Mukhtaar waxuu tahriibayay wadamada Yurub 17 sanadood, welina uu sii tahriibayaa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 223

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 5 місяців тому +65

    Alow xasili qofkastoo dhiban alow nasoohadee dhamaaan csw safkiinabiga csw alow nagayeel aamiin danbiga kiiwalidkay alow dhaaf aamin cimri dhiir iyo caagimad nasiiii

  • @MohamedAadanAbokor-qh8xv
    @MohamedAadanAbokor-qh8xv 5 місяців тому +2

    Masha Allah Dicin rashiid kaariye adeero alle haku barakeeyo

  • @3prahimpachiir573
    @3prahimpachiir573 5 місяців тому +1

    Geed adayg deeg adayg dhacay
    True legend

  • @ahmedyousuf5682
    @ahmedyousuf5682 5 місяців тому +5

    Ninkan ilaahay ha garab galee waa adke aftahana wakhtiguna hayo, Waxana haboonayd inaad barnaamij dheer nooga soo diyaariso, Waayo arag hadalka ku dhex marinaya weeye.

  • @leohart7468
    @leohart7468 5 місяців тому +8

    Haddii qabyaaladdu wax tarayso, Hereri iyo Mukhtar waa isku jufo hoose.

  • @Last_King2023
    @Last_King2023 5 місяців тому +2

    Someone needs to tell him to stay in France otherwise UK law all illegal immigrants they are being shipped to Rwanda 😅

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 5 місяців тому +4

    Intaad Africa Ku jabi lahayd Europe 🌍😂 Ku jab

  • @Ahmedj48
    @Ahmedj48 4 місяці тому

    Waa libx lkn sharci la aanta wax kaxan maleh socod ba ku dilaya

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 4 місяці тому +14

    Walaal iska ilaali wax kastoo bur ka sameesan, baastada, bariiska macmacaanka, cuntooyinka saliida lagu shiilay. Xitaa mooska iska jooji. Waxaad cuntaa hilibka, digaaga, ukunta, iyo khudradda cagaaran/saladhka, Nuts & seeds. Maalin dhaafna soon sidaa soonkii Nabi Dawuud calayhi salaam. Sonkorta wey kaa baabi'ii. Carbohydrates iska ilaali Somali waxa sonkorta ku wada riday waa Carbohydrates. Adigu bal tijaabi waxaan ku soo qoray bill waad caafimaadaysaa 100%.

  • @jaamacfaarax2375
    @jaamacfaarax2375 5 місяців тому +32

    Xadiiskii nabigaan xasuustay,aduunyo qof daba orday ma gaadho,waxaanse ku takin lahaa in inankan si uun loo caawiyo si uu sharci u helo oo u nasto.

    • @Cambaroo
      @Cambaroo 5 місяців тому +5

      Anigana wllky igu duceya wlalayl wa sida wilkan o kale 15sano ayu joga yurub wana bila sharci moral jab halki u dmbysy ayu maraya😢😢😢😢😢

    • @nim5-r1v
      @nim5-r1v 5 місяців тому

      ​@@Cambaroodhulka hooyo ha u faaideeyo khibradaha uu soo bartey. Yurub sharcigeedu wuu adkaadey.

  • @ayanyousef5175
    @ayanyousef5175 5 місяців тому +14

    Alle meel hakugu xasaliyo. Qof walba imtixan gooniya ayuu maraa adunkan e rabbiyow na sug adaa wayne🤲.
    Alhamdulilah nimcoyinka aad rabbitow na siisay

  • @moha.abdi1
    @moha.abdi1 5 місяців тому +19

    Raga socodku waa u door 2023 Ethiopia ayaan jogay sanadka 2024 USA buu igu soo galay dadka soo qorayada wadankena nimcaa tala hadii janis ay ku baxan helaan markiba xaflad bay dhigtaan😁

