DJ Subeer oo ka hadlay Xogo Muhiim ah | Waraysi Gaar ah |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

КОМЕНТАРІ • 72

  • @samiirodahir6910
    @samiirodahir6910 2 роки тому +23

    Dj subeer Waa qofka kaliyeee dhiiri galintiisa an qaato wlhi Malin Waxa jirtay ano shaqada ka yara meraysanaya on sariirta iska jooga ayan Snapchat iska fiir firinaya ayan Ka dhaxlay eray ah ka kac sariirto Ku fooof dantaada Ana Waxba ha i daawan Wayo Dan iguma ka jirto in ad I dawato wlhi malintii aya igu danbaysay in an bilaa malayacni mel u jogo Tnx wllkey alle haku ilaliyo Adi 𝗜𝗼 family kagaba 🙏😍

  • @Abdirahman-ty6ku
    @Abdirahman-ty6ku 2 роки тому +8

    Waar wariyuhu dhib badanaa Aboowe wiilku waa Somalilander anagoo reer Somalia ah ayaa kufaraxdan Somalilander nimadiisa ilaahoow Somaliland guuleee

    • @farhiaabdi2222
      @farhiaabdi2222 2 роки тому +2

      Thnx bro qaarba somaliland ku waashay o meel kasta xumaan la daba socda hadi odhan lahaa swedhis ayaan ahay o halkaas ayaan ku koray May dhibsadeen lakinse somaliland dad badanbay ciishay o ku hadaaqa 90 kaba halkay noloshooda horumarin lahaayen

    • @Abdirahman-ty6ku
      @Abdirahman-ty6ku 2 роки тому +2

      @@farhiaabdi2222 Xaasidku waligii ma horumaro walaalahayo weeye reer Somaliland waa dad calankooda Tawxiidka rabi ku xardhay ilaahayna Amni iyo kala danbayn uugu deeqay
      Abaayo NFD iyo Kililka iyo Jabuuti mahadal haynee maxaa looga laalaada Somaliland ciil ha udhinto qofka Somaliland xaasidayaa

    • @zamiiraadan4618
      @zamiiraadan4618 2 роки тому

      Thank you wllo waa runtaa

  • @mohsaed7055
    @mohsaed7055 2 роки тому +7

    Wariyaha Iyo Dj subeerba xitaa Mulkiilaha Tvga Hctv Waa Lafta Gobolka Saaxil " Subeer Awal, Ciise Muuse "
    Gobtii Baa Is Heshay 👑 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @AbukarDeerow
    @AbukarDeerow 2 роки тому +3

    Somalia DJ ga keli ah ay leedahay 💪💯❤️🌹

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi8442 2 роки тому +12

    Mansha'alah DJ Zubeer ala ya cizak, every question you answered you keep mentioning your children 😉 . Such a family 👪 man Mansha'alah 👨

  • @shakurahmett6126
    @shakurahmett6126 2 місяці тому +4

    inta bacdal omar BarBar dawan donta wan idin zalamay😅😊

  • @aiys11
    @aiys11 2 роки тому +1

    Warihayesi waa talent! Masha Allah

  • @abdirahmanhassan107
    @abdirahmanhassan107 2 роки тому +1

    DJ subeer siyaasiga ninka ka siyaasisan. Good work dude

  • @ruqiyamohammed9499
    @ruqiyamohammed9499 2 роки тому +1

    Masha allaah geesigi iladhashay allaah haku barakeyo ❤️❤️👑👑👑💯💯

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 2 роки тому

    Machallah dg super is back keep going brother dulkaga hooyo hanti lama huran

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 2 роки тому +2

    Asc wrwb inkastoo As tiri Nabi Muhamed scw top model Ayuu ii yahay Alle Ayaan kaaga baryey inaad qaadano Sunadiisa ood ka too bad keento wax kasta oon shuqul ku lahayn Nabigeena scw. Sunadiisiina Alls lífi irsaaqo Aamiin Aamiin

  • @awshan571
    @awshan571 2 роки тому +4

    Kayar ee wariyaha ah wariye sax ah maaha 💯✅

    • @Layla6793
      @Layla6793 2 роки тому

      Waligaa lama yaso qof bini Adama, wax khayr leh sheeg hadii kale don’t say anything at all

    • @awshan571
      @awshan571 2 роки тому

      @@Layla6793 🤣🤣yasid maaha walal ,qofku marka wuu shaqo qabanayo waa in uu aqoonteda soo bartaa hadiikale, khaladka ka yimaada ,waxa uu samayn ku yeelanayaa bulshada uu shaqada u qabanayo ,noockasta oo ay noqotaba, ✅

