Mashlh Allh u naxrsto sheekha Sh uways Allh nagu anfaco siiradiisa Khatumo suuban cilmi naafic iyo alle ka cabsi iyo Aduunyo suuban Allh na siiyo barkada sheekhaynkeena
Wllahi sufitha wxan haduba din uyahay wa layab sh uweys dere kitabke tarikh disa lagu shegay wa Ben sethet ah waye wax dalil ah mahayo Kan kushegayo benta
Mashlh Allh u naxrsto sheekha
Sh uways Allh nagu anfaco siiradiisa
Khatumo suuban cilmi naafic iyo alle ka cabsi iyo Aduunyo suuban Allh na siiyo barkada sheekhaynkeena
Maashaa allah
Ilaahow kuu naxariiso sheikh Cumar jiilaani
Masha Allah shiiqeena shiiq aweys Allah u naxariisto amin
Amiin
Maa Shaa Allah sheqena qisoyinkaan qalbiga uronaa ❤️❤️❤️
Masha Allah
Qalbi uroon beel, waaba sheekooyin qosol leh oo lasoo alifay
Jaahil ayaadtaye sidan umaad Hadasheen
Rabbiyow Raxmaanow waxaan barri baan ka ahay
Maasha Allah illahay ha unaxariisto sheekheyna sheekh aweys
Amiin
Wllahi sufitha wxan haduba din uyahay wa layab sh uweys dere kitabke tarikh disa lagu shegay wa Ben sethet ah waye wax dalil ah mahayo Kan kushegayo benta
Alaha unaxariisto mashaiqdeena dhamaantod
Markelya makamaqsheen isagoo Quran ama hadith akhriyaya
M.a
LUGOOYADA DADKA KADAA OO KA SHEEKEE RASUULULAAHI MUXAMAD OO ISAGA JACAYLLKA ILLAAHAY IYO JACAYLKA RASUULAKA WAXBA HAKU DARIN
❤❤❤❤❤
Wallee tan oo kale qasaara la yiraa, waxaas oo waqti ah ma waxaa gelisay huu haa dan?
Balaaya idinku dhacday shayadiinul insi baa noqoteen maabta dadka beenta kadaaya iyo bidcada 😢😢
Dariiqatu qaadiriye koonka kama shaqayso dariiqatu muxamed raaca
Wahaabiyoow joojiya tashwoishka waa wax sugan karaamada oowliyada
💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕👍👍👍
sheqan muxadarooyinkiisa xagee laga helaaa???
Baydhabo gebigeedba 1936kii baa la degey, xilligaasna hawd cidla'ah bay ahayd.
🌲♥️♥️♥️♥️😁😁😁♥️♥️♥️
wax barta sheeko raqiis ayaan haysaane waxaa iigu daran kuwa dhagaysanaaya
لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم خرافات ثم خرافات
ثم خرافات
Waxan soojogay waxalaga arkay
Quraafo
Kuwani sheekh baa karaamo lahaa mooyee diin dadka uma sheegaan miyaa?..
waxaa uu sheegaayo waa been iyo baran baraago
Waligay been kabadan maana arag
Been iyo khuraafad ka daay dadka أعوذ بالله
Been a joji ilahayutobadkeen miskiin adiga iyokuwa ku dhegaysanaya
War ilahay kacabso
Propagandada joji
M.a