Siyaasiyintii Ugu Badnaa Oo Iska Casilay Xisbiga Kulmiye Kuna Biiray Xisbiga Waddani

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2024
  • Siyaasiyintii Ugu Badnaa Oo Iska Casilay Xisbiga Kulmiye Kuna Biiray Xisbiga Waddani
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshonewstv
    / bulshotvnews
    visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

КОМЕНТАРІ • 44

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 19 годин тому

    MAANSHA ALLAH ISBEDEL KHEYR LEH ❤❤ . SOMALILAND GUUL .

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk 22 години тому +2

    QUDHMIYE DALKA HALAGA GAADHO

  • @YasinMohamed-jn4by
    @YasinMohamed-jn4by 20 годин тому +1

    Xaarcun

  • @KawsarOmer-v4l
    @KawsarOmer-v4l 6 годин тому +1

    Musse bixi wa halyaygii qaranka guul ban u rajaynaya

  • @se1059
    @se1059 22 години тому

    Masha allah dadku waa wadani🧡🧡🧡🧡🧡🧡

  • @sahalmohamed3477
    @sahalmohamed3477 15 годин тому +1

    Waxa ii muuqanaayey 14 sano kahor hadday maanta garteen waa ragganimo.....!!!!.

  • @Hodan-l5m
    @Hodan-l5m 20 годин тому +1

    WAA GOLIHIII DHEXE KUL.IYE RAGAASI.
    WAA TAGGII DALKA ISKA LAHAA WAA KUWAA BADBAADIYEY DALKOODDII.

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 6 годин тому +1

    CID kale u sheega baahi ayaa jirta, calool madhaney ma cuntaad rabtaa?

  • @ducoqabe-z3b
    @ducoqabe-z3b 5 годин тому

    ilaahay abaalkiina janno haka dhigo maadaama oo aad aragteen dhibka wadankeni ku dhacay, ka dibna aad garwaaqsateen inaad ka huleeshaan.❤❤
    shacabku ha maqlo garabkaa is bedel doonka ah ee kulmiye.

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 19 годин тому

    MUUSE WAA LAGA YAACAY , DABEECAD XUMADIISA DALKA INTA HADHAY INOOGA BADBAADIYA ❤❤

  • @YasinMohamed-jn4by
    @YasinMohamed-jn4by 20 годин тому +1

    War laqabaa xiisamalaha

  • @TaaroAli
    @TaaroAli 22 години тому +1

    Waar hadii aad xusbigii kulmiye aad ka baxdeen oo aad ku biirteen xusbiga wadani ducaanu idiinku darnay ee suuqa nala soo eega xusbiga inta ka baxdaba badel koodii waa la helayaa ee hays odhanina waa laydinku dhag dhagayaa oo waa laydiin barooranayaa?xusbiga kulmiye hore ayuu u soconayaa oo hangaraarac lug iyo lababa uma dhutiyo ee ayaanu gaadhigaa candho mayd luhu meelahaa idinkula dhicin?Halka tareenka kulmiye uu noo xidhiidhsanyahay oo markuu fatahona si automatic ah ayuu isku qashin saarayaa oo wuxuu kulmiye idin leeyahay hawareegto giraantu?guul iyo gobonimo j.somaliland.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @YudufAl
    @YudufAl 21 годину тому +1

    Shame on you

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 22 години тому +2

    Qurmiye folcano ku qarxay ka yaaca ka yaaca odayga maxaad ku ogeeyd indho la.aan dad cunid ku ku darsaday 😂😂😂😂😂

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 20 годин тому

      Folkanuuna muxuu yahay faqasheey ma nin xisbigaka baxay xisbi walba aarbaa kadiga rogta adigu waqash maad tahay waxan kugu garanayaaqoraal kaaga

    • @abdirahmanlibaan5850
      @abdirahmanlibaan5850 20 годин тому

      @@TogdheerBurco-x3p dhaq baad tahay adiga iskama siibto ah

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 19 годин тому

    HA SOO YAACA ABAARTA IYO HANDARAABKA ❤❤

  • @laylaa3698
    @laylaa3698 21 годину тому +1

    Siyaasi dhuuni raac. Duli kuu ka baxay kuu u baxay mudna uma hayo naf. Dal iyo dad. Midna marsbaan maxaa. Ii Dana duli duli. Allow naga. Danayste helay waxma garato qabiil ku raaca.