    • @moha.abdi1
      @moha.abdi1 5 місяців тому

      @@mascudgacal6227 haa bro way shaqayn karaan

    • @Histories11
      @Histories11 5 місяців тому

      Haa brother way shaqaystan

    • @guuldoon1
      @guuldoon1 4 місяці тому

      War sxp dadka kadaa qoraalada noocaan buufis ha u sababin

    • @MH__1__MH
      @MH__1__MH 3 місяці тому

      Adiga yaa igu celiya nimcadiisa yaa lagaa maqal

    • @moha.abdi1
      @moha.abdi1 3 місяці тому

      @@MH__1__MH adigu ii nimcayso wll

  • @sadam_farah
    @sadam_farah 5 місяців тому +13

    Allow xasili oo wuxuu jecelyahay oo kheyr ah sii wlh 17 sano bilaa sharci ah waliba sonkor(macaan) baan qabaa buu dhahay😢

  • @maaful
    @maaful 5 місяців тому +4

    Iimaanku waa cajiib. Waxa aan Yurub joogaa in 30 sanno ka badan waxaana ku haystaa shaqooyinka ugu fiican waligeyna ma farxin, ninkaana 17 sanno buu Yurub sharci la'aan ku yahay waanna uu faraxsan yahay. Kolkaas iimaanku waa cajiib. I hope in aad nolol fiican oo degen heshid.

    • @MohamedIsmailAbdi
      @MohamedIsmailAbdi 5 місяців тому +2

      Salaan sare wlky
      Faalada aad qortay aad bay ii taabay, waxan Allah ku waydinaya inuu qalbiga ku qaboojiya
      Waxan kugu la talin lahaa inaad cibaadada joogtayso.
      ألا بذكر اللَّه تطمئن القلوب
      Qalbigu wuxu ku xasilaa xuska Eebbe

    • @maaful
      @maaful 5 місяців тому +2

      @@MohamedIsmailAbdi walaal waxaa tahay qof dareen fiican ee Alle hakuu siyaadiyo waadna mahadsan tahay.

    • @umufatuma7472
      @umufatuma7472 4 місяці тому +1

      @@maafulAllaha kaa farxiyo walal digriga iyo ducada ku dadaal insha Allah khayr baan kuu rajaynayaaa amuuraha Allaha kuu saqiro

    • @maaful
      @maaful 4 місяці тому

      @@umufatuma7472 Walaal mahadsanid.

  • @cabdiaxmed3577
    @cabdiaxmed3577 4 місяці тому +5

    Waanin. Samir Badan. Laakiin. Xidhiidhka. Ilaahay. Ha wanaajiyo Hana cibaadaysto. Si ilaahay. Ugu naxariisto

  • @lailaalihaid8506
    @lailaalihaid8506 5 місяців тому +12

    Haduu dalkiisa aamini lahaa oo ilaahayna talada saaran lahaa maanta wuxuu ahaan lahaa nin dhaqan oo awlaad leh oo hantina tabcaday , waan ka xumahay 17 sano kadib inaad wali shandad xanbaarsan tahay oo aad safar tahay, Rabi hakuu gargaaro

    • @Free_Man143
      @Free_Man143 5 місяців тому

      Mxaa yaal dalku se waa kee qabiil iyo fakhri ayaa yaal

    • @KhadarToosane
      @KhadarToosane 5 місяців тому

      @@Free_Man143runbad sheegty wll

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 5 місяців тому +7

    Ingriska sawta dadki laga so celinyo ruwanda lo tarxilyo ingris ma meel lo tahriba waqtikan

    • @ahmednadiif473
      @ahmednadiif473 5 місяців тому +6

      adr 17 sanno tahriibayey buu ku yidhi ninkani isaga kagaga aqoon badan waxba qaar lagama hadlo afkagaga Hayso waxa laga yaaba in aad Gurigii Hooyada Canjeerada la Cunaysideee

    • @ahmedkaise2925
      @ahmedkaise2925 5 місяців тому

      Bal hadal xunba muu dhihine mxaad ku maagtay waa runtii ingriskiba dadki hore leh waxn geynaya ruwanda mrkaa meel ruwanda kuu celinaysa mxd kasoo dooni lhyd mrkaa qofka intanad u jawabin hadalka uu idhi dhowr meelod ka eeg
      Qisadana casharka kaliya een an ka barty ba ah in ninkaa inta ugu badan ay somali qeyb ka ahayd inuu mustaqbalkiisu god galo waayo austria hdu iskaga xasili lha oo intu ka sheysto iskaga tagi lha wxba may helen
      Mhdsnid​@@ahmednadiif473

