SIDA SAXDA AH KAAMIRADA LOO QABTO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 290

  • @mohamedomarnur3794
    @mohamedomarnur3794 4 роки тому +22

    Asad hagio marka hore waad mahad santhy waxaana kaa codasanaa ina naga jaahik bixisid waxa ku dhacay liicaato iyo soumeya naga soo hupi adaa naga masuul ah intii ila qabta love dhac ku sii

  • @mahadnaniofficial6644
    @mahadnaniofficial6644 4 роки тому +23

    Wan ogahy in walalhyga somaliyed aqrisan doonan commentigan wllhyga rux walipa can ah idinka soo gqrab istaagay wll adiga aya mel igen karo ee icawi manta si bari idinkugu fano 🙏🙏🙏🙏💙☝️ haggio team ❣manta marti idiin ahay ❣❣🙏🙏

  • @zakibinmuuse1768
    @zakibinmuuse1768 4 роки тому +23

    Wlal azad Hagio 👏I BELIEVE INAA TAHY GOOD TEACHER SO NEVER GUVE UP 🥰

    • @queenubax601
      @queenubax601 4 роки тому +1

      Walal 1subscribe iisaar please adigoo raali ah

    • @nuurdiincabdirisaaq9551
      @nuurdiincabdirisaaq9551 4 роки тому

      Subscribe isaar please walal

    • @jamamohamed7342
      @jamamohamed7342 4 роки тому

      Fosiya Ifka oohin ceshan weyday
      ua-cam.com/video/MAuo3LBfDsc/v-deo.html
      Soo bqoo chanelkana linkiga

    • @jamamohamed7342
      @jamamohamed7342 4 роки тому

      @@queenubax601 Fosiya Ifka oohin ceshan weyday
      ua-cam.com/video/MAuo3LBfDsc/v-deo.html
      Soo bqoo chanelkana linkiga

    • @dhugashoofficial4514
      @dhugashoofficial4514 4 роки тому

      ua-cam.com/video/VXajpMyH2bM/v-deo.html
      Dhacdo cajiiba" nin geesiya oo ka badbaaday shabeel halis badan ! Sidee ayaa uu uga badbaaday....

  • @drspatuuloahmed3752
    @drspatuuloahmed3752 4 роки тому +4

    Asadow marka asturanthy m.a aathy kudadaal marwalbo inaa garbahada qarsato thanks

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 10 місяців тому +4

    2023/11/5 who still watching this ❤ hada dawaneysid like ISKA SAAR 😂❤ waan idin salaamay inta iga dambeysa farxad ku noolaada inshallah

  • @allamaganmedia
    @allamaganmedia 4 роки тому +10

    Sxp sida camera setting loo buuxiyo ama loo hagaajiyo noosoo sameey thanks asad hagio

  • @mustafaalihaji1532
    @mustafaalihaji1532 4 роки тому +7

    Thanks for being teaching as how to hold it I may request you to teach us more about it

  • @Fahmi_Heego
    @Fahmi_Heego 4 роки тому +23

    Keep Going Asad Hagio

    • @ismacalhakiimi1345
      @ismacalhakiimi1345 4 роки тому +1

      Suldaanka youtebe ka

    • @queenubax601
      @queenubax601 4 роки тому +1

      Walal 1subscribe igu caawi please

    • @dailysportssomali9419
      @dailysportssomali9419 4 роки тому

      Wll subacribe ii saar wan ku saree thanks

    • @Samiya-kalgacal
      @Samiya-kalgacal 4 роки тому

      Asc wll subscribeka iyo like igu cawiya

    • @jamamohamed7342
      @jamamohamed7342 4 роки тому

      Fosiya Ifka oohin ceshan weyday
      ua-cam.com/video/MAuo3LBfDsc/v-deo.html
      Soo bqoo chanelkana linkiga

  • @fartuuncabdullahigurey864
    @fartuuncabdullahigurey864 4 роки тому +4

    one love asad hagio illah cfimd hkusiiyo mlin uun waxn kurajenayaa inaad istagi donto❤❤❤💋💋⚘⚘🌎🌎

