Iso duceya walaalyal laba wil aya xaanuunkas iga qaba inu ilahay ilahay i cafiyo dhaman tina isha alah midka wayn hada sidi hore wu dhama lakin midkayar ayan ad oga walbaharsanahay
I have child with autism and this gabay makes me cry 😭 thanks sister for supporting and encouraging your other sisters who have a special needs children😘 I love you sister walahi I.cry for.real
Yaa Allah, what an amazing gabay. Tusmo, I really Love you. What an amazing human being you are. I have a dhaugter who has a genetic issue and she may become progressivly blind. Yaa Allah, i couldn't stop crying. Tusmo, you are our hero. I love you through my heart.
Illaahayow caafi wixi islaama Ilaaahow cfimad sii wixi xanusanayaba Illahow ana inaantayda ii cafi oo iga xanusanaysa walalayal ducaada iso Mara 😭😭😭🤲🤲🤲
Gabaygan waa i taabtay wlhi lkn waxaa dareemi karo qof ka haayo AMA heysto caruurta qabo atusima aniga waxaa ilaahey i siiyey wiil oo hadane qabo atusima hadane aad ayaan u ku faraxsanahay wiilkeyga alx wuxuu ilaahey hu siiyo waan ogahay in dadka wey doonaan dhahayaan caruurta noocas aha lkn aniga Malin walbo waxaan ka siiqaada farxad iyo jacel AMA aan arko wiilkeyga alx #Tusmo thank you so much for poem ❤️❤️❤️
Excellent Somali poem. She really described ppl who insult those who are sick. It is part of our ugly culture. (Not Islamic Culture) Somalida dhagool, cuiryaan, Autistic, iyo indhoolka ba weey caayaa. Waa caado xun oo islamka kabaxsan waxaas. Allow caafi dhamaan umadaada kuwa caytamaayo iyo kuwa la caaynaayo. Eleen waay wada xanuunsanyihiin.
May Allah grant you patience and strength to all of you mothers who have children with special needs, you are true heroes, May Allah reward you abundantly for your hardships.
Ilaahey umada muslimiinta ha dul qaado xanuunkaaan caruurtooda walaal ii soo duceeya wiil ayaa iga qabo maansha alaah tusmo ilaahey ha kuu barakeeyo xikmadaada
Ax qalbiga I xanuunay ilmo ayaa ceshan wayay xanuunkas caruurta qabta culees lama qaadi karo hadane wa hooyo way ku faraxsan tahay Gabay xanuun badan 😭😭
😭😭😭😭😭😭😭😭 allahuma Amiin sister waxaad tahay qof qaaliya allah cadawgaaga ha jebeyo hore u soco ha u joijin aqoon laawayaasha. Waa buraanbur aad u qiimo badan oio qalbiga taabanaya.
Masha Allah gabadgani waxay Ka hadashay qalbiyadeena hoyoyinka haysta caruraha xanunsan, aniga qalbigayga si wayn bay u tabatay ilaa aan oyin iga socota arkay Xafidullah Safiya cisiyo sharaf ku. Ololow
Waa gabay aad u qiiro badan, qalbi kasta oo naxariis ku jirtana ka ilmaysiinaya, Alle ha caafiyo guud ahaan inta xanuunsan, si gaar ah ubadka autismka la nool, waalidka ku hawllan had iyo jeerna Eebbe wanaag badan ha ku abaal mariyo, hana u fududeeyo hawsha culus ee ay hayaan.
Allaha caafiyo dhamaan inta xanuunsan Walidiinta ilmahooda autism ka qabaan somalia hakeenan ilmo badane halagu dhexdaran si ey u laqabsadan activation ka ey sameynayaan Cuduro ka dhib badan baa umadi lanooshahee ilmahan kalinimo le qabaa more practice u ubaahanyahy
Iso duceya walaalyal laba wil aya xaanuunkas iga qaba inu ilahay ilahay i cafiyo dhaman tina isha alah midka wayn hada sidi hore wu dhama lakin midkayar ayan ad oga walbaharsanahay
hawa Ali ilaahay swt abaayo hakuu caafiyo yaa raxmaan caafimaad taam ah allaha siiyo
hawa Ali alah hakuu cafiyo abayo adna kudadal allah hakuu xidiyo 🥰
hawa Ali ilaaahey caafimad dag dag hakuu siiyo wlshey
hawa Ali Allah haku cafiyo caruurta cafimaad dag dag ah allow kusii dhamaan adigana tii ku samartay Allah hakadhigo
Hawa ali allah cafimad sareca ah hakuu siiyo wll insha allah
If you love Tusmo👍🏽💕💕
I love her. This video touches my heart.
