Tuugii ugu Maskaxda badnaa ee umada madhiyey Victor lustig Qaybtii 2aad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 534

  • @DADWEYNAHA
    @DADWEYNAHA  3 роки тому +590

    qaybtii 1aad halkan ka daawo ua-cam.com/video/qbVpBqm5tl8/v-deo.html

  • @izumi4954
    @izumi4954 3 роки тому +331

    Muhiiimadu maha inad uGu HoraYso io inad Ugu DanbaYzo Balse Waa inad Muuqalkan inankU noso diyariYey dawnoh kadip waxbdn oon OganEy sabbtisa drti
    AanU Isga dhiiri_GlinO😍una mahadcelio 😍♥️

    • @muraadsoomaal6221
      @muraadsoomaal6221 3 роки тому +24

      Caqligaaga allah haku siyaadsho abyo dad badan intabay garan la,ayahiin maanta dhiiro galinbad mudantahay adiga xita mahadsanid abyo 🥰

    • @aishaabdinour3476
      @aishaabdinour3476 3 роки тому +2

      Dadweyn

  • @apdirihmaanalih9685
    @apdirihmaanalih9685 3 роки тому +29

    Uzdad zi wacn ayd nugu zo tabisay ankuna wanu la dhacnhy mashalllh

  • @nafisanaftaa2963
    @nafisanaftaa2963 3 роки тому +78

    Wan ku faraxsanahy manta Ina dadka ugu horeeyo ka midnoqdo♥️❇️Walal wan jeclahy dhacdooyinka aad inoo soo tabiso Waxaan ku leyahy thank you 💯✍🏽🙏

  • @kinganasfilmsvlogs.250boy4
    @kinganasfilmsvlogs.250boy4 3 роки тому +26

    Waa anigiyoo qeybtii 2baad dhemeysanaya thanks pro keep going ❤❤

  • @victoriaali4561
    @victoriaali4561 3 роки тому +38

    Masha Allah muqalo xiso badan ayad noso gudbisa xaqaga ma gudi Karno keliya duco Ayan kugu duceyn Allah haku xifdiyo awlaad baariyo Allah haku siiyo aamiin ya allah

  • @hootofairtsgh314
    @hootofairtsgh314 3 роки тому +13

    Tuugan haduu somalia imaado wlhi samaalidda cayr uu ka dhigi lahaaa bismillllh

  • @SOMALIMIX512
    @SOMALIMIX512 3 роки тому +24

    Channelkan wa chanelka kaliya ee runtaa sheega
    Keep going bro 💯 ila iyo ad kagartiid 1 m

  • @savageboy1844
    @savageboy1844 3 роки тому +28

    Qarac qarac dhalay bu aha wlhi gacan ban u taagay tugaas. Mahadsanid madaama aa noso tabisay qiso cajiip ah mukhtaar ❤️

  • @techcomputer4638
    @techcomputer4638 3 роки тому +9

    Mansha allah muuqaal wanaagsan

  • @newname5000
    @newname5000 3 роки тому +24

    WAD MAHADSAN THY WALL (DADWEYNAHA,)

  • @wiilqaran6430
    @wiilqaran6430 3 роки тому +254

    Inta jecel dadwaynaha iyo muqtaar sheekoyinkiisa like dhac

  • @xaliimoxajjinuur2331
    @xaliimoxajjinuur2331 3 роки тому +8

    Kkk cajiib waye kamuslin ahaa wanaga xaran lkim wa fikir qoto dheerr

  • @sumayocabdi1157
    @sumayocabdi1157 3 роки тому +62

    11:12 isla Xabsigaan Video Nooga Soo Sameey Wll Please Hadaad Awoodo ❤❤

    • @hajibarut9920
      @hajibarut9920 3 роки тому +3

      Ma niyadaydaad ku jirtay walal So qor ban is idhi xabsiga laftarkiisa muuqaal nooga so samee 🤣 Ka dibna comentiga aad so qortay ban arkay

