Dhacdo Naxdin Badan Nin Oday Somali Ah Sh Umal Ku Tilmaamay Hadal naxdin badan Bal Daawo Subxanallah

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 тра 2024

КОМЕНТАРІ • 240

  • @HaldoorIslamicTV
    @HaldoorIslamicTV 2 місяці тому +60

    Ma mudna hadal nocas ah sheekhena wana arin fool xun
    Somaliyey culimada waa dhaxalki Rasuulka scw ❤

    • @goudhassanaden4627
      @goudhassanaden4627 2 місяці тому +1

      waar culimada la sheegayaa maaha noocan ee waa culimada rabaaniyiinta ah ee cilmiga iyo xikmadu qalbigooda dagtay

    • @abdallamaxamad
      @abdallamaxamad 2 місяці тому +1

      ​@@goudhassanaden4627🤣🤣🤣🤣🤣maxaa ka fiican xikmadi nabiga lagu soo dajiye
      Mise khurafaatka kirishtanka ayaa
      Ku duufsaday

    • @goudhassanaden4627
      @goudhassanaden4627 2 місяці тому

      ​@@abdallamaxamad Caqli gaab ha niqon qof wax walba loo sheego Umal sheekh laguma sheegii karo waa munaafaq is qarinaya ma ninka Ilaa maanta la Soo taagan xadiis baan sharaxayay waa nijaas Ma Nabi Maxamed baa injir lahaa baa wax la dhagaysan karo ah

    • @sahrasahra2292
      @sahrasahra2292 2 місяці тому

      Injir ma taabaneyso rasuulkeena suunan scw iyadaaba shafeeca ka raadineysa

    • @sahrasahra2292
      @sahrasahra2292 2 місяці тому

      DHIIRANAA WADAADKU

  • @nimoahmett9299
    @nimoahmett9299 2 місяці тому +16

    Cimriga caafimadka caqliga iyo cilmigaba alle haku barakeeyo, wax ku dhiba alle kuma tuso adduun iyo akhiro midna,
    Carrabka alle haku barakeeyo waxaa i qancisa markasta sida aad ugu jawaabto kuwa xumaanta kula raadsada kor ahow waligaaba sheekhygii sh muxamed cabdi umal ❤

    • @MohamedAbdimohamed-mz9xy
      @MohamedAbdimohamed-mz9xy Місяць тому

      Duco maitaahilo kani

    • @user-ri9om7lw3m
      @user-ri9om7lw3m Місяць тому

      P
      Ppppp
      L
      P
      P
      P
      Pp
      Pppp
      P
      P
      P
      P​@@MohamedAbdimohamed-mz9xy

    • @abukardhaay8360
      @abukardhaay8360 Місяць тому

      Umul swcws nabi muxamax ayuu caayay haddaad sidaa ugu duceysay isku weel ayaad tihiin saljikna waz hoog

  • @turbshit
    @turbshit Місяць тому +4

    dadka somalida ah oo aan hadal ayna hubsan iyo waa layiri ku dhibaataynaya culumada haka xishoodaan culumadeenu waa massage kii nebi muxamed scw illaahay hanoo barakeeyo cimrigoodana hanoo dheereyo aamiin 🤲🤲🤲

  • @user-fy3fq2gh1s
    @user-fy3fq2gh1s 2 місяці тому +5

    SHEEKHA ALLE HANOO DAAYO.
    WE LOVE HIM.😢

  • @farxanmohamed4871
    @farxanmohamed4871 2 місяці тому +7

    Walahi waxan layabanahay dadkan nabigodi lagu hor caayayo ee dhagaysanaya subxanallah Malin Kalu ka jawaabi

    • @abdiaden4080
      @abdiaden4080 2 місяці тому +1

      BARALALLAH BROTHER ISKUFIKIR BANAXAY JAZAKALLAH❤

    • @Abdirahman-1020
      @Abdirahman-1020 Місяць тому +2

      Zubxaanallah dee walaal Jahliga kuhaya ayaa dhibta keenaya, miyuu caayay mise Xadiis ayuu sharaxay ilaahay utoobad keen oo wax barta walaal culimada ka xishoodaa waa dadkii anviyada dhaxlaye