Outspoken G wll sare subscribed igu caawi wll
@@rahma_daqueen9297 wll sare subscribed igu caawi wll
masha allaah bella
I have child with autism and this gabay makes me cry 😭 thanks sister for supporting and encouraging your other sisters who have a special needs children😘 I love you sister walahi I.cry for.real
Sorry ilahye haku caafiyo huno
Allah hakuafiyo Abayo
Xabiibti alah hanoowada caafiya caruurta gabarkasta o caruurta kaxanunsanyahiin
Dadka caayda kuu quuro waan u caroodaayee !!!!! Haa wlh ilahayow inta hooyo ilmahoda ka xanunsanyihin u caafi Amiin yaa rabi
Yaa Allah, what an amazing gabay. Tusmo, I really Love you. What an amazing human being you are. I have a dhaugter who has a genetic issue and she may become progressivly blind. Yaa Allah, i couldn't stop crying. Tusmo, you are our hero. I love you through my heart.
Adoon ilaahay a abayo Allaha ku cafiya gabadh ka xanunsan, anigana wiil autism qabo ayaan haysta
ua-cam.com/video/Y36xTVh6TdA/v-deo.html
Allow caafimad sii ubadka xanuunsan iyo qof walba
Mahdi Ahmed Ibrahim Ibrahim amiin ya rabi
Ameen ya Rabbi 😢
Ameen
Amiin
Aamiin yaa Allah Wallaahi ilintaan ceshan waayey walaalkey baa xanuunsan iyo inanteyda ee walaalaheyga muslimiinta ah ii soo duceeya
Somalida qaarbaa foorarka u isticmaala mobile ka
Wayo 36 dislike aya ayaa saaran
Majiro qof nici karaa codka , erayadan iyo micnaha gabaygaba
Waxaaba kaa iimanayso ilmo wlhi
Dadka saarayo dis lkga wa iska wadan malha
May garanayan maka ahan xuman
Haaaa qaaar aya komaysan
Hhhh wa iska qoslay wlhi qiraa inta uso radiyey from tikrok your funny
Ma garanayo lkn codkani qalbiguu itaabtay anigoo ilmaynayaan is arkay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢
Mee too
Damiirka ayaad kuu dareensiinaayo adeer macan
I cry whenever i listen to this walahi because wiilkeyga curuudga aya iga xanuunsan😢😭🥺
ua-cam.com/video/Y36xTVh6TdA/v-deo.html
May ALLAH grant all good health IN SHAA ALLAH.
Aamiin ilaahow caafi caruurta xanuunsan
Dagan Axmad wll sare subscribed igu caawi wll
@@alcasaa22channel19 wll wankusaarey isaar adna subscribe plz
ua-cam.com/video/Y36xTVh6TdA/v-deo.html
Wllhi cod wuu kugu dhamaaday
Inaba caadi ma tihid safiya tuzmooy👌👌👌👌💯
Zidoo kle caruurta xanunsan cfmd dag dag eh alle hasiiyo iyo inta kleba
Dream girl wll sare subscribed igu caawi wll
@@alcasaa22channel19
Saaran
Ee adna isaaar
M,a Allaha ku fixdiyo
masha allah amazing 100%true may allah give our children shifa amin yaa rab
Illaahayow caafi wixi islaama
Ilaaahow cfimad sii wixi xanusanayaba
Illahow ana inaantayda ii cafi oo iga xanusanaysa walalayal ducaada iso Mara 😭😭😭🤲🤲🤲
Amiin abayo jazakalahu qeyr ilahayna hanoo cafiyo ubafka xanuunsan hoyo kasto haysata cunug xanuunsan ilahay agtisa ajar badkaheli kusanir qadarta alle alaha no cafiyo awlada
fartun ali wll sare subscribed igu caawi wll
Amiin yaa rabi
Aamiin wll🤲
Gabaygan waa i taabtay wlhi lkn waxaa dareemi karo qof ka haayo AMA heysto caruurta qabo atusima aniga waxaa ilaahey i siiyey wiil oo hadane qabo atusima hadane aad ayaan u ku faraxsanahay wiilkeyga alx wuxuu ilaahey hu siiyo waan ogahay in dadka wey doonaan dhahayaan caruurta noocas aha lkn aniga Malin walbo waxaan ka siiqaada farxad iyo jacel AMA aan arko wiilkeyga alx #Tusmo thank you so much for poem ❤️❤️❤️
Abaayo ilaahey hanoo caafiyo anigaba kula mid Baan ahey ilaahey baryadiisa yeenan ka caajisin ilaahey wuu no caafin doona insha alh
Excellent Somali poem.