  • @abdiladifmohamedhashi3591
    @abdiladifmohamedhashi3591 5 місяців тому +5

    maskiin 17 sano ayuu yurub dhex mayraysanayah waa bilaha targad.
    shaqo laana ??
    waxbarsho laana ??
    targad laana ??
    hormar laana ??
    janaduu waa akhiro weeyan |

  • @Cambaroo
    @Cambaroo 5 місяців тому +4

    Ader abdisalan hereri bls wilkan mel an kala xidhidho iso sheg bls ader wil wllky ah o sida wilkana ah aya ila dhashay yurub ku dhawad 20 sano ayu joga walina sharci ma helin una so tahribay wax kale hady wayan ha is weheshadan une ader mel an kala xidhidho iso sheg bls wilkan wajigisa daganan aya. Ka muqata lkn wllky inu washo ayu u dhow yahay 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @Qoojistan
      @Qoojistan 4 місяці тому

      Yurub wadnke ayuu ka joga walaalka

    • @2pacgilsi589
      @2pacgilsi589 4 місяці тому

      cambaroo ani Xitaa igu xir wllkaa aan iswheshanee

    • @Cambaroo
      @Cambaroo 2 місяці тому

      ​@@2pacgilsi589wll hlked jogta adu wllky kolba wadan ayu taga hada wuxu ku sugan yahay paris

    • @Cambaroo
      @Cambaroo 2 місяці тому

      ​@@Qoojistankolba wadan ayu joga hno hada lkn wuuxu ku sugan yahay paris

    • @NowezTowez
      @NowezTowez Місяць тому

      Italy miyu iska dhiibay way siin lahaayene ​@@Cambaroo

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 5 місяців тому +3

    Alow xasili qofkastoo dhiban alow nasoohadee dhamaaan csw safkiinabiga csw alow nagayeel aamiin danbiga kiiwalidkay alow dhaaf aamin cimri dhiir iyo caagimad nasiiii

  • @maxamedyuusuf6593
    @maxamedyuusuf6593 5 місяців тому +3

    Ninka wa in la caawiya cidi mel la jogta waxna ku dhanta inay sida ku egtan maha hadiba somalinibada la shega wax tarayso

  • @AhmedAli-ib3io
    @AhmedAli-ib3io 4 місяці тому +1

    Noloshaa kusoo kalla qabbatey. Waase uu ka bixi oo kumma sii waari doono idamka alleh

  • @abdifatahismael4073
    @abdifatahismael4073 5 місяців тому +2

    Dantu WA seeto bu yidhi WA dhab yurub Maxa ragragah lahadhayi oo xaladas adag wajahaya alle sharci uugu dago hasiyo

  • @farhanfeysal6971
    @farhanfeysal6971 5 місяців тому +2

    Wakhtigu waa Ina gumaad dad aqaanady oo sharciyo intay yurub u dhiibeen tuuray oo usa 🇺🇸 u tahriibay hadana maraykan bilaa sharci ku ah naftani meelna kuma fiicna

  • @xikmatzoor.486
    @xikmatzoor.486 5 місяців тому +23

    Dicin Rashiid aderky alle haku nabad yeelo salaama.💯

  • @leohart7468
    @leohart7468 5 місяців тому +26

    Dicin waa libaax 2009 baannu ukraine wada joognay. Waxaan moodaayey in uu Austria joogo oo uu sharci ka helay... Wakhtigu waa inangumeed.

  • @Fatuma-t9m
    @Fatuma-t9m 5 місяців тому +15

    Hareri wallal halacaawiyo adiga iyo inta ka'agdow walaalkena meel u kuxaliso Allah hausahlo insha'Allah

  • @zakihareed2698
    @zakihareed2698 5 місяців тому +2

    war yurub waxba ma yaalee qofkii tahriibaya maraykan ha qabto ama dalkiis ha iska iimaan sado.

