abwaan maxamed xaashi dhamac gaariye oo u jawaabaya idaajaa kana hadlay maanasadii deelay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • waxaa uu ka hadlayaa oo uu u cadyanayaa inuu na laaluush ku bilaaban maansaddii deelay

КОМЕНТАРІ • 71

  • @danabbcumar3137
    @danabbcumar3137 8 років тому +17

    gaariye alla ya raxma waxaan ahaa dadkii ugu danbeeyay noloshiisan Norway magalada la yidhaahdo Gjævik ayuu ku dhintay, dadkooban ayaa dhakhtarka ku hayn jiray, gaariye waxaan ku xasuustaa in uu aniga si gaara ii jeclaa waxa uu nnacay cuntadii dhakhtarka waxa iigu odhan jiray marka aan u leeyahay hayntiisa ayaanle yare adeero garabkaygii yaraa garabkaygii yaraa ii soo samee ama ii keen garabka hilibka ayuu u jeedaa gabadh la yidhaahdo sabado cabdilaahi ilka xanaf ayaa u soo samayn jirta, nin raga ayuu ahaa runtii anigoo kursiga ku fadhiya habeenkii ayuu waxa uu ka fikiri jiray in aanan anigu caajisin waanuu ii sheekayn jiray habeenkii in ka badan 50 jeer ayaan rogi jiray isku qabiil ma nihin lakiin somalilanders ayuun baanu wada ahayn ninkaa aad baan u jeclaa nin dhalin yarada jece buu ahaa, hadii aad xasuusataan jamacad uu ka dhigi jiray dalkan norway madada cimiga bulshada. u duceeya fadlan

    • @MrDrezzy007
      @MrDrezzy007 7 років тому

      subxanallah rabbow qabriga u nuuri halyey somaliyeed ayuu ahaa maxamed xaashi dhamac gaariye !

  • @isxaaqbadri7046
    @isxaaqbadri7046 7 років тому +3

    allaah ha Ku naxariisto maxamed xaashi dhamac naxariisti jano Allah ha Ku siiyo

  • @Seexo123
    @Seexo123 7 років тому +4

    i love gariye.(ninku libaax ayuu ahaa gigteeday.hahhha.ilahay ha uu naxaristo siyad bare waa ramadan

  • @abdi-yarenouniho9386
    @abdi-yarenouniho9386 6 років тому +2

    Waa gabyaaga qudha ee aan ku daydo,Eebbe hakuu naxariisto.

  • @nuuradiincalijaamacaxdi150
    @nuuradiincalijaamacaxdi150 8 років тому +3

    Allah ha u naxariisto maxamed xaashi dhamac

  • @shanfoolahmed4992
    @shanfoolahmed4992 7 років тому +3

    anigana gaar ahaan aan ugu jclhy alle hawnaxariistee

  • @shanfoolahmed4992
    @shanfoolahmed4992 7 років тому +3

    abwaanada somalida kuwa ugu fcn ee ugu nadiifsan ayuu ka mid ahaa

  • @abrahmanahmek2197
    @abrahmanahmek2197 6 років тому +2

    Gaariye Allaha ku naxariisto Abwaan qaaliya
    18/05/201
    Still listening

  • @kediye2001
    @kediye2001 8 років тому +4

    Allaha u wada naxariisto

  • @alahlemuse2997
    @alahlemuse2997 7 років тому +3

    Ilaahay ha ku naxaraysto aamin

  • @nimcohusein6279
    @nimcohusein6279 8 років тому +2

    ale how naxaristo dhaman intii dhimataba

  • @shanfoolahmed4992
    @shanfoolahmed4992 7 років тому +1

    gaariye alle hakuu naxariisto

  • @SidikASudi
    @SidikASudi 7 років тому +1

    ilahay naxariis iyo jano hasiiyo gaariye waxa uu ahaa hage noloeed. waxbadan ayuu u qabatay umadda somaliyeed.

  • @mohamedabdilahi417
    @mohamedabdilahi417 2 роки тому

    Allah ha u naxariisto abwaanka

  • @hairaadsan716
    @hairaadsan716 9 років тому +2

    Allooow janadii fardowsa gee aaamiiin . Soomaali oo dhan aniga laba nin ayan ka tirsadaa oo visionary u aqaanaa: Allah ha unaxariisto Timacade iyo Gaariye.

