Marqaatigii 1aad O ka Hadlay sidu dilka u dhacay & Waardiyaha meeshu joogay| Turki O Maamuustay isma
Вставка
- Опубліковано 8 вер 2024
- ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/...
Marqaatigii 2aad O ka Hadlay sidu dilka u dhacay & Waardiyaha meeshu joogay| Turki O Maamuustay ismaaciil H.
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212...
you can open a wise bank acount world wide using this link and get bonus and free card
wise.com/invit...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
Download the app app.wahedinves...
Join VtMarkets and we will both get $200
www.vtmarkets....
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
asc
Sheekh maad maqal in abu waliid (khaalid mash cal la doortay ).
Eeraan iyo mursaad ayaa dilay loo noqon maayo .ilaahay ha u naxariisto.
lacag waan Thuraya adeer jawaabna kamayo adeer
shaly ayaan turay adeer
Ninka la dhintay waa ilaaliyahii saciid siyaam wasiirkii ugu raga nimada badnaa taariikhda carbta ee ay u bixiyeen celmaaliyiinta carbeed ilaahii gasa .astaaq furulaah .
Ilaahay hu naxariisto ismacil haniya iyo inta ku dhimatay oo muslimina ah
Ilaahay ha u naxariisto ismail haniya iyo intii muslim ah oo ku dhimatay,
Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
رحم الله الآبطال
ويجعل الجنه مثواهم
Prophet Muhammad scw scw scw scw sheikh wcs Hamas gull gobonimo 🇸🇴 Iran xiisbuulaah yamane
Allhu unaxariisto amiin yaarabi
اللهم انصر اخواننا في فلسطين
Wcs wll qaali scw amiin yaarabi allaha akbar Ilaheyow maalinteena maalin qeyreesan noga dhigo anaga intiba muslin ah amiin yaarabi guuleso wll qaali
Illahay muumin mukhlis ah
Oo mustajabu dacwa
WCS WALAAL SCW ❤ SCW ❤ SCW ALLAAHU AKBER ☝️
May Allah Sub'hanahu wa ta'ala will forgive him, and rewards him to Jannatul firdoos..🤲💔😭Ismail Haniye sir😭💔
Aameen.🤲🇯🇴🇸🇴
اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲
Afsomali kudheh intaas
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
3:58
He was 36 or 26 years old.
Ismaël Hanniya's bodyguard.
36
اللهم احفظ أهل فلسطين والمسجد الأقصى من كيد الظالمين، وأيدهم بنصرك وقوتك.- اللهم انصر إخواننا المجاهدين في فلسطين 🇵🇸🇵🇸 - آمين يارب العالمين -
Intas somali kudheh
@@omarosman8749Aloow ka xifdi ama ka ilaali rer falastiin iyo masjid Al Aqsa dhagarta daalimiinta kuna xooji gargaarkaga iyo awoodada Allow u gargaar walalaheen mujaahidiinta ah ee Falastiin Aamin yaa Rabal Calamin
waa intaa inta uu walalka so qore
Alaha haunaxaristo yarabi
Natiin wuu dhimaan inshaAllh
ALLHAU Akbar ILHAY Ha u Naxriisto AAMIIN INZH A LLAHU walalhy reer falastin ugar gar oCawi dhibta Kadulqad Nasri deg si Aamin Aamin ya Rabi naga Aqbal insh Allah 😭🤲🇯🇴😭😭😭😭
they just hit his floor that’s inside job
Iran 🇮🇷 Yahuud Waa hal yaan laku daalin
Machaallah
Allah haunaxariisto😢🤲🏻
allaha unaxariisto aamiin yarabi
Ismail haniye sidee wax ugareen
Fadlan ii gad koor sada
SalilahuCalyhiwasalm❤
Alha unaxaristo
وتشهد غزة تفشياً مروعاً للأمراض الجلدية بين النازحين الفلسطينيين بسبب الأوضاع المأساوية والحر الشديد في خيام النزوح.
