RIWAAYADA ADUUN WAA HOOYO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 гру 2021
  • PLZ#SUBSCRIBE#LIKE#SHARE#
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 178

  • @barkhadxusenqasim3718
    @barkhadxusenqasim3718 2 роки тому +18

    Inta hooyadoo u joogto illhye cafimaad hysiiyo aduun iyo aakhirab
    Intii ay hooyadii dhimtana ilaahye hae naxriisto janno fardawsan illhye hageeyo aamin
    Hooyo waa lama huraan
    Rasuulkeen zcw waa kii udhiye qofkii donay inuu janno galo
    Jannadu waxaye kujirtaa lugah hooyadii
    Allo hoyinkii unaxariiso aamin aamin

  • @zureer5014
    @zureer5014 2 роки тому +5

    Gabdhan hooyada metelaysaa Tallanti bay ledahay so badiya filimada dareenka leh

  • @nagmanagmaa374
    @nagmanagmaa374 2 роки тому +6

    Hooyoy la,antaa aduunyadu hubaashii hbeen kama baxdeenoo🥺❤️hooyo Allah ima dilo intaanan wanaag kuu samayn , sodddoh iyo hooyo iyo Cid kastoo ilmo dhashaa waa hooyo uun❤️ruwaayadu way I taabatay runtii😓

    • @ifraaxahmedyousuf7254
      @ifraaxahmedyousuf7254 2 роки тому

      Sax mashaa Allah tabarakallah ilaheey hooyoyinka ilaheey hanoo xafido Amiin yarabi dhamaanteen

  • @khayrjecel-yt5lj
    @khayrjecel-yt5lj Рік тому +1

    Nin Raggeed walee innaanan hooyadey cidna ku doorsaney xabiibi kulahaa , ifka qof caasi waaalideyn ah baan ugu necebahay, Rabiyoow hooyooyinkeen Jannatul Fardousa Alaclaa ku casuum ❤❤❤

  • @asmaismeal3078
    @asmaismeal3078 2 роки тому +7

    Mansha Allah hakis filimadada aadban utagera xigmadbay kufadhiyan guulayso wllo

  • @user-dy5uo8sc1r
    @user-dy5uo8sc1r 2 роки тому +3

    Illahayoow hooyaday unaxariiso allow qabrigeeda unuur allow janadii fardowsa ugu busharee yarabi😭😭😭😭😭💔💔qofkii hoyadii nooshahayoow ilaasho

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 2 роки тому +4

    Illaahay wuxuu igu ogyahay waan ooyey aad baan u ooyey inigoo islahaa waad cool adagtahay aniga hooyaday agoonimo ayey igu soo korisay alxamdulillaah diintana ibartay xaqa waalidkana bartay alxamdulillaah aayad iyo xadiis in igufilan hadeera anigu aan ahay hooyo agoon korisa qurbahana joogta hooyo badana ku arkay dalka iyo debedaba hadana qisadani waa mid runah hadii kala dhalay illaahay garansiiyo

    • @zahramohamudp8619
      @zahramohamudp8619 3 місяці тому

      Same walaahi aaad baan u ooye 😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @lulahmed7495
    @lulahmed7495 2 роки тому +8

    Walahi dhab baan u oyaay. Hoyo macan allah hadayo intay u noshahay😢😢😢

    • @zahramohamudp8619
      @zahramohamudp8619 3 місяці тому +1

      Same walaahi 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @ahmednour6142
    @ahmednour6142 2 роки тому +24

    Ilaahay Caafimaadka iyo cimrigaba how dheereeyo Hooyooyinkeen
    Intii Hooyo dhimatayna Alle how naxariisto 🤲 mother is a life♥️

  • @geeddidhookir6394
    @geeddidhookir6394 2 роки тому +9

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
    Hooyadau waxay igusoo korisay duruuf iyo dhibaato waxay wax igu bartay nolol adag iyo wax la'aan waxay iigu samirtay waxa ugu adag adag ee qof loogu samro
    Waxay igula jirtay hawsha ugu adag
    Waxan xasuustay siday hooyaday iigu tabaabushaynaysay wax barashada illaa ay isoo gaadhsiiyay jaamacada
    Waligay Hooyo ma gudi karayo hadalkaaga wallahi waan ooyay Sababtoo ah waxan xasuustay qaabkay iigusoo tacabtay iyadoo waqtigu ku adagyahay
    Hooyooy alle hakuu abaal gudo😭😭

  • @kadra825
    @kadra825 2 роки тому +10

    سبحان الله العظيم ولا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم أستغفر الله العظيم واتوب اليه حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر

  • @liibaanismaaciil8329
    @liibaanismaaciil8329 2 роки тому +2

    You did a good job, Sidaasaa innoo ballan ah dhalinyarooy, rag iyo dumar caasi waalideynka aynu meel uga soo wada jeesano.