  • @farhanfeysal6971
    @farhanfeysal6971 5 місяців тому +1

    Sharci talyani ayaa ugu dhaw somalida uu iska siiyaa kadibna meelahan ayaad iskaga xamaal iman markuu kaa dhacana waan soo susboonsiisan

  • @Leewaraskaricabdirisaq-ul3by
    @Leewaraskaricabdirisaq-ul3by 5 місяців тому +3

    4 sano bilaa sharci ahay iisoo duceeya wlaalayaal

  • @sheekhasoomaaliyeed8614
    @sheekhasoomaaliyeed8614 5 місяців тому +1

    Marka ay kuu shidantahay Heesta Tidhaahda,
    Waa ku garab taaganahay
    Geesigaan Dhaloow.
    Socod uun baa kaa soo hadhaya, Waar Sii Soco Fasco Degamaha Soomalida Iska socde Ahaa Ahaa. hhhh

  • @Noorhass-o4n
    @Noorhass-o4n 5 місяців тому +1

    Something wrong with him
    Sharci waalasiyaa Austria 9 sano jogay hadii uudalilahaa waalsiinlahaa
    Laakin asaa socod badan

  • @haibeim7582
    @haibeim7582 5 місяців тому +2

    RAGGEEDII waar ninka hala garab galo oo hala caawiyo.

  • @hibastarofficial9356
    @hibastarofficial9356 5 місяців тому +1

    Talyani sharci waa bixiyaa inuu ku adkeysto bay ahayd

  • @Essa_m16
    @Essa_m16 4 місяці тому +2

    Intay soconyso wa sahale
    Raxamnku sadkeeda waa siiin
    I'm witing UK

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay 5 місяців тому +1

    Waqtiga Ha Iskadhumin Guurso oo 5 Sano Rafaad Sharci Hablo Somaliyeed Baadheli Wehelna Kaaraba.

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 5 місяців тому +2

    Wakh tiiga ka faa iidaso meeshad joogto ka shaqayiiso wakhti dayaca jooji

  • @salmanjama6663
    @salmanjama6663 5 місяців тому +1

    Waxaan calaf ku galan marka raadinaysid waa sida o kale, halka wixi lagu qoray fadhi kugu imanayaan

  • @nimcokeyse383
    @nimcokeyse383 5 місяців тому +3

    Asc Cabdi Salan Hereri ruun Ahti waa barmamish ficaan o walba Dadka so tahribaya u ah wacyigalin u ah waad ku mahadsantay sida nola wadagtay barmamishka JASKA ALLAHU KHEER 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @abdifatahkulmiye5231
    @abdifatahkulmiye5231 4 місяці тому +1

    Harreri, ilahay aya sharci iyo hanti kusiiyey ee ninkas ugu yaraan 1000 dollar kaga farxi.

  • @zaedismacil5684
    @zaedismacil5684 5 місяців тому +3

    Dicin rashiid. Kaariye adje weeye wakhtigu ciilay runtii alle wax khayr leh hakula kulmiyo adeer

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay 5 місяців тому +1

    Sidiihore Ma ahan , Sudanta Waalaqaabilayaa laakin Somali Waqtigoodii wuudhamaaday! Teedakale UK Sidiihore Ma ahan , Dhaqaale Majiro, Guryo Majiro,
    Hadaad Shaqo Tagtana Waxaad Khaadataa Kuuguma Filno.

  • @lailaalihaid8506
    @lailaalihaid8506 5 місяців тому +1

    Uk hadaad timaado Ruwanda ayay kugu tuurayaan ee dalkaagii ku noqo oo ehelkaagii la midow

  • @abdilahifarahcawl2384
    @abdilahifarahcawl2384 5 місяців тому +3

    Ninkaasi waa adke guul ayaan urajaynayaa

  • @cadegude1939
    @cadegude1939 5 місяців тому +2

    Badda tahriibta ama hawlaha tahriibka hadii qofku dhexgalo sida I uga baxaa waa adagtahay qof adag oo isku kalsoon oo go’aan xanuun badan ka qaata mooye qof kale kama so laabto inta uu sharci ka helayo😢😢😢😢

  • @ibrahimhassen9450
    @ibrahimhassen9450 5 місяців тому +2

    Dhibtaas way jirtaa, kuwo badan oo aan ka mid ahay ee south africa jooga ayaa dhowr iyo tobankaas Wali socod ku jiraa, wax lacag &sharcina aan haysan, kuwa Kenya jooga intaas ayaa ka daran & kuwo asagoo kale ah oo sharci ba ka waayay yurub

  • @jimcaalecabdilaahi4596
    @jimcaalecabdilaahi4596 5 місяців тому +2

    Waxaase layaab leh inaynu leenahay Bada Africa ugu dheer bari waxbeerashada ku fiican cimilo sanadkoo dhan wanaagsan shidaalka ama saliida aynu nahay wadanka Lixaad dunida ugu shidaal badan geela dunida ugu badan say ku dhacday inaynu saan ujabno meel walba qoxoonti ku noqono under developed country aynu ahaano????