inaga daa iiran hadal kooda waa QOWDA MAQASHII WAX NA HAW QABAN
Bismillah miyaaad Allah ka xishoonayn ma ogid miyaaa in kaliga Qabri lagu digaaayo Mugdi ah 24 hours Beenta aaad Sheegayso maaad joojisid Wallahi irzaaqada Allah aaa ku Qoray adiga oo Dhamaysan aduunkaan kama tagaysid Mana ku Adaysid aduunkaaan waayo Allah aaa ku sheegay
Iran 🇮🇷 wax jirta maaha, waa dawlad liidata oo shiico ah
Mashallah Turkiya Muslimin dhabah ma ah Dowlad Camiilah
Iran Trump baa hore u sheegay, American ka way u sheegaan markay israel weerarayaan,lkn israel uma sheegto
Allah yahfadhka❤
Falastine Golaysda insha Allah 😢❤❤❤❤
Xasbunaalaah
Niyow mowduucaan waad nagu badisey bes naga dhe sida loo diley maan joogeynaa maantoodhan
Sheikha ixtiraam midakale maalin kaste akhbaar cusub ayuu inoosheegaa sheikha.
Anakaa rabna inanu ogaano sheekh ismaciil haniyah sidii uu dhintay ooy geeridiisu aad noo dhibaysaa ilaaa hada qalbiga ixanuunayo meel Wayne buu ka baxay waa garab waay oo muslimiinta ka baxay.
😢😢 Iran 🇮🇷 qiyaali ayeey wadaa
Subxanallah😭😭💔💔😢😢
❤❤❤❤❤ nice
WCS
Masha Allah❤
xaa noogu jiro
Iran dawlad maaha waa meel madhan tuhun uum baa laga qabay tuhunkiina waxaa xaqiiqa inayna ahayn sidii la tuhunsanaa iyo si udhaw toona
Iran san filayo waa laga dhex buuxa
36 jir
😢😢😢😢
Iska dheh 😅
Allaah jabi yahuud shayadiinta America xulufada duliga ah 👹 Allaah caawi reer falastiin xamaas muqawinda Alqasaan Allaah muslinka oodhan miday 🤲🤲🤲💪💪💪☪️☪️
❤❤❤❤
Afar maalmood hal war oo aan waxba ka badalnayn kii hore uunbaad wadaan.
Sheko
Ilaa iyo hada Calanka Türkiye hoos ayuu yahay .sidii loogu dhigay hoos wali Lama Rafacin
Qaraxas kama dheera qolkaas iyo hotelkas kuwa Ka shaqeya ama mamula mahan mid bananka Ka imaday
Shekh wararkaaga inbadan waan saluuga waxd no amaanta gaaladan siidhimanaysa
Sheekhnawaatahay.sirdoonkamusaadbaakumilmay.sucidoga.intaaiiransamaynaysomakahaysaa8
36 jir dheh ma aha 26 waad afduubmatay
Waxaan la yaabey Iran yahuuda iyo mareykanka waligood maalin hebel ayaan weerareeynaa ma dhihin maxaa qaldan subxanallah
Dee waa beeenta iiraan haxay run shegyso jug may siiso ama zaaxibadeed xitaa may adeegsato iyagaaba isreal meel saaraaay
Waa been iiraan xabad ma weerarysao waa beentoodi weynyd
Yahudiga uxariqay inan cadow shicada kunahay boogisa malin walbo wuu unolyhy so adiga Iran iyo yahud 2 kadigo kanasug garab
Iiran baa dishaye wadaadka waayo mar waliba iiraan tago maxaye qolkaasi u seexiyan
Sheekhow ingiriiska maxaa kasocda?