    • @ZeinabsheikSheik
      @ZeinabsheikSheik Місяць тому

      Saxwll

  • @unknownperson3532
    @unknownperson3532 2 місяці тому +13

    Videogan hal point oo muhiim ayaa laga baranaya oo ah ((wax hubso))

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 2 місяці тому +4

    Allaah ku xifdiyo, iska sabar , Illaahey ha kuugu denbi dhaafo, dadkaani waa dad dacwadaada diidan, Illaahey ha kuu fududeeyo

  • @XaawoCllaahi-ou9bl
    @XaawoCllaahi-ou9bl 2 місяці тому +2

    masha allah culimada allah ino xafiido,, sheekh umal allaha ku barakeyo

  • @amina3495
    @amina3495 2 місяці тому +4

    Subxaanallaah waa meeqo qalad oo isdaba socda
    Naag buu cunto ka doonan jirey
    Ma eedadiisaa
    Ma Hbryr tiisaa
    Ma xaaskiisaa
    Ma tuugsanaayay
    Nabiga scw sida aan maqalnay wuu carfi jiray sidee injir looga baaraa qof aan wasaq ka muuqan

    • @Allasheikh.
      @Allasheikh. 2 місяці тому

      Wll iska daa fudeydka , أم حرام بنت ملحان waa nabiga habaryartiis imaamu nawawi Ayaan ku tilmaamay in culimada musliuntu isku raacday in ay Nabiga ♥️ habaryartiis tahay.
      Sidaas ayeyna maxram ugu tahay irintaasna soo baar haddii aad hubsiina rabto

    • @MohamedAbdimohamed-mz9xy
      @MohamedAbdimohamed-mz9xy Місяць тому

      Wlshey aniga waxaa ilaqaldan umul eee ninkan kale waauuusaxan yahay dee lkn umal waa munaafiq

    • @moji3863
      @moji3863 Місяць тому

      ​@@MohamedAbdimohamed-mz9xy, walaal isagu Xadiis buu kuu sheegaye, maxaad ugu dhagantahay?!
      Mid waan kaa dhageysaneynaa, haddii aad na leedahay xaddiiska waa been oo Umul isagaa la yimid waa war la fahmi karo lkn gabgab iyo seef-laboodnimo maya!
      Diinta ra'yi maahan iyo fikir shakhsiyadeed iyo caadifad!
      Xadiiska ma jiraa mise ma jiro?! Intaa kaliya ka jawaab!

    • @miskiin236
      @miskiin236 Місяць тому

      @@MohamedAbdimohamed-mz9xy
      Illaahay ka baq.

    • @ZeinabsheikSheik
      @ZeinabsheikSheik Місяць тому

      Subxanaalah​@@MohamedAbdimohamed-mz9xy

  • @Sahragabow
    @Sahragabow 2 місяці тому +2

    Maashaa Allaah sh umal jazaakallaahu khayran maamo raali ahow ☝️

  • @user-dm3mr3ny3l
    @user-dm3mr3ny3l 2 місяці тому +2

    Ar gaalnimadu la fududaa,
    Sheekh
    Ilaahey haku xafido,
    Maashallah,

  • @suugcabiro6415
    @suugcabiro6415 2 місяці тому +4

    Dad ku waa dad fcn oo nabigood jecel

  • @halimaabdirashid9192
    @halimaabdirashid9192 2 місяці тому +3

    SubxaanaAllaah sheikha iyo culumada haa laa amaangaliyo.Alle faxamka diinta hanii siiyo.

    • @halimaabdirashid9192
      @halimaabdirashid9192 2 місяці тому +1

      Dacdo mar hore dacde weeye.....sheikha muxadith waaye..Hadii aan axadiithta nabiga scw lagaraneeynin dhibka waxaa waaye culumaada ayaa labeenini.subxaanaAllaah.cilmiga haa laziyaadsado

