Rag dhibkiisa ayuu ka sheekeeyaa Dumarna Badhaadhohood ayaan maqli jiray. Mohamed Wariye Sare oo Qiimo badan ayuu ahaa. This is a life lesson brother Wishing you all the best and good health and prosperity I.a
@@waryaaofficialchannel3323 somalida xataa warkooda qoraalka ak maanta dhan sheeko dheer soo akhrinayaa labada page ee u danbeeya warka kuugu sheegayaan
Khaalid qiso waayo badan oo tahriib dhaqaale u burbur khatar asxaab badan oo aanu wada soconay kudhinteen alle ha u naxariisto oo aniga igu dhacday ayaan hayaa hadaad jarmal ama yurub timaado isooqabo
maansha allah walaahi waa runti farxad waxaa iigu danbaysay maalintii aan canada soo galay si walba oo aan u shaqeeeyo oo aan lacag helo hadana waxbaan tabayaa😂
Waa ku mahadsan tihiin sida wacan inoogu so gudbisay sheekadda, wariye maxaa u weydiin weyday saaxiibkii isla so baxeen uu bilawga sheekada iyo dhexdhexaadka uu ku so qaatay halka uu ku dambeyay?
From tiktok qofkii igala soo raacdy wareysigaan ☝🏻😅
kula mid ahy
Ani🤞
Same Wllhi 😂😊
War jecli😂😂😂😂
Kula mida
Tiktok hada kaso racday waku salamaya😂
Wan ma qaaday 😅😂
Wan kaa qaadnay
Masha Allah mohamed waa wariye yaashii aan ugu jeclaa ee ESTV waqtiga. In isagoo maraykan ah aan dib muuqaalkisi u arko waa ii farxad
Rag dhibkiisa ayuu ka sheekeeyaa
Dumarna Badhaadhohood ayaan maqli jiray.
Mohamed Wariye Sare oo Qiimo badan ayuu ahaa.
This is a life lesson brother Wishing you all the best and good health and prosperity I.a
am on that way next year insha Allah, From South Africa
Insha allah bro wish you success
For me next year I'm coming to South Africa we have different goals 😂
Inshallah sanadka dabee usa
Guuleyso sxb
MahameD Somali iyo ismaciiiL buurgabo laba wariye on ad ugu xidhnaa guuleysta wll dagananta ka muuqata heer calami
Noloshan in Risk looqaato maahane sikale malahan
Mohamed somali waxaa igu soo jijiga 2013 gulayso walaalkay🎉 good to see you
Manshaallah Maxamed Somali nin dibatoo badan soomaray.Ilahoow dhamanteen irzaqada noo fuudede.
Inta tiktok kaimaatay like😂😂
Waa ikan😂
LEGEND MOHAMED SOMALI ❤
Ninkani waa nin caqli badan
Ilahow rabiyo north America si kheer qabta igu gee wad awoodaaa😩💔
Mid Kamida Dhibaatooyinkii Cabdi Ilay, wlahi Hdii ninkaasu Kaymaha Ku dhiman lahaaa Cabdi Baa Qiyaamaha La waydiin Lahaaa.
Ishalaah hamiga xaga ka sii wad wariye mxm somaali
Niin weyn ayad soo qabatay❤
waad mahansantahay wariye sare khalid wareysiga qiimahabadan ee mohamed somali
Masha allah
Plz plz hordhacan yare madhaxa ka daaya video yada , markiiba bilaaba dhibay , waxani dhibay nagu tahe
Q1qqqqqq😅 17:50 😮
Walee been maadan sheegin anigu afarta min hore waan is dhaafiyaa
Dee ma live baa is dhaafi uun 😂😂😂😂
Waaba waxaa ku nacay somalida wareesigooda
@@waryaaofficialchannel3323 somalida xataa warkooda qoraalka ak maanta dhan sheeko dheer soo akhrinayaa labada page ee u danbeeya warka kuugu sheegayaan
Legend , this is why we are unstoppable, never give up.
Tiktok inta kasoracdi waidn salaamy😂😂😂
Ma iidoor iyo cagdheer is helay baa,guul idiin rajaynayaa geel qaadaw.
