Wilki yara ee rer Jigjiga oo an heley familygisa please ku Cawi dar allha

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 310

  • @iissa7685
    @iissa7685 Рік тому +69

    Rasmi malaa shaqadaduba waxay ku fiicantahay...inaad sidan oo kale umadu ugu adeegtid❤

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e Рік тому +102

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝️❤️🕋

    • @miskimohamed5018
      @miskimohamed5018 Рік тому +3

      Salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @rkihamou1525
      @rkihamou1525 Рік тому +3

      scw scw scw

    • @leylowardheere9399
      @leylowardheere9399 Рік тому +1

      ❤❤❤❤ scw scw scw

    • @fartunducaale7090
      @fartunducaale7090 Рік тому

      ​@@miskimohamed50182:03

    • @abdikadirchief8706
      @abdikadirchief8706 Рік тому +2

      Scw Pbuh

  • @dabiyobiyo9880
    @dabiyobiyo9880 Рік тому +49

    Mashalah Huno Rasmi reyys waxaan La ilmeeyay qaabka aad ugu Diir naxeysid allah ku sharfo ina adeer mcn ❤
    Ganadhaas walashena ahna allah U gar gaaro wa Qof wngsan o Umada islaamka in ay wax weydiiso ka xishooneysa bal eeg waxay leedahay baryada badan e bani aadamka inu alle igu carooda ka cabsanaya ax Mashalah
    Qofka caawinta u baahan wa Ruuxano kale wlhi 😢

  • @Ayan-th5qz
    @Ayan-th5qz Рік тому +21

    🥺🥺🥹🥹 illahay dhiibta Allah ka qaado iinta aan qaabiil iisku heey saano waa ku waas daad keeni Somaliyed dhibaa teeysan 😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴

  • @ahmedabdi2355
    @ahmedabdi2355 Рік тому +33

    Rasmiyeey gurigaada janadulfardoowsa allahaa kadhigo❤❤❤❤❤

  • @Golxjrdj
    @Golxjrdj Рік тому +13

    Allow Dadka Wx Qabsan Karin Cawi O Dad u Naxariista La Kulmi 😢😢😢 Wa Mama Somaliyed iyo Awlaad Wngsn Bari Ka Malin Dalkooda iyo Dadkooda Way Anfici Doonan Caruurta Noloshan O Kale ku Kora Danyarnimada iyo Tarbiyad Wngsn Wa Kuwa ugu Danbayn Calamka u Taliya Mustaqbalka

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 Рік тому +7

    Rasmi mashallah eedo macaan waan ku taageer waxaad tahay gabar qalbi wanagsan oo strong 💪 ah shaqo fiican ayaad samaysay in dadka dhibataysan oo dayacan in dadka u soo bandhigto waa wax fiican adigan qeyr aan dhamanayn Allah ku siiyo dadkaas soomaaliyeed oo dhibataysan ayaa meel walba jooga Allah u gargaro

  • @ikraanxasan7408
    @ikraanxasan7408 Рік тому +3

    Maan sha Allah rasmi waa qof naxariis badan

  • @Imkoyt
    @Imkoyt Рік тому +10

    Mashallah tabarakallah sister keep going you make me cry

  • @ilhanali2669
    @ilhanali2669 Рік тому +8

    Finally maanshalah you did it, snapchatka ayaan xalay kaga sheegay wiilkaas Yar in aad soo qabatid. Thank you huuno

  • @queenilhan6418
    @queenilhan6418 Рік тому +23

    Ax wan ilmiye ilaheyow cawi masakinta 🤲🥺

  • @ikraanxasan7408
    @ikraanxasan7408 Рік тому +1

    Waan ilmeeyay rasmi I laahay hakuu naxariisto qaali

  • @Ducaqabto
    @Ducaqabto Рік тому +3

    Maasha Allaah Rasmi waa duceysatay Rabbi ajar iyo xasanaad fara badan hakaa siiyo Mamada iyo caruurteeda Rabbi hala koriyo caafimaad ay ku shaqeysato Allaha siiyo