  • @barwaqobedriyaapdlahixasan3866
    @barwaqobedriyaapdlahixasan3866 2 роки тому +4

    Ilaahow hooyo macaan♥️♥️♥️💋💋💋 noodaa cimriga iyo cibaadadaba ubarakee🤲🤲🤲🤲♥️♥️♥️♥️♥️

  • @ahmedbulshaawiofficial7058
    @ahmedbulshaawiofficial7058 2 роки тому +2

    ilaahayoow hooyaday unaxariisto janatul fardawsana alleh hageeyo walhi waan xasuustay siday hooyaday iigu tabacday iyo nolosha halka ay hooyaday halka ay igaadhsiisay alxamdulilaah alxamdulilaah maanta in hooyo sidaa looga hadlo ama layidhaaahdo hooyo waaxan odhanlahaaa dadka hooyada qiimeheeda aan garanayn waa waalid caaasi waa in aduunka ladhaafiyaa oo la qisaaasaa waaa waaalid caaasi

  • @rapiilelaabjeceel1809
    @rapiilelaabjeceel1809 2 роки тому +2

    Legend si fican baad ujisheeen jamal hagis hooyo la.anted noloshu waa mugdi rabbi hagu xifdiyo hooyo mcn

  • @ahmedmaxamed9012
    @ahmedmaxamed9012 2 роки тому +3

    Wlhi riwaayadani way iga oohisay hooyo mcn

  • @cumartaajir208
    @cumartaajir208 2 роки тому +6

    ❤Hooyo hadaaney jirin quruxdaa iyo sharaftaa may naan lahaaneen❤
    Hooyo mcn if aakhiraba alle haku xafido

  • @nuuraquennuura6691
    @nuuraquennuura6691 2 роки тому +3

    Soo badi jamaalow legend

  • @saarasiciid9687
    @saarasiciid9687 2 роки тому +2

    Hooyo Macaan 💋💋💋💋👍🏼👍🏼👍🏼🤝

  • @mrshabazg6647
    @mrshabazg6647 2 роки тому +4

    Dear mama I love you more than u can imagine may allah bless protect and give you good long health life and janatul fardawsa ❤️ between mother and wife I’ll choose my mama❤️

  • @ladanjogdher3105
    @ladanjogdher3105 2 роки тому +2

    Hooyooy macaan allaah swt Haku xifdiyo 😭😭😭

  • @maxamedmaslax6635
    @maxamedmaslax6635 2 роки тому +1

    Ax ax bal day erayga hooyo qiimaha uu lee yhy ax ax janada aduunku waa hooyo
    allow hooyo qumaneey
    •qiimo badanta noloshay
    •todobada qiyaamaha
    •hadh qabow lageeyee
    •qorax laga ilaaliyo
    •allow hooyo kamid noqo
    HooYooYinkeeN Alle ha dhowro
    aakhiro iyo aduunba

  • @sharmakecabdi4994
    @sharmakecabdi4994 2 роки тому +3

    Hooyo mcn jacalka Qudheen dhamaad
    Lahayn 💗💓💞💕💟❣💔❤🧡💛💚💙💜🤎🤍💯💯💯💯

  • @mathmaster5862
    @mathmaster5862 2 роки тому +3

    Allaw hooyo caafi una danbi dhaafi aakhirona janada gee

  • @faisamohamed3909
    @faisamohamed3909 2 роки тому +2

    Waw riwaayad iga dheh

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 2 роки тому

    Inanta hooyada metelaysaa best actor wlhi aad baan uga uga helay siday dareenka umuujinayso