Rag soomaaliyeed oo is helay dhaha teeda kale cidkasto jigjiga ka timaada Ogadeen maaha
Walaalo is helay dheh ❤
Wa uun ogaadeen ama walaalahood@@cadniabshir3636
Kee idoora😂
Maasha Allaah 🎉
Khaalidow soo badi barnaamijyadan
Walahi Mahamed somali he is legend I know🎉🎉🎉
Mashllah nin legend weyaa
Maxamed soomaali wariye aan ku xirnaaa
Mohamed somali wariye sare
Khaalid qiso waayo badan oo tahriib dhaqaale u burbur khatar asxaab badan oo aanu wada soconay kudhinteen alle ha u naxariisto oo aniga igu dhacday ayaan hayaa hadaad jarmal ama yurub timaado isooqabo
nin goaankisa adag yhy maxamed🌺
Hordhaca wakhtigiisa yareeya fadlan
Ninkan waa rageedi❤
maansha allah walaahi waa runti farxad waxaa iigu danbaysay maalintii aan canada soo galay si walba oo aan u shaqeeeyo oo aan lacag helo hadana waxbaan tabayaa😂
😂😂😂😂😂😂
😢😢
@@mahadismaelhashi8851 🤣🤣🤣🤣🤣
Tahriib Dani keentay ma ahan 😮
Nin ragga wakii soo jaba waayo arag mahamed somali
Wiilkan aad ban jecela markan tvga ka daawan jiray imika Minneapolis buu ila jooga i hope inan maalin uun arki doon
INSHA ALLAH wll waad is arki doontan maalin uun idinko nabad qab 🙌
Anaaa haya contact giisa
Gurigiina TV ma oolin 2015 TV-gii ugu horeeyay waxaad soo dhigateen 2018 anigaa xasuusta
Ninkaas abaal wayn baad u gashay aadkaga tagi wayday kaymaha
Haaa
😊😊😊😊😊
Legend
Somali-galbeed dhe kaagan wariyihii
Risk taker waye ninkan
Now yafirsanoya😅😅😅😅
Ani 😂
Ani😂😂
😂👋
😂
Me
Mahadka Cali soqaabo zxp
TikTok to UA-cam ya ila mida 😂
Tahriibkii Tik tok ilaa youtupe ma ila soo tahriibtay😅😅😢
Naftayda balan waxaan ugu qaaday in aan tahriibo waana u oofin doona insha allah😊
Lkn Sxb Qarashkaa Tahriib kubaaxay mad nosgegtiit?.
Maxaned somali
Wlhi Wan dawan jiray Wan qirooday xaasuus
3:50 baa goosgoos magaga lumisay
Waadba xisabtamey saaye😂
I am In The Way Next Year If Allah Says
War sxb anba waan qorahaynayaaa doorashada kadib
Waa ku mahadsan tihiin sida wacan inoogu so gudbisay sheekadda, wariye maxaa u weydiin weyday saaxiibkii isla so baxeen uu bilawga sheekada iyo dhexdhexaadka uu ku so qaatay halka uu ku dambeyay?
Absolutely waa middaan is weydinayey aniguna sxb
Ala waa wariye maxamed somaali
Hàboon ugaas xagee Ku danbaysay😢
Anaga dadkii 2023 Nicaragua kasoo dagay ayaan ahayn alx wax dhiba lamanan kulmin
sida losomarayo wllo iso sheeg
Hada qofkii sogala kawarn
@@KhadroMaxamed-i9uhadi aad meel aad soo marto hesho waa ok wll wali waa lasoo gala wax dhiba ama caqabada gudaha kuma arkaysid
@@moha.abdi1 haye xagee somarayaa
@@moha.abdi1 gudaha maha waxan sheegaya jidka
Wariyihii wayna DDS..Abdi Omar ileey ! Waa aduuun maxaan daawan jiray
Magaca deegaanka markaad sheegeyso ethiopia ka reeb weyna dhibeysaa😢
Mesha wareysigan lagu qaaday waa halkee
Wa USA
Qofku markuu dahriibi wax imaan ah kuma jiro allow ugargaar musliminta falastin
allow adan kamagan galnay rafadkas
Ninkaan WlHie Raxuu KuSo TaHribeY saa intii Ugu darneed diYarad Bu kuSo dhafee kwrn TaHribka dhuLka
@@hu5367 kale daran tahriibku waa rafaad
Nin rafaadkaa soo maray inay lacagtiisa cunasn bay sugayaan naagaha soomaalidu
Muuqaalkaagu maxamadaw wuu isbadalay lkin codku waa kaagii uun wllo
Khaalid fodhaadhi3xilimuu tagay isna
Libax nool
22:08
Allaahu akbar
Nin ragga dhibkiisa ayuu ka sheekeeya hadaad aragto nin badhaadhe ka sheekaynaya waa dumar😂
Kkk Anigan
Maxamed Xaashi walee wax ban oo yaableh, oo dhib badan wuu kasheekeeyey.
Waxa uu yiri ninkii hilibka cuni'jirey ayey canbuulo qaboow dhaheen xabsiga ku'cun, waa yaab.
Dhibkaas ilaaheey waa kaa'saarey waa alxamdullilaah.
Sorry
Colorka mafiicno
23/8/2024
Soomali nin adayg u daaa
Wariye burgaabo halku ku danbeyaay
Wali kama bogan waxaana jeclasanayay inuu sii socdo.
Ismciil danan wrayso
Geed lab safarro badan galay weeyye.
Hada ilameq9 qof cirsanoya video kan😅😅
Buurgaabana jeel ogaadeen
Maxamed na U S A waa aduunye allow qof walba ku barakee halkiisa
Been lama sheego ninkan risk said ah ayuu qaatay
Lagin
Brazil ayaan hada u bahanay ee yaa i shega meel aan u maro
Kenya hada joogtid, iso qabo
Waa tahriibi laha lkn meesha loo maro ma aqano
Sha alah wa hamigayga nololed inan wadada maro
Hhhh😂
Waar somaali ayaaba tihiine sidee ayaydaan socodka ugu baran waxaynu naqanaa waa socodka
Naagtii ad qabtaye ku gun jirtay maka timi 😅😅
Kkkkk maxey ahayd nagta😂
Adoonsi nacala ku yaal