  • @samsammaxamed2279
    @samsammaxamed2279 Рік тому +4

    Walaahay Rasmi waa qof aad uqalbi wanaagsan Ilaahay hakuu gargaaro wll

  • @sahracismaan9129
    @sahracismaan9129 Рік тому +7

    Masha Allah masha Allah waa qof imaan leh runtii hadalka ay ku dhawaaqdey waa mid cajiiba . Illahay waxan ka baqayaa inuu ii cadhoodo baahideyda inta ka badan ma sheegi karo Bay tiri waar hala caawiyo gabadha

  • @afrahafrah6819
    @afrahafrah6819 Рік тому +8

    Rasmi ras waa qof qalib fican gabadh qurux badan rasmi ilan mayas waliga aad kugu faraxay rasmi qima badan ❤❤❤❤

  • @abdulfitahibrow37
    @abdulfitahibrow37 Рік тому +2

    Masha allah alle haku barakeeyo wllo
    Soomaalida hadey marwalbo saan isku garab siiyaan oo is caawiyaan Runtii qof diifta ka muuqata la weyn lahaa
    Aan is caawino walaalayaal s❤

  • @fatimamohamed366
    @fatimamohamed366 Рік тому +16

    Ax Wlhi Wn oyey😭😭😭Ilaahow uma daada ugar gaar

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Рік тому +5

    Ilaahow caafi xoogeeday ugu xamalan lahayd umada somaliyeed dad muxsiniina ayaa ka buuxa rasmiyey adna allha ajar kaa siiyo

  • @yaxyeaxmed6537
    @yaxyeaxmed6537 Рік тому

    Rasmi rays allah swt ku darajee hooyada dhiban ee imanka buxa leh iyadana allah swt ha u gar.gaaro

  • @Fartuun123
    @Fartuun123 Рік тому +2

    Qalbiga igubtay yaa Rabbi caawi umadaada💔😭🤲🏼🤲🏼

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Рік тому +13

    Mashallah hoyo qurux badan xita ilmaheda wa Mashallah allahayow caafi carurta u xafid yarb gabar yar o quruxbadan mashallah ❤️ ❤ somaliyeey kalmeya rasmiy igu salan walashey

  • @Dubbe44
    @Dubbe44 Рік тому +4

    Allah swt nolosha ha fududeeyo, adna ajar Allah kaasiiyo caawintaada.

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 Рік тому +2

    Waa run reer jigjiga dad naxa maha waa qoti dadka hoos uma eegan anaa so arkay

  • @originalabdi33
    @originalabdi33 Рік тому +7

    Rasmi waa qof qalbi wanagsan🙏❤️

  • @mohmudbashiir793
    @mohmudbashiir793 Рік тому

    Intaa kabadan macalaacali Karo waayo waxaan kabaqayaa inuu illaahay iicadhoodo waa hadal kamida hadalada gabadha duruufaysan mansha Allah waa gabadh iimaan qabta Allah ha'ugargaaro insha Allah

  • @monam7931
    @monam7931 Рік тому

    Rasmi qalbi wangey alle ha ku sharfo sad ugu danqtay fmliga iyagana allow cawii oo. Wax khayr qaba musliminta oga so qad😢😢😢😢

  • @xila-jano.95
    @xila-jano.95 Рік тому +2

    Masha alah rasmi abyo kher alah hakaa siiyo vedigan lacgta kaaso gasho ku sadaqadeyso 😢 ajar aan laso kobi karin aalh hakaa siyo

  • @AbdirashidHarun-j8w
    @AbdirashidHarun-j8w Рік тому +5

    Thank you sister for showing us emotional video

  • @SahraAhmed-f1u
    @SahraAhmed-f1u Рік тому

    Ala hoooyo waankujeclahay ax sida ay naaska ugusoosaarayso ala qalbiga ale hooyooyinkeen hainoodhawro
    Rasmi qalbi saaafi wllo ale haku sharfo waakusalaamaya

  • @deeqoahmedsomaliyaguul7685
    @deeqoahmedsomaliyaguul7685 Рік тому +1

    Manshallah kamiya shaqada fican baa qabatay

  • @HOOYOFATUSHHASSAN
    @HOOYOFATUSHHASSAN Рік тому +5

    So emotional 😢 May Almighty Allah Make it easy for her

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Рік тому +7

    Allow u gargar gabadha walalsheen somaliyeed Rasmi Rays qalbi wanaag ❤❤❤👍

  • @fadumoabdillahi9616
    @fadumoabdillahi9616 Рік тому +1

    Asc wall qaali illaahay hakugu asturo gabadhaad soo bandhigtay adna baahi Kuma tuso

