Routine bye Rasmi Rays

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 341

  • @kaltuunhussien6230
    @kaltuunhussien6230 2 роки тому +5

    Mansha alla gaari tahy hablaha somaliyeed wlhi way u dadalan ina reerkoda dhistaan oo dhaqdan alla haku barakeeyo reerkaga

  • @aishaahmed3185
    @aishaahmed3185 2 роки тому +8

    Cunta karis taqaanaa masha allh ilxumi kuma aragto qali dumareey

  • @sadiaa2813
    @sadiaa2813 2 роки тому +5

    Manshallah rasmi wiilka wuu ku qurxanaday please hayso Qof dambe ha iska siin he’s so adorable 🥰

  • @zafaquen8976
    @zafaquen8976 2 роки тому +2

    Shiqsi qalad hadii aad doorato noloshada sixun ayee isku badlesa hada shaqsi sax doratone noloshada sifican isku badalesa masha alaah rasmi nolosheda wee isbadashay ❤

  • @shadiawarda1805
    @shadiawarda1805 2 роки тому +9

    Rasmiyey qali Allah hakuu Barakeeyo Noloshaada Inad qarsatid kasi Fiicantahay

  • @hamdiabdi2871
    @hamdiabdi2871 2 роки тому +6

    Masha Allah rasmi abayo adiga iyo family kaga farxad ku wara abid wanku jeclahay tagero number one Aya ku ahay cadowga unolow abid🤲🤲🤲🙏🙏❤️♥️😍💋🥰🌹🌹🌹

  • @aminamohamed6356
    @aminamohamed6356 2 роки тому +6

    Maasha allaah qof quran cuntadiisa qurux
    Taageere weyn baan idiin ahay adi iyo shaadiyo iyo sdiira nayruus maasha allaah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @zuhurhassan2881
    @zuhurhassan2881 2 роки тому +2

    Manshallah Tabarakallah
    Inan tan waxaan ku jeclay waa reerkeeda ka adag Manshallah

  • @amuunfarah8550
    @amuunfarah8550 2 роки тому +3

    Rasmi bariiska food colour ka haku karinin, abaayo inyar korka ugu shub hadhaw bariiska cadaan iyo casaan kuu noqonaa, abaayo khaladna hayga fahmin inta kale mashallah

  • @xalwocabdirixman7198
    @xalwocabdirixman7198 2 роки тому +9

    Masha allh tabaraka raxman mcnto ilhy Rerka ha ku barakeyo aamin yaa raxma mcney Rays cabdirisaq ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤♥️🥀🥀🥀❤🥀🌏

  • @Miimi143
    @Miimi143 2 роки тому +16

    Wa dhamestay anoo gudbin taagera saxa ahay walhi rasmi cod kada ku heysana cadey ha no sarin music 💯♥️

    • @simrannimcan5214
      @simrannimcan5214 2 роки тому

      Fartuun happy maka soo gurtay 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @ilwaadqurux77
      @ilwaadqurux77 2 роки тому +1

      @@simrannimcan5214 adi shaqadas Dhan yaa kudiray walaley 😂😂

    • @simrannimcan5214
      @simrannimcan5214 2 роки тому

      @@ilwaadqurux77 😅😅ayyyy. HA I qaban. Tiiro. Kob Lee ku jiira sxbey

    • @ilwaadqurux77
      @ilwaadqurux77 2 роки тому

      @@simrannimcan5214 hhhh Haye diyar waye xppti

    • @simrannimcan5214
      @simrannimcan5214 2 роки тому

      @@ilwaadqurux77 💋💖💝💝

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed8284 2 роки тому +8

    Mashallaha abaayo allah kuubarakeeyo farxadaaada iyo nolosha Ada iyo ilmahaaga

  • @najma1691
    @najma1691 2 роки тому +10

    Rasmi hilibkii wuu kaa dacwoodey yah, kkkkkkkk your funny. This food is yummy 😋.❤️🇸🇴♥️👍❤️

  • @fatimaalihadan7336
    @fatimaalihadan7336 2 роки тому +2

    Mansha Allah hppti qaaliyey waan kahelnay sida qurux badan noogu sooduubtay Thanks Quruxey ❤💋