  • @fardowsoxusen192
    @fardowsoxusen192 2 місяці тому +2

    صلى الله عليه وسلم وسلم تسليما كثيرا ❤❤❤

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 2 місяці тому +4

    Ilahey ka xabso sheeq ka laabo waxaas ha Ku Oran nabiga Waa uu ka hufan yahay

  • @Zahur276
    @Zahur276 2 місяці тому

    Subxanallah Subxanallah Subxanallah
    Wllhi waayaab Cusman binu cafaan iyo Cali ibnu dhaalib Allah kawada Raali noqdee waa kuwii dilay ookale Shekhunaa Allaha ku xifdiyo adiga iyo Shutuuq da kale oo dhan 🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @XassanyusufibrahimAllale
    @XassanyusufibrahimAllale 2 місяці тому +2

    Subxaanalaah sheekha somaliyey afxumada ka daaya ilahay ka cabsada

    • @goudhassanaden4627
      @goudhassanaden4627 2 місяці тому

      wax walba sheekh laguma sheego adigu Ilaahay u noqo

  • @user-yt8xc2kr8x
    @user-yt8xc2kr8x 2 місяці тому +1

    Kuwa intaa nibiga tok tok kucaayaya may wax kaqabtaan cilmiga sheekha alle ku arsaaway baa loo quuri la'ayah

  • @cabdicasiisismaaciil4517
    @cabdicasiisismaaciil4517 2 місяці тому +1

    لا اله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير

  • @saynabjaama507
    @saynabjaama507 Місяць тому +1

    Dadku waxay ku dheereeyaan in ay wax iska aaaminan😢

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 2 місяці тому +1

    Horta nabi mohamed SCW in la difaaco waa xaqiiq dhab ah laakiin waa inaa hubsadaa sheikha waxuu sheekay

  • @shamcena7314
    @shamcena7314 2 місяці тому +2

    Allah ha noo xiftiyo culumadeena

  • @cabdicasiisismaaciil4517
    @cabdicasiisismaaciil4517 2 місяці тому +1

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @AbdirizakFarah-wg4tb
    @AbdirizakFarah-wg4tb 2 місяці тому +5

    Ninkii nabiga csw yiraahda injir buu lahaa
    Iiimaan malaha
    Umalow kheyr laawe waxaad tahey makhluuq xun uraaya
    Markaasaa xabiiibka csw sayyidkeena ilaah noo soo direy lagaa celin waayey
    Khabiith baad tahey maxaayeeley meel aad oga noqotey ma arag
    Kii ku dabagalaana naarta ayaa idiin diyaara inshallah

    • @SamramaajidSamramaajid
      @SamramaajidSamramaajid 2 місяці тому +1

      Walaahi waa runta udgoone nabigeena salalaahu caleyhi wasalam luqluqiisa ay asxaabtu isku dagaali jireen
      Dhididkiisu udgoon xagee ka soo Carfin jireen axsaabta
      Uurkiisa waa la qufay jibriil ayaa isagoo 4 sano jira dilaaciyay oo nadiifiyay qalbi kiisa sitradul muntaah baa la geeyay ilaahey agtiisa maqluuq kale kuma wehlin ma injir baa la joogtay Sitradul muntahaaa waa yaab ka joog dheh xaaaashaa u lilaaaah

    • @ibnuilyasahmed4470
      @ibnuilyasahmed4470 2 місяці тому +1

      War Nio Rabbigaada Ka Baq Naarta Adiga Maadan Sameysanine,
      Wax Hubso Oo Afxumada Ma Fiicna Sinnaba Uma Fiicna In Qof Islam Ah La Caayo,
      Ee Wllka Mas Alada Baritaan Badan Kusamee Kadib Hadii Aad U Aragto Inuu U Gafay U Nasexee Kalana Dood Lkn Adon Wax Hubsan Ha Ku Xadgudbin, Tnx

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 2 місяці тому +2

    Waa sax inuu Nabiga scw u gefay Umul

    • @MohamedAbdimohamed-mz9xy
      @MohamedAbdimohamed-mz9xy Місяць тому

      Wasax waana munaafiq umul asoo lacag jeceyl miyuu moodhayaa rasulkena qaniis uraayo ufff dartiisaa al shabaab uraacaa wlhi 😏😏😒😏😏🤫🤫