She really described ppl who insult those who are sick. It is part of our ugly culture. (Not Islamic Culture)
Somalida dhagool, cuiryaan, Autistic, iyo indhoolka ba weey caayaa. Waa caado xun oo islamka kabaxsan waxaas.
Allow caafi dhamaan umadaada kuwa caytamaayo iyo kuwa la caaynaayo. Eleen waay wada xanuunsanyihiin.
أللهم آمين يارب العالمين Allah ka aqbalo abayo afkaga iyo aqligaga ha ku xafido mcnto inolo Abayo
Allow caafimaad sii inta Xanuunsan caruur iyo qofweynba aameen aameen
Asc abaayo tusmo qalbigeyga ayaa lushay ee illaahay ha kaa aqbalo walaal ducaas,
Illaahayne qeyr aanad fileyn walaal ha ku siiyo Aamiin yaa rabi
Nooloow nabad iyo caano.
Safiya thankis xabiibti Aniga ka mida hoyooinka haysta. Ubadkaas Ee ilaahay ha noo caafiyo. Anga iyo intii muslina
Amiin amiin ilaahoow 😭
Ifrah Wayir Ameeen walaashy Ilaahey haku caafiyo
Amiin
Saabirah’s Health Advice amiin amiin xabiibti thankis ilaahoow noo aqbal 🤲
Ifrah Wayir alle haku caafiyo
Amin yarabi alaah hano wadaa cafiyaa aniga kamidaa ahay hooyoyinka haysta kids ka
Maansha allaha indr. Allaha ku xafido. You are the best 😍❤️
Xadeyda oo dhan wey istagtey
Obah Yabaal wll sare subscribed igu caawi wll
Abaayo alhamdullilaah, allaah swt. Wuxuu keeno waan ogolnahay. Allaah ha caafiyo dhammaantood inta jiran, waalidiinta na allaah ha u saqiro inshaa allaah.
Fadlan Nagala Qayb Qaado Dacwada booqo our channel Subscribe Si Aad ula Socoto
Ilaahey Waxan uga baryaa hooyo walbo Oo ubad ka xanuunsanayo inuu u caafiyo
Allah cafiyo inti xanunsan safiyo tusma Allh ku cafiyo wilkada amiin yaa Alllh
Maanshaallah tabarakallah
you are blessed with beautiful VOICE
May ALLAH protect you and your family.
Wa gabay qalbiga aad u taabanaya, illahow caafimaad ugu badal intuu xanuunka hayo waalidka ku sabrana jannada ugu abaal gud. Abwanka erayada leh iyo marwa Tusma ajar allaha idinka siiyo
Thanks tusmo ilaahow caafi dhamaan caruurta iyo intii xanuunsanreyso safiya waxaad kahadashey wax loobaahnaa inlagahadlo qofkii canug xanuun San cayso ayadaa dhiban waayo was kaliya aan lacafin waa danbiga caruurta xayanka waayeelka laga galo ha ahaado af iyo adinba
This is powerful it made me cry…. Subhana’Allaah
ilaahay dartiis iyo wallnimada islaanka ee naga dhaxeeyso channelkygaan subscribe igu saar
MashaAllah habo mcn ku jecliyaa waxaa ii tahay muraayad aad daawado ❤❤😘😘😘
Allow codka ku barake adga iyo abwankaba full respect inta xanuunsan alle ha cafiyo 😭😭
Allow noo cafii ubadka xanunsan dhamantood aamin 🤲🤲 allow caloosha u aadkee hooyoyenka heysta ubadka xanunsan..stay strong our moms
Axl anigaba Wan haysta will igaqaba🥲🥲🥲🥲
May Allah grant you patience and strength to all of you mothers who have children with special needs, you are true heroes, May Allah reward you abundantly for your hardships.