  • @roodaibraahin59
    @roodaibraahin59 2 роки тому +4

    masha allah alle reerkaaga hakuu barakeeyo

  • @sureyra2295
    @sureyra2295 2 роки тому +2

    Kkkk rasmiye wa iga qoslise wlhi mcny m.a naosobadi wankahele teda kle codkada kuhesan qaraxo wye alaha kubarakey family 👪 quruxdabadan

  • @shugrimohammed9499
    @shugrimohammed9499 2 роки тому +8

    Masha Allah illahay ha ku barakeeyo family qurux badan amina yarabi abayo

  • @raliaabdikontoma9783
    @raliaabdikontoma9783 2 роки тому +4

    MashaaAllah my sister rasmi the food look amazing 👏 😋 😍 MashaaAllah

  • @sabiriin9848
    @sabiriin9848 2 роки тому +4

    Mshlh ilahay ha idin barkeyo ifka iyo Akhiro ba noloshu waa is fahamka cadowga idin ma jabiyo hore usoco❤

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 роки тому

      Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena ugu so bir ⚡️

  • @GgGg-pm2eu
    @GgGg-pm2eu 2 роки тому +2

    ماشاء الله تبارك الله الله يحفظو الله يبارك

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 2 роки тому +18

    Music ma rabno rasmi codka noga wanag san codka lee noso saari haay ♥

  • @queenof.momeis1108
    @queenof.momeis1108 2 роки тому

    mchallha wllshye sharf bdneeey qurux dadnimo qalpi wanag akhlaaq qadrin intaba ilahya ayaa kugu deeqay gaarimo gresinimo hadal uma baahdin qli

  • @wardahusein8947
    @wardahusein8947 2 роки тому +6

    Masha allaha alllha kuxafido apaayo mcne adi familygada

  • @xamadamaxamuud9760
    @xamadamaxamuud9760 2 роки тому +4

    Ilhay nolshaada haku barkeeyo ex dumshiyaal somalind

  • @nasraabdulkadir186
    @nasraabdulkadir186 2 роки тому +3

    Rasmiyey xajiga intu kamaqla hayey qaris majiro 😂🫣

  • @xumeyraqaali
    @xumeyraqaali 2 роки тому +1

    Habo qaali ilaaheey hanookaa xafido💕 horay usoco

  • @rahmaahmed231
    @rahmaahmed231 2 роки тому

    Manshaa allah adaygaga malaha isku meel baa dhobadanada laga qaaday anba cunto subag lagu daray waligay macunin lkn bariis hadii lagu dalaco waan cuni

  • @amalyussuf4673
    @amalyussuf4673 2 роки тому +1

    Abyo jikoni gaya wasac waye masha allah 🥰

  • @hibaaqhilaac7608
    @hibaaqhilaac7608 2 роки тому

    M.a noso badi baayo illhy haku xafido rerkagana alleh haku barakeyo saida ku tagera hppti from gabar rer bosaaso🥰😘

  • @asmaamaxamedaadan8215
    @asmaamaxamedaadan8215 Рік тому

    Masha Allah apayo❤❤❤

  • @ikraanxasan677
    @ikraanxasan677 2 роки тому +2

    Kkkkk masha allh xbbti hore usoco codkaga waa inoo muhiim

  • @lalatabi5134
    @lalatabi5134 2 роки тому +1

    Gabar karti leh baad tahay runtii. Meeshaan Nairobi miyaa? Waxaan kaa soo salaamay India 🥰🥰🥰

  • @Miimi143
    @Miimi143 2 роки тому +5

    Rasmi cadey noo so badi abyo aniga maalin ta furatay ila hada kugu jiraa lafihii hora ahay ka waran he m.a my queen horey usoco mcnto❤💯♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @maizahassan9832
    @maizahassan9832 2 роки тому +3

    Mnsha allh inantan habda u ahy isku sami nahay

  • @hirsaaqaofficail2329
    @hirsaaqaofficail2329 2 роки тому +1

    M.a bilow ilaa dhamad wanku raxaysanayey codkaga iyo gacantada macan gurigaga qurxoon

