Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

MAXAMED SALEEBAAN TUBEEC ALLA MAANTA AYAANTA IYO IIDA WANAAGSAN | HEESTA CIIDDA | CIID WANAAGSAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 тра 2021
  • Maxamed Saleebaan - Alla Maanta Ayaanta iyo iidda wanaagsan lyrics | heesta ciida | hees amaan ah, heesta Mohamed saleban Tubeec ciidda wanaagsan waa heesaha ugu caansan heesaha ugu caansan heesaha iida, heestaan waxaan ugu talo galnay asxaabta sharafta leh ee ku xidhan chanalkan, waxaan hawada usoo marineynaa hambalyada ciida waxaan leenahay Eid Mubaarak 2021, ciid mubaarak 2021,Ciid wanaagsan, Iid wanaagsan, Eid Wanaagsan.
    ❤️ Follow [Heesaha Hirgalay]
    ‪@HeesahaHirgalay‬
    ------------------------------------------------------------------
    / heesahahirgalay
    / heesahahirgalay
    / heesahahirgalay
    / @heesahahirgalay
    ------------------------------------------------------------------
    Heesaha Hirgalay, Waa Heesaha Soomaalida Kuwooda Ugu Shidan. Heeso Jacayl ah, Heeso Wadani ah, Heeso Qaraami ah, Heesihii hore , Heesihii Dhexe iyo Heesaha Cusub Kala soco Chanalkaan, Heesaha Hirgalay, Somali Music Lyrics.
    ➤ CHANNEL PLAYLISTS:
    ---------------------------------------------------------
    🎵 HEESSO XUL AH (Lyrics):
    ➤ • Video
    🎵HEESO JACEYL AH (Lyrics):
    ➤ • SAYNAB LABA DHAGAX - W...
    🎵HEESO QARAAMI AH (Lyrics):
    ➤ • MAGOOL, HIBO NUURA & A...
    🎵HEESO KABAN AH (Lyrics):
    ➤ • FARTUUN BIRIMO - JACEY...
    🎵HEESO CALAACAL AH (Lyrics):
    ➤ • SAADO CALI WARSAME - Y...
    🎵HEESIHII DHEXE (Lyrics):
    ➤ • KHADRO CUMAR DHUULE - ...
    🎵 HEESO WADANI AH (Lyrics):
    ➤ • Video
    🎵HEESAHA HIRGALAY (All Uploads):
    ➤ • Video
    ---------------------------------------------------------
    Fadlan subscribe saar chanalka:
    / @heesahahirgalay
    • CODSI MUHIIM AH:
    --------------------------------------------------------------------------------------
    ➜ HEESAHA HIRGALAY: Waa kaliya Channel Heesaha u soo gudbiya qaab qoraal ah, HH maaha istuudiyow soo saara ama duuba heeso.
    ➜ Waxyaabaha nagu kalifay inaanu heesaha u sameeyno qoraal (Lyrics) waa si aysan u lumin heesaha muhiim ka ah, bahda Channelkaan (HEESAHA HIRGALAY) waxay isku hawleen raadinta heesihii caanka ka ahaa dhamaan geyiga ay soomaalidu degto iyo dhamaan bulshada ku hadasha afkaan hodanka ah ee Soomaaliga, hadii aad haysid heeso aad rabto in qaab qoraal ah laguugu sameeyo, fadlan nagalasoo xiriir qaybta comments-ka ama Emailka hoos ku xusan. Mahadsanid.
    ➜ Hadii aad haysid xog badan oo ku saabsan heestaan, sida Fanaaniinta iska leh Miraha, Musica, Laxanka iwm Fadlan nagula wadaag qaybta hoose ee faalooyinka (comments) Si aan u siino (Credit) ama ugu xusno halkan. Mahadsanid
    ➜ Hadii qayb ka mid ah qoraalka midhaha heesta (Lyrics) ay kuula muuqdaan qoraal aan sax aheeyn Fadlan qaybta hoose ee faalooyinka (comments) nagula wadaag qoraalka aad u ragto ineey sax yihiin. Mahadsanid
    ➜ Hadii uu jiro qof sheeganaya xuquuqda muuqaalkan ama qaybaha uu ka koobanyahay muuqaalkan sida sawirka, codka, qoraalka ama wax kaloo xadgudub ah iwm, fadlan wixii cabasho iyoo codsi ah noogusoo dir Emailkaan (almacomany@hotmail.com) anagaa si degdeg ah u fulineeyna codsigaaga. Mahadsanid.
    ➜ Fadlan Caawi Chanaalka, sida kaliya ee aad u caawin karto channelka waa in hadii uu kusoo gaaro muuqaalka aad like saartid, hadii aadan Subiscriber ahayn in aad subscribe saarto si uu channelku u gaaro dad fara badan, calaamadda gamaleelkana ku xiro si uu kuu soo gaaro marka kasta oo aan soo gelino muuqaal cusub. Mahadsanid.
    ---------------------------------------------------------------------------------
    #HeesahaHirgalay #tubeec #ciidwanaagsan #SomaliMusic