    • @engapdirahman6079
      @engapdirahman6079 3 роки тому +3

      Wll Muuqaal ayuu ka sameeyey xabsigaa channelka dib u Raac waad ka helaysaaye

  • @ridhwanruun7553
    @ridhwanruun7553 3 роки тому +16

    Dadwenaha waan jeclahay wll Allah hakula garab galo shaqo adag ayaa uhaysaa shacabkaaga 🥰

  • @luiz0h0
    @luiz0h0 3 роки тому +22

    Wasoo dawaday keep going my somli pr

  • @axmedcumar8907
    @axmedcumar8907 3 роки тому +50

    Kanaalkan waan ku xiranahay Laakin weligay qofka ugu boreeya manoqon😂

  • @zeinabheibeosman8829
    @zeinabheibeosman8829 3 роки тому +8

    Maansha Allah tabaraka Laah wll ilahay codkaaga fiican hakuu sii siyaadiyo 👌👌

  • @yoonisnaasir9849
    @yoonisnaasir9849 3 роки тому +8

    Hore usoco barnamij yadada wan la socda walalkeyow alle haku sharfo dhaman aad ayay uwanagsanyhiin keep going brothee

  • @philippineparkjimin9672
    @philippineparkjimin9672 3 роки тому +6

    💎💎💎💙💜♥️ alla ha ku xifdiyo wll

  • @abdifatahibrahim201
    @abdifatahibrahim201 3 роки тому +8

    Laaluushka ayaa another level ahaa 😂

  • @mahatazizi3526
    @mahatazizi3526 3 роки тому +8

    Ma odhan karna Victor wuxuu aha mucjisadii Tuugnimada soo martey😀

  • @ahmedfaysal4444
    @ahmedfaysal4444 3 роки тому +52

    inta tageerta genalka dadwaynaha like saraa cometigaan

  • @sahazohazel7134
    @sahazohazel7134 3 роки тому +4

    Ninkan nin caadi ah maahn wallahi waan ka qayliyay

  • @qajo9403
    @qajo9403 3 роки тому +2

    Mashallah wiilkaan cod macaane oo layahay oo hadana dagan kolay aniga marka sariirdada jeefka ku jeefo unba dawada cod tahab oo layahay mashaallah macaane ii noolo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @muktarcadde6413
    @muktarcadde6413 3 роки тому +6

    legend ayaa tahy waad baxasty caawa

  • @jablibaax2154
    @jablibaax2154 3 роки тому +22

    Tuugnimadey Oxford PHD ku soo siisey ninkan.

    • @Samatar4
      @Samatar4 3 роки тому

      Niyaday iiga jirtay

  • @yassadeyassa7795
    @yassadeyassa7795 3 роки тому +4

    Sowtu raxma allaha ku barakeeyo
    Inta jecel inay ku xirnaadaan chanelkaan like ii saaraa

  • @ikramdiini9278
    @ikramdiini9278 3 роки тому +56

    *Muuqalka like saara si dad badan u arkan dhiiri galin bey u thy wllken❤❤❤🙏🏻*

  • @cabdinuurkuuriya3811
    @cabdinuurkuuriya3811 3 роки тому +4

    Waan kusalaamay zxp aad iyo aad ayaan kuu tageeraa keep✊✊✊✊✊✊

  • @sheikabdiwahab7881
    @sheikabdiwahab7881 3 роки тому +6

    Dadwaynaha big love bro

  • @dr.mokhtaryousuf1807
    @dr.mokhtaryousuf1807 3 роки тому +20

    Kkkkkkk amazing story really amazing

  • @ayaanabdikarem4366
    @ayaanabdikarem4366 3 роки тому +4

    Labada qeebood ba wan daawadey waanan ka heley runtii
    wx aan diidnaba masoo gelisid aan ahyn inan ka helno 🥰💘
    go forward bruh