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 2 роки тому +2

    Wcz m.a tbarakallah wxi aragtidoda ku deqdaa untodna ku deqda maqli jirey illhy gacantda hku prakeyo hpo qruxey active nqo music mrapne codka ku hesanaa routineda nsoo bdi mcney 2da bilodo snadka ka dhimn inaa 400k subscribers xirtaa rjeynaa i.a♥️🙏

  • @FahmaSalad-s1o
    @FahmaSalad-s1o 8 місяців тому

    Mnshaallah mcntoo❤

  • @faizam523
    @faizam523 2 роки тому +13

    Soomaliyey maraq digaag iyo color food waxaa ku jira maado cudurka cancer ka laga qaado ee iska dhaafa fadlan, color food waxaa ku bedelataan safaran (sacfaraan) oo dhib kugu keeneyn.

    • @warsancabdl71
      @warsancabdl71 2 роки тому

      Naa maxakagalay😔😏

    • @faizam523
      @faizam523 2 роки тому +6

      @@warsancabdl71 Caqli daran adiga camal lama hadleynin ee dadkeyga sharafta badan ee Rasmi Reys ka mid tahay baan u diidayaa iney cudur qaadaan ee xaasidaadan maangaabka ah camal lama sheekeysaneyne afka uraaya meel kale la aad ha ila soo galine anigu doqmaha xaasidiinta ah lama sheekeystee.

    • @zeinabali7227
      @zeinabali7227 2 роки тому +1

      @@faizam523 raaali ahow abyo wey qaldanthy

    • @faizam523
      @faizam523 2 роки тому

      @@zeinabali7227 Mahadsanid qaali, jazakala kheyr 🥰

    • @warsancabdl71
      @warsancabdl71 2 роки тому

      @@faizam523 naa cudurka iyo cafimadka adi mahaysid ee waxas hanoola iman noocaas baa aduunka kabuxa😏😛

  • @ubahlifestyle4396
    @ubahlifestyle4396 2 роки тому +3

    Maansha Allaah rasmi cadey

  • @nasrahaji210
    @nasrahaji210 2 роки тому +1

    Rasmi abaayo digsiyadaas qaado bir hakuistacmaalin wee kaa halaabayaan… mwiko musa qaadayaha caaga kuistacmaal.

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 2 роки тому

    Mnsha allj
    Rasmi bariir iyo kaluun bilaa ofin ah sida kan oo kale noo soo gali

  • @zamzamibrahim5436
    @zamzamibrahim5436 2 роки тому +2

    Ala mayaa codkaadhaa wanbaa kuraxesanaa zaaid ayn kujjacelnhy mcnto my diiigeygaa rasmi cadey

  • @mahirabdi3110
    @mahirabdi3110 2 роки тому +5

    6:22😂 dumaashi aan wcaaa subag aa lagu daray bariiska dumaahsiyoow

  • @cilaansaarchannel4121
    @cilaansaarchannel4121 2 роки тому +31

    The food looks so delicious masha Allah 💙💙💙

  • @hudunadam1182
    @hudunadam1182 2 роки тому +4

    Masha allah walashey 💖💝💛💝💝💝

  • @bushramohamed91
    @bushramohamed91 2 роки тому +2

    Mash Allah 💋💋💋 coodka abyo mcn this good

  • @hoyomcnhoyo94
    @hoyomcnhoyo94 2 роки тому +3

    abayo rasmiyey jibsiga iska yaryare hada San uwawaynayso quruxku noqonmayso ana sas kadhigi jiray gabar wlshay ah aya ibartay wlh jimsiga qurux

  • @hodanarhmn2390
    @hodanarhmn2390 2 роки тому +1

    Rasmiyeeey qali lakin saliida iska yaree ha ku baadiin dharigaaa

  • @jaaizaandthehthnow8000
    @jaaizaandthehthnow8000 2 роки тому

    MASHA ALLAAH ABAAYO ALLEY HA KU DHAFO ♥ ABAAYO ADA KUKU XESAY ABAAYO INAA KU FIIRSADA JICLAHAY LKN LACAKTA QADKA MAHILO HORMAR WACAN ABAAYO FARXAD KU NOLADA ADI IYO CARUURTADA IYO XAJIGADA

