Mr jamal ,certe vous êtes un intellectuel . Mais pas un bon politicien, car vous ne savez pas mentir. Et le monde d'aujourd'hui se réjouissent sur les promesses des menteur. les politiciens poussent comme le champignon en somaliland. L'ignorance nous vers les ténèbres..... je vous soutiens mr jamal... .
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Aqoonto iyo ilaahay ka cabsa shadu haddii aanay ku xaksmayn ee TUUG waa TUUG uun laakiin waxa wax laga xishooda dadka Reer Somaliland ee ay baahidu hadhay Qofka u hungurooda…Intaa udhaafi maayo Waa Khayran katiiran
Shacabku tuugta ayey yidhaahdaan na xad oo na dhac duca qabe intey doortaan, marka la waydiiyo ma wax baad musuqmaasuqdey ayuu odhanayaa " sanduuqa ka garo waxa aan ahey "
A qoon yahan maatihiin jamalow ee qaabil yahaan ba tahay milinti musharaha madahwene ucid faysal ku balaytan ciidi faysal ka horkeetay balantini burisay musse bihi bu ahaa isaago ka gaabsanayo in jamal la doorto madahwene somaliland afkaaga ka lahaayd in musse bihi ku shirqolay ee maliita haadi ad xisbiga wadani ad kubirilahayd adigoo waato shacbiyadadi ee garaabka xisbiga ucid waxan hubaa in mata in ad boska xirsi adigu adjoogi lahaayd madaha xisbiga wadani ee xirsi waa rug caadadi siyasadeed wuxu u badheedhay in ka boodo tareenki aderki madahwene siraayo iyo xisbiga kulmiye kuna biiro xisbiga wadani waana madahwene kuyiiga ciro siyasaduna waa araagti foog bay raabta jamalow ee waaxad dooratay qaabyalad in musse bihi ad dhistiid oo dhaaftiid shirqoladi iyo naaburadi u ku geestay aderow jamalow qaabilki ku qaatay kuma dhigo ee calacaalka iyo kudhaga hadalka iskadhaf aderow xirsi u qaamaray guulna u jooga
Tusaale: Maxamuud Xaashi.
Maxamuud wa aftahan af somali dhaqab yaqaana , sidaas darareed waynu odhan karnaa waa aqoonyahan hhh
absolutely
@@aniga7280 aqoontu taata aqliga ka timaada, laakiin maxamuud xaashi waa maaha aqoonyahayan waayo haduu aqli leeyay walaweyn hawada somaliland kamay khiyaameyseen oo inyar oo lacag ah kama badasheen. isagu waa CALOOLYAHAYN. hawada somaliland maamulka xamar wuxuu sanadkii ka qaataa $30 million us dollars ilaaa. markaa qofkaa aqoonyahay sidee ugu sheegi kartaa?
@@aniga7280 waa runtaa, hadalkiisa iyo hadalka cirro waa farqiga dhulka iyo cirka.
Aqoonyahan Jamal wa runti aqoonta wa laga necebyahy somaliland, bal M/weyne Cirro aynu eegno
waxa la igu yidhi, waxa la ii sheegay...
Waa runtii aqoon yahan jamaal cali xuseen ❤❤
Mansha Alla aqooyahan Jamaal cali xuseena guuleeso oo cadowgaahajabo Aamiina aamiina aamiina yaa all
Guuuuuuul guuuuuul somaliland viiva somaliland viiva viiva somaliland viiva viiva somaliland viiva somaliland viiva viiva somaliland muusewo muuse biixi cabd xildiid geeeeeesi
❤❤❤❤❤❤
Wallaahi waa run somaliland waa qabyaalad musuq maasuq eryanayo illaahow umadaada u gargaar aamiin yaarabiy
(ALLAH) YARHAM, CIGAAL BUU U EGYAHAY !!
