Ilaahoow na hadee oo xoolo xalaala dayib ah noogu deeq dj sabuurna allaha hadeeyo walaalkeey allaha kuu danbi dhaafo kuna hadeyo anigana allaha i hadeyo aamiin
Asc Cabdi Salaan Hereri ruun ahanti waa barmamish ficaan o wanagsan o waliba aad ku waraysaneysid DJ Subeer mansha Allah Tabarka Allah waad ku mahadsantay sida nola wadagtey jasaka Alahu kheer 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Wow waa wareysi aad u cajiiba khibrad badan aanu kafaa iidney wax badana aanu ka korodhsabay dhinacyo badan ah... Mabruuk inaad dalkaagii hooyo maanta la joogtid Subeer Alle hakaa cafiyo dembiyadii music gana
Lkn sual dj suber iyo somali badan wa in si gooni yah lo mah ma wayo shaki aya igu jira badan walal ku hadu dacad yahay masha allah balse aniga wan shakiye
Kkkk so much fun last somalis dj dj subeeer and wariyaaah nooo badalya rbi hanu xaristeee cowoke cabdi salaan 🎉🎉🎉🎉hareerir 🎉 god bless all Somalis jnls 🎉
Waxa aan Tagay Djibouti 2 Times, Dubai, Ethiopia more than 10 Times, Egypt , India, Saudi Arabia, South Africa , Uganda and Canada oo visa ka haysta alhamdulilah
Aanigu na waxan tagay runti aan tiriyo Norway.finland.poland.greece.hungery.romania.sweden.turki.italy.uk.use.ethoupia.Somaliland.france.djoubiti.holand germany. wadamawa Asia uun ba ii hadhay
Dj Subeer Nin Ka Qalbi Xaadhan Hooyo Ma Dhalin
Mnshlh Mnshlh❤
Ilaahoow na hadee oo xoolo xalaala dayib ah noogu deeq dj sabuurna allaha hadeeyo walaalkeey allaha kuu danbi dhaafo kuna hadeyo anigana allaha i hadeyo aamiin
Pqq
Dj suber waa Nin aan isasiinin Musica oo isbedel nololeed sameeyey iyo Ganacsi
Wallahi waraysii aan dawaado waaki ugu qimoo badna! AMAZING WOW😮 shodhahaygi A. Hareri iyo DJ Subeeyr Salaan sare from Djibouti 🇩🇯 Somali is One❤
Asc Cabdi Salaan Hereri ruun ahanti waa barmamish ficaan o wanagsan o waliba aad ku waraysaneysid DJ Subeer mansha Allah Tabarka Allah waad ku mahadsantay sida nola wadagtey jasaka Alahu kheer 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️ 🙏 wonderful brothers. Great legends❤❤❤❤
Music Allah ka madobeyo wll subeer
Wow waa wareysi aad u cajiiba khibrad badan aanu kafaa iidney wax badana aanu ka korodhsabay dhinacyo badan ah... Mabruuk inaad dalkaagii hooyo maanta la joogtid Subeer Alle hakaa cafiyo dembiyadii music gana
Subeer walaal qof aad u fiican baad tahay walaal kabax camalkan waa camal shaydaan waanah aduun markaa wax aakhiro wax kaataraayah maaha markaa iska dhaaf waxan
Kir kkkkkk nebi maxamed ayaa loo heesi jirey caadi iska dhig.
@@padronedelmare1307nabi muxamed ben haka shegin ilahay u tawbad ken
@@padronedelmare1307 Maxaad kuhadashay inkaar qabe
Istaaqfurulaah 😢
@@padronedelmare1307maan gaab 😢
Wuu ka baxay hada
Dj suber iyo abdisalan,, alah ha idiin barakeeyo,,
Subeer mashalah imika waa nin business man ah dahabshiil inan uu dhalayina wuu guursadayi.rahma layidhaa oo nin hore soo furayi
Masha allhhh Masha allhhh allxmduliilh Borame waa magaldanku dhadhaya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dj Siberia wa nin qalbi wanagsan somali jecashahy allaha ku sharfo sxb
Abdisalam ibrahim mohamed waxad soomaalida ugu jirtaa kaalin muhiim, alle cimriga iyo caafimaadkaba hakuu barakeeyo walal❤
Interesting interview I really enjoyed it ❤🎉 two legends
My role model dj subeer
From omar bar bar to manzoni dj zubeer
Very strong comment, Somali have been related to Somali culture however is not related to government and borders.