  • @SANSAN-ve5je
    @SANSAN-ve5je 2 роки тому +3

    Mashaa Allah Allaha kuu barakeeyo

  • @fahimaxuseen1653
    @fahimaxuseen1653 2 роки тому +2

    Waw mashalaah habaryartay marana walaashay

  • @hadiyoaxmed5654
    @hadiyoaxmed5654 2 роки тому +4

    Kalarka kabadisay rasmiyey wixi dhama yalow bariska ina cad ka dhigta fcned sharafey

  • @Qaaliquman666
    @Qaaliquman666 2 роки тому +3

    Wilka yar hoyadi inu ag jogo quruxdii maa laga daremaa m.a❤

  • @qaalidumar9605
    @qaalidumar9605 2 роки тому +1

    Woooow masha Allah isku filan dumar tahay rasmi cdy ill iyo cowri la,oow

  • @filsaninshaallaaah3577
    @filsaninshaallaaah3577 2 роки тому

    Masha allaaah xabibti good luck forever insha allaaah ❤❤❤❤❤❤

  • @aminaamish242
    @aminaamish242 2 роки тому +4

    Bariska yaraa qaliyey 🤣🤣🤣 MashaAlAh

    • @MunahasanMunahasan
      @MunahasanMunahasan 2 роки тому

      Aniga kula arkay intaas ayada iyo xaajiya bis uu kufican yahay illamaha kuqaday meesha wlhi 🤣🤣

    • @aminaamish242
      @aminaamish242 Рік тому

      ​@@MunahasanMunahasan 😂😂😂😂

  • @puzhran9018
    @puzhran9018 2 роки тому +2

    Hooray uu socoo xppti 😘😘😘🥰🥰

  • @ayaanmaxamed1022
    @ayaanmaxamed1022 2 роки тому

    m.a illhy hakuu barakeeyo.xppti family kaaka

  • @umuabs8422
    @umuabs8422 2 роки тому +1

    Wayabe naga kenya joga hool maba qabtan wa loo shaqeeya hool an qabta kulaha wad raxesatene enjoy 🤣🤣🤣

  • @dhoolxasan2832
    @dhoolxasan2832 2 роки тому +1

    M.a rotin shidan waaye lkn rasmiyey gabadha magaca ha ugu ciyaarin maaiza maxaa waye mayza ugu dhawaaq gabdheyda samideeda waaye maiza macaaney alle ha ino wada bar baariyo

  • @samiiraabddalle7715
    @samiiraabddalle7715 2 роки тому

    Msha allh wlshy mcn

  • @asmasaid7608
    @asmasaid7608 Рік тому

    Hadad vidoe ku zhegtay in ad cuntada zupag u qarizo malin danpe kama cunayo 😅😅😅😅😅😅😅

  • @mulkishiiq3710
    @mulkishiiq3710 2 роки тому

    M.a apyo allah kubarakeyo ilmahga iyo familygaga

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 2 роки тому +3

    abayo sekuhelikara waxan joga yurube quruxey ♥️ kuligod wan rabaye

  • @khalidabdi917
    @khalidabdi917 Рік тому

    Mashalh

  • @mohametmuna579
    @mohametmuna579 2 роки тому

    Oo rasmi Rays UA-cam may lahayd🤭❤️🦋

  • @samiiraabdi597
    @samiiraabdi597 2 роки тому

    Mshlh tabarklh gaari dumar allaha kubarakeeyo gurigaaga xbty🥰🥰🥰🥰

  • @fardowsataqal5688
    @fardowsataqal5688 2 роки тому +10

    Mansha Allah my queen 🥰🥰🥰❤❤

  • @safiyoxusenmaxamud8232
    @safiyoxusenmaxamud8232 2 роки тому +1

    m.a allha ku barakeeyo xbibti🥰❤❤

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 2 роки тому +2

    Masha allaa quruxey 🥰🥰🥰💖💖💖🌹

  • @Fathia2
    @Fathia2 2 роки тому

    Masha allah lkn waligaa nin xoolihiis cun sii xolahaaga sidi kii haku daldalin sakaarka ka soco.