Maad gaadhin jamalow adiga wakhtigìi wax lugugu aaminilahaa
Aqoon yahan ma la isku raaxsan yahay? Marka hore. Waa marka laga hadlayo maamulka ama hogaanka
Ya xil Ku dibanya shaley sidigi laha muse gala iso Kaya Jira qabyaled umada la so hor fadistey
@@mohamedalimohamed5828xilba ma isaga ka raba. Danihiisa wataaye.
Waxaa dowladnimada dilah waa guulwadaha iyo nacamlaha kuwaa ilaa lawaayoh dowladnim waa dheertahay
Aqoonta dined ayaa ugu muhiimsan waayo Samir ayuu yeelanaya.
Mr jamal ,certe vous êtes un intellectuel . Mais pas un bon politicien, car vous ne savez pas mentir. Et le monde d'aujourd'hui se réjouissent sur les promesses des menteur. les politiciens poussent comme le champignon en somaliland. L'ignorance nous vers les ténèbres..... je vous soutiens mr jamal...
.
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Aqoonto iyo ilaahay ka cabsa shadu haddii aanay ku xaksmayn ee TUUG waa TUUG uun laakiin waxa wax laga xishooda dadka Reer Somaliland ee ay baahidu hadhay Qofka u hungurooda…Intaa udhaafi maayo
Waa Khayran katiiran
SU,AASHU WAXAY TAHAY
MAXAANU KU OGAANAYNAA AQOONYAHANKU HADAANU SOO BAN DHIGIN AQOONTA KU JIRTA
Insha Allah madaxweynaha shanta dambe somaliland Aqoonyahan Jamaal cali xuseen
Jamaica aqoontu maaha mid lasheegto aqoonta qofka ayay ka muuqataa tiisaba daryeele ayaa tu kale ku dara
Tusaale xirsi iyo maxud xaashi
Jamaaloow adaa ugu guulwadaysan oo qabyaali ah waa ninkaagii yiri muuse geelaa isugu kaaya jira
Geeeesi Faysal Cali xussan waa geeeesi qaranka reer somaliland viiva somaliland viiva
Waa maxay aqoonyahanku ma buug badan oo la aqriyabaa yaa se aqoonyahan ah ( afqalaad aqoontu miyaa mayamaya ee waa intuu ninba Eebe gashaa
Shacabku tuugta ayey yidhaahdaan na xad oo na dhac duca qabe intey doortaan, marka la waydiiyo ma wax baad musuqmaasuqdey ayuu odhanayaa " sanduuqa ka garo waxa aan ahey "
Dhibaatadu waxa weeji aqoonyahanku waa in mabda’ iyo halbeeg ka dhaxeeya yeesheaan hadii kale saamayn yeelan maayaan
Khaniis abaarso
Aqoonay ba! Nin yahaw iska xamaalo abti
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂xirsi la xidhidh
Jamalo afxumada jooji oo aragti la imaw
A qoon yahan maatihiin jamalow ee qaabil yahaan ba tahay milinti musharaha madahwene ucid faysal ku balaytan ciidi faysal ka horkeetay balantini burisay musse bihi bu ahaa isaago ka gaabsanayo in jamal la doorto madahwene somaliland afkaaga ka lahaayd in musse bihi ku shirqolay ee maliita haadi ad xisbiga wadani ad kubirilahayd adigoo waato shacbiyadadi ee garaabka xisbiga ucid waxan hubaa in mata in ad boska xirsi adigu adjoogi lahaayd madaha xisbiga wadani ee xirsi waa rug caadadi siyasadeed wuxu u badheedhay in ka boodo tareenki aderki madahwene siraayo iyo xisbiga kulmiye kuna biiro xisbiga wadani waana madahwene kuyiiga ciro siyasaduna waa araagti foog bay raabta jamalow ee waaxad dooratay qaabyalad in musse bihi ad dhistiid oo dhaaftiid shirqoladi iyo naaburadi u ku geestay aderow jamalow qaabilki ku qaatay kuma dhigo ee calacaalka iyo kudhaga hadalka iskadhaf aderow xirsi u qaamaray guulna u jooga
naag aqoota adaa ceebay reer kaa duurtay
Maxaad is leedahey dheh?????
Waxaad qortey la fahmimaayee????