    • @MohamudSaleban
      @MohamudSaleban 4 місяці тому

      Orod bada cab😂

    • @ZaadiqAli-zk3gv
      @ZaadiqAli-zk3gv 4 місяці тому

      😂😂Shidaalka Dee Meeyey Waar Shidaal Ma Jiree Waa Prank Leynagu Seexinayo Haduu Soo Dhawaaday Haa Wakaa Waaso Booday Ma 'argtaan Film Caadiya Baa Leynoo Daaray😂

  • @sandabarud8818
    @sandabarud8818 5 місяців тому +2

    Sxb allah ha kuu sakhiro. Hadii qurbuhu kugu xumaaado waa halis

  • @axmedcali3002
    @axmedcali3002 5 місяців тому +1

    Ninku adaga raga socodku wa udir hadi mawku dete alle hal kad higsanayso ha ku fududeyo

  • @ShaaficiHilowle
    @ShaaficiHilowle 4 місяці тому +1

    weligey ma niyeysan inaan tahriibo wadankeyga ayan ku iiiman qabaa allaha noo barakeyo wadankena

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 5 місяців тому +2

    Alaha hacafiyo Dhibka muragada haka dulqado sharciga haka siyo

  • @MohamedSame-w3t
    @MohamedSame-w3t 5 місяців тому +4

    Asc c/Salam hareeri hore wariye rogcada

  • @yussufibrahim5746
    @yussufibrahim5746 5 місяців тому +4

    Sorry wlhi 17 years in Europe 🇪🇺 having nothing now 😢

    • @abdilahiahmed686
      @abdilahiahmed686 5 місяців тому +1

      Aad by u adag tahay

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 5 місяців тому +2

      Waa sidan marka mustaqbalku kaa xumaado oo meel aad saldhigto weydo. Ilaahey meel u ku nasto ha siiyo.

    • @chbmuhidin8266
      @chbmuhidin8266 4 місяці тому

      @@peaceprosperity3951amiin

  • @mohamedfaarah6767
    @mohamedfaarah6767 5 місяців тому +1

    War ninkaa hala caawiyo wadankiisiina haloo diro wuxuu ku faro qabsado haloo guro nacalaa kuyaale

  • @Focusfilm-09
    @Focusfilm-09 4 місяці тому

    He's looking more Money 🤑 I was Heard Somali people Always Process

  • @OthmanRazhid
    @OthmanRazhid 5 місяців тому +1

    Ninkan nolshii ba socod bu ku dhameystey...inan qooxoti nqono wa waxn angu doroney...sidii arikii ba marba meel u dideynaa🏃‍♂️‍➡️

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 5 місяців тому +2

    Allow naxasili adaa Reziqa qaybiso.. Akhriya Istiqfaarta.

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 5 місяців тому +1

    Qurbuhu waa meel madow sida aad iftiin uraadin ayaa ku dhumin ama cumrigu kugu dhamaan markaa qofku markuu dalkiisu burburoh sidan ayaa u danbaysah ama sharci hel ama waa qurbe waa meel madow op aad iftiin ka dhexraadin weligaanah heli maysoh

  • @kalabaydhjufa4604
    @kalabaydhjufa4604 5 місяців тому +1

    Brother, Biyaha badu waa isu dhadhane meel uun iskala qabso

  • @GeediGuureGobeed
    @GeediGuureGobeed 5 місяців тому +4

    Alle ha xasiliyo,aniga 9 Sanno bilaa Sharci ahay,

    • @ahmedusman6652
      @ahmedusman6652 5 місяців тому +5

      Sxb Rabbiga weyn ee Abuuray Baniaadamiga aad sharciga ka rabtaan Bari oo Amuurahaaga u dhiib Salaadana ilaali isabadal weyn baa kugu dhici foona

  • @moon9313
    @moon9313 5 місяців тому +4

    Dicin Rashiid madax sare

  • @bennyblanco9377
    @bennyblanco9377 5 місяців тому +2

    Intuu shaqeysan lahaa oo naftiisa kor u qaadi lahaa baa kolba lagu odhanaayey xagaas bey la dilaacdey ama ka shidan tahay