  • @bashirshmohumed6349
    @bashirshmohumed6349 2 місяці тому +3

    Subxaanalaah war lafududaa inuu sheekha gaalnimo kutilmaamo

  • @mohamedjele
    @mohamedjele Місяць тому

    Subxnallah Allahu akbar wala hola wala quwata illa billaah❤

  • @SamramaajidSamramaajid
    @SamramaajidSamramaajid 2 місяці тому +3

    ADIGA & FAMILKAGA INJIR MA KU JIRTA

    • @MohamedAbdimohamed-mz9xy
      @MohamedAbdimohamed-mz9xy Місяць тому

      Waxan sheikh ma'aha eee waa munaafiq runta markan kahadlo ninkan kaleeto ayaa saxan dee

  • @yussufahmed2984
    @yussufahmed2984 2 місяці тому +1

    Subxaanalah kaasi isaga ayaa dhunsan Allaha soo Hanuuniyo

  • @sadiiqtawakal
    @sadiiqtawakal Місяць тому

    Ninkii Nabigeena scw scw scw aflagaadeyay dadka sheq uheysta uu laweyn yhy hailoobin iney jiraan umad aad ubadn oo Nabigoodu laweyn yhy munafaqow Riwayada heysaa Intii xabiibkeena jcl kor allaha kayeelo amiin

  • @DalkayareXuseen
    @DalkayareXuseen 2 місяці тому +3

    *maxaa faaido kujirta in nabigaa injir laga baaray la yira*

  • @ibnuilyasahmed4470
    @ibnuilyasahmed4470 2 місяці тому

    Subxannallaah Sheikh Allaah Ha Barakeeyo Dadka Ugafayana Waxaan Leeyahay War Laab Lakac Yeey Idin Qaadin Nabigu Waan Wasa Jecelnhy Oo Nagama Keclidiine SCW Lkn Aan Baritaam Sameyno Sheyga Hadeey Cilmo Noqoto Wexeey Ubaahanthy In Aad Lo Baaro Lana Hubsado
    Plz Aan Iska Daayno
    Xad Gudubka Culimada Aan Loo Meel Dayeeynin,
    Nin Walibo Kaligaa Baa Qabri Madoow Oo Labo Metre Ah Lagu Dhigi,
    marka Aan Hubsano Wax

    • @faysalroble1386
      @faysalroble1386 2 місяці тому

      Wax walba oo rasuulkenu scalm halooga daydo ayaa layiri ee hadda adigu ma amintay in nimanka iyo nagaha ajanabiga kala ay isbarkadaan warka nucaas ah xitaa qof aan diin aqoon kuma dhiira karo ee wadaadkan cida kitaabada usoo dhiibta hala hubiyo

  • @nadiaahmed3488
    @nadiaahmed3488 Місяць тому

    Banal waxed tahay gal murutad Allah ha Ku hanuniyo

  • @DaudAbdiAli-pd7ir
    @DaudAbdiAli-pd7ir 2 місяці тому +4

    Anigu nalihi ninkani waa gaal lkn arinkiisu mafududa aslanba qofka nabiga scw wax nusqaan ah ku tilmaama xaaladiisu madhowa umul waxba ha calaacalin,wax afkaada laga maqlay baa laguugu xukumay

    • @rafiq5722
      @rafiq5722 2 місяці тому

      Wadaadkan sidu u leeyahay aad baad wax u taqaana buu meelo xun ku chici beri wuxuu dhahay Rasuulka scw baa sara joog ku boolay!?

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 2 місяці тому

      Hadaad cilmiga diinta aqoon u lahayn lahayd sidaa umaad hadasheen hadda adiga iyo kan Sheekhu sheegayaa isku mid ayaa tihiin laba JAAHIL

    • @Kadar-ex8xp
      @Kadar-ex8xp 2 місяці тому

      @@samowsamale3490samow samaale waxaan u malaynayaa inaad tahay kaligii xariif kaligii aqoon yahan

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato 2 місяці тому

      @@rafiq5722
      Anigo oo Suni ah, balse waxaan dhageysta ninkaan layiraahdo *Sayed Ammar Nakshawani* oo hadiis badan ukahadlayo ee *Sunni iyo Shiicada* weliba wuxuu sharaxaya hadiis ay Sunni qoreen……Hadiis qaar waa run oo waa sidii ay Sunni qoreen, laakiin qaarkamid ah waxaad isleedahay dib ueeg.