Wasim abu shacban wuxu ahaa 36 jiir
Anigugu waxaan aaminsanahay eran iyo israil inaanay weligeed dagaal dhexmarayn
Sax waayo wlhi
Asc. ismacil haniya maxaa kanool
Waxaa la yiri ilko abeeso hoos bey ka wada xiriiraan sheekada iiraan waa iidheh iyo boor isku qaris
maxaa kahadhay ismCil haniya dad waa imisa
Sheikh markaan dhaho gado casharka ma aqbalayo card kayga adinkana waa idinla soo xariiray laakiin mana iidnaan jawaabin igumana soo celin 😭😭
Warka waa is qilafsanyhay 26 baad noo sheegt 36 baan videoga max khaldan
Shekhoow maxaad rabtaa inaad iga gado
Dilkii Marxuun Ismaciil Haniya Waxaa kadanbeeyay Wadanka Iraan
Iran dinta shicada nin yahudi ah ayaa as asay necebkenan uxariqay adiga walal kadigo anagase hanagu darin
War kaagu iran kasoo horjeed kaagu waxba kama qaadi doontid
Waar dee isagu iiran maaha ee hadaad danaynayso aad iiraan
Shekhoow maxaad rabtaa inaad iga gado
Dilkii Marxuun Ismaciil Haniya Waxaa kadanbeeyay Wadanka Iraan
Maxaad uga hadli la dahay Dadka ay xasuuqayso Yuhuuda
Cuqdad ayaa kudishay Iran iyo Israel labo miyey kuuyhin lox yahwo
Iiraan weerar ma qaadeysee haisku wareerinina bakhtga
Hhhhhhhhh aniga iga qora burburkii Iran aya lajogaa
Anigana iga qor .arkan waxa la jooga xiligii maraykan iyo israaiil cabsan lahaayeen
Sax wlhi Iran cuqubada wadamada islamka ey kuburburasay ayaa laga gudi biidniAllah
Qarax same miino buu ku dhintay
WWW❤❤❤
Wuushahiiday.maxakaleedkaraafinaysaa.misekalaqaybinsuni.iyoshiicoayaadwadaa.fadlankafogowkhilaafkaislaamka
Cafwan Iran Israel ayaa sameysaty miyey kukala ronyahiin
Horta aniga waxan layaabay musliminta markey aargosanayan ama ficil samenayaan maxey usiishegaan??? Socadowgi ma sii diyaar garoobaayo.
Cadowga muslimintaba ayagoo aamusan bey musliminta gumadaan inta badane maba sheegtane maxaa masuliyiinta muslimiinta saas udiiday????
Yaa shico Muslim? Caisho RA in lacaayo abubakar cuthman iyo Omar RA waa islamnimo somah
ASC wadaadoow Horta warka aad noo sheegtiid yaaa ku soo sheega maxaad noo sheegaysaaa maalin walba dhibka gaara walaalayaashayo oo sreaiill ku sheegaan ama aad kasoo xigato website yadooda maalin kasta waxaad noo sheegaysaaa hal askari oo yuhuda ayaaa dhaawacmay intaas oo kuna oo falastiini ah ayaaa ladilay mawaxaas ayaaan kaaaa dhagaysanaaa war soomaaliyeey waxaas miyaaan dhagaysanaaaa war hanoo sheegin waxaaas ay isreaiil sheegato ama ay sheegayaaaan nothing nothing
Macallin caruurta wasa
@user-sd5wl1g keep changing your emails 😂😂
Munaafaqad will be in hell.😂
Warkan waa la dhaafay sidii loo dilay iyo wax lamida ee sheekh wax cusub.