Ilaahey umada muslimiinta ha dul qaado xanuunkaaan caruurtooda walaal ii soo duceeya wiil ayaa iga qabo maansha alaah tusmo ilaahey ha kuu barakeeyo xikmadaada
ax miskiin alle ha Caafiyo caruurteeda iyo caruuraha kale xanuunkaasi la ildaran ba😢😢 way itaabteeen eryada mamo tusmo😭😭
Ma cunugba ka xanuunsan
MashaAllah Habo
AMIIIN AMIIIN AMIIIN Ayaan leenahy inagana dhamaan inta ubadka iyo hooyooyinkaba iyo dhamaan muslimiinta
This made me cry 😢 wlhi Subxanallah
tusmo noolow baal dahab ah ayaad ooga jidhaa bulshada somaliyeedeed ❤tusmo❤
😭😭😭😭😭😭😭😭😭 allow caafimaad sii dhamaan inta xanuunsan ya rabi
The doctors can treat you but allah can health u my allah bless you tusmo 🙏
Maaaasha allah
Maashaa allaah
Cabqari allow iigayeel caadil baa taheye
Codka allow kuu daa awlaadana allow noo caafi
Ilhay hacafiyo wiilka cafimaad dadgah baan allh uga rjaynyaa dalji adin safiya wall allh qalbiga hkuu qabo jiyo aamiin
Hawa ali
Walaal allaha kuu caafiyo wiilasha illaahay dartiiis baan kuugu ducaynayaaaa alow kurbada kaa fayd walaashay SADAQADA badi
Alow intiii islaam ah caafi
Saqiir iyo kabiir👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻
Safiyo tusmo alow ku barakeee walaashay qof hadalkeedu xikmad iyo diin ku qotomaaa tahaye walaalay music ka dheerow barakooow
MashaAllah TabaarakaAllah shukran walaashy Safiyo Tusmo runtaad ka hadashy🌺🌺🌺🌺💎💎💎💙💙💙🌸🌸💯💯💯💯💯
Ax qalbiga I xanuunay ilmo ayaa ceshan wayay xanuunkas caruurta qabta culees lama qaadi karo hadane wa hooyo way ku faraxsan tahay Gabay xanuun badan 😭😭
Rabbiyoow noo caafi caruurta Aaamiiiiiiiiiiiin yaarabbi ,, qaaliyeey shukran 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Amiin
Ax walaahi qalibigaa ixanuunay maamo allaha kuucaafiyo yaarabi naga aqbal. Waa xilidanbe waana ramadaan yaa allaha ilaahayow caafi
Aamiin illaahay hanoo caafiyo caruurta wlh waa cudur xanuunbadan qofkii arkey ayaa dareemi kara 😞😞😭😥💔💔
Cudarkas maxa waye
Alow ku caafi
Shukran yarabi nocafi ciyalka intaxanunsan rabi hanacafiyo Amiin yarabii 😭😭😭😭😭😭😭😭
Dhaman allaa caaafiyo caruurta Somali ee xanunsan meel walba ay dunida ka joogaan. Gaar ahan kuwo USA ku xanunsan.....
😢😢😢😢😢tusmo may Allah bless you walashey qaali😘😘😘big shout out to Sonna production😙😙😙😙
Qof lagu deydo ayad mudantey maamo safiya mansha allah haybada iyo codka alle ugu eqey allow ku siyaadi anagana sharftada kle na sii mmo
Ax illaahey haku barakeeyo abaaaayo mcn
Habon Ali wll sare subscribed igu caawi wll
😭😭😭😭😭😭😭😭 allahuma Amiin sister waxaad tahay qof qaaliya allah cadawgaaga ha jebeyo hore u soco ha u joijin aqoon laawayaasha. Waa buraanbur aad u qiimo badan oio qalbiga taabanaya.
