Shacabka Tigreega oo Calankii Dowladda Dhexe ee Ethiopia Iska Tuuray Iyo Xogo Cusub oo soo baxay....

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 20

  • @abdifarah3545
    @abdifarah3545 7 годин тому

    Jaamac run buu sheegay somalida wa kililka ugu liita kililada waa dad aan gadoodeyn haddii wax kasta lagu sameeyo iyagaana halkaas isdhigay ma heystan hogaan wanaagsan oo ummadda ayahooda ka taliya

  • @hassanyoonis2566
    @hassanyoonis2566 9 годин тому

    Kuwa isaaquna marabaan calan soo maaliyeed

  • @abdifarah3545
    @abdifarah3545 7 годин тому

    Jamac wa ku raacsanahay NFD iyo kililka 5aad wa meelaha ugu liita

    • @berdilacashe283
      @berdilacashe283 5 годин тому

      War iga tag nfd ba dhaante ..nfd wa umad cadkooda dhacsan karo o dowlada kenya madax ka ah tooda socoto ...wax guumeystana majire ..weyba kuqanacsanyihiin iney kenyaan yihiin sababtoo ah wexey kuheystaan waxbarasho amni iyo horumaro kale ..wexeyna tiiksanayaan iney dalka hogaamiyaan ..waxan dhinte e kilalka joogo kale maaha

    • @AhmedSayidMurshid
      @AhmedSayidMurshid 2 години тому

      Nfd dhaanta

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 12 годин тому

    Somali qalbeed waa in ay midowda

  • @AhmedSayidMurshid
    @AhmedSayidMurshid 2 години тому

    Iney sidi xoolaha Iska noladan raban lo taliyo

  • @farhanhommai
    @farhanhommai 15 годин тому

    Ethiopia we bur buresa

    • @samirr546
      @samirr546 15 годин тому

      @farhanhommai weligeedna burburimayso xitaa Nebigeena scw baa sheegay in ay xaramka burburindoonto!!!!
      Laakiin somali baa itobiya noqonaysa,ma ogtahay somalida kolba dhinac u ordaysa iyada oo been sheegaysa in safaarada itobiya madaxtooyada somaliya ku dhextaal oo aan laga rarikarin oo lala hadli karin!!!!!!

    • @AbdallahIsmael-e6t
      @AbdallahIsmael-e6t 12 годин тому

      Alle haysku jabiyo itobiyan

    • @samirr546
      @samirr546 11 годин тому

      @@AbdallahIsmael-e6t way isdaba qaban uun markay runta gaadho!!!
      Somali daliilkiisu yahay rag ciil qabiil cadaab ka dooray!!!
      Kii ku lulanayeyba ha ku leeleelo!!!!
      Cadkow ama ku cunay ama ku ciideeyey!!!
      Waxba igama gelin ma awelbaan laba ku lulanayey!!!!
      Ku qabso ku qadi mayside
      4.5 in xukunka lagu qaybsado
      Oo reer waliba tuugtooda nacasyadooda dhiig iyo dhagar qabayaashooda soo xaadiriyo sharciga Allah iyo cadaaladana lagu hortaagnaado dadka sidaa u fekeraya ayaa baaba aya oo isbaabi inaya oo loo talin in ay isu taliyaana awoodin!!!!!

  • @samirr546
    @samirr546 15 годин тому +1

    Si daacad ah baad uga hadli shicibka tikreega iyo in ay ku saxsanyihiin iska tuurida calanka fadalka iyada oo weliba dawlada itobiya raali gelisay lana heshiisay!!!
    Bal in somalidu aboor isku baxay yihiin idoor oo la gumaaday oo laga saaray dalka la burburiyey oo la bililiqaystay wax garowshiinyo ahna aan loo ogolayn waxa aad dhehdaa waa somali diid
    Gooni goosad ah afkana ma soo marisid maxaa jira iyo sidee somali loo heshiisiin karaa!!!!

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 15 годин тому

      Iyagaa somali uliita idoor dhulkoida waa ka ugu qiimaha badan ee aduunkuba usoi tartamayo ilaahayba giir roon ina garansiiyay in aynu ka dhex baxno qudhunka

  • @AllQuraanSO
    @AllQuraanSO 15 годин тому

    Agaa, ina aabbow jamac maxaa u galey Habargidir

  • @1sheegou493
    @1sheegou493 12 годин тому

    Ogaadeen ilaah ayaa u maqan odaayshii dhaqanka Ethiopanimo ayeey ku faanan dad xaniiyo leh maahan gumaysi 2024