SAHRA KIIN 2018 HEESTA ( JACAYLKII DHINAC KA DUMAY ) SHOW_GA BEERTA LIBAAXA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • Kala Soco Muuqaalo Ku Raali Geliya MAAHIR MEDIA Don't Forget to like, comment, share and subscribe

КОМЕНТАРІ • 26

  • @Mohamedsuldaan
    @Mohamedsuldaan 6 років тому +17

    CAAWA anaa ugu so horeeyay ee like da ha igala bakhaylina hmmm

  • @xayaatkaha7552
    @xayaatkaha7552 4 роки тому

    Hibaaq waa inaan aad u degan MashaAllah inadeer musalsaladii no gu soo cili

  • @jamiilahusen438
    @jamiilahusen438 3 роки тому

    Heestani cadi maaha❤

  • @と同じと同じととあイもあ
    @と同じと同じととあイもあ 6 років тому +4

    Masha allah viva qalanjooyinka somaliland wadankii ayay ka shidan tahay dibaa loo noqonaya

  • @ilhanbintusamatar2247
    @ilhanbintusamatar2247 4 роки тому +1

    Sahra kiin geep going xppty qali ku gu faana ❤💋 wlhi.lov u

  • @xasfaabdulahi8267
    @xasfaabdulahi8267 6 років тому +1

    Www hesti abtgy wan ku hysta abwaan fuad fod cade

  • @fariidofaraxsan9845
    @fariidofaraxsan9845 6 років тому +3

    Labadan hablod markay wax karbashayan jecliyaaa

  • @caamirfaarah2869
    @caamirfaarah2869 6 років тому

    yaasalaam yaasalaam
    sahara kiin aktarada macal fanaanad buuxda hore usoco waad gaadhi halkaad rabtee
    cod hasaaliya iyo hees dareen leh
    big legend fullrespect

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 6 років тому +2

    Waaxay Umadan Timahii Clourka Marisay
    Waxaasi Qurux Hadaad u Aragtaan Waad Liidataan Walahi😂😂😂😂

    • @nimcoali8236
      @nimcoali8236 6 років тому

      Zahra kiin noolo Wllo intay nolali jirto

  • @ahmedyareofficial1265
    @ahmedyareofficial1265 6 років тому +1

    Hees iga dheh eng siicid maahir hore usoco bro

  • @issasingh4129
    @issasingh4129 5 років тому

    yaa, Zahra kiin noolow waligaa

  • @faizamohomed3271
    @faizamohomed3271 6 років тому +1

    Gabadhan ugbaad aragsan bey isu cod dhow yihiin. Masha allah. Gabdho cod hayaad yihiin.

  • @raagedirir9171
    @raagedirir9171 6 років тому

    yaryarkan qooto qooto matalaa masrixiyadaha ayay ku wacanyiin heesaha Maya

  • @saedelmi9481
    @saedelmi9481 6 років тому +1

    Maxaa yami meesha isugu timid

  • @wiilkarersaalax1407
    @wiilkarersaalax1407 6 років тому +2

    xabadan waa kudakhranhy tlow hala iidono

  • @fadxibashiir8698
    @fadxibashiir8698 6 років тому

    Cadi Maha codbaa KU dhamaday sahra kin

  • @burhanfaqasheryade7450
    @burhanfaqasheryade7450 6 років тому

    Waynakaa

  • @kingahmed4330
    @kingahmed4330 6 років тому +2

    Sahra iskaabulo uroon duco qabto

  • @mariajama3019
    @mariajama3019 6 років тому

    Sahra kiin sowtan diikha u ekaatay 🤔🤔🤔

  • @naimaabdilaahi4680
    @naimaabdilaahi4680 5 років тому

    😭😭😭😭😭😭😭😞😞

  • @abdirahmanmohamed8422
    @abdirahmanmohamed8422 6 років тому +1

    iney sheekeyneso ayaa la moodaa😊😂