RIWAAYADII ADUUN WAA HOOYO QAYBTII 2AAD OO QIRO BADAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • PLZ #SUBSCRIBE#LIKE#SHARE#

КОМЕНТАРІ • 55

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 2 роки тому +4

    Filmkani waa noloshaydii dhabta ahayd ee aan samaray ayuu ka hadlayaa wlhi aad baan u ooyey sida caruurtaan qalbiga ka ooyey ax wll jamaal mahadsanid waa riwaayad dareen leh somaaliduna aad bay ugu badantahay anigu hooyo iyo aabo midna maan lahayn taasaa keentay inaan nolol adag soo maro
    Ax

  • @AM-bm4wy
    @AM-bm4wy 2 роки тому +9

    Illahey hooyooyinkeen ha no daayo 🤲🏼

  • @shaakshato9666
    @shaakshato9666 2 роки тому +3

    Hakiz waxap lagam qaban karo lph keep going

  • @xuseensomali8034
    @xuseensomali8034 2 роки тому +3

    Dhabti wa ruwayad murti leh

  • @ahmedbulshaawiofficial7058
    @ahmedbulshaawiofficial7058 2 роки тому +2

    hooyo waa janada if iyo aakhiro alleh hooyaday janatul fardawsa alleh hageeyo insha allaah

  • @finadgounje4818
    @finadgounje4818 2 роки тому +3

    😃😀 jamaal Hakis legend brother soo baddi laakiin zxp Rawaayadaha deee

  • @ayaanmaxamed9289
    @ayaanmaxamed9289 2 роки тому +3

    Hooyo mcn

  • @seniorsamircde7150
    @seniorsamircde7150 2 роки тому +4

    Masha'Allah, Masha'Allah, Masha'Allah. Filmkan inaba cadhi maaxan, Wilka an quracda iyo qadho midnaba cunin marku xadlayo calosha ayan kaoy wlxi, Wiliba markay heesta usarantaxay😤😤😤😤..., WLXI RUN AYAN UMALEYNAY BALSE INAY RIWAYAD TAXAY XITA WAN XILMAMAY WLXI WAYO QISADAN CML ANI AYEY ISOQABSATAY LKN MANTA LAJOGO ALXAMDULILAX...., SXB RIWAYADU SIDHAN KUWADO INSHA'ALLAH..., DAQSANA NOSODEYA PLEASE..., XA LADAXINA RIWAYADU WAYO WLXI AD IYO AD AYEY UMACANTAXAY...,MALIN WALBO NOSODEYA PLEASE...,THANKS ALL.

  • @user-if9cz7dv8x
    @user-if9cz7dv8x 2 роки тому +2

    H00Y0 MCN
    alle ayinodayo
    Dhamaante
    Inata kadhimatayi alle aunaxariisto 🤲
    H00Y0 MCN WAAN ku jacelahay❤🌏

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 2 роки тому +1

    Mummy allow dhowra I xifde mother macan Allah garabkoda ha galo mummy macan Allah inte dhimateya ha unaxaristo inta noolo Allah cisi iyo sharaf ha ku nooleyo hooyo macan

  • @mubarikfarxan688
    @mubarikfarxan688 2 роки тому +3

    Hooyo waa lama huraan👸♥️

  • @xuseensomali8034
    @xuseensomali8034 2 роки тому +2

    Ssb horay usoco

  • @nanacarazone906
    @nanacarazone906 2 роки тому +2

    subxanallah dadka qaarba saa ula dhaqma dadka la jooga

  • @xuseensomali8034
    @xuseensomali8034 2 роки тому +2

    Qayb sadexad so same wa codsi

  • @petkovaivoda2821
    @petkovaivoda2821 2 роки тому +2

    Xaqiiq jirta hooyo cidaan ahayn lalama noolaan karo

  • @HassanAhmed-ti3ef
    @HassanAhmed-ti3ef 2 роки тому +1

    😭😭😭😭
    9 sano ayaanan hooyaday la noolahay sababta iga keentayna waa dan iyo duruuf wax barasho oo deegaankay aan laga helayn
    Wax kasta oo riwaayadani ka hadlayso waan soo arkay
    Hooyo alle haku xafido

    • @Ubahapdilahi
      @Ubahapdilahi 2 роки тому +1

      Wllo mcn nolol aad uqurux badan ayaan kuu rajeynayaa dadaal oo samirka iyo adkaysigana xoojiso wllo 😭😭