    • @mataanciiideed4046
      @mataanciiideed4046 5 місяців тому +2

      Ka war qabta duruufta sharci la'abta ee ka hortagan

  • @rageibrahim6654
    @rageibrahim6654 4 місяці тому +1

    Allaha ku fududeyo waa wakhti badn 17 sano

  • @MuhammadAhmad-ki7jc
    @MuhammadAhmad-ki7jc 5 місяців тому +2

    Soomaalidu waa dad iska faraxsan oo aan is dulayn hadday dawlood xoogan heli lahaayeen dadka way dhaafi lahaayeen

    • @Caliya7
      @Caliya7 5 місяців тому

      Dowlad xoogle oo dunida sharaf iyo karaamo kuleh horaan usoo marnay somaliduna iyagaa gacmahoda ku burburisey mana umaleynayo awooda Allaah kasokow iney mardambe soo maridoonto.

  • @mlielan2459
    @mlielan2459 5 місяців тому +1

    Legend waaye ninkaaniye passport ka alle ha u fududeeyo

  • @aragwaafi5886
    @aragwaafi5886 5 місяців тому +2

    Waa nin fariida oo han leh Ilaahey ha xasiliyo

  • @Abdulkadir-ml3kt
    @Abdulkadir-ml3kt 5 місяців тому +1

    Ninkan baa kufican in uu maraykan utahriibo intay kuwo sharciyo yurub kulihi tahribayen ninkan lacag haloo ururiyo

  • @JamaMohamud
    @JamaMohamud 4 місяці тому +1

    Socod badanaa soomaalidu oo dalkooda necebaa subxaanallaah

  • @CabdiMalik-v8u
    @CabdiMalik-v8u 5 місяців тому +2

    AUSTRALIA, KASOO WARAN INSHA'ALLAH

  • @Moumin.corner
    @Moumin.corner 5 місяців тому +1

    Dadki loobaahnaa inay yurub wax ka qabsadaan waa kaanaa ninka ragga muxu waqtiga ciilay lkn aad ayuu ufaraxsanyahay wuuna qanacsanyahay m.a , gabdhow passaport u qaada legendkaan

    • @nim5-r1v
      @nim5-r1v 4 місяці тому

      Maanta in badan Hereri ayey fursad u haystaan iney la xidhiidhaan oo ninka raga ah wax u qabtaan .

  • @ismogabe5913
    @ismogabe5913 5 місяців тому +1

    Cajiib 17 sanaanu xasilin oo wali socdaal u xadhko xidhanyahay🤔✍

  • @noohaliahmed3978
    @noohaliahmed3978 5 місяців тому +1

    Ninkan hadii maskaxdiisa la baadho kolay ma fayooba.

  • @cabdiraxmaan3754
    @cabdiraxmaan3754 5 місяців тому +1

    tiih ku dhacay ninkaan

  • @mhassan9288
    @mhassan9288 5 місяців тому +1

    Professional Drifter! Like Willie, "On The Road Again"

  • @salmaanyare-vn9jo
    @salmaanyare-vn9jo 3 місяці тому

    naqud bilaj waa cay wane af rashiyan shiiqow

  • @mop01-r4f
    @mop01-r4f 5 місяців тому +1

    Wariyah wareega yaa garanaaya aniga waa cabdi salaan hereri❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚💯💯❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚✌

  • @shakirasmart7030
    @shakirasmart7030 5 місяців тому +2

    Illaahay wadan ka Khayr ku ugu jiro ha ku nageeyo

  • @soodalxiis4296
    @soodalxiis4296 5 місяців тому +1

    Illaahay hawgargaaro ninkaas àad ayaan uga Naxay Runtii

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay 5 місяців тому +2

    Uk oo meelqurantay ah buu usocdaa Waa Warmoog.

    • @guuldoon1
      @guuldoon1 4 місяці тому

      Kkkkkkkkkkkk haaa wlh

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 4 місяці тому +1

    Ninkaan ingriis buu ku xasili doonaa

  • @peaceprosperity3951
    @peaceprosperity3951 5 місяців тому +1

    😂😂😂 ma tahriibti baad weli ku jirta??? Somaali iyo tahriib waa kala maarmaan. Waa nasiib darro inaaad noloshaado tahriib ju dhameysato.