  • @fuaadzakifuadzaki3512
    @fuaadzakifuadzaki3512 4 роки тому +9

    M.a wll Asd xajiyo keep going wll qali waxn Ahay qof ku tagero 100/100🙏

  • @omarofficial24
    @omarofficial24 4 роки тому +5

    Asad wall markasta wn kuusoo duceeyaa
    ALLHA KUCAAFIYO WALL qaliya❣❤♥️😭😭

  • @ARYAN-dt7jg
    @ARYAN-dt7jg 4 роки тому +2

    Asad sida ad shegtay wa sax📸aniga kamid eh kamir manada muqdisho🇸🇴sida saxda ayan u istimcala

  • @mjmarwanmjmarwan1143
    @mjmarwanmjmarwan1143 4 роки тому +5

    Welcome

  • @fadumomohamed3544
    @fadumomohamed3544 4 роки тому +11

    Masha allha keep going qaail ❤️❤️😘

  • @abdifitahtube5322
    @abdifitahtube5322 4 роки тому +2

    Sxp asad waxaan kula talin lahaa mesha aad wax Ku sawiresid gawaarida(cars) meesha yaalan astaantoda (target) gooda in aad qarisid wayo dhipato aya kaso gaari karto thank you

  • @kingafrax3773
    @kingafrax3773 2 роки тому

    Shukran asadh hajiow

  • @ahmedshakacade856
    @ahmedshakacade856 4 роки тому +7

    Waa kugu faanaa asad hagio
    I.a Lugaha adoo ku taagan
    Ayaaan kulmeynaa

    • @queenubax601
      @queenubax601 4 роки тому

      Walal 1subscribe ma kaa heli karaa adigoo raali ah

  • @mowliiaxmed4751
    @mowliiaxmed4751 4 роки тому +2

    masha allaah sxb horay usoco sxb .lkn waxan kaa codsanaa in ad hadiyad siiso tiina farey madama ay gartay 100kun runtii way unoqan dontaa dhiro galin

  • @zabuuchannel2361
    @zabuuchannel2361 4 роки тому +6

    Walalhyga isoo booqda illahay dartiiis 1k igaarsiiya🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @fatmaosman8439
    @fatmaosman8439 4 роки тому +3

    Mash Allah 😙

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 4 роки тому +1

    Keep going my walal anigane isoo booqo 👈❤️♥️❤️♥️❤️♥️❤️♥️❤️♥️

  • @Tusmeeye555
    @Tusmeeye555 4 роки тому +1

    Masha Allah malmahan muqaladada color grading iyo editing caadi maha horey usoco

  • @hodanmaxamed3735
    @hodanmaxamed3735 4 роки тому +3

    Asad masha Allah wll

  • @geedichannel7342
    @geedichannel7342 4 роки тому

    Casharada oo kale soo badi inshala sida umada kaa faa idaysto mahadsanid

  • @axmedkaaficameraman1934
    @axmedkaaficameraman1934 4 роки тому

    My bro ikuqaaliyaa wallhi aad iyo aad aad umahadsanthy wallhi wax aan inbadan kutaahaaya aad ika jaahi bixisay thnks wall qaaliyaa ilaah ha iikaaxafido aaamin

  • @mabsudupdy403
    @mabsudupdy403 4 роки тому +1

    M.a azad allah cafimad iyo cimri dheer haku siiyo❤🙏I think step 1

    • @queenubax601
      @queenubax601 4 роки тому

      Walal 1subscribe ma kaa heli karaa adigoo raali ah

    • @mabsudupdy403
      @mabsudupdy403 4 роки тому

      @@queenubax601 dabcan🙏

  • @mataanjezto5921
    @mataanjezto5921 4 роки тому +1

    Azad hio pro zoo badi

  • @ilhaanofficial7941
    @ilhaanofficial7941 4 роки тому +1

    Abaayo iyo aboowe hadaa qoraalkaan arakto isoobooqda abaal ayaan niigaga heenaa 3k un igaarsiiya 🙏🙏🤲

  • @axmed_subag12
    @axmed_subag12 Рік тому +1

    Sxb Asad hagio marka hore salaan marka xigta side thy 😢sxb waxaan rabaa in aan camero iib sado sxb waxaan rabaa in aad ii sheegto mida ugu fiican oo wax lagu duubikaro magaceeda 🙏

