GABAR REER CADAADO AH OO QABIIL DHAN MJ AH, ISUGU TAGEEN ALFA LEYL WA LEYL

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024
  • GABAR REER CADAADO AH OO QABIIL DHAN MJ AH, ISUGU TAGEEN
    ALFA LEYL WA LEYL #somali #dahiralasow #somalitiktok #bisle #qosolka #husseinog #somalia #dayaxdalnuurshe #falanqeyn #somaligamer #ridhwanissack

КОМЕНТАРІ • 71

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A 2 дні тому +7

    Walahi mar hore oo xiligii dagaalada ka DIB ayan dhahay gabar kasto reerkeeda ha guursato markan arkay sida ay dadku isku xasdaan qabiil dartiis Alla somali maxaa u danbeyo meel ay jooganba😢😢😢

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 2 дні тому +3

    Allahu.akbar allahu.akbar

  • @maryamayosof8163
    @maryamayosof8163 2 дні тому +4

    Somaliya waligeed nabad manaqaneso inta marasta dhiblagu hayo

  • @rodahussien1993
    @rodahussien1993 2 дні тому +4

    Somaali guulikadheer intay dumarka masaakiinata ah ka oohinayaan.

  • @ugasougaso6091
    @ugasougaso6091 2 дні тому +8

    waa qofkii iigu horeeyay maxkamddan ee aan oohin joojinwaayay murugo🥲🥲🥲

    • @yasminmahamed198
      @yasminmahamed198 2 дні тому

      Daahir gadhan waxa lagu Aroos gurigeega Basooso

    • @yasminmahamed198
      @yasminmahamed198 2 дні тому

      17 sano kahora weliba wuxu Ahaa Askira buuAhaa

    • @yasminmahamed198
      @yasminmahamed198 2 дні тому

      Walaahi marka Arkaye

    • @Fad-p4i
      @Fad-p4i 2 дні тому

      Qisadan warun madna ledahay 😢​@@yasminmahamed198

  • @deeqa8962
    @deeqa8962 2 дні тому +4

    Soomali iyo qabiil maxaa kalahesto aduunka waakahareen

  • @ashamohamed2402
    @ashamohamed2402 2 дні тому +3

    Asc gabaďhaan waan u ooyey waliba in taan dhageesanaye oodhan ilaahey faraj hò furo daahir adigana miisaanka hakuusaro axsaamka sameesò aàmin

  • @umuabadi
    @umuabadi 2 дні тому +3

    Ina abtideey. Raali ahoow . Ciderna . Gun beey. Noqdeen. Walow. Anigu. Aanan. Cismaan maxamuud. Aheeyn. Ceeb allaha. Asturo. Waase. Iska. Meeyraynaa. Caruurttana. Waa lagula karsanaayaa. Walale.

  • @maysaainaahmed8083
    @maysaainaahmed8083 2 дні тому +1

    Gbdha xanun baa ka muuqda rabi culeeska ha kaa dulqaado mamo qoysaska somaliyeed sidaa bey u bdnyihin ilmaha iyo hooyadood inayy kala dheereyaaN bey jecelyihin😢

  • @Mohamed-pi6se
    @Mohamed-pi6se 2 дні тому +2

    Reerkaan gabadhan sidaa u galay ma waaneen muslim ahayn oo soomaalinimo jirin oo aysan xidid ahayn

    • @suadhussein1669
      @suadhussein1669 2 дні тому

      Waa dad weli la nool dhibaato dhacdey 34 sano ka hor welina aan hafmin in waxaas laga tegey soomaalinae dib u wada degtey

  • @LulRoble
    @LulRoble 2 дні тому

    Masha Allah kartidaada Allah kuu daysto daahir Allah ku xifdiyo umada aad u dadaalayso

  • @umuahmedumukhalid412
    @umuahmedumukhalid412 2 дні тому +3

    Hooyo soomali dhibatadaas baa haysataa marna raxmaqabaso faquuq iyo is raac days shaqadoo da wayo

  • @MaxamedColoow-t4x
    @MaxamedColoow-t4x 2 дні тому +2

    Gabadha IL ma heeda siiya gaa LA yahay

  • @TimmiSG256
    @TimmiSG256 2 дні тому +1

    😢😢😢😢😢

  • @shamismohamud4051
    @shamismohamud4051 2 дні тому +3

    Abaayo dhibta Allah ka dulqaado ilmaha Allah ku cafiyo murugada farxad Allaah kaga dameysiiyo

