigooda alle kamagangal
ما شاء الله
mushrikiin Alle umdda ha idin ka qabto
Farmaajo
kalimada aad ku hadashay maanta maalin aan aheyn ayaad ka jawaabi
Jambo likitegemezwa kwa asiyekuwa mwenyewe basi subiri qiyama kifike ndo tutajua Hawa ni mushrikin ama nyinyi ndo mmepotea taamal ya jaahil
Usihukumu watu kwa vitu usivyovijua kuwa na adabu na mambo ya watu
mushrik kuma dhaheyno laakin mina Allah ayaa mushrik ka tahay hadad dad muslim ah oo towxiid ku dhawaaqi gaalo dhahdo jaahilooow
Bisinka
Biyoolay ma meeshii xilka lahaydbaa kkkkkkķkkk
Yusuf Ali kkkkk haa
سبحان ألله
ilove
baba suufi isqaarxiiyey ba meel ku sheega? khawarijka wahabiya aya uu bahan ina wadanka laga qabto.
Mushrikiintaan anaga agteena gaalo diin laawo yaal ah bey ka yihiin camal kastoo sameeyaan ilaaa shirkiga kaga bari noqonayaan
war kuwaan umada ka qabta.
a
Istaaaq furilalh Allah no dambi dhaaf
Ilaah ha idin hadeeyo waa baadiyeesan tihiin
أوس الذي إبان القادرية ههههههههه
kuwaan bidco weydhaafsan yihiin ee waa mushrikiin xallal dami walmaal
Warsame
💔
kkkk
Qashin😂😂😂😂😂..
😂😂😂😂😂😂😂