  • @shukriasharaf6957
    @shukriasharaf6957 Рік тому +2

    Asc abaayo rasmiyeey kajar inta ee cunuga usoo bixineso naaska waa cooro ragbaa dawanaayo illaahey haku barakeyo iyaganah illaahey haka saaro darufta

  • @faatiomar278
    @faatiomar278 Рік тому +6

    Waagu inu baryo majecli kalmad qof daruf so maray u fahmi karo weye ilhay dhibatada haka saaro wixi islamo dhiban wan ilmeye sorry abayo waqtigu ruxna lama dhalan wad kabaxaysa😭😭🥰🥰🥰🥰

  • @hibocadar5342
    @hibocadar5342 Рік тому +4

    Waa runtada rasmiyee dadkeena ma cawinayaan cidi U Bahned 😢adigana wad ku mahadsantahay intad inala so wadaagte

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 Рік тому +4

    Rasmi Alaah ha kuu cawiyo sidaad u caawisa.

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Рік тому +11

    Allah maxaa umad dhiban dadna darbiyada ayey sharaxaan 😢😢😢😢😢

    • @faizamohamedabdi2847
      @faizamohamedabdi2847 Рік тому +2

      Aad iyo aad waliba maqarsanayaane waaysoobandhigayaan nicmada aay heeystaaan 😢

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 Рік тому

      @@faizamohamedabdi2847 wlhi farqi wayn ayaa udhexeeya alow umadaada ugargaar

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Рік тому +4

    Rasmi saan ooyay madaxa ixanuunay 😭😭😭

  • @hudarahma2465
    @hudarahma2465 Рік тому +12

    جزاكم الله خيرا وبارك فيكم جميعا

  • @saynabibraahim1945
    @saynabibraahim1945 7 місяців тому

    wllo mcn. ale haku shafo wllo mcn cisi iyo sharafa ku noolowa abidakaa wllo

  • @yahyemahamed7766
    @yahyemahamed7766 Рік тому

    12:00 muuqaalka qaybtaaz ayaa aad i cajabizay Rasmi allaha ku sharfo wll Qli

  • @caasha93
    @caasha93 Рік тому +4

    Alle haugargaaro umadiisa Rabi aya gargaar leh yarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @umuarwa
    @umuarwa Рік тому

    Aalla xasanaad hakaa siiyo aakhiro iyo aduunba hooyo iyo ilme somaliyeed oo dhiban caawimaadeedu waa shay aad u qiimo dadka caanka ah Waa Arin ufududaynaysa iny caawimo helaan Alaa wax caawiyo Alla wx khyr qaba hasiiyo

  • @bishaaroadan6992
    @bishaaroadan6992 Рік тому +15

    Ilahoow caawi maskiinta😢😢🤲🏻

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan Рік тому +2

    Illahay ha ka ajar siiyo dear❤waad ku mahasantahay Sidad nogu soo gudbisay Wlhi waan la qiiroday wixii aan u awoodo waan u direynaa and I share in my snap Inshallaha! Adna Illahay Reer kaga ha kugu xifdiyo🤲💕

  • @ikraanxasan7408
    @ikraanxasan7408 Рік тому +1

    rasmi I laahay haku caawiyo idiyo caruur taba

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 Рік тому

    Masha Allah fariid baa tahay barnaamiskan halkaa ka siraa wad gabadhaa Allah ha u gargaaro wllo anigu wax aan ku caawiyo kuma dhaamo

  • @sahrohajihussein4403
    @sahrohajihussein4403 Рік тому +1

    AJar iyo xasanad alle haka siyo abayi

  • @alijama3401
    @alijama3401 Рік тому

    SOOMAALI SIDAA AYAA DADKIINII KU JIRAAN. ADUUNKAN XITAA. MA XISHOONAYSAAN. INTAAD IS CAAYAYSAAN IS QABYAALADAYNAUSAA IS CAAWIYA