  • @zahrabintumahamoudmahamoud5603
    @zahrabintumahamoudmahamoud5603 8 років тому +2

    allow u naxariiso marxumka aamiin

  • @haajiosmaan1062
    @haajiosmaan1062 6 років тому +1

    Alle haw naxariisto aamin ya rapi

  • @qamarsugaani6031
    @qamarsugaani6031 7 років тому +2

    ilaaahy ha u naxaristo

  • @marwoxiilojaano8895
    @marwoxiilojaano8895 7 років тому

    illahay haw naxariisto jantul fardows Rasulka miisa allaha haa ka dhiigo amiin yaa Allaha

  • @mukhtaardheeg1446
    @mukhtaardheeg1446 9 років тому +2

    Ilaahay ha unaxariisto gaariye

  • @abdimahadi6654
    @abdimahadi6654 7 років тому +2

    ilaahow ku naxariiso

  • @ayuoseph5375
    @ayuoseph5375 7 років тому +2

    gaariye waa nin garasho waangsan , garashda waa wax ilaah bixiya iyo xikmiada.. waa muhiim in taariihda si fiica looga hadlo lana tuso dadka waxii jiray ..

  • @abdisamadosman2437
    @abdisamadosman2437 8 років тому +1

    hhhhhhh alla yarxamak gaariiye

  • @ridwanabdi4510
    @ridwanabdi4510 4 роки тому

    Cajiib Bal qaabku wax u sharaxayo ila eega , Balaaqo iyo maskaxbaa ku dheehan wlahi Allaah ha kuu naxariisto abwaan

  • @alahlemuse2997
    @alahlemuse2997 7 років тому +4

    Ilhay wuxuu ahaa nin uu ruunta ku manaystay

  • @Abdullahimohamud156
    @Abdullahimohamud156 5 років тому +1

    İlaahay naxaristi jano haka warabiyo ninkani abwaan somaliyed oo islam nimana uu dhertahay

  • @muuseshire7487
    @muuseshire7487 9 років тому +5

    Jalle siyad barre gesi gesi dhalay alow ku naxariso

    • @maxamedibrahem4099
      @maxamedibrahem4099 8 років тому

      amiin

    • @mohammed-jama
      @mohammed-jama 7 років тому

      allla naxariistii jano ha ka waraabiyo sheeikh axmed godane

    • @duco.walid3372
      @duco.walid3372 6 років тому

      Muuse Shire siyad bare iyo Ina godane labadaba Alla Ha Unaxariisto

    • @mustafh1297
      @mustafh1297 5 років тому

      Fulay afweyne..xitaa culkmo yar yar dilay..asagoo shuuciyad qancinaya

  • @ayaanmohamed1862
    @ayaanmohamed1862 4 роки тому

    Geeridii gaariya dishaay gacantaa ha go'do 😥😥😥😥😥 Alla haku naxariisto godka lagu janee
    Geeesi laba maaha wlaahi

  • @onlinecompany1839
    @onlinecompany1839 7 років тому +1

    kkkk wanala qayilsiyay kulahaa

  • @abdullahimohamuud4892
    @abdullahimohamuud4892 4 роки тому

    allow kuu naxarriso

  • @abdikanibidixo14
    @abdikanibidixo14 4 роки тому

    Geeesi buu ahaa

  • @tariikamina6788
    @tariikamina6788 7 років тому +2

    alle haunaxa riisto

  • @asadcali2653
    @asadcali2653 9 років тому

    Alaaa

  • @alahlemuse2997
    @alahlemuse2997 7 років тому +2

    Hhhhhhhhhhh niyow nimankaa isaaq afwayne way waalen xanuunbu ka qaaday

  • @zermaahir186
    @zermaahir186 4 роки тому

    waruntiisa waxa sidaa yidhi oo kale cali sugule duncarbeed

  • @abdirahmanawil7096
    @abdirahmanawil7096 9 років тому +6

    Idaaja waa qabyaalayste car arag isagoo aan ka hadlayn
    1. Wiil waalan
    2. Ina cabdale xasan
    3. Ina mire
    4, cali dhuux
    Abwaanada somalidu ma intanuun baa