Intii daawatay like ii saar💖❤
Alle ha ku caafiyo hooyo adig iyo kula midka ah alle waxan ugu baryay qofa walab oo xanusanay oo musalin ah ba alle ha caafiyo
illaahaoow u caafi hooyooyinkabheysta ilmaha xanuusan yaarabii samirka badiya Aduunku waa maalmo.kooban Illaahay samir jamiila bana idinka baryaa yaarabbii illaahoow imtixaankaaga noosaqir yaarabbii
Huuno qali ilahay haa cafiiyo isaga iyo ita Muslim kaba ah
Subhanallah sooo tuching illahey aa cafimad hayo jirana hayo. Yaan leysku takoorin cudur illahey xagiisa ka yimid. Ilaahow caafi ilmaha xanuunsan
Ilaahay saw u aqbal ducadaa aaaamiiin😭😭😭😭😭😭😭😭
Mashallah habibti jasakallahu kheireen kalbi key itaba teh wan jeceelaye wilkeyka iso ducoyo walalayal.
Maasha Allah wllo 🥰🥰🥰🙏
Autism is not a disease... the sooner we understand the better and we need to end the stigma around disable people.
Jogo autism is worst than disease Some diseases have diagnoses or cure but autism has none.
Masha Allah gabadgani waxay Ka hadashay qalbiyadeena hoyoyinka haysta caruraha xanunsan, aniga qalbigayga si wayn bay u tabatay ilaa aan oyin iga socota arkay
Xafidullah Safiya cisiyo sharaf ku. Ololow
Ilaahow cabqari iiga yeel caalim lagu faano amiin yaa Rqbbi runtii gabaygan markastoon emotional noqdo waan dhagaystaa waanan ooyaa Allahayow ubad ka buka noocaafi gaar ahaan hadan nahay hoyoyinka autisme ka haysta 🤲🤲🥲🥲🥲
Masha alaah ilaahey ha wada caafiyo inta xanuunsan amiin yaa rabil caalamiin 🤲
Xaawa cali abaayo illaahow caafimaad sareecaa oo degdega allaah hakuusiiyo yaarax maankkaan kuu baryayaaye
Masha allah carabka dadka ilahay haka bad baadiyo abyo codkaaga ilahay haku barakeeyo
ASC HOUNO ALLAHA KOU AFFIYO CHAFAKALLAH AFFIMAD DEG DEGHAA KOUSIWO IIMIR DAWILLE HOYOMACANN SAFIA TOUSMO LON GUENT LIFE AMINE ♥ ALLAHA ALLAH ALLAH AKBAAR SCW SCW SCW AM.VERY 😔 😟 🙁 😥 😞 😿 😔 😟 🙁 😥
Mansha alaah abwaanad iyo hooyo sharaf badan tusmo ilaahay adoo kale hano badiyo gabaygan dadbadan òo wax harad waa ku cibraqadayaan màamo sharafku noolaw aduun iyo aakhiro
Mnsha allh mamo tusmo alle caqligaga hakuu barakeeyo.love you #tusmo
ilka cazta burco wll sare subscribed igu caawi wll
@@alcasaa22channel19 wnku saray wll Adna izaar
Walahi waa gabay i taabtay waa ku mahadsantahay mamo tusmo oo anigaa ka mid ah dadka haysto ilmo autism ah ilaahayaw noo caafi dhaman walalahay aamiinta nagu cawiya
😢😢😢😢 Yaa rabbi u caafi inta ubadku ka buko. Samir wanaagsana sii waalidintaas.
Aamiin ya Rabbi
😭 illahow cudurka cafimaad ugu badal cidkastoo xanuunsan.🤲🏽🤲🏽Amin . Mama Tusmo Mansha allah 🤗
ua-cam.com/video/Y36xTVh6TdA/v-deo.html
Waan jclhy safiya tusma hoyo soomaliyed cisan kuhayan horay usoco hbo Qliyy🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌷🌷🌷
السلام عليكم
Maasha Allah Safiya Illah qeyr haku siiyo waa waano fiican iyo wacyi gelin oo nooc cusub ah ay u baahan tahay umadeena.