  • @maryanabdemuhammad1864
    @maryanabdemuhammad1864 2 дні тому

    Allah Akbar

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy 2 дні тому +3

    War gabadhaan business haloo furo; waa qof qiimo leh. Viva Hawiye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumaguleed562
    @fadumaguleed562 2 дні тому +1

    Leylo Dahbley oo Ceyr ah aya joogta Qardho

  • @yasminmahamed198
    @yasminmahamed198 2 дні тому +1

    Waa najaaso

  • @yasminmahamed198
    @yasminmahamed198 2 дні тому

    Xaqiiq cismaan maxamuud nasabmaAhaa waaRunteda haween

  • @nimoali601
    @nimoali601 2 дні тому

    Subhanallah 😭 😭 😭

  • @WifiWifi-tv5bp
    @WifiWifi-tv5bp 2 дні тому +1

    Ala dadka dhib badanaa hadaa ilmahiina wax siista tiraah kama heleesid hadaa nabad galiso weey islaweeyntahay aya kutaal ninki wuuka cararay adayii aya ilmaheeda ukacday mey iska dayaan markaas ayan nacaa nin shisheeye ah aqas

  • @HillowAli
    @HillowAli 2 дні тому +1

    ASC Wall

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 18 годин тому

    Masha Allah waa gabar fiican Allah swt haw gargaaro miskiin abaayo am so sorry for all

  • @HamdiWarsame-e7y
    @HamdiWarsame-e7y 2 дні тому

    Subaxalaahay

  • @ikramabdirizak6087
    @ikramabdirizak6087 23 години тому

    Dumarka somaliyed waa dumar kartileh lkn niman majiran dumarkuna iyagaa cadow isku ah

  • @luulhussein2396
    @luulhussein2396 2 дні тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @abdibarri9012
    @abdibarri9012 2 дні тому +1

    MJ WAA BOONTA DAROOD DAD CUQDAD QABA DAD DHULKOODA TAGA WAY DILAAN.

    • @ikramabdirizak6087
      @ikramabdirizak6087 23 години тому

      Duliyo beenta jooji qabil xun majire iyo qabil fiicana

  • @DramaReeles
    @DramaReeles 2 дні тому +2

    War wuxu maxey yihiin! Xumaa! Subxaana Laah.

  • @Osob_5
    @Osob_5 2 дні тому +2

    Allaa maxay Ciileen Wallee iyagaa Ciil ku dambaynaya

  • @ibnushakir9130
    @ibnushakir9130 2 дні тому +3

    majertenow dhabadha habar gidir ee inii dhaxday saas maxaad oogu gasheen gun bad tihiiin qabyallad badan

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 2 дні тому +5

    ASC REER QARDHO WAA KUWO INKAARAN CUNSURIYAAL AH DAD BADAN OO UBAD U DHALAY LANA QAXAY DAGAALADII SIDA GABADHAAN OO KALE AYEY DIL IYO DHIBAATO U GEYSAN JIREEN SODOH DUMAASHI IYO DUMARKA REER QARDHO WAA MANAXAYAAL BILAA NAXARIIS AH CUNSURIYAL AH ALLE UMA NAXARISTEE WAA DIINLAWAYAL JAAHILIIN AH DUMARKODU

    • @user-tw1cj7yl9j
      @user-tw1cj7yl9j 2 дні тому

      Naa wuxu dad mahan anigu intan kagursady baan arky inuuna wax khyra kaso socon baban iska furay anoo ilmana u dhalino cusub bala hagursato gabadhan arko iyado shukansatda oo la cid ahyn iyaga waan uga digaa wlhy

  • @luulhussein2396
    @luulhussein2396 2 дні тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Osob_5
    @Osob_5 2 дні тому +2

    Wallee way Rogmanayaan Reerahaasi

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 2 дні тому +2

    Gabadhaan way xanuusan tahay

    • @idmaah
      @idmaah День тому

      Sidee ku ogaatay ineey xanuunsantahay? Mase sidaas baad ceebtiina ku qarisaan inaad dadka inta dhibaateeysan hadana dhahdaan qofkaas wuu xanuunsanyahay?