    • @BrotherColombo
      @BrotherColombo 8 років тому

      walaalkey qaaliya soomaalidu intaa maahan lkn saan filayo abwaanku allaha u naxariistee dabcan tusaale ayuu u soo qaatay Waan ka xumahay oo kuu jawaabi maayee U duceey adoo mahadsan

    • @abdirahmanawil7096
      @abdirahmanawil7096 8 років тому

      LAASHIN YARE malaha imaad fahminbee anigu abwaan gaariye waxba kamaan sheegin ilaahay ha unaxariisteee

    • @abdirahmanawil7096
      @abdirahmanawil7096 8 років тому

      Abdi Awil abwaanada somalidu waa kumanaan magacyadoodana halkan laguma soo koobi karo sxb , laakiin IDAAJAA kaliya afar abwaan oo ay isku reeryihiin buu ku buunbuniyaa barnaamijka dhaqanka iyo Hidaha ee uu kasiidayo idaacada VOA

    • @abdirahmanawil7096
      @abdirahmanawil7096 8 років тому

      Abdi Awil waqooyiga somaliya iyo waxan aad ka sheekaynaysaa mida kale waaxay dhankan aad noola kacday 4.5 iyo waxan aad keentay meesha .
      adeer 4.5 iyo waxaa aad sheekeenayso garan maynee , wax kale mahaysaa

    • @abdirahmanawil7096
      @abdirahmanawil7096 8 років тому

      Abdi Awil waar urod meelahaa ku waalo . Afsomaligiibaa kugu adage maxaan kaala hadli

  • @AbdulAli-ff8uf
    @AbdulAli-ff8uf 7 років тому +2

    Siyaad bare lipaax buuahaa ileen waan aragna Sida ninka Somaliga ah loga baqijiray iyo sida waanta dabadhilifka ubatay

  • @abdiaziizali1263
    @abdiaziizali1263 7 років тому

    abdirahman hussain ma taariikh baad leedihiin aan aheyn inaad ingiriiska u shaqeyn jireen sheeg qof ingiriis hal maalin dhagax ku tuuray

    • @alahlemuse2997
      @alahlemuse2997 7 років тому +1

      Abdiaziiz Ali idiinku mataarikh burcad badeed nimo iyo is cun kufsi iyo gaajo waxaan ahayn miyaad leedihiin ingiriiska anagu aqoon aanu lahayan iyo maskax ayaanu kula heshiinay lakiin adiiga miyaad diidaysan ina italiano markii ayaa idiin gumaysanjireen wabiiga ayaay idnkaga talaabi jireen

  • @ayaana9884
    @ayaana9884 8 років тому +1

    Waxaa laleeyahay muxuu dalka uburburay, waxaano kale qabiileyste ayaa bulshada madaxa isku galinahayay. Khaain wadan ayuu amaanahayaa. Taktay ,dulinimanah kuraacday.

    • @sakariyacabdiraxmaan6710
      @sakariyacabdiraxmaan6710 5 років тому +1

      Ayaan A Wadankan Bur buray eed shegayso Habsoc iyo yasid Ayaan ugasogonay markiihorena wll nimo iyo Somalijacaylba nageeyay Wuxuu udagalamayeyna waa Yasid layasayey Waxaana Ninragi mayeelo Waligeedba Yeyna xamar Hagaagin Allan ubarye

    • @ridwanabdi4510
      @ridwanabdi4510 4 роки тому

      @Ayaan A hhhhhhhhhhhhhhhh ma dib u eegistaa ayaad ka xanaaqday wllo ? waxan wax sharaxayaa waa actorkii weynaa xaajo dumar paad ka tahaye laamaha raga cuna iska ilaali scan pay wx saaraan !!!!!!!!!!!!!!!!!!

    • @mericanbadass5299
      @mericanbadass5299 3 роки тому

      @@ridwanabdi4510 😂😂😂 aad iyo aad, dib u eegistu waa mihiim 👍🏾😂

  • @mohamedabdilahi417
    @mohamedabdilahi417 2 роки тому

    ILAAHAY HA U NAXARIISTO

  • @mohamedabdilahi417
    @mohamedabdilahi417 6 років тому +1

    Aaaamiin rabi ha u naxariisto