    • @Layla6793
      @Layla6793 2 роки тому

      @@awshan571 Walal koleyba hadalka wanaagsan waa sadaqad tan kale guubaabada fiicani qofka Nafsiyeyn ayey u fiican tahay oo qofku wuu ka sii badiyaa dadalka Walal sharafoow

  • @abdiwahabmohamed6019
    @abdiwahabmohamed6019 2 роки тому +2

    Viva Barcelona 💕🔥🔥🔥

  • @yonis-kin7966
    @yonis-kin7966 9 місяців тому

    When
    The reporter
    Asked him
    About politics
    And he answered
    That it is not his cup
    Tea..
    Don't let that answer
    Wonderful answere
    From dj who branched
    Out to Xamar
    Change in year..
    It is bad
    for business
    Gettin involved
    In windy ever changing
    uniform games
    Especially when it
    Is not your cup
    Of tea from the start...
    Enjoy your
    motherland with your family
    (Cuz Lords sweden is cold)
    As Dj
    That plays music
    Who unlike his cousin
    Brings klansl together...
    Don't get gassed up
    By the everyday
    Xenophobia ( especially when u don't have the reach )
    That most say Wahli
    Swear by and start
    Banging soon as they
    Touched down back home.

  • @saedhassanabdirahmaan6327
    @saedhassanabdirahmaan6327 2 роки тому

    Allah yahdik
    Dj.subeer
    Waa burcaawiye kaleexo.

  • @sahrafarah3327
    @sahrafarah3327 2 роки тому

    Masha Alah

  • @daacadcalidaacadcali
    @daacadcalidaacadcali 2 місяці тому

    Dj subeerow ibad baadi😂😢

  • @ahmedtube2705
    @ahmedtube2705 2 роки тому +1

    dj supeer waxa ka sugnaaba inan ka soo dhex muuqato habenka poqorka jacayl ee 19 feb 2022 khalid maxamud cabdilahi from burco

  • @sahrafarah3327
    @sahrafarah3327 2 роки тому

    Suber wa ku salama,a

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 2 місяці тому

    Dhaqan xumo ayuu soo waariday😢😢😢

  • @zakariyemacalim3549
    @zakariyemacalim3549 2 роки тому

    Zxb lkn afkaada Mogadishu waakailaalsay maxaa

  • @Unknown-km2iv
    @Unknown-km2iv 2 роки тому

    Soo hanuun shaydanka wayno gaado diinta dadkaga iyo dalkaaga Ha noqon mid kaligii taagan ooo ah caloshish ushaqayste

  • @Somali338
    @Somali338 2 роки тому

    Sauber waligaa ha galin siyassid

  • @ayaansalah9282
    @ayaansalah9282 2 роки тому

    Ilahay raga. Somaliyeed adigo kale haa kaa dhiigo

  • @Somali338
    @Somali338 2 роки тому

    Taasi waa run, qof shaqo laan ah ayuun baa qofkale ku mashquula

  • @hanadmohamed872
    @hanadmohamed872 2 роки тому

    Barcelona

  • @nancyharir126
    @nancyharir126 2 роки тому

    👑

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 місяці тому

    Maxaa yaab isdabayaal

  • @Layla6793
    @Layla6793 2 роки тому +1

    Ma Sha Allah wiilka wareysanayaa Wiil dagen oo la yimi anshixii wariye
    Dress well knows that he’s asking keep going Walal

  • @hoyomacan3500
    @hoyomacan3500 2 роки тому +1

    Weriyuhu siyaasad bay kaga dhagtay

  • @nimcomuuse4091
    @nimcomuuse4091 2 роки тому +1

    Waxan ahy gabadh illah hibo ugu deeqay wxn raba meel an kala xidhidho tvgan wxd igu cawisan meel aan kala xaruunta hargasay

  • @aragsan9200
    @aragsan9200 2 роки тому +2

    What do you mean power ma haysto dj subeer huno caafimad ma jira hadad power hesho waxba kama hortagan miyaa😳😳😳😳

    • @sadiqhersi5968
      @sadiqhersi5968 2 роки тому

      Watch the clip again. He said it’s society that control the world and Have power in terms of money so they control a lot and mostly applies to people with power meaning money and status They’re basically like an upper echelons.