  • @sagalmahamud5040
    @sagalmahamud5040 Рік тому +5

    videoga ka qari markay ilmaha nuujinayso abayo

  • @hannifomar6894
    @hannifomar6894 Рік тому

    😢😢😢😢😢😢😢 Abayo Rabi waxan kaga barya inu wax qeir qabo kusiyo. Wlhi Rasmi waa gob gobi dashi

  • @sacidaahmed2490
    @sacidaahmed2490 Рік тому

    Maasha Allah qaali illah haku xifdiyo rasmiyey ❤❤ reerkaas rabi ha ugargaaro

  • @salaadoaxmed1460
    @salaadoaxmed1460 Рік тому +3

    Maxeeytiri iintanka badaan iin ilaheey ika carooda kabaqa allow cawi😢😪😪

  • @Rosequrxinta634
    @Rosequrxinta634 Рік тому

    😢😢😢aax Abyo Allah kaa abaal mariyo hoyadan maskinta ah umada waxay ku faraxdo Allah oga soqaado🤲🤲🤲😭Abyo telefon u iibi sii inshaallah

  • @ladanjama4222
    @ladanjama4222 Рік тому

    Rasmi qalbi wanaagey alle hakaa siiyo ajar iyo xasanaad

  • @abdimoalim3449
    @abdimoalim3449 Рік тому +2

    gabdhan masakin waye wlh hadana iman leh wena xishone abyo aniga waxbo kuma awodo duca waxan ka ahen kuma awodo waxan ahay hoyo o ku darami karto abyp illahey wax qer qabo allha ku sahlo abyo. somaliyey gabdha cawiya plz