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 2 місяці тому

      @@Kadar-ex8xp waxaad igu sheegtay kuma sifoobo laakiin waxaan diiday qofku waxaanu aqoon u lahayn oo ehel u ahayn inuu ka doodo.

  • @abdullemahdi4504
    @abdullemahdi4504 2 місяці тому +2

    Subxanallah
    Subxanallah
    Subxanallah

  • @Nowl-o1w
    @Nowl-o1w 2 місяці тому +2

    Sheekhow iska dulqaado wa caama aan cilmi laheyn

  • @nadiifohussein3815
    @nadiifohussein3815 2 місяці тому +1

    Waan ka xumahay warkaas, war kuqabta maaha, soory sheehk

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 2 місяці тому +2

    XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan

  • @IbrahimBachee
    @IbrahimBachee Місяць тому

    Alleh halqueh ad kaleh qalow

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 2 місяці тому +5

    Waxaan waligey aamini waayey nabiga Ayaa injir leh qofna ka yeeli mayo waxaasna waaba cay nooooo taas mustaxiil ka laabo Ayaan Ku leeyahay

  • @abdinasir7998
    @abdinasir7998 2 місяці тому

    Wa runtiye axadith nabi muxamad ba injir laha ma jirto ada si xun ufahmay oo din
    La,aan iyo qurur iyo dadka kaga qosli aya
    ku gaynaysa...

  • @Daljirka-Dahsoon
    @Daljirka-Dahsoon 2 місяці тому

    Wali nuur waxkasheegtey wiiro wiiraay aheyd, war janaad mawaraabtee waligeedee.

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 2 місяці тому

    Subaxaanallaah Subaxaanallaah
    Rabiyoow Adaa ceebla aanah Subaxaanallaah

  • @yasiinm-us7lh
    @yasiinm-us7lh Місяць тому

    Wali gafkiiowsiwaqaa kherlaabe

  • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
    @CumarcabdiXanafi-yx8rp 2 місяці тому +1

    Yaaa allah allow sheekha jaahiliinta kaqabo😢

  • @nasirshiekh5927
    @nasirshiekh5927 2 місяці тому +2

    ❤❤❤ subxaanalaah ❤❤❤ culumada afxumada ha laga ilaalye❤❤ afku yaanu idin qalocsamine❤❤❤

  • @samadoon313channel6
    @samadoon313channel6 2 місяці тому

    Umul wuxuu yahay alah umbaa og
    Nin nabi muxamad u gefey caleyhi salaatu wasalaam asaga iyo rabigii
    Bal wijiga umul dib u daawada midibka uu lahaa iyo Hada oo uu wax kale marsado sida uu isku qurxiyo

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 2 місяці тому +2

    Qofkii wax xun ka sheego nabigeena and rasuulkeena Mohamed SCW ma jecli

  • @AxmedQale468
    @AxmedQale468 2 місяці тому

    Umal waa nin doqon ah oo xoolo ah nnkh nabiga isagaa nadaafada laga bartay neefow

  • @SamramaajidSamramaajid
    @SamramaajidSamramaajid 2 місяці тому +5

    AFKAGA KA ILAALI WAX AAN U QALMIN RASULKA SALALAAHU CALYHI WASALAM

  • @shukriadan9767
    @shukriadan9767 2 місяці тому

    Xabibika afka kada umulow
    Xaq iyo xurmo nabi midna
    Karan mesid

  • @fos343
    @fos343 2 місяці тому

    Ilaahay ha noo xifti sheekhena iyo culumadena dhamaantod aduun iyo akhiraba. cadawgooduna ha jabo meel u joogoba.
    Aamin aamin aamin yaa
    Rabi yaa Allah yaa Raxmaan yaa Raxiim
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 2 місяці тому +1

    Dadka Suufiyiinta, ayagoo lunsan oo aqoon diineed oo durugsan lahayn, ayay haddana sii baadiyeeyaan caamada. Allow soo hanuuni.🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @abdullahoidirisnur5415
    @abdullahoidirisnur5415 2 місяці тому

    Please
    Naga Aamus
    Sheikh
    Matihid
    Subxana Llaah

  • @abdirizakhassan6635
    @abdirizakhassan6635 2 місяці тому +1

    Asc Shekh Mahamed walaal Maxay u tahay Nabiga csw Gabadhaas?