  • @sahrafarah3327
    @sahrafarah3327 2 роки тому

    Kkkkk perfekt

  • @sumadqaran
    @sumadqaran 2 роки тому +2

    Kan wariye isku sheega ah suaalo xumaa 😳😳

  • @hoyomacan3500
    @hoyomacan3500 2 роки тому

    Weriye sax maha

  • @ayaanlemohamed779
    @ayaanlemohamed779 2 роки тому +10

    Bal hada hadu nabi maxamed NNKHH uu ku yahy raw model miyaad kudayatid wadadisa racdid beenlow dadka iska dhadhicintoda jooji Alle ku abuuray iska dhadhici

  • @musaybaaadan9863
    @musaybaaadan9863 2 роки тому +1

    Subeer inuu farmajo wantagera kacbsanyo way muuqtaa😂😂

    • @zainabibrahim8025
      @zainabibrahim8025 2 роки тому

      Maxaa farmajo keenay meesha ee Afka looga galinaya

  • @hothanmohamud6626
    @hothanmohamud6626 2 роки тому

    ninkani waa nin runtii

  • @dhibyarinolowdhulka7697
    @dhibyarinolowdhulka7697 2 роки тому

    Subxana Allah subxana Allah subxana Allah

  • @husseinibrahim2606
    @husseinibrahim2606 2 роки тому +1

    Waxan Ninkan waraysanaya maaaha Qariye Qof caadiya inay horkeeenan ayay ahayd

  • @munafaisal6775
    @munafaisal6775 2 роки тому

    yaab badana wariyaahaan cuqdad ba ka buxda the man aint with nationalism he is all about going international stop with nationalism related questions❕❕

  • @maxamedcali7432
    @maxamedcali7432 2 роки тому

    Sayid maxamed waxa laga haya hadan ahay qolad maxa ku salida qomalud iyo fuada bulud

  • @Somali338
    @Somali338 2 роки тому

    Dhalinyarada Somali kuli fursada ma wada haystaa , taasi waa runta jirta

  • @hamzewabari6726
    @hamzewabari6726 2 роки тому +1

    Nita culep baan ka tumayay Iyo wan xadisayaa isma qaabato !!!😛

  • @cishqilyrics
    @cishqilyrics 2 роки тому

    War waxan yaa wariye ka dhigay uskaga ah siyaasi uun bu ninka waydinaya kwrn xamar ninka hanacsiine hore udhaaf waxas wa laga yimiye

  • @zual7457
    @zual7457 2 роки тому

    Su,aashan soo noqonaysa ee siyaasada maxay tahay,waaba uu kaga jawabay

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 2 роки тому +1

    He is soo waird tho, just cringe🤭

    • @qasaaye8622
      @qasaaye8622 2 роки тому

      How is he wierd btw I didn't watch the video 😂 so just tell me

  • @drabdilhmahdi8293
    @drabdilhmahdi8293 2 роки тому +1

    War wxn wariya mahee wx soo baro kudhaha wariyanimadu mawxay noqotay camard laqaato

  • @eastwest1435
    @eastwest1435 2 роки тому +1

    Lacagta Ka horeysa. Halkee Ka helayzaa?.ilaa Lacag meel iska taal ma jirtee Shaqada qabatid Nah waa maxay?
    Hadalka ha qarin Sirdoon in aad tahay waan ognahay.

    • @aminaabyan6373
      @aminaabyan6373 2 роки тому

      Yuu u yahay sirdoonka

    • @queenfahima3996
      @queenfahima3996 2 роки тому

      Ninkan waa ambasaddorka air djibouti shaqadiisa ugu wayn waa taas ganacsi badana wuu leeyahay sida Vat medical

  • @mohamedahmet5199
    @mohamedahmet5199 2 роки тому

    Wicilkan mxaa ka siyaa 😡

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 2 роки тому +1

    Ilaahay ha ku soo hadeeyo zubayr, gabdhaad guursatay ninkii furay ayaan aqaan waa nin Qaaliya oo PHD oo qurux badan Reer fiicana ka dhashay, reerkii ii ka qabayna ku faani jireen, adigana waa kuwaa kugu yidhi carna sheeg in aad inantayada qabto, ma kula tahay in aad xaga Diinta u soo noqoto si ay kuu aqbalaan?????

    • @abdifatahrashiid3011
      @abdifatahrashiid3011 2 роки тому +3

      waligay maan arag qof kaa fariqsan intanad wax iska soo xariqin hadalka maskaxda soo mari

    • @dhemanduceysan3255
      @dhemanduceysan3255 2 роки тому +2

      Somalidu waa suntio hargaha sida ninkan xanunsan ee ceebaha la doona dadka kale

    • @axmedaden1655
      @axmedaden1655 2 роки тому +5

      sheekooyinkaa dumarkiibaa iska daayey ee nin yahow khajil

    • @funnynotfunny665
      @funnynotfunny665 2 роки тому

      Malaha waa adigii oo inanti Ka samri waayay