  • @ahmedmahdi221
    @ahmedmahdi221 2 роки тому +3

    Msha alh Hooyo waa lama huran

  • @hodanabdirahman8080
    @hodanabdirahman8080 2 роки тому +3

    Masha aala sodoh qurux badan weyi

  • @Abdirizak386
    @Abdirizak386 2 роки тому +5

    Wlhi wa riwayad ka hadlaysa xaqiiqada hada taala 😭😭😭

  • @kadra825
    @kadra825 2 роки тому +2

    YOOYO MACAN AALLEH HAA KUUNAXARIITO DHAMAN HOOYO DHAN AAMEEEM YARABII AAMEEEM YARABII 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 роки тому +2

    Jamaad khadraayfaraxsancaday yar baa yarcaday iyo kabadanba ba mashalah.qofnacidna.familu

  • @abdikanikayse5312
    @abdikanikayse5312 2 роки тому +3

    Nin rageed adke💪

  • @mohametzead1837
    @mohametzead1837 2 роки тому +2

    Hooyo mcn illahay cimrigaaga ha dheereeyo 🤲
    WaataH Raganimo👑

  • @essiahassan5157
    @essiahassan5157 2 роки тому +2

    Ax ax ax walaahi ilmo baa iga timid subhannallah 😢😢😢😢rabiyow hooyo mcn no da amiiiiiiin........raga iyo dumarka maha ine sas u dhaqman ee walidka san u galan

  • @duulaye4272
    @duulaye4272 2 роки тому +1

    Waa

  • @nuuramohmed3747
    @nuuramohmed3747 2 роки тому +2

    Hooyo Waa hooYo uuN 🥺 Alle haynO daayo HooyoyinkeN 🌎❤️👸🏻🙏

  • @abdifatahkarshevlogs1796
    @abdifatahkarshevlogs1796 2 роки тому +2

    Team hakis guulaysta ✅

  • @dubadtech1316
    @dubadtech1316 2 роки тому +3

    War gabdha markii hore saan hadalkeeda uga helay Ayaan nacayba markan arkay sida islaanta loola Hadley sidii ay runtahay kkkk

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 2 роки тому +1

    Allah hooyo macan ha xifdiyo o ha dhawro waxa lodhigo adunka ma jiro hooyo macan Allah inte dhimateya ha unaxaristo inta noolo allow cafimada iyo cimriga ha barakeyo amiin amiin amiin yaa Rabi jamal Ragide hore usoco keep going well done 😂😂😂😂😂😂😂

  • @hassanmohammad2935
    @hassanmohammad2935 2 роки тому +3

    Hooyo mcn jacalka qudheen dhamaad lahayn 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖

  • @uptiarkam798
    @uptiarkam798 2 роки тому +2

    Masha allah si macaan baan uga helay jilitankannn 💯

  • @abdiibrahim825
    @abdiibrahim825 2 роки тому +15

    يا الله ...جنة تحت أقدام الأمهات 🩸يا رب ارحمهم 🤲🤍

  • @Daudpost
    @Daudpost 2 роки тому +1

    Gabadha atrishada ah waan hanbalyeynaa sidaad u jishay

  • @dalxiischannelvlogs14
    @dalxiischannelvlogs14 2 роки тому +2

    Ala xera riyaada wlhi 2009 ki baa igu danbeysey 🐐 🐐 🐐

  • @khalidibrahim2212
    @khalidibrahim2212 2 роки тому +1

    Mshaa allah hooyoyinka allaha daayo hooyo mcn allah ha unaxristo Aamiin.🤲

  • @arafaadabdi8945
    @arafaadabdi8945 2 роки тому +1

    Wlhi sifiicanbad ujisheen waliba jamalna sidisaan utageraba ninkaa

  • @hamsesuuriya5911
    @hamsesuuriya5911 2 роки тому +7

    Legend Jamaal 👊♥️

  • @Zaamimohamed
    @Zaamimohamed 2 роки тому +4

    😂 wr bl like dHac kusiiYaH

  • @cawaaleyare2368
    @cawaaleyare2368 2 роки тому +1

    Wllhi wan qiroday wll so badiya

  • @abdifatahibrahimhassan5341
    @abdifatahibrahimhassan5341 2 роки тому +3

    Mansha allah anigu xitaa marar ayan ladhicilahaa

  • @faysalduale2732
    @faysalduale2732 2 роки тому +1

    well done

  • @mubaarigaadan4276
    @mubaarigaadan4276 2 роки тому +3

    Kulahaaa guri cidlaan kuu kireynayaa😂😂😂😂😂

  • @mustafelamo
    @mustafelamo 2 роки тому +2

    zxb magaca TV kareeb 📝😇
    Jamaal hakis kadhig
    Talo ahaan weeye 🤩

  • @Abdirizak386
    @Abdirizak386 2 роки тому +4

    Waa riwayad qiiro leH wlhi 😭😭

  • @_Khaalid
    @_Khaalid 2 роки тому +1

    Walee NAAGOO dhan baadhitaan baa ku furmay shaqaa socota ileen hooyo ciil bay ka dharagtay. Ax Ax Ax waan ooyay naagta khaa-in nimadeeda ax.

  • @sooyaaldarwiish3464
    @sooyaaldarwiish3464 2 роки тому +2

    Hooyo😰😰😰

  • @naimaodowa7969
    @naimaodowa7969 2 роки тому +1

    Hooyo Waa hooyo ❤❤❤❤

  • @MohamedAhmed-ij3sr
    @MohamedAhmed-ij3sr 2 роки тому +2

    Mama waan ku jeclahay.
    Illahay haku daayo

  • @arafaadabdi8945
    @arafaadabdi8945 2 роки тому +2

    Anoon waligay ilmayn ayaan ilmeyay cawa
    Allaw hoyo noodaa🤲🤲🤲🤲

  • @kadra825
    @kadra825 2 роки тому +1

    JAMAL NIN RAAGED WAAD KAREYSAY NAGTII HOOYO WAA QALI WAA NOLOSHA NUURKEEDA HOOYO MACAN I LOVE YOU MUMMY 😊😊😊😊🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤😊😊❤❤❤❤❤❤❤

  • @updikhadarmohamed5807
    @updikhadarmohamed5807 2 роки тому +1

    Hooyo mcn❤️❤️❤️❤️

  • @maxamedsakaaro9931
    @maxamedsakaaro9931 2 роки тому +2

    waan kaa hayaaa si tooosa👍

  • @hodanabdirahman8080
    @hodanabdirahman8080 2 роки тому +1

    Walahi waan ilmeyay

  • @seniorsamircde7150
    @seniorsamircde7150 2 роки тому +3

    Sxb tan riwayad maaxan ee wa qiiso dhab ax 😤😤😤😢😢😢😤😤, LKN SXB RIWAYADAN AMAD PARTS NOGA DIGTID??, WLXI AD IYO AD AYEY BULSHADHA UQUSEYSA RIWAYADAN WANA WAX JIRO OO XAQIQ EX MARKA SXB RIWAYADAN PARTS UYEL SXB...., PART 1 NOGADIG MIDAN, PART 2 NOSODEY SXB...., WAITING PART 2 FROM YOU AS SOON AS POSSIBLE INSHA'ALLAH...., YA ALLAH, YA RAHMAN, YA RAHIM, ILAXYOW HOYOYINKEN UNAXARISO, AMIIN AMIIN AMIIN YA ARHAMU RAHIMIN.

  • @hothanothman2995
    @hothanothman2995 2 роки тому +1

    Hooyo macaan 😢😢😢😢😢😢 waxan ma daawan karo 😢😢😢😢😢

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 2 роки тому

    waa nolosha dhabta ah ee wadankii ka jirta horey u socda

  • @ayanledabshid8455
    @ayanledabshid8455 2 роки тому

    Hoooooooyo hooooooooyo hoooooooooyo wle qof kale kuguma dorsado hoooooyo macaaaaaan

  • @cadeshiinejaamac3744
    @cadeshiinejaamac3744 2 роки тому +4

    Walahay waan ooyay Hooyo ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️ilahow iadaa