  • @OmarAHMED-gk1un
    @OmarAHMED-gk1un Місяць тому

    Antum culinary samadiin qaatalakumulaahu anaa yufakuun

  • @user-vp6xv2xv5r
    @user-vp6xv2xv5r 2 місяці тому

    كان الرسول صلى الله عليه وسلم عرقة من مسك وهذه الرواية من انس فكيف ياتي هذا بهذه الرواية

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 2 місяці тому +2

    Sheeqa waxad ogaataan inuu yahey nin cilmi u leh, waxa uu ka hadlayo, waayo Soomalida waa dad aan isku ixtiraamin cilmiga, oo ay isla simaan qof ka cilmi badan, ijaafeyaana…

  • @techplanet2007
    @techplanet2007 Місяць тому

    Horta aniga kuma kaaleysiinaya kuma afxumeynaya balse iguma filna anas baa sidaa yiri iyo bukhaari buu ku qoranyahay xadiithka ee waayo umadda muslimka ah waxay isku raacsanyihiin inuu nabigaa udkoonaa, dhididkiisane miskiga ka udkoonaa marka xadiithkaan a'imada maxay ka yidhaahdeen sixadiisa intaasi muhiim ah
    Ee sax mahan anas baa yiri kaliya in nabiga loo caaya adeer

  • @engozmaabokar
    @engozmaabokar 2 місяці тому

    Allah inoo xafido culumadena

  • @user-ex7pl7wz1g
    @user-ex7pl7wz1g 2 місяці тому +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @CumarDheere-hz1xd
    @CumarDheere-hz1xd 2 місяці тому

    Sheekh walaalhay hadan ku asking lahaa wan kudili lahaa

  • @ahmedali5976
    @ahmedali5976 2 місяці тому +2

    Sheekh Umal wuxu ka mid yahay Culamada Diinta Islaamka Somaliyeed kuwa ugu faca weyn. Allaha Raxmaanka ahi hano xifdiyo. Kuwa xaq darada ku eryanaya ee habeen iyo maalin dacaayadeeya wa Waxmagarata Culamada sheegata ee Suufinimo, Sixir, shalaad heeso iyo been abuur shaqada ka dhigatay. Meel baas Alla idin gee.

  • @MaxamedJibril-bc9gn
    @MaxamedJibril-bc9gn 2 місяці тому

    Ilaahaybaa nin Wallace xisaabin installed alla

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 2 місяці тому

    Sh hadalkaan Ma jiraa,Sidee nooga dhaadhicin kartaa

  • @ibrahimgas6536
    @ibrahimgas6536 2 місяці тому +5

    Wa oday diin laawe ah ama oday sixiroole ku nool
    Sheikh umul wa sheekh wanaagsan
    Allaha dhaafo

  • @My.fatherisHero
    @My.fatherisHero 2 місяці тому

    SH ADOORAALI AH NÀGUHU TÀBASHO MAKU BURIYAAN WEESADA SIDOOKALE NAAGAHA KIINYAATIGA AHLUKITAAB MIYAA MISE

  • @sahrasahra2292
    @sahrasahra2292 2 місяці тому

    ILMIHII MAQLAA KA WARAN INJIR BUU LAHAA NAAG AJNABI KA AH AYUU DHABTEEDA KU JIIFTEY
    ISTAAGUU KU KAADIYEY HADE WAARASUULKEENII XUMAANTA REEBAYEY SCW ILMAHAASU WAX WALBA WEY U BANAANYIHIIN WAAYO ILMAHAAS YARI WELIGIIS NABIGA CSW WAX WALBA AYUU KU DHIHI KARAA RASUULKA CSW AFLAGAADO QOLA WALBA ZANANKEEFEY LEEDAHAY UBADKA ISKA DAA RASUULKEE CSW QOF BANI AADAM AH BAAN LA DHIHI KARIN KA WARAN JIILKA SOO SOCDA OO MAQLA INTAAS ALOOW UBADKA BADBAADI AAMIN

  • @user-cx1nk2im4m
    @user-cx1nk2im4m 2 місяці тому

    Sheikh umal waa qabiiliiste.