Kkkkkkkk iiraan ilaa baarlamaanka loo dhex fadhiyaa
Isniinta weerar ah yaa Soo sheegi Kara
Soomaaliyeey X amma Twitter ayaa laydiin kaga baahanyahay Yahuud isku diray ka wadaa Muslim ka iyo reer galbeedka imika London ayay vedio beena abuura soo galinayaa marka intii Englishka taqaan soo yaaca😂
Wlhi waxad tahay fashil waxan odhan ma cidaba isku haysato qaraxa ma dibad ka imadi mise gudaha ayu ku qaraxay kiliy waa hadu maraqati lobahado waxad uegtahay nin wadad hadalad qarkod ka firso waxad soo gudbinesid
Waxbaro sheikha hakudagdagin Iran bug uu yahudi xariqey coladana noga dax aburay inan xusein iyo xasan kadilnay loga xariqay waxmey kuuqaban
kooranrada yaa demiyay malays weydiiyay waayo waxay cadeyn shirqool inu ahaa iran kayimi wayo markiba korontaday jaren si gurigu ubadbaado
warar ben abur ah oo editen lagu sameeyay bu faafiya ee iska ilaaliya waliba ninkan sheikh maha ee wa argagixiiiso ee iska ilaaliya waayo ismael haaniya oo argagiiixiso ahaa bu taageera wana kuwa somalida dhibta ku haya e please repor ku sameeya wa nin dhagar-qabe ah oo aad u xun( i love israel and america and fransk and finland and sweden and all peace people❤❤❤❤❤)
Waryaa jahilyahow an jahilka laga aheyn alshabab iyo falastiniyinta maxaa iska galay alshabaab hadey runshegeyso mey werarto xalane dowlda somalia dalanyarta wadanka shaqo laan kudigtay ee kahajiray bada iyo gaalo kalaqeybsatay kuwa wadanka kunolna baabineyso maad kahortagtid ee idinka mamusho xalane yahud American iyo Emirates iyo alshabaab oo wadashaqeyn kadaxeyso maad iska qabatan ismacil haniyah wadnkisa 76 sano laheystay xoreysanaayo maxaad oga museyn shabab yahudi adegsaneyso
@@haa8793 nolosha wa macan ha la nolaado oo nabad halago noolaado please
Iiraan maxay u sii sheegtaa sirteeda iyo inay qaadayso talaabo soo uma eeka inay usii digayso kuwii ay lahayd waan weerarya
Waxayna umuuqayaa inay wada shaqo leeyihiin iyaga iyo kuwaas aay leedahay waan weeraryaa ruwayadna dadka loo dhigayo
Inay iraan kharajisay isamaciil habitueel way muuqataa iraan
Ama ha weerarto ama yay weerarin
Yey tahy Iran walalkaa? Dadka inad xasan iyo xusein dishay aminsan? Kuwa Cayo caisho RA umar cuthman iyo abubakar RA
Daahir jimcaale dhegataag.
1.0. Waxan dhahayaa gantaalku wuxuu ka yimid dibadda.
2.0. Hadduu gudaha ka dhici lahaa gurigu dhammaan wuu burburi lahaa.
3.0. Quwadda gantaalku aad umay badneyn waxanad ka garaneysa qolka uuku jirrey ismaaciil haniya muu dhaafin.
4.0. Warbaahinta mareykanku waxay akhrineysaa waa khurafaad iyo been abuur.
Sheikh.dulmadiidow.marka.hore.tariikhda.shiicada.ogow.marnaba.shiicada.inay.walaal.kaa.dhigato.ha.susing.ninkii.aasaasey.shiicada.ma.,taqaan.asalkiisu.waa.yahud.magaciisa.uu.la.baxay.waa.abdulahi.sabaa.weeye.magaciisu.waxba.yeysan.meermeerinin.iyagaa.ka.dambeeya.iyagaa.ka.dambeya.dilka.ismall.haniya.hAl.tusale.intii.islamka.lagu.gurayey.guantagonist.bey.waligaa.ma.aragtay.mise.maqashey.nin.iran.oo.la.geeyey.meeshaa.ma.jirto.ttotally.iran.islamka.iyadaa.ka.neceb.kuwan.gaalada.goodluck
MnshaAllah caqliga Allah kuziyadiyo intan ayaan reply kusoqarayay wanka xumahay hada ayan arkay ❤❤❤❤❤
❤❤❤❤