Lkn sual dj suber iyo somali badan wa in si gooni yah lo mah ma wayo shaki aya igu jira badan walal ku hadu dacad yahay masha allah balse aniga wan shakiye
Maxad ka shakiday wlaal?
Masha alllllah nooooolaaada❤
Dj subeer 🎉🎉🎉🎉 aadban kusalamayaa big Boss
Maasha Allah hereri media iyo Dj subeerba waan idin salaamay
Very interesting interview
Love this very interesting thanks for sharing this
Waligay waan ogaa sxb waa dembi Ilaahay ba ku fududeeyay waan risiq ku qornaa ee istaqfurulaah dheh
dj subeer (smhh) legend
Two legends, hollering from San Diego, California.
Anigu 7 kaliya ayn tagay malaysia 🇲🇾Thailand 🇹🇭 indonesia 🇮🇩Singapore 🇸🇬 China 🇨🇳 ethiopia 🇪🇹 iyo Bangladesh 🇧🇩 wan jecelay inan sii wado waayo aragnimo iyo dhaqano iyo luuqado kala duwan
hada kee joogtaa
@@odaykee4342 somaliland hargeisa
wowed enjoy yourself and try to go south Korea and Taiwan very beautiful
@@istarlini insha allah diyaar lkn bali indonesia 🇮🇩 meel ka dagan ma arking
Dj subeer waa niin wagsan o qaaliya yaa heli kara ❤mchallah tabarkalah ma heli kartid❤ ninow
Kkkk so much fun last somalis dj dj subeeer and wariyaaah nooo badalya rbi hanu xaristeee cowoke cabdi salaan 🎉🎉🎉🎉hareerir 🎉 god bless all Somalis jnls 🎉
يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك
Cabdi salaan hareeriyow sxp hanuuniye soo warayso 🎉🎉 dadkii hore soo qabo ✌️
Subeer DJ ❤
Subeer waa nin fariid ah
😂😂 i sow argavo😂 burco and hargaysa
I don't know other places of the
What did he say?
He said I travelled 102 country
Amazing wlahi
Zhpw waligay comment manan bixin lkin wllhi saidbad 7ga qoslisey legendnow 😂😂😂😂
Nin wayn oo daasado garaacaya shar mooye khayr malaha
Caruur nimuu Swedan ku soo galay hadana ma garaaco
mash allah DJ well done
Two lengends ❤
Swisszerland aniga ayaa kugusodhaweynayo 🙂🙂🙂🙂
Dj Subeyr waa wiil qiimo badan ❤💐
Mansha allaaah walalo qali waxa is helay labo lajanan Mansha allaah ilaahy hidin barkeeyo walalo qali ❤❤❤❤❤❤
respekt DJ Sobeer GÖTEBORG
Masha Allah tabarakallah
Borama jawigeedu wa waxkle 😮❤
Good job 👍🏾 &2)
LEGEND 😊
First comment
Mashallah barakallah🎉🎉🎉🎉🎉🎉
25 years oo Dambi ah Music waa camal shaydaan iyo wixi Ugu horeyey ee Quraanka lagula dagalaamay ilahay uga toobadkeen
The best in country in somaliland Borama 🎉🎉
Welldone,ani 11wadan ilaa hada tagay,2024 waxa ii qorshaysan5kale,ilaa 6lix
Mashallah 😂
Kama dhacdid
wowed enjoy but which country if you don’t mind?
Hhh adaa kasafaro badan m.a hareri waan idin slmy
Both of them are the best in Somalia, mansha allah
Both of them are isaaq you will not find other somali tribes who are saying good things about Somali land they are all trying to destroy somaliland
@@nuurnuuraan8624 You are sick, aren't you Isaac Oromo, except Garhajis?🤣
Both are proud Somalilanders from the blessed Republic of Somaliland. Quit chatting nonsense.
ماشاءالله 😊
Xereriyaw yaan Allah kunicin markaad kanookale oo Allah waxkacadhaysiinayo shaqiisutahay aad buunbuuninayso
Malaha xasidnima qayrka ka reebtaye waraysiga dhamayso ama dhuusada raga ka yareyso 😂
Waxa aan Tagay Djibouti 2 Times, Dubai, Ethiopia more than 10 Times, Egypt , India, Saudi Arabia, South Africa , Uganda and Canada oo visa ka haysta alhamdulilah
markaa yaa kuweediiyey 😂😂
Ma fahmin ,waxaa lo taga sabab sida subeer
Barnaamijka dj subeer waa mid ka mid ah barnaamijyada ugu cajiibsan ee aan Hereri ka daawaday, ma garanayo sobabta.