  • @SamramaajidSamramaajid
    @SamramaajidSamramaajid 2 місяці тому +3

    INJIRI WEXEY KA DHALATA WASAQ RASUULKENA CALEYHU SALAAM KHEYRUL KHALWQI LAAHI WAA BASHARKA UGU UDGOON XADIIS BEEN AH BAAD SOO QAADATAY

  • @SamramaajidSamramaajid
    @SamramaajidSamramaajid 2 місяці тому +2

    INJIR SIDRATUL MUNTAHA MA AY AADAY

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato 2 місяці тому

      Walaal qosolka nagadaaaa 🤣🤣🤣
      Anigo oo Suni ah, balse waxaan dhageysta ninkaan layiraahdo *Sayed Ammar Nakshawani* oo hadiis badan ukahadlayo ee *Sunni iyo Shiicada* weliba wuxuu sharaxaya hadiis ay Sunni qoreen……Hadiis qaar waa run oo waa sidii ay Sunni qoreen, laakiin qaarkamid ah waxaad isleedahay dib ueeg.

  • @SamramaajidSamramaajid
    @SamramaajidSamramaajid 2 місяці тому +1

    SHIIKH UMULOW ADIGA DHARKA CADEYSANAYO INJIRI MA KUGU JIRTA

    • @robrob6719
      @robrob6719 2 місяці тому +1

      Intaadan sheikha wax ka sheegin e adiga qudhaaga xadiithka akhri sifiicana u fasiro hada af carabiga taqaanid

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato 2 місяці тому

      Anigo oo Suni ah, balse waxaan dhageysta ninkaan layiraahdo *Sayed Ammar Nakshawani* oo hadiis badan ukahadlayo ee *Sunni iyo Shiicada* weliba wuxuu sharaxaya hadiis ay Sunni qoreen……Hadiis qaar waa run oo waa sidii ay Sunni qoreen, laakiin qaarkamid ah waxaad isleedahay dib ueeg…..(mar mar qofka wuu isweydiiya suaalaha kusaabsan xadiis iney run yihiin iyo inkale, waayo waxaad maqlikarta xadiis cajiib ah oo maskaxdaada qaadikarin) eh 🤔

    • @SamramaajidSamramaajid
      @SamramaajidSamramaajid 2 місяці тому

      @robrob6719 Af carabi AL WAHAABIYA waa yaqaaniin diina waxba kama yaqanaan adiga qudhada is weydii islaan
      ajnabi ka ah Nabigeena dhabta ma ka barkanaa mise timaha ay ka farenee.
      markaas uu noo soo gudbinaa quraanka leh WALAA TAQRABUU SINAA.
      oo ah ha u dhawaanina oo ha keliyeysana waayo SHEYDAAN ayaa idin duufsanayo 👍 OK

    • @robrob6719
      @robrob6719 2 місяці тому +1

      @@SamramaajidSamramaajid War ninka mxa ku haysata xadiithka sida idhi 😆 🤣 😂

    • @HappyArchaeology-zl5ok
      @HappyArchaeology-zl5ok 2 місяці тому

      Waa xadiith jiro wllo ee dib ueeg......xaqiiq waaye

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 2 місяці тому

    Injir bay ka baaraysay macnaheedu maahan in suubanuhu injir lahaa way ka baartay umu xaraam kamana aysan helin

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 2 місяці тому +1

    Innaa lillaahi wa innaa illeehi raajicuun. Sheekhow madaxa ha u salaaxin mujrimkan, iska celi. Qosol ma taagna yaa sheekhanaa ha is daciifin

  • @omhajar69
    @omhajar69 2 місяці тому +1

    Shiikhoow anigaba arintaas waxbaa igala Jira!

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 2 місяці тому

    Subxanllaah Subxanllaah Subxanllaah

  • @PoppieRooi
    @PoppieRooi 2 місяці тому

    Allah AK bar

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 2 місяці тому

    Sheekhow Nebigaad u gaftey Weli Waad qosleysaa

  • @farhiaabdinur5781
    @farhiaabdinur5781 2 місяці тому

    Shiikh waxaad noosheegtaa gabadha maqabay haduusan qabin maxaa ka dhaxeeyay bal intaa naga shaafi.