  • @hudita8792
    @hudita8792 4 роки тому +12

    Yes yes ❤️❤️❤️

  • @najuuosman1732
    @najuuosman1732 4 роки тому +11

    Yeah I’m first keep going bro🥰🥰❤️are you single 😂😂😂😂

  • @teamiskaashi163
    @teamiskaashi163 4 роки тому

    Masha ALLAH wax badan ayaa noo faideysey wllkyn qaali asad hagio caafimaad taam ah alle haku siiyo 🤲🤲🤲

  • @suldaanboy1555
    @suldaanboy1555 4 роки тому +1

    Zxpky yeah man MRNA mclnkeena NLW ONE LOVE

  • @JOKERGRAPHIC.
    @JOKERGRAPHIC. 6 місяців тому

    Mahadsanid manta so iibsaday camera ❤

  • @axmed_subag12
    @axmed_subag12 11 місяців тому

    Asc sxb sare waxaan rabaa in aan camero iibsado taabaa ugu fiican oo aan iibsadaa ,,, reapply iigu soo sheeg sxb thanks 👍

  • @samiraabdiaziz4100
    @samiraabdiaziz4100 4 роки тому

    B roll good .arimaheean ayaa duube soo maahan

  • @maryamojiidhe8536
    @maryamojiidhe8536 4 роки тому

    Sida loo is ticmaalo noo soo Gali asad prother Keep going ♥️♥️💯💯💯

  • @nafisalifestyle9094
    @nafisalifestyle9094 4 роки тому +1

    Masha Allah shukran team Asad Hagio subscribe haliigu cawiyo walalaheyga Somaliyeed plz🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @MaxamedDeeq-c2w
    @MaxamedDeeq-c2w 8 місяців тому

    Asado tlie cameradaan iso dhiib hda xariif thy nio camer man ina naqda raba

  • @shamsalafeey4928
    @shamsalafeey4928 4 роки тому

    Mash alaah wll asad wiilwanaagsan oo furfuran ayaatahay ilaahey hakucaafiyo wllqaali waanakuso duceyaa markasto kusoxasusto waana kuxeranahay video yadada waana kahelaa🤗🤲ilaahoy iicaafi asad🤲🤲

  • @mahaddhubow6834
    @mahaddhubow6834 4 роки тому +1

    Wll qaali icaawi asad intake leeksaar

    • @queenubax601
      @queenubax601 4 роки тому

      Walal 1subscribe igu caawi please

  • @goldenboy8627
    @goldenboy8627 4 роки тому

    Thank u asad hagio u help me a lot 🙏❤💯🦁✅

  • @Aqoonkororsi195
    @Aqoonkororsi195 4 роки тому

    Thanks bro for U Advice ..

  • @sucaadmaxamed6970
    @sucaadmaxamed6970 Рік тому

    Thank you

  • @CuradOfficia
    @CuradOfficia 4 роки тому +1

    M Allah Asad Sxb aniga waxaa adeegsadaa sida hadda aad u heysay oo saxda ah

  • @cidamadruushka6358
    @cidamadruushka6358 4 роки тому

    M.a zxp qaliya asad xaajiyow nin kamiarda loodayey zxp waxa kaso hdashaa sida kaamirada looqado sabtoba ani wxa jeclahay ina marawaliba ina kamirada qaado

  • @esyakitchen
    @esyakitchen 4 роки тому

    Walalayal waxaan ahay gabar walaashiina plz iso booqda o subscribe isaara mahadsanidin🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @somalicreative3096
    @somalicreative3096 4 роки тому

    Good wll alla haku xafido

  • @leeylaluula6315
    @leeylaluula6315 4 роки тому

    Thanks again and thanks again 👍👋👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💚✋💜💜💜💜💚💚👍👍👍👍👍💯💙💚🖤🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕💕🖐️🖐️🖐️🖐️🖐️💛💚💜💙❣️❤️❤️♥️♥️♥️ thanks my dear brother ♥️🖤💜🧡🖤🖤❤️ hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hooray usocda ♥️❤️❤️❣️💙💛💛💚👍💯💯🖤🖤🌹🌹🌹🌹🌹💝💞💞💞👎👎💗💗💗💗💗💝💝💝👍👍👍👍👍💪🤲🤲👏🖐️🤚