  • @Qaliloula
    @Qaliloula Рік тому +4

    Alla maxa dad dhiban jogan allow ugargaaar😢

  • @nasrakhalif2088
    @nasrakhalif2088 Рік тому +2

    Ma sha Allah rasmi sharaff wish you best of luck your fun from Nairobi

  • @badriyamohamed913
    @badriyamohamed913 Рік тому

    Abayo mcn Ilaahy dhibka haka saaro maskin Wlhi wan ilmeyay😢😢😢

  • @Nurasaid171
    @Nurasaid171 Рік тому +2

    Masha allha Jisakumu allha qeer Walashey ❤❤❤

  • @FartunAmiin-x3d
    @FartunAmiin-x3d Рік тому +1

    Ax maskiin walhi ad ayan ogu damqadey hooyo an ahay babgi yari ilahay ha cafiyo

  • @muniitaaxmed7533
    @muniitaaxmed7533 Рік тому +3

    Hala cawiyo hoyadan ilmaheda alle dhibka haka saro😢😊

  • @HamdaIbrahim-vj4sb
    @HamdaIbrahim-vj4sb Рік тому +1

    .masha allaah ilahay ha ku barakeyo rasma sas😢

  • @qalideeqo7472
    @qalideeqo7472 Рік тому +1

    mashAllaah tawarakaalah Beautiful 💝💝💝💝💝💝💝

  • @shshss1192
    @shshss1192 Рік тому +2

    Gabadha cawradeda maxa u qarin weysay at least wax lee kor saari leheed😢😢

    • @baxsan
      @baxsan Рік тому

      Jidhkeedaba ma iyadaa la arkayo maro ayay kudul haysaaye

  • @decahassan830
    @decahassan830 Рік тому +2

    Mashallah huyo qoruh badan illlah ako cafio

  • @miskimohamed5018
    @miskimohamed5018 Рік тому +3

    Maashaa allaah maashaa allaah maashaa allaah keep going sister❤❤❤❤❤❤❤

  • @Umumahamed1
    @Umumahamed1 Рік тому +4

    Abyo istikar sar hooyada marka ay naska sisaneyso allaha u barakeyo ubadkeda

  • @Umu_SIDRA907
    @Umu_SIDRA907 Рік тому

    😭😭😭😭xaaaax whlahi wan ilmeeye

  • @fadumomohamed9682
    @fadumomohamed9682 Рік тому +1

    ilaahayo ugargar gabadha walashenha. rismina ajir iyo xasanad alaha kasiiyo

  • @ayanhaji5028
    @ayanhaji5028 Рік тому

    Mansha alaha fariid yar ilaahy ha barkeeyo 😢😢

  • @IkramAli-tf3px
    @IkramAli-tf3px Рік тому +1

    Alle haku caawiyo wlo adigana😢

  • @faysalrashiid8256
    @faysalrashiid8256 Рік тому +1

    ❤❤❤❤ mash Allah wallashay Raxama wad mahad san tahay

  • @shuremabas6557
    @shuremabas6557 Рік тому

    Inta ilahey hola sii gabadan cawiya rasmi ilahey ajar haka siyo

  • @IkiiQurux01
    @IkiiQurux01 Рік тому

    ManshaAllah Allah idinbarakeyo abayo

  • @hadiyoshakai9317
    @hadiyoshakai9317 Рік тому +1

    Mashallah Tabarakalaah ❤allah kuxafido

  • @Maxamedmame1234
    @Maxamedmame1234 Рік тому +4

    M.shallaah 🤲🤲🤲🤲👍👍👍👍👑👑👑👑❤❤

  • @AnzelRaage
    @AnzelRaage Рік тому +1

    Jazakallah rasmiyeeeeey

  • @ayaanmohamed1932
    @ayaanmohamed1932 Рік тому

    Masha allha ❤ abayo insha allha anigana waa u so diri

  • @fihimaissa7932
    @fihimaissa7932 Рік тому +2

    Ilahay ajar haka siiyo

  • @NimcoArtan
    @NimcoArtan Рік тому

    Waa gabadh iman qabta oo qalbi fican ilahay haw gargaro

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 Рік тому

    Masha alaaaaah xafidulaahi ❤❤ ruunta ka hadashey ❤❤ guuleso ku leyahay ❤❤❤❤❤ mami 😍

  • @asiya801ayman6
    @asiya801ayman6 Рік тому

    Kheyr allah ha kaa siiyo wl sidaad u caawisay

  • @iftinmaxamuud1389
    @iftinmaxamuud1389 Рік тому

    Alle ha ku caawiyo byo hadan u awoodi laha kaman hakradeen wlhi😢

  • @farhiyayu7279
    @farhiyayu7279 Рік тому +4

    MashaAllah waa waax ficaan inla caawiyo wallka dhiban maxaa yeelay musliminta dhamantood waa wallo halka kasii waad walashey shaqo ficaan

  • @nurtoalasow7862
    @nurtoalasow7862 Рік тому

    Rasmi ilaha ha ku xafido qaali ❤

  • @mohamedabdulkadirahmed5252
    @mohamedabdulkadirahmed5252 Рік тому +1

    walaal hooyadaana caawi insha allah garab ayay kaaga baahan tahay

  • @Buna5689
    @Buna5689 Рік тому

    Hablahaasi waa hablo aad u fiican alle ha barakeeyo

  • @Sheekoxarir56
    @Sheekoxarir56 Рік тому

    Allah ha ugargaro Adigana ajar Allah haku siyo

  • @sd7259
    @sd7259 Рік тому

    Rasmi adiga iyo awladadba Allah haydinku xafido 🥰❤️🥰

  • @indhadeeraleey5029
    @indhadeeraleey5029 Рік тому +2

    Subhanallah why u edit gareyn wayday markay ilmaha naaska siineyso

    • @baxsan
      @baxsan Рік тому

      Cawradeeda iyo jidhkeedaba ma iyadaa la arkayo ilmo wax jaqaya uunbaa la arkaaye

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 Рік тому +1

    Maasha allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @queenarawelo2538
    @queenarawelo2538 Рік тому

    Ilaahow wax isii aan sadaqeyste😢😢😢

  • @adoontaalle4225
    @adoontaalle4225 Рік тому

    Mansha allah rasmi allah haku barakeeyo wllo

  • @MaryamMarwa-o9i
    @MaryamMarwa-o9i Рік тому

    I love uh siz Rasmi😊😢

  • @fatumahussein893
    @fatumahussein893 Рік тому +1

    Ax yarabi cawi masakinta

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 Рік тому +5

    Maanshaa allaah walaal adiga allaah hakaa abaalmaryo sidaad ugu naxdey😢

  • @hanideeq9482
    @hanideeq9482 Рік тому

    Masha Allah ilahey haku barakeyo rasmiyey