  • @zaruu._Moh
    @zaruu._Moh 3 роки тому +4

    Mzha allh channel kaygiiii ♥️♥️♥️ mnta Love igu zharaf

  • @bashiirsomali
    @bashiirsomali 3 роки тому +6

    M.a keep going pro
    Alle haku shafro wllo qaali

  • @zaid9296
    @zaid9296 3 роки тому +4

    Mahadsanid wll qaali💚🧡🥰

  • @abdulahidahir2447
    @abdulahidahir2447 3 роки тому +4

    Macha allah LPX keep going

  • @nazrazead
    @nazrazead 3 роки тому +4

    Keep going wlloh Allah keep you

  • @annagaiyaga3465
    @annagaiyaga3465 3 роки тому +8

    War xiligas dad caaqil majirin umalaynaa,😂😂😂😂

  • @dvmabdimaaliksalaadmohamed7773
    @dvmabdimaaliksalaadmohamed7773 3 роки тому +52

    After afew minutes 🙏 back 💯

  • @khayrudiinbarbarooza8733
    @khayrudiinbarbarooza8733 3 роки тому +52

    This thief is not an ordinary thief, he is really a man who surprised me.

  • @shaqalleibnuaar7090
    @shaqalleibnuaar7090 3 роки тому +28

    Balan Qaadka waad ku fcntahy zxp❤😅

  • @abdijama8306
    @abdijama8306 3 роки тому +6

    WaaD MahaDSantahay Qayptii Kale Ayan Dawanyaa

  • @temple10ten8
    @temple10ten8 3 роки тому +10

    I’m waiting to part 2

  • @haithamxassan2241
    @haithamxassan2241 3 роки тому +4

    Asc yaa Muslim-Somalia

  • @azmarhaji4356
    @azmarhaji4356 3 роки тому +24

    WlaHi pro waan ku taageeraa like ta kulama dhaafo hore usoco zxp

  • @kaamilamohamutha773
    @kaamilamohamutha773 3 роки тому +10

    Wallahi mukhtaaroow laanta waa abaar wxaan iska jeclaan lahaa in aad malin walpa video soo posti garayso ❤ teamka dadwaynaha dhaaman waan idin salaam🥳🥰

  • @osmangain7669
    @osmangain7669 3 роки тому +2

    I like this story ah nice

  • @hanabello8390
    @hanabello8390 3 роки тому +2

    Qiso layabayleh waye thanks bro

  • @unknownhhhyouknowme5821
    @unknownhhhyouknowme5821 3 роки тому +22

    Wllhi waan ubogay zxp waxd mooda inad filin daawanayso😊😊😊

  • @imaandallel1604
    @imaandallel1604 3 роки тому +4

    War ninka maskax badanaa ma anuu igaraacay hahahah🤣🤣🤣🤣soomaalidu waxey dhahaan ammaan afkaaga kaagama horeyso 😘😘😍😘🥰🥰👨‍💻👨‍💻👨‍💻👨‍💻

  • @nehliitabae75
    @nehliitabae75 3 роки тому +2

    Wlhi ninkaas wan ka helay caqligiisa wooow Waa ku mahad santahay soo gudbintaada 👏🏻

    • @mahameddemaham
      @mahameddemaham 3 роки тому

      Wllhi Victor Wax kale ayuu ahaa Biniaadam ba Sidaaa uma fikiri karo Runtii Wuxuu Ahaa Nin aad umaskax badan oo uaqli badan

  • @cawilsaalax4434
    @cawilsaalax4434 3 роки тому +2

    Tuugga tuugta weeye run ahaantii baa la dhihi karaa
    Inta dadweynaha taageerta ismuuji

