Lkn Maria waaloosheegayey marka ugu dhajisidba dhinacbay eegaysay teeda kale qofku haduusheego waxa madaxa ugudhagan kan garanwaya kacaya Maria way garanwaya inanka ilakuhu uxidhanyihiina wuugartay isagay ahayd inuu sii fadhiya
Qoftan masha Allah lakin barnamij ka waa mamnuc in aa eekyid gesaha mar walbo ee warqada laku dhajiyo sibey u firineysay si in wax loo sheeka ee sxb dib uku laabo.
Kashka meqa fidiyow ayakarebtay yaxyow😂😂😂
Lkn Maria waaloosheegayey marka ugu dhajisidba dhinacbay eegaysay teeda kale qofku haduusheego waxa madaxa ugudhagan kan garanwaya kacaya Maria way garanwaya inanka ilakuhu uxidhanyihiina wuugartay isagay ahayd inuu sii fadhiya
M.a maria waakutaagersanha madamataagert manchester uni ted❤❤
War kahka ayan Rapna sxb yahye hinter
Yahye hunter. Caawa zxb jawigaga mafadhiyo
Yacni qof beel kafikiraayo camal??
Aadaanka xishmeeya please
reaction qofka marka laga badiyo isla markiba lama jaro
Wayo wa waxa barnaamijka xiisaha uyeelaya nooh😂😂😂😂
😂🤣😂🤣
Yahya ad ayan ku tagera ee iga so jwab sxp
Oo kaalay kashka maanu Kenya joogin
Queen Maria harlin ❤❤❤
Abdikariim ali shah tageerihiisa aad u badan❤❤❤
Aduunka waa sii soctaa wlhi salaada waxaa laga jclday video yasha 😢😢
Hadii adje eshahay ALLH laygsar
Maraiya i love you
Jakarta keen meesha nio yahye😢😢
Asc walal yahye mariya wa loqashay Qof aya ubaaqaya lasocda Asyaabta
Haddii aad rabtid in aad barato cyrptocurrency iyo sida loo helo lacagaha ugu wanaagsan ee lamaalgashto nasoo raac 💯❤❤❤❤❤❤❤
Mariya inta ka baratay war isii way ifadhidaa 😂😂😂
One love lkn salaada taga waata la eedaamayo 😭😭😭😭😭😭😭😭
maariya in ay iska faniso iska rabta yahye
❤❤❤❤❤kkkkkk
Maria wey qisheysa 😂😂
Waaalagu caaajisayaaa videogan nio yaxye dadkan nagasoo badal 😮
Haa wlhi falembo iyo jakarta dadkasa barnamijka shida
❤❤❤❤
ya wariye latartami karo😃😂
Mariya qatar waaye
War Sayga Jaakadan Maa naga Cuntid Bisinkee Baraf Aaa Kaga Dhigaty Beee
Waxbaaa igu leh maria dadkaa waxa ku qoran u sheegaYa waaYo eegisTeeda badan marka sidaa wax loogu dhajiyo
Haa yaxye xata dhowr jeer ayu dhhy so jeeso 😏
@@iqrocalicabdicalicabdi2910 aad io aad xataa iyadoon lala soo qaadin ayay fahmaysaa waxa ku qoran
@@Mawduckabaxdo haaa marka yaxye wa inu il gaara ku ega gabadhas inkasto barnamijka dhan caajis ahaa xly
👑👑👑👑👑👑
Ttttttt
Maria harllin waa qof wariye ahaan jirty cidna kama hadal kabadin kaRto
Maria marka warqada loga dhajiyo geesahe fiirineysaa wana lobaaqaayaa sidey ilatahay🤔🙄
Kula qabaaa
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤
Hhhhhh
Tan maria la dhaho horta ma yara cilaashbaa
Mise irbadbaa lagu soo muday
Wax waynbaaa ka qaldan mise istusnimadi ayaa waashay qofta
Ina ader halmalin maa igu casuuntid barnamij kada
Boqor yaxya hantar teamka maad igu soo dartid
Codka wuu hooseya yaxye
Waaw Mario harliin waa kuu tagera guleyso waliga abyo united 💪 vns
Kalarka waqada badala fadlan wayo anagu ma aragno wxa ku qoran rafaad
Qoftan masha Allah lakin barnamij ka waa mamnuc in aa eekyid gesaha mar walbo ee warqada laku dhajiyo sibey u firineysay si in wax loo sheeka ee sxb dib uku laabo.
Yahaye madaxa waxa kuqoron malafahmayi maxa waye
Maria harlin bas kaLiYa Chalanchiga u dawaDa jah
Yahye nio abdullahi kashka sowka NAIROPI ADEY GORMU SO LAPTAY WAA YAABE MISE VIDEO 📹 MAR HORE AYAA LA DUPAY
Hhhh malin hora la duubay
Mariya miraayad fiirineysay ilathy
Inbadan geeska eegeeysay
Gabaa hadalkeeda waa ka helaa runtii
Waawa Maria 😅
Walisa
Asad hagio wuuu idinka guuray oo laba erey ayuu siii maraya ee maydinka daba tagi
Yahye iyo asad wa sxb mrka wey isla socdaan fariidiyey
Isooboqo😢
Qoraalka no muujiya
Haddi aan awoodo tooban lik ayan kusilaaha laakiin ma woodo😢
Gabadha gees dadka fadhiyaan ayfiirinee qish maa lasiinooyaa
Gabadha laki ladhaho codsi Wa in mar labaat barnaamiska laga qeeb gariyaa
Zhp kuwii tartanka zoo padi
Maria qof kasoo horjeeda ayaa qish siinooyo
ᴋᴀsʜᴋᴀ sʜᴇʏᴅᴀɴ ᴍɪʏᴀᴀ sᴏᴏᴍᴀ ɴᴀɪʀᴏᴘɪ ᴀᴅɪɴ😂 sɪᴅᴜᴜ ᴋᴜᴊᴏᴏɢᴀ ᴍɪsᴇ ᴋʟɪᴘ ᴍᴀᴀʀ ʜᴏʀᴇ ʟᴀᴅᴜᴜʙᴀʏ😂
pig game to night but who can wind to night
pig game to night but who can wind to night