Mancha allah ❤❤
Dj subeer legend
114 angel number again......Oomaar waa runtiii . Uu ku salamay hereri...wa clear sheekadu
Cabdisalaan Herheri Wariye sare 💚🤍❤️
Warier aan taageero hereri media
Dj subeer somaali dhab ah qalbi fiican
👋 Weriye C/Salaan Herer& Dj Subeer.
Hereri❤❤❤❤❤❤
DJ Super the Legend 😊😅
Big mouth video d j's swear we need to get experience thanks
Mnsha allah Abdisaan harerri
Mudane Hereri waxaan ka codsan laha inaad mar Booqato Degaanka taarikhiga ah ee Saylac oo beryahanba dekadeedu buuqa dhalisay.✅
Hareri iyo hargaysa❤
Naka safarka labadn ayaan tusaali Ii ah waan rajeynaa in aan noqodi dalxiis weyni
Legends
Allah ha idin dhaafo
Cajiib ana waxan taaganahay allow meel i dhaafi meshan ku dhashay😢😂
Walaahi waa nin macquul ah
Soomaali ha is raacdo
Kkkkk😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Reeer Boorma Salaan sare
Dj Subeer 102 wadan
Aniga 1 wadan😭😂
Aanigu na waxan tagay runti aan tiriyo Norway.finland.poland.greece.hungery.romania.sweden.turki.italy.uk.use.ethoupia.Somaliland.france.djoubiti.holand germany. wadamawa Asia uun ba ii hadhay
wowed masha allah enjoyed
DJnimadu waa maxay asxaabey
Wll waa qolyaha muusiga garaaca.
@@IbraMoha-p3v mahadsanid wll
ilaahayow noloshu noo niikisaa sida labadan nin😂😂😂
Amen 😂
Adunka ayad ku halag me akhira nah wad ilowe marka duco fican insha Allah
From oomaar barbar shaki ⁉️
Anna Somalidii aan ku dhashey wali joogaa maasha allaah hereri iyo dj zubeer noolaada I.a
Adaa naga Fiican sister
wareysigii ugu horeeyay oo fadhi aad ku dhameeso hhhh
Dj subeer really somali man🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍
Waar waa isaaq somalilander ah
@@Millioniaremindset923 waan ogahay Land ta katuur wali waa soomaali walaal🇸🇴👍
@@abdirisakmohamoud1772 somaliland buu u dhashay wllo lkn magaca somali waa la wadaagaa
@@abdirisakmohamoud1772kalturka iyo calanka somaliya waxa iska gali ma jirto iyaga xaaq u leha somalinimada reer Somaliland Allaha hau siiyadiyo
@@Millioniaremindset923 siciid kaarshe dal Maaha waa maamul somalia katirsan dhigay haiigu kicine kasoco meesha🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👺👺👺
Interesting story
Borama waa sida mareykanka😢
Waa gob magaaladii dalxiiska nabada xadaarada waa dad ilbaxa somalida wayka horeeyaan wllhi
Hereri wariye ad u fcn
Cabdisallan jimmy haa lawarysto
102 wadan masha Allah
Ana waxaaan tagay 5 wadan 😂😂😂😂😂
Aniga xitaa 5 baa tagey
Anuu 3
Dj subeer😊
Me 🇰🇪 🇩🇯 🇪🇹 🇺🇬 🇸🇸 🇮🇳 🇲🇾 🇰🇭 🇹🇭 😂😂war ma yaraysto wallee
❤❤❤
Wa aragna waxa samayso diyaar garow fican bad gashaaaa 😂😂😂
Wariyaha masbaa qooftA ka Saran
dadba wixi borama yara booqday ama dageyba samroon modaya 😂😂
Adiguna qaybtas aya ku shaqaysa
Gs🎉
Waraysi xiiso badan
wallahi that's true
isma oga 🇸🇴💔
Haa ye ha ha ya ha
hereri media waxaan sugnaaba waa ciyaartoydii hore iyo sportskii soomaalida
104 wadan! Aniguna Somaliland xataa goboladeeda kale ma arag 😢
😂😂😂