“Todobadii sanno ee buuqa cunfiga iyo cuqdadu waa soo dhammaadeen “ Xoghaye Cabdirashiid

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 5

  • @ismailmahamed
    @ismailmahamed 3 місяці тому +1

    Yaa waday buuqa todobada sanaba wadani isaga buuraha saarnaa oo Muuse wax ka urinayay haddana sida muuqata waa muuse iyo markale ee Wadaniyow ayay dhicin wixii hore u dhacay

  • @AbualiGeleh-hi2ur
    @AbualiGeleh-hi2ur 3 місяці тому +1

    Kani reer gabilay maha sida la ii sheegay waa sumadlaawe

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 3 місяці тому

    Daahir jimcale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa xisbiga kulmiye waxa ka xun 100% xisbiga waddani.
    2.0. Waxba lagaa dhegeysan maayo sababtoo ah waxad noqotey kulmiye 02 waxana sameeyey siiraanyo.
    3.0. Haddaba xisbigii habar magaadluhu xagguu ka dhacay. Waxan dhahay mudane cabdil qaadir xaaji ismaciil jirdeh xagguu ka baxay.
    4.0. Waxan ku dhahayaa ninkii hadli lahaaba ma tihid afka xidho oo is qari alla ku qabaye tuugyohow beenta masruufamsadaa.
    5.0. Waxad waddaa waa dhegeyso amaba ha dhegeysanin waan duryamayaa duhurkan maanta ah.

  • @MaxamuudMeecaad-b6j
    @MaxamuudMeecaad-b6j 3 місяці тому +1

    Beenle wale waxanad guulaysn