  • @xamdiqurux3084
    @xamdiqurux3084 2 роки тому

    Rasmi funny ayaathy shaqalo kuma jogto miyaa abyo Kenya walaisku shaqeyaa

  • @xamdacali8788
    @xamdacali8788 2 роки тому +1

    Masha.Allah Masha.Allah wllshay

  • @hodanjama4739
    @hodanjama4739 2 роки тому +1

    Mansha allah tabarakallah alle Haku barakeeyo

  • @zuuzuuofficial1035
    @zuuzuuofficial1035 Рік тому

    Hoosha in aan kula haayo mooday vedio waa dhameestay rasmiyeey🤣❤👋

  • @fardowsacabdi3665
    @fardowsacabdi3665 2 роки тому

    M a hno ilahy ah ini fido hno🥰🥰

  • @WardoShuceyb
    @WardoShuceyb 8 місяців тому

    Soo Kuma daawado side ugu qarinee

  • @xamdiaragsan5483
    @xamdiaragsan5483 2 роки тому +1

    Masha allha my sister

  • @fatimamohamed366
    @fatimamohamed366 2 роки тому +2

    Mcntoo fiidiyow yda noo Soo badiy mr walb qliyey

  • @amishahmed7132
    @amishahmed7132 2 роки тому +1

    MashAllah abayo Qatar Ayan kudahay

  • @handifarhan1633
    @handifarhan1633 2 роки тому

    Rasmi gajaa iqbaty hhhh wan ku jclhh mcnto💋💋💋

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 2 роки тому +1

    Mansh allah abayo ❣🧡🧡🥰

  • @raaxoahmed5303
    @raaxoahmed5303 2 роки тому

    Masha allaah gcanta alle kama gooyo sis

  • @isroladancabdi9978
    @isroladancabdi9978 2 роки тому

    Mnsha alh xbi gacanta ha ku barakeeyo noosoo badi

  • @nasricilmi7797
    @nasricilmi7797 2 роки тому

    Asc absayo mansh Allaah vodka ayaan ku heystaa

  • @safaaxmed8856
    @safaaxmed8856 2 роки тому +3

    m Allah my sister rasmi 🌷

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 2 роки тому

    Naag Abuurey Ah Ayad Tahey Habo Guuleyso.👏❤️👍

  • @najmanuraciid1045
    @najmanuraciid1045 2 роки тому

    Musamil mnsha allh noqday ilaahow hoyo noda

  • @drshayaat555
    @drshayaat555 2 роки тому +3

    Masha Allah abyo allaha idin barakeeyo noo soo badi routine ka

  • @aishamcln2927
    @aishamcln2927 2 роки тому

    Masha alh xabiibti allh ku barakeyo

  • @nimcomukhtaar9438
    @nimcomukhtaar9438 2 роки тому +6

    Masha'Allah my sister

  • @sihamqurux595
    @sihamqurux595 2 роки тому

    M.a Finally qurux badan 🥰

  • @xaawoabshir6460
    @xaawoabshir6460 2 роки тому

    rasmi m.a alha kudhwro pyo adi iyo ina aderkey🥰🥰🥰 noso badi pyo mcntooo❤💋❤❤

  • @zeitunelmii
    @zeitunelmii 2 роки тому

    Mashallah Allah kubarakey gacantada

  • @umihamza7584
    @umihamza7584 2 роки тому

    Mashalla cadka noo so gali abayo❤❤❤

  • @ifraxxasan1492
    @ifraxxasan1492 2 роки тому +1

    Masha allh sister❤

  • @kifahgurey8809
    @kifahgurey8809 2 роки тому

    MashaAllah Queen 👸

  • @hanicabdulle5341
    @hanicabdulle5341 2 роки тому

    mansha alah aby codkaga ku haystaaa

  • @rahmanour3541
    @rahmanour3541 Рік тому

    Ma sha geesiyad rasmi my ex dumaashi ❤😊

  • @AsAs-wj5cb
    @AsAs-wj5cb 2 роки тому

    Masha allh . abaayo