  • @lashkanogemer199
    @lashkanogemer199 4 роки тому +1

    Asad hagio wllo qli hormarkaga cfmadkaga allah ku siyaadiyo 🥰❤️

    • @nuurdiincabdirisaaq9551
      @nuurdiincabdirisaaq9551 4 роки тому

      1k subscribe ayan gaari rapnaa caawa please walalshey igu caawi please

    • @queenubax601
      @queenubax601 4 роки тому

      Walal 1subscribe ma kaa heli karaa adigoo raali ah

  • @maariyaabdifaarah4773
    @maariyaabdifaarah4773 4 роки тому

    Wll asad qyr allh ku siiye iPhone11 sida saw ooh rada loo editorgareeyo na bar wll qaali

  • @abdixidig461
    @abdixidig461 4 роки тому +1

    Wllky waan ku tagera

  • @khadaraadan-id4vr
    @khadaraadan-id4vr Рік тому

    Thanks bro

  • @sacdiyomaxamed3853
    @sacdiyomaxamed3853 4 роки тому +1

    Qaabka mobile Ka inoooga sooo dar bro

  • @abdiaziznorali8217
    @abdiaziznorali8217 4 роки тому

    Walal wankaqady ilahey cafimd hakusiyo

  • @mahamouthofficial2667
    @mahamouthofficial2667 2 роки тому +1

    Mahzanid chp asad hagio ziDa khaldan uqapzan jiray imika lkn 🤣🤣zida saxdaa uqPzadaa

  • @ahmedibrahim2133
    @ahmedibrahim2133 4 роки тому

    Asad channel kle furo camerada ugu hadleesid

  • @xamdadaahirmaxmuud7320
    @xamdadaahirmaxmuud7320 3 роки тому

    Mansha allh macalin hory usoco wllky

  • @moham3tzhooqih49
    @moham3tzhooqih49 4 роки тому +1

    InTuBa Xamar Ayay JooGan Mazha AllH

  • @mahamed4147
    @mahamed4147 4 роки тому +1

    M.s

  • @sadamjesto7682
    @sadamjesto7682 4 роки тому

    Mansha allaha waa marki igu horesay aan UA-cam comati ka bixi wllo Mahsanid aad ayaad uu mahasan tahay.
    Kuwa aad shegsay mala wali mad soo galin waxaam jeclahay in aad na wadgato

  • @maxdar11
    @maxdar11 4 роки тому

    Qaybta settings ka sida loo hagaajiyo marka sawirka iyi vedio gaba nala soo wagaag asad

  • @animalsdanang2924
    @animalsdanang2924 4 роки тому +1

    Asad wan kotakera zxb cafimad wacan zxb 1kow

  • @mohabarqadle3459
    @mohabarqadle3459 4 роки тому +1

    Inta muqalkan kuraxeystay like dhac kuzii allow cafimaad tamaam kuzii walaaal asad hagio🇸🇴❤

  • @qaalidcadeqaalidcade6180
    @qaalidcadeqaalidcade6180 3 роки тому

    Ok

  • @hhhareeri994
    @hhhareeri994 4 роки тому

    Asad hajiow WALAAL BOSS Waxan kaarabay inaad i fahsiiso cameradda ayadoo ZOOM weeyn aan ku cirin sidee gadaal Fooko u galin karaa Maqasabbaa inaan ZOOM Weyn ku xiro
    Wll jiro ilhy kuma tuso wax ku dhiba aduun io aakhiro waa Feisal Hareeri ama OzaPhotoGraphy inta badan ZOOM yar ayaan is ticmalaaa wll saas ayaan su'aasha kuu weydiiyay hdaa aragto farintayda wll faafaahin dheeraad ah ayana kaa sugaa
    Ogow wll wax badan ayaan cameradda ku dhex jira lkn shaqada markay iga gashaan ku daaneystaa lkn heer inan ka garaan jclhy wll sas ayan ku waydiiyay cameraddana wa 750D canon

  • @somalibestdrivers
    @somalibestdrivers 4 роки тому +1

    Wadkumahadsantahay fikirkada salimka
    Ah waxanan rajeynaya inay dadbadan ka fa ideysan donan