Illahaw caafi caruurta xanuunsan . Nooc walba xanuunka uu yahay, Aamiin Aamiin Aamiin.
Dadkaan xanuunsan Ilaahay uma weynin caafimaad ee waa anaga caafimaadka qabna inaan Ilaahay ku xamdino waa tusaalo . Aduu kugu dhici karaa cudurkaas aad qofka kale ceebey neysid. Adi yaa ku siiyey garantee inaad caafimaad ku waari doonto. Aan isu duceeno umadeey meel walba aan joogno.
😭😭😭 yaarabi ilaahow icaafi gabadheeyda iga xanuunsan🤲🤲🤲 aamiin yaarabi
Habo ani wan iska ka jeclahay runti hore u soco habo😍😍😍😍
Abwaan salaan weeyn iga gudoon
Aad baan ugu riyaaqay Gabayan
Thank you sis
Waa gabay aad u qiiro badan, qalbi kasta oo naxariis ku jirtana ka ilmaysiinaya, Alle ha caafiyo guud ahaan inta xanuunsan, si gaar ah ubadka autismka la nool, waalidka ku hawllan had iyo jeerna Eebbe wanaag badan ha ku abaal mariyo, hana u fududeeyo hawsha culus ee ay hayaan.
Allaha caafiyo dhamaan inta xanuunsan
Walidiinta ilmahooda autism ka qabaan somalia hakeenan ilmo badane halagu dhexdaran si ey u laqabsadan activation ka ey sameynayaan
Cuduro ka dhib badan baa umadi lanooshahee ilmahan kalinimo le qabaa more practice u ubaahanyahy
Masha Allah habo ilhy ha ku barakeyo codka horay u soco habo Tusmo😘😍
Aswaan Herzy wll sare subscribed igu caawi wll
Wnkugu cawiyay wll subscribed wnku saray
Masha Allah ilaahow kubarakeey
Masha Allah ilaahow ku nabadyeel
Walal. Calosha aadke. Iilahya. Haiinocafiyo. Wiilka hadarytan uu ahay. Amin. Amin
Samira Abdullahi wll sare subscribed igu caawi wll
Asc
Ilahay caafi inta xanun saan amiin
Somaliyeey an u duceyno walidka heysta ilmaha xanuunsan 😢😢😢ilahayoow uu cafi ubadka
Masha allah walahi wa wax jiro dadkayagu cudurka wey iskucayan illahey dhaman inta xanunsan cafimad hasiyo ya allah
Xanaan Shaatocade wll sare subscribed igu caawi wll
A.s.c shaman dadka xanuunsan Allah caafiyo aamiin aamiin
Ilaahow caafi nuunahaas hooyadiisna qalbiga u dhis yaa allah
Thanks for the author of the gabay. Wonderful😭
Allah. ah.uu.Caafiyo.inta.xanuunsan.
Muslimkaha.tusmo.mahadsanid❤❤😍😍
English baan ugu turjumay gabadhayda (my special need dhaughter)every word of the poem . Maansha Allah she loved it
Aaamiiin wll qali ilaahay caafimad deg deg ha siiyo awlaada somaliyed
Allahu Akbar, Amin yaalaah cafimaad Ilahoow sii inta xanuunsan.
Maansh Allah tabaraka allah 😍 Illaahayaw nocaafi caruurta xanuunsan
Aah waa gabay itabtay Allah cafiyo dhamaan
asha Oumer wll sare subscribed igu caawi wll
Ilaahay ha caafiyo caruurta xanuunsa kuwa layaabayana ilaahay xaqa haduso iyo qadarka rabikeeno aamiin
Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin
Asc asxaabta maashaalah tusmo afkaaga alah kuu xifdiyo waxay marwalba jeceshahay xanuunka inay la qeybsato hooyooyinka soomaliyed walaahi curudkeyga xanuunkas qaba ilaahey ha I caafiyo
Masha allaaah Allaha ku barakeeeeyo hoooyo mcn safiyo tusmo waxaa thy hoooyo qaaali ah
ManzhaAllaha safiyo tusmo ilahy ha ku dayo wlo qof qaliya one love tusmo❤💔💓😍😘
Illahay ha caafiyo caruurta xanuunsan Aamiin yaa rabbi
❤min amin yaa rabi❤