  • @AminaSalah-s2l
    @AminaSalah-s2l 2 дні тому

    And baan uga xumahay gabadhaa daahir iyo tiimkiisa rabi ha barakeeyoo dukaan keeda waa array cardholder waa magaalo muslinka laga taa kuleeyoo qardho rabi hakuu gar gaaro caruurta hawiye jooga xisaab maleh dad luna ma sina

  • @cafifanuur1950
    @cafifanuur1950 2 дні тому

    Maskiin Allow adaa wayn u gargaar maskiintaan

  • @ikramabdirizak6087
    @ikramabdirizak6087 23 години тому

    Waxasi waa qoyan ileen iga duladtana hogamiyeh

  • @anabahmed9959
    @anabahmed9959 2 дні тому

    Magaalo aden u dhalan adigoo la guursadey ha guurin plz

  • @yasminmahamed198
    @yasminmahamed198 2 дні тому

    Walaahi waa dabceedahoda indhah ninkena waa lasixirye

  • @yasminmahamed198
    @yasminmahamed198 2 дні тому

    Sheydameda Anaa caruur udhaley waxa lodhala ma Ahaa

  • @Mohamed-ep4xy
    @Mohamed-ep4xy 2 дні тому

    Uma qalmaan gabdhaheen wxni

  • @FartunAli-bf3yk
    @FartunAli-bf3yk 2 дні тому

    Firxumaa qurunka ileen wuxu dad maaha

  • @yasminmahamed198
    @yasminmahamed198 2 дні тому

    Ango maxamuud selmaan lahaa bey nacuunen maxa umelysa hadal inaan beenysanen

  • @yasminmahamed198
    @yasminmahamed198 2 дні тому

    Weligoodeidheh jireen

  • @yasminmahamed198
    @yasminmahamed198 2 дні тому

    Moryan

  • @fatimamaxamedmuse2786
    @fatimamaxamedmuse2786 2 дні тому

    Ax ax sorry wallaahi maamadaas waxay martay xanuun adduunyo cismaan maxamuudku waa gun naagaha ay qabaan way ku ximoobaan wayna dhibaan dad fiican maaha waana arrin lawada ogyahay dumashi bilaneey xaalmarin ayaan kaa siineynaa arrintaas dulli baa kuhelaye

  • @sacdiyaali3641
    @sacdiyaali3641 2 дні тому +4

    Rerka cisman maxamud gabadha hantideda ha laga so celiyo tuugada dukanka ma ayaga leh

    • @ayanabdirahman9654
      @ayanabdirahman9654 2 дні тому

      walhi nasab mahan anoo daroot ah baaleh haday saas jirta

    • @ayanabdirahman9654
      @ayanabdirahman9654 2 дні тому +1

      tuugo caadiya waaye

    • @sacdiyaali3641
      @sacdiyaali3641 2 дні тому

      @@ayanabdirahman9654 wa in lacagtii keena ladhaha yan waxna lo xeerin dad ilmahoda u xeerin wayay

  • @yasminmahamed198
    @yasminmahamed198 2 дні тому

    Waligoodeye dumarxumenjiiren

  • @ikrammohamed8063
    @ikrammohamed8063 2 дні тому

    Sorry walal😢😢😢😢😢😢😢

  • @Osob_5
    @Osob_5 2 дні тому +2

    Waa dhacdaa wallaahay Anigay igu dhacday Qisadaa weererka Reeraha way isoo martay

  • @MurwaadDarod
    @MurwaadDarod 2 дні тому

    Xoolaha sako ma ka vixin jirteen

  • @Osob_5
    @Osob_5 2 дні тому

    Asc Allaa Gunsanaa Reeruhu????????????????????????😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @abbasxagar3033
    @abbasxagar3033 3 дні тому +1

    😅😅😅😅😅

  • @SAli-db7dw
    @SAli-db7dw 2 дні тому

    Sort😢 abaayo

  • @JuweeriyaOsman
    @JuweeriyaOsman 2 дні тому

    Ala calolxumawena bakaqar xuma axax sory wll 😢😢😢😢😢😢😢

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 2 дні тому

    Subxaan alow ugargaar

  • @Osob_5
    @Osob_5 2 дні тому

    Way isoo weeraren oo ay igu dhaheen Ilmaha halaga qaado

  • @yasminmahamed198
    @yasminmahamed198 2 дні тому

    Raali noqo baayo