  • @najiibnajka
    @najiibnajka 3 роки тому +4

    lu Qadaha Baristoda kufi cnthy noo pilaaw ugaas 🤗😋

  • @abdikariinmohamed7705
    @abdikariinmohamed7705 3 роки тому +6

    𝗐𝖺𝗑𝖺𝖽 𝗄𝖺 𝗌𝗈 𝗁𝖺𝖽𝖺𝗌𝗁𝖺 𝗊𝗂𝗌𝖺𝖽𝖺 𝗑𝖺𝗆𝗌𝖾 𝖻𝗂𝗇𝗎 𝖽𝖺𝗅𝖺𝖺𝗃 𝗁𝖺𝖼𝗄𝖾𝗋 𝗄𝗂 𝗐𝖾𝗒𝗇𝖺𝖺 𝖼𝗈𝖽𝗌𝗂 𝗐𝖺𝗒𝖾🥰🥰

  • @nuurahmediidow7907
    @nuurahmediidow7907 3 роки тому +40

    Lagama horreyo Ayaan islahaye waaba layga horeya😂

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 3 роки тому +4

    Dadwaynaha💯👍

  • @kingzanco69
    @kingzanco69 3 роки тому +10

    Legend always legend

  • @racheedmohamed430
    @racheedmohamed430 3 роки тому +2

    Aadban uladhacay sheekadan ee branch yo
    Nooga soo dhig taxane ilaa ay ka dhamaynayso wana iga codsi
    Hadad awoodi karto wllo adbanan ku salamayaa
    Alle haku sharfo 🙏👑💯

  • @sharmarkewaakan841
    @sharmarkewaakan841 3 роки тому +2

    Mansha allaah qaybata labaad sidaa tiri diyaarbay ahayd dad baa nadhibay

  • @aarkatogwajale4193
    @aarkatogwajale4193 3 роки тому +6

    Jaa siraada sacda diin yaan ka ibiinayaa anigu insha Allah jabuuti hhh waa riyo miyaa

  • @israaismail167
    @israaismail167 3 роки тому +6

    Waaw wll mukhtaar aad bn kugu mhdcelinyna inta ku xiran channalka dadwaynaha

  • @khadarfaalo9234
    @khadarfaalo9234 3 роки тому +2

    thnks for the qaybta labaaad

  • @apu-pakarhange7902
    @apu-pakarhange7902 3 роки тому +5

    Wllhi channelkaan waa best channelka somalida

  • @cabdicasiismaxamuud2536
    @cabdicasiismaxamuud2536 3 роки тому +2

    Waad mahadsantahay macalin

  • @feisalmowlidabdi3329
    @feisalmowlidabdi3329 3 роки тому +10

    Allah qofkaan hadda xaalkiisu waa sidee!! wuxuu dad dhagraba maanta dabcan meel aan laga baxsan karin ayuu ku sugan yahay

  • @ahdjdjdj3663
    @ahdjdjdj3663 3 роки тому

    Dadweynah is the best chenal

  • @fatushabdi6140
    @fatushabdi6140 3 роки тому +1

    I like your videos

  • @YOUWILLNEVER
    @YOUWILLNEVER 3 роки тому +81

    Dadku Miyeey dhex seexdaan Meesha 1secon 200 Views 50 like

    • @mudathircali5927
      @mudathircali5927 3 роки тому +3

      Chanelka lajecel yhy muqaladisna super hit waye

  • @abdirahmanabdiwali5920
    @abdirahmanabdiwali5920 3 роки тому +18

    Dadwaynaha Like kulama dhaafo xata ano furin video ga ONe love wlhi❤

  • @safiaabdrizaq7296
    @safiaabdrizaq7296 3 роки тому +2

    Masha allah bro keepgoing

  • @nasramahudin9229
    @nasramahudin9229 3 роки тому +34

    😂😂😂mhd sanid wllo😂

  • @ifka5435
    @ifka5435 3 роки тому +4

    Asc hore soco walaal👍👍

  • @naciimacareef7199
    @naciimacareef7199 3 роки тому +2

    wcs wllky aad ayad u mahadsanty runtii waxay qiisadani mid aad u laayab badn shakhsigaa tuugi wuxu ahaa mid caqli bdn

  • @aliafrika06
    @aliafrika06 3 роки тому +6

    Waa cajiib nin kaan wllhi😂😂😂😂

  • @hindiismaacil5674
    @hindiismaacil5674 3 роки тому +2

    wll wad mahadsantahay jannada allah kawarabiyo

  • @sultanabdullahmohamed6125
    @sultanabdullahmohamed6125 3 роки тому +1

    Waa layaab qisadan
    Maskaxda

  • @raxmaibrahim1854
    @raxmaibrahim1854 3 роки тому +20

    First comment keep going legend 🧡🥰

  • @omarismail5654
    @omarismail5654 3 роки тому +2

    waxan ka mid aha dadka ay dhaafatay ...Qeyptii 1 marka hada soo daawaday .... tan inaan DaaWaD0 fasax ma uleeyahay...☝️💯