    • @user-ew8ep5tp7l
      @user-ew8ep5tp7l 9 місяців тому +1

      Masha.allh❤❤❤❤wllo

  • @badriaash2477
    @badriaash2477 2 роки тому +2

    Hooyo waa jano zocota wlhi ❤️❤️❤️

  • @apdirisaaqpersio9833
    @apdirisaaqpersio9833 2 роки тому +2

    Ninka youtube ukala kiciya inaguu ka shaeeya farxadeena

  • @user-eg6wt5wr5u
    @user-eg6wt5wr5u 11 місяців тому +1

    Qoftan magaced

  • @Abdi.7
    @Abdi.7 2 роки тому +1

    Qiiro wye hooyo La,aanteda

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 2 роки тому +2

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya please 💓💞💓💞💓💞💓💞💓💞💓💞💞💓💕💓

  • @xuseensomali8034
    @xuseensomali8034 2 роки тому +3

    😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔

  • @ahmedadan6900
    @ahmedadan6900 2 роки тому +1

    Jamal hakis legend

  • @hindisetube
    @hindisetube 2 роки тому +1

    Hooyo wax dhaama la waaaaa

  • @hobbabdi6938
    @hobbabdi6938 2 роки тому +1

    Part 3

  • @asmaibrahim2772
    @asmaibrahim2772 2 роки тому +3

    Man arkin gumaysi qof aan walidky ahayn dadka dhalin yarada e gurigayaga jooga xata wlh hooyaday sida ulama dhaqanto ilhy hayn daayo mamady😥

  • @ayaanmaxamuudbile6947
    @ayaanmaxamuudbile6947 2 роки тому +1

    😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢😓😓😓😓ax ax jano waa hooyo uun

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 2 роки тому +1

    ILAAHAY DANBIGIISA hadhaafo ISAGA IYO HOYADIIBA qofka HAL subiskareeb IISAARA EE WLSHY ama wllky EE somaalyeed

  • @samiiraqadanragaad2166
    @samiiraqadanragaad2166 2 роки тому +1

    Allow mom no xafid😓🤲🤲

  • @inacumar170
    @inacumar170 2 роки тому +1

    Mom❤

  • @sahraismail2230
    @sahraismail2230 2 роки тому +2

    😍😍😍😍

  • @maxamedbuluc
    @maxamedbuluc 2 роки тому +1

    Jamaal iyo inantu ma walala si bay isugu yara eg yihine

  • @mohanahmed7736
    @mohanahmed7736 2 роки тому +1

    Qaybtan inay ahaato qaybta koowaad ayeey ku wacnayd

  • @Ubahapdilahi
    @Ubahapdilahi 2 роки тому +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @koodbuurmediaprodaction7214
    @koodbuurmediaprodaction7214 2 роки тому +1

    ilaahayaw aayo hanagu qaban walahi nolol aayo kaxumi inanay jirin anigunba garanaya nacala kuyaala aayo waxan is idhi xabadi janada kagelimayso

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 2 роки тому

      Walaahi waa run 30 jir baan ahay 30 kaa sano ee aan jiray gaajadii ugu xumayd waxay igu dhacday 4 maalmood oo hooyaday maqnayd oo ay nagaga tagtay ayaadey adeer aniga walaashay anagoo 5 iyo 6 jir ah. 24 kii saacadood bay Mar cunto nasiin jirtay

    • @koodbuurmediaprodaction7214
      @koodbuurmediaprodaction7214 2 роки тому

      @@moderninformation7931 sxb waxay iso marisay lagama shekayn karo mid aabahay qabay weligay ma ilaabayo 39sano ayaan jira weligay walahi ma ilaabayo

  • @bisamedofficial3520
    @bisamedofficial3520 2 роки тому +1

    Sawiira abdi wll lasaair 🤣

  • @hoodoziciid7451
    @hoodoziciid7451 2 роки тому +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @yaasinahmed8217
    @yaasinahmed8217 2 роки тому +1

    😥💔

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 2 роки тому +1

    Walaahi waa run 30 jir baan ahay 30 kaa sano ee aan jiray gaajadii ugu xumayd waxay igu dhacday 4 maalmood oo hooyaday maqnayd oo ay nagaga tagtay ayaadey adeer aniga walaashay anagoo 5 iyo 6 jir ah. 24 kii saacadood bay Mar cunto nasiin jirtay

    • @nanacarazone906
      @nanacarazone906 2 роки тому +2

      subxanallah wan ka xumahay wll

    • @user-ew8ep5tp7l
      @user-ew8ep5tp7l 9 місяців тому +1

      Samirka.ayaaguushaa kugaadhiiyey❤❤❤❤

  • @abdimajiidahmed4535
    @abdimajiidahmed4535 2 роки тому

    Waziiraay shfc wuu kuu xiisy

  • @jimcaalesaleebaan1902
    @jimcaalesaleebaan1902 2 роки тому

    Zxb harumar wayn kuu rajeenyaa jaml

  • @abaawn_caqlisame
    @abaawn_caqlisame 2 роки тому +1

    wlhi flm qiradidsa xanbarsan

    • @jaabirismaaciil1287
      @jaabirismaaciil1287 2 роки тому

      🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 2 роки тому

    Wlhi wan ooyay

  • @fadumoelmi8579
    @fadumoelmi8579 2 роки тому

    Bisinka maxaa riwaaya walid idinkaarka loosoo daynayaa

  • @ruqiyajamac408
    @ruqiyajamac408 2 роки тому

    ,😭🤦🏻‍♀️🤦🏻‍♀️🤦🏻‍♀️🤦🏻‍♀️🤦🏻‍♀️🤦🏻‍♀️🤦🏻‍♀️

  • @hobbabdi6938
    @hobbabdi6938 2 роки тому

    Plz