  • @abdisiyaaddhiblaawe8217
    @abdisiyaaddhiblaawe8217 2 місяці тому

    waxàañ cadeynaayaa inaa Nabiga aad waxyaalĺo xun xun ku tilmaantay

  • @jesshalan6325
    @jesshalan6325 2 місяці тому

    Nebi muxamad : iyo nabad gelyo korkiisa ha ahaato injir iyo ur ilaahay would ka dheereeyay:Hadar afraid lasso Mariana ma ahayn

  • @user-ly3ke7pn3u
    @user-ly3ke7pn3u 2 місяці тому

    Subxanallaah cafwan sheqow

  • @hassankhalif
    @hassankhalif 2 місяці тому

    Subxaana Allah

  • @MascudKaamil-se8ex
    @MascudKaamil-se8ex 2 місяці тому +2

    Warwaa saxnaa ninkaasii waruntii umal dintiisii wugatay

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 2 місяці тому

    Salallaahu caleyhi wasalam

  • @XaqdhowrIslamicMedia
    @XaqdhowrIslamicMedia 2 місяці тому

    Subxnalah alla 😢

  • @PoppieRooi
    @PoppieRooi 2 місяці тому +5

    Sorry my brother

  • @ahmedfamily6360
    @ahmedfamily6360 2 місяці тому

    Umal waa sheekh laakiin waa qabyaaladiiste

    • @abdidahirisse1998
      @abdidahirisse1998 2 місяці тому

      Qiyaamaha ayaad ku cadayn doontaa, adigu ha waayin caddayn iyo makhraatiyo kaa badbaadiya ciqaabta alle maalinkaas.

  • @mursal164
    @mursal164 Місяць тому

    Maxaa shiiqan mar walba
    Wacda diisa Qaylo u kicsa????

  • @ilyaasmaal742
    @ilyaasmaal742 Місяць тому

    Ceebaha nabiga maxaad ka raadisaa iyo meesha hadba yara foosha xun

  • @fardowsoxusen192
    @fardowsoxusen192 2 місяці тому

    Dhibbadanaa camadu سبحان الله العظيم

  • @umujaabir9273
    @umujaabir9273 2 місяці тому

    سبحان الله

  • @waayeelyare
    @waayeelyare 2 місяці тому

    Sheikh Umal, “qofka asaga oo og nasab kiisa haddana cid kale ku abtirsada maxay ka qabtaa?

  • @mustafesiciid3696
    @mustafesiciid3696 2 місяці тому

    Anigaaba layaabay labadaa masalo halkay ku taalo

  • @AbdulahiNuux
    @AbdulahiNuux Місяць тому

    Haye

  • @yasiinm-us7lh
    @yasiinm-us7lh Місяць тому

    Micnahataflii soobaro warabexalaaleyyow dintamataqanide

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 2 місяці тому

    Subxaanalaah

  • @user-lg5if3ek9u
    @user-lg5if3ek9u 2 місяці тому

    Waxba hadaalin cid kaa aqrisaneesa majirto wax aadan adigaba isu ogaleen inaad nabiga ku sheegto, hadaa wali raadisana soo heli meesid cid nabiga injir ku sheegtay. Nabiga rabbigiis amaan maahee wax kale lagama helin.

  • @MascudKaamil-se8ex
    @MascudKaamil-se8ex 2 місяці тому

    Umaloo masheegin injirbaa laga guray anas afkiisana kamasobixin

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 2 місяці тому +1

    Waxaa mudan in lays waydiiyo arimo badan oo xasaasi ah. Sheikh umal ma dambaabi karaa mise ma dambaabi karo? 2: Sheikh umal miyaanu ahayn qofkii qudbad ka jeediyay Masjid Muuqdisho ku yaal oo aanu caayin Nabigenii suubanaa Muhammad scw isagoo dhahaya injir ayaa timahiisa laga guri jiray iyo Nabigu s.c.w. sarajooga ayuu ku kaaji jiray... Taasi miyaanay qofka Muslim waliba culimo ah sheeganayaa aanay gaalnimo ka dhigahaynin mise waxaad oran dontaan kalimadaa ma uusan oranin? Subxanallah!!! Waar Allah ha laga yaabo!!!