  • @abdusalansaleban7339
    @abdusalansaleban7339 22 години тому

    Qudhmiye lawada nac guul isbedel doonka🎉🎉

  • @YasinMohamed-jn4by
    @YasinMohamed-jn4by 20 годин тому +1

    Wax lacuno lamahayo

  • @abdiduale1442
    @abdiduale1442 14 годин тому

    This means we will elect ciro ,but still vote M kahin

  • @YasinMohamed-jn4by
    @YasinMohamed-jn4by 20 годин тому +1

    Beenaale

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt 20 годин тому

    Kkkkk cid wadanka Kulmiye u dhaanta majirto, cada qaatayal Hunguri raac ah. Beena leh

  • @abdimohamoud1803
    @abdimohamoud1803 22 години тому

    Suxufi Abdirahman inadeer kuwani waa Shaqaale fashilmay markaa waa shaqo raadis,

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 15 годин тому

    Waa lagu aaminayaa wana ladooranayaa waa madaxwayne hii ugu fiican naa abid madaxwayne muuse Biixi ilahay ha xafido ha noolado madaxwayne muuse Biixi waaa Geesi qaran Waar umada ka xishoda

  • @DH-yi5dx
    @DH-yi5dx 9 годин тому

    HAL CODKALIYA AYAAD LEEDIHIIN SXBYAAL NASIIB WACAN

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 8 хвилин тому

    Isbedeldoonka kulmie kulaha kkkk wa juhalo.kuwani war beenta la fadh8sta majirin garab isbedeldoon waba cayayaan caadi ah

  • @haywareerin266
    @haywareerin266 22 години тому

    Wa intii ceeshka ahay ama caadaqaatayaal😮

  • @MaxamedXasan-bw3wl
    @MaxamedXasan-bw3wl 22 години тому

    Waar dib isugu noqda waxba maydun tashane

  • @Ahm3dGahayr
    @Ahm3dGahayr 21 годину тому

    War maxasa katashiya naf hadad ledin laynima badalen ee waxad taraysa yara woof macmac

  • @YuusufNuur-u7l
    @YuusufNuur-u7l 19 годин тому

    KKKKKKKKK WAA SHEEKADII XIRSI GAAB WAX NAGU CUSUB FILINKAAS WAANU GALAY BARI HORE SAAXIIB

  • @YasinMohamed-jn4by
    @YasinMohamed-jn4by 20 годин тому

    War kaa hore ayaa loo qabay

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 2 хвилини тому

    Yaac yaac maxaan cuna kulmiye uma baahne wa rag shaqadiisi kasoonbixi waayay ragay hooyadood caanaleh oo weli irmaaantay maxa lagala tashada

  • @RunCisman-r3t
    @RunCisman-r3t 18 годин тому

    Cadho ururtay awelba waxba may ahayn.

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 17 годин тому

    Waa garabka saaqidiinta labaad ka daatay tareenka kulmiye kuna biiray xisbiga baadida siyaasiyiinta qaranka ku biiray huwankalkaalka khaaraha qarniga iyo dayowga hunguri ku dhimadka Iimaan-xaraashka daawada is wada qaawiyey naxaastu ma noqon karto diomond kkkkkkk ceebay tacaal waa kuwa shalowga ka daatay Ilaahay jecelaa waddankan Alxamdulilah ha ina dhaafaan saaqidiinta bilaa mabda'a ah oo dhami Allahu Akbar .

  • @fahmyyacin
    @fahmyyacin 21 годину тому

    Ku wanna ugu liita saacadu ka dhacday

  • @maxamedcumar2575
    @maxamedcumar2575 2 години тому

    Cidi idin baahna

  • @elhanweera2435
    @elhanweera2435 22 години тому

    Kkkkkk😂😂😂kkkkkkkkkkk waxba lamaydin tagin awalba ciilqabyaal bad ahaydeen hubaal mw muse biixi hanblyo wu so noqonyaa inshaallaahu guuuuuuuul somaalilaan cidamada qarnka cadawgiin jab ❤❤❤❤❤❤❤❤ hanblyo mw biixi

    • @abdusalansaleban7339
      @abdusalansaleban7339 22 години тому

      Muuse juudaan lawada nac ina abaarsooy oohinta jooji😂😂😂😂

  • @Md-waagub
    @Md-waagub 22 години тому

    Kaa soo yaca abarta iyoo handrabkaa

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah7400 22 години тому

    Faqasha fawasha fawsha fawdhV fawdha huwan huwan huwan huwan xissigaab ciro huuro huuro huuro huto huuri hawan ciidsn laaye ciidsn lasye ciidsn lyaae

  • @IsamaciilAbdilahaiIsmaciilAbdi
    @IsamaciilAbdilahaiIsmaciilAbdi 22 години тому

    Kkkkkkkkk

  • @RunCisman-r3t
    @RunCisman-r3t 18 годин тому

    Isma qabato isbedeldoon kulmiye & wadani baan ku biiray. Wejiyadani waa kuwii maqasha lagala quustay .