КОМЕНТАРІ • 22

  • @HeesahaHirgalay
    @HeesahaHirgalay  3 роки тому +7

    Fadlan ado mahadsan chanlka caawi
    👍❤️🙏,
    Heeso Qaraami halkan ka daawo:
    ua-cam.com/play/PLsMCjY-boR9uNpD5YXG4J28DrC_OSJ_08.html

  • @engibraahimshire1485
    @engibraahimshire1485 2 місяці тому +5

    waxan dheggaysanayaa ciidka carafo ee 2024. inta iga dambaysana waan salaamayaa. sanado badan io farxad ah baan urajaynayaa.

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 3 роки тому +1

    صوت خيال وتطريب لايمكن ان يوجد من بعده..... لك الرحمه والمغفره محمد سليمان

  • @xasanmaxamedyaremaxamed3680
    @xasanmaxamedyaremaxamed3680 2 місяці тому

    17/6/2024 Maalinta 2aad ee ciidda carafo. salaama kuwa iga danbeeyow. ciido badan oo farxad iyo baraare leh ayaan idin rajeynaa saaxibayaal❤

  • @Masum__vlogs
    @Masum__vlogs 3 роки тому +5

    Nice song love from India 🇮🇳

  • @suguleadan1592
    @suguleadan1592 2 місяці тому

    Ciid wanaagsan dhammaan ummadda Islaamka iyo ummadda soomaaliyeed.

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Рік тому

    Illaahay U Naxiisto Maxamed Saleban

  • @DhukowChannel23
    @DhukowChannel23 3 місяці тому

    Aamen🙏

  • @abdisalaanmahamed9525
    @abdisalaanmahamed9525 2 місяці тому +1

    Waa Ciidii Carafo 16.06.2024 5:37 waxaan Ku ciidayaa Deutschland in Frankfurter Waxaan Ka fikirayaa waalidkay iyo walalalahay kama madhana azxptaydii dhalaanimo ilaa imika eid mubarik ayaan leeyahay si kastoon boholyow farabadan aan u dareemayo ❤❤ kuwii iga dambeyow salaan sare❤️🥰

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi Рік тому +1

    Shacabka Ssciyoow Ciida

  • @yaasiinjaamac-py9le
    @yaasiinjaamac-py9le 2 місяці тому +1

    y.m.j.aburaas 5:44

  • @Jaaale
    @Jaaale 2 місяці тому

    Mshlle

  • @ABDIWALI77
    @ABDIWALI77 4 місяці тому +2

    inta Caawa soo Booqaty heestan 😢

  • @aminamahamoud9736
    @aminamahamoud9736 3 роки тому +1

    👍❤🧚‍♂️

  • @khaliijicade8934
    @khaliijicade8934 4 місяці тому

    12/04/2024 wana malinta 3aad ciida wana malin jimco ah❤❤

  • @adanjamakahin1671
    @adanjamakahin1671 Рік тому +1

    Heesta ciida waxa ku luqaynaya alfanan mohamed suleiman tubeec erayadii hussein aw Farax waxana garaacaya musiga kooxdii walala hargeysa sanadadii lixdenadii.
    Sidad arkaysan kooxdu waxay garaacayan qalab isu dhamaystiran.... aax aax waxaasa heesa.

  • @yaasiinjaamac-py9le
    @yaasiinjaamac-py9le 2 місяці тому +1

    ???ardey.joogta..byby..love.word🌍🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈 5:10

  • @yaasiinjaamac-py9le
    @yaasiinjaamac-py9le 2 місяці тому

    🎆🎆🎆🎆🎆🎆🎆🎇🎇✨✨✨🎈🎉🎉🎉🎉

  • @MuuseMuuse-hc7te
    @MuuseMuuse-hc7te 4 місяці тому

    Hhhhh