    • @kaafimedia853
      @kaafimedia853 5 місяців тому +2

      Somalia amni malaha dhaqaale malaha shaqo malaha waxbarasho dawlad malaha sharci malaha kaliya faqri iyo foolxumo ayaa yaala

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 5 місяців тому +3

    Miisiki good help him

  • @sahandoonmediashow
    @sahandoonmediashow 5 місяців тому +1

    Ragga socodku waa u door haddu mowdku daayo🤞

  • @AbdikrimHussenguuled
    @AbdikrimHussenguuled 5 місяців тому +3

    Dicin waa nin rageed ❤

  • @MohamedDhise
    @MohamedDhise 5 місяців тому +2

    Allaah ha xasiliyo oo meel khyrle hadajiyo

  • @ahmedalimuse6606
    @ahmedalimuse6606 4 місяці тому

    Ninkaasi waa nin wayn oo faaruq ah

  • @Mohangoat11
    @Mohangoat11 5 місяців тому +1

    Wakhtigaa haya ninkan kuwa la midka ah ee wakhtiga intaa leeg sharci helin wlho xaladooda cafimaad ma fiicna lkiin ilaahay ha usahlo Hareri ninka inuu wax udhiibo ayay ahaud nin walhtigu hayo ayui ku nafisee😂😂

    • @nim5-r1v
      @nim5-r1v 4 місяці тому

      Koley kama gacan madhna, wacyi galin ha u noqoto dhalinta dibadaha wareegeysa.

  • @jemalhertah2610
    @jemalhertah2610 5 місяців тому +1

    Kan inta nolozhiiza ka dhiman wa zoconaya😂

  • @NASIRJIIM2807
    @NASIRJIIM2807 4 місяці тому +1

    Macaanka Allah Kaa dulqaado cafimadka waa muhiim

  • @AxmedSiad-db1yf
    @AxmedSiad-db1yf 4 місяці тому +1

    Allow meel khayr leh gee

  • @adensomali2053
    @adensomali2053 5 місяців тому +1

    Austria vienna noo sooo boqo

  • @HusseinSharif-nc5jn
    @HusseinSharif-nc5jn 5 місяців тому +1

    Cabdisalaan waku salamy noso badi vidio ga

  • @SAMAWADE007
    @SAMAWADE007 5 місяців тому +1

    Halkaasey ka dipaacday😂

  • @cabdicasiisxasan5035
    @cabdicasiisxasan5035 4 місяці тому

    Subxnalah 17 sano muu europe jooga ila jada socod kujiraa oo shaqo i'anfacdo mahelin aa wlhi anoo wadnkayga kashaqysto oo kidhinto ii dhaanto

  • @ENGABDIHAMID
    @ENGABDIHAMID 5 місяців тому +1

    REAL SOMALIDU WAA NINKAN BEST WARIYE ABDISALAAN HAREERI

  • @momindekk1
    @momindekk1 5 місяців тому +1

    cimriga waa socdaa soo noqo hadaadan waxba hayn meel kale waxa laga yabaa in ilahay kaa siiyo

    • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
      @abdurrahmanHarbi-cy8hy 5 місяців тому +1

      Somali cebey umalaysaa in asagoo faramadhan lkn nolol waxa ugu wanagsan mid meshii ad kudhalatay nabad iyo Risaaq xalal kahela

  • @Zakariye0209
    @Zakariye0209 5 місяців тому +1

    Orad Hargeisa iSkaga laabo indr

    • @ADOONKIIRAXMAN
      @ADOONKIIRAXMAN 5 місяців тому +1

      labashada lafteeda aya xeelad u baahan markad bila waraaqo tahay

  • @MustafaMahamud-pn2hg
    @MustafaMahamud-pn2hg 5 місяців тому +1

    Feel ihay nacay weekend kaali maanmaray 2021kii

  • @galanne-ey2015
    @galanne-ey2015 4 місяці тому

    Des années...17 ans D'instabilités presque toute une vie ....
    Je vous souhaites le meilleur à construire une vie familiale agréable qui vous permettra de deposer vos valises ENFIN

  • @Ilkacasse
    @Ilkacasse 4 місяці тому

    Caadu u duqeeyay