  • @zahrosiid4820
    @zahrosiid4820 3 роки тому +2

    keep going ilaahay haku xafido

  • @nemoapdy6230
    @nemoapdy6230 3 роки тому +18

    Comment dheer ban qori lahaa o aman io duco dhirigelin iskugu jirta balse wxa igala qurx bdnatay ina qalbigeyga ka dhaho walal jcyl kaga ama tagerinamadada maaha midan meshan kuso kobi karo I support you dear brother mrksta wehel no tahay wlal ❤💯

  • @apdirahmanrakatic2719
    @apdirahmanrakatic2719 3 роки тому +36

    Alla mxaaa sugeenay 😂😂👊👊👊Yaa ila mida farta taag☝🏾☝🏾

    • @Baazi_10
      @Baazi_10 3 роки тому +3

      😂Qibrad xaga farsamada ka faa"iday. Caawo ayaa bilaawa

    • @richhome3678
      @richhome3678 3 роки тому +2

      Film laga sameeyey oo qosol badan baa jira soo dawo wll naqshadana waan ka baranaysaa😂

    • @allfootballmedia8612
      @allfootballmedia8612 3 роки тому

      Magicii filmka laga sameeyay👏👏

  • @aadanjamac3028
    @aadanjamac3028 2 роки тому

    Ramadan mubarak

  • @Crypto.king21
    @Crypto.king21 3 роки тому +8

    we need more brother i'm your fans wlhi keep that hard work

  • @abdirahmanboss7597
    @abdirahmanboss7597 3 роки тому +2

    Asc wll 💕 lov iisar

  • @iibgeeyeonlinemarket1210
    @iibgeeyeonlinemarket1210 3 роки тому +4

    Kamaan helin sheekada waayo ficilada xun ee tuugnimada ayay xayaysiinaysaa

  • @XaliimoXaashi-h7m
    @XaliimoXaashi-h7m Місяць тому +1

    2024

  • @noordinhuncho
    @noordinhuncho 3 роки тому +7

    GTA INTA ILA FAHANTEYI ISMUJIYA

  • @samihajji6915
    @samihajji6915 3 роки тому

    Wlh watug caqli badan keep going abowe aaaad ayan ogahelaa shekoyinkaga xigmada leh

  • @habonscreation886
    @habonscreation886 3 роки тому

    thanks wllo sida dhakhasaha badan ee aad noogu soo galisay qaybta labaadna

  • @poqoradanolosha9346
    @poqoradanolosha9346 3 роки тому

    Waa mhd san thy halka yourub aan adunka u jecelahy runti waxa hesa shaqo culus horay u soco huno❤❤❤❤

  • @nimcaalechannel9175
    @nimcaalechannel9175 3 роки тому +4

    Plood typ A+ ayaa uu ahaa saan filayo a+ waa dadka ugu aqliga badan bini aadamka

  • @zupermario1246
    @zupermario1246 3 роки тому +1

    Big fan

  • @sayfudiinabdiqadir3607
    @sayfudiinabdiqadir3607 3 роки тому +2

    Chanelka kaliyee aan lacagta ku daawan lahaa

  • @waliidshariif
    @waliidshariif 3 роки тому +8

    Waad mahadsantahay wll waa sheeko wanaagsan,balse waxaan layaabanahay casrigaan technology ga siduu ugu shaqeesan lahaa😂

  • @cabdiraxmanmaxamed628
    @cabdiraxmanmaxamed628 3 роки тому +2

    Zxp soo badi kuwan oo kale .

  • @cabdirahmanahmed1477
    @cabdirahmanahmed1477 3 роки тому +4

    Nin aaaN HadalkisaH jecelahy dadwaynaha 😊💟

  • @ambassadormansour6314
    @ambassadormansour6314 Рік тому

    keep going pro mukhtaar

  • @fatushosman3027
    @fatushosman3027 3 роки тому +2

    Keep going 👍👍

  • @hudeyfaabdukadir
    @hudeyfaabdukadir 3 роки тому +2

    Kkkkkk mahadsanid qeebtii labaad ayaan fiirsanayaa hada