  • @amalabdi6617
    @amalabdi6617 2 роки тому +3

    😭😭😭😭😭😭😭 Cakuyeey calool xanuun weynaa

  • @nasrasheek9213
    @nasrasheek9213 2 роки тому +1

    Fariid fariiid wlhi ragrag dhaley

  • @ahmedmaxamed9012
    @ahmedmaxamed9012 2 роки тому +1

    intay hooyo unoshay alxamdulila dhe alxamdulila

  • @xirsicabdixirsi5209
    @xirsicabdixirsi5209 2 роки тому +1

    Best action and very good

  • @xaajilacag828
    @xaajilacag828 2 роки тому +4

    Good job 👏 thats the Somaliland talent

  • @walalkaweyn1460
    @walalkaweyn1460 2 роки тому +1

    Jamal legand man walhi

  • @farxiyocali53
    @farxiyocali53 Рік тому

    Axaaax Hooyo alle ha abalmariyo

  • @naciimaxuseen9470
    @naciimaxuseen9470 2 роки тому +1

    Mansha allah

  • @diiriyecabdi6994
    @diiriyecabdi6994 2 роки тому +4

    Ilaahow gabadh xun adaan kaa magan galay

  • @xaajimedia5914
    @xaajimedia5914 2 роки тому

    Masha allha qodob mihim baad ka hadashay zxp wllhi waa wilmeeyee 😭😭😭

  • @idilawad3233
    @idilawad3233 2 роки тому +2

    Hoooyo allah hakunaxariisto 😭😭

  • @somaliv1nce73
    @somaliv1nce73 2 роки тому

    Waa waajibkeed

  • @najaxdaahir7921
    @najaxdaahir7921 2 роки тому +2

    Ax wlhiy markan dawaday riwayadaa wn ilmeyay 😢allhe hooyo haku dhawro

  • @zamzamxuseen3189
    @zamzamxuseen3189 2 роки тому

    Soo badiya jamalo

  • @dezipoysofficial1657
    @dezipoysofficial1657 2 роки тому +2

    Anigu waan joogay marki la dubayay ruwaayadAn 😅

  • @aadankobciye2204
    @aadankobciye2204 2 роки тому

    Sxp hore u soco

  • @museabdi6372
    @museabdi6372 Рік тому

    نعم الجنّة تحت الأقدام الأمهات

  • @berdilacshe6046
    @berdilacshe6046 2 роки тому

    Walahi hooyo mcn

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 2 роки тому

    😭😭😭😭😭hooyo allah dambigaaga hadhaafo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedbare6242
    @maxamedbare6242 2 роки тому

    Walaahi beerkaa ixanuunay ax ax ax

  • @Ismail-hl7iv
    @Ismail-hl7iv 2 роки тому +2

    Hooyo ❤️ ❤️ ❤️

  • @ahmedbh9639
    @ahmedbh9639 2 роки тому

    Walahi wn ooyay markan daawaday hooyo mcn

  • @shugriegek3670
    @shugriegek3670 2 роки тому +1

    Geesi aabahaa baa nin dhalay noogow sidaa ku wada talagala hala cay dhiyo naagta waalidka u samri weyda

  • @hamdamohmoud
    @hamdamohmoud 2 роки тому

    yaan hadalka meel un laga eegin sodohdo kaliya ma xuma inantoo qudhana ma xuma lkn dadku ma sina qaar mamadu xunta jirta qaar ay inantu xunta jira sodohdu wacanty qaar ay inanta iyo sodohduba wcnyiin inanta hooyaded xunta jira marka dadku ma sinee 🥰yaan mesha xunun laga eegin hooyo waa hooyo yaan sodohda xumanta la saarin ama inantaba lkn ku ducaysta in allh sodoh wcn iyo allh ku siiyo gabadhay wiilow adna ku docayso in oori wcn allh kusiiyo mu hiimadu waa intaa hooyo xumaan male haday ledayna iskaga samra 🥰

  • @istarliinqalanjo8155
    @istarliinqalanjo8155 2 роки тому

    Legend wakas niin raga🤞👑

  • @aidaroshassan1225
    @aidaroshassan1225 2 роки тому

    Allaylehe

  • @Abdirizak386
    @Abdirizak386 2 роки тому

    Raganimo #Mr_jamaal

  • @petkovaivoda2821
    @petkovaivoda2821 2 роки тому

    Xaqiiq

  • @zamzamxuseen3189
    @zamzamxuseen3189 2 роки тому

    Hooyo macane

  • @abdiwarsame6229
    @abdiwarsame6229 2 роки тому +1

    Hooyo waa lama huraan

  • @ladanjogdher3105
    @ladanjogdher3105 2 роки тому +1

    😂😂😂🤣🤣🤣

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 2 роки тому

    Way jiraan naago sidaa udhaqma war hooy ragoow hooyooyinka hoos u eegaa