  • @maxamedsaydali7040
    @maxamedsaydali7040 4 роки тому +1

    Yes 🥰

  • @Cabdala_poi-qx7ek
    @Cabdala_poi-qx7ek Рік тому

    M.a wll xaajiyow

  • @elmijunior5527
    @elmijunior5527 4 роки тому

    Mhdsanid
    Assd hajio
    Best Techer😍

  • @namelos2963
    @namelos2963 4 роки тому

    #Asad qofka keliye somali ah ee xaasid aheen dadku wax badan bay ka baran karaan walall mahadsanid 👍💞

    • @queenubax601
      @queenubax601 4 роки тому

      Walal 1subscribe igu caawi please

    • @namelos2963
      @namelos2963 4 роки тому +1

      @@queenubax601 waan ku saray sis👍

  • @maarishabdalla5270
    @maarishabdalla5270 4 роки тому

    Walalky Asad Hagio Keep Going Wlh Waku Taaagera Full Respect😍❤

  • @dopkaoffical4818
    @dopkaoffical4818 4 роки тому +1

    Anigu wn ku wata gar iyo gadaro

  • @faduumomaxamed3052
    @faduumomaxamed3052 4 роки тому

    Wllky Asad hore usoco wllo

  • @baahintawararka1492
    @baahintawararka1492 4 роки тому +3

    Ilaahay dartii subscribe igu saar😥😥😥😥😥😥😍😍😍

    • @Gift606
      @Gift606 4 роки тому

      Wanku sareys isaar

  • @zakipoiofficial7525
    @zakipoiofficial7525 4 роки тому

    Saan aa loo qab taa

  • @Mascudtech
    @Mascudtech 2 роки тому

    Sxb macalinimaa ku ficantahy😊🥰

  • @elminhoalley3791
    @elminhoalley3791 4 роки тому

    Mahadsnid in badn bro

  • @anasmaxamed9601
    @anasmaxamed9601 4 роки тому

    Gacanta kor looga keenaa saaslooqabsadaa aniga ahaan asad keep going

  • @alidaada8566
    @alidaada8566 4 роки тому

    Camera manka arimaheena miyaa 🤔🤔🤔🤔

  • @cabdirisaaqgeelka9484
    @cabdirisaaqgeelka9484 4 роки тому

    Good job may brother asad hagio

  • @muhanettilkacase
    @muhanettilkacase 4 роки тому +1

    subscripe dhuc dhac dhuc igu siiya walalaahayoow

  • @zakariamohalpx8441
    @zakariamohalpx8441 4 роки тому

    Mahadzanid Asadow

  • @abdirisaqabdulahi1950
    @abdirisaqabdulahi1950 4 роки тому

    Qeyba hoose aya laga qabta Bro keep going

  • @Fahmi_Heego
    @Fahmi_Heego 4 роки тому +1

    Guuul Wacan

  • @kawsar8836
    @kawsar8836 4 роки тому

    Asad hagio wllky illahy ha ku sharfo

  • @manzuurapduegeh5509
    @manzuurapduegeh5509 4 роки тому

    Am not ok but I am single 😂😂🤣 azad hajio

  • @abdirahmanabdifatah9134
    @abdirahmanabdifatah9134 4 роки тому

    Asadow lamaha momoAasha kaso hadal wa UA-cam baro cusub

  • @topstarstudio485
    @topstarstudio485 4 роки тому

    3daa qaab waa ku sax inay dheeli tirnaato gacantadu weeyan

  • @Aqoonkororsi195
    @Aqoonkororsi195 4 роки тому

    M.a

  • @maxamedcabdiraxmaan6398
    @maxamedcabdiraxmaan6398 4 роки тому

    Camera man nada caalam aa kulmay kulahaa funny guy😂😂😂😂😂

  • @jaamaalofficial6213
    @jaamaalofficial6213 4 роки тому

    Wllkyn Asad

  • @smartchannel9887
    @smartchannel9887 4 роки тому

    Wa cchannel diin ah subscribe dheh

  • @munasarshiine7746
    @munasarshiine7746 3 роки тому

    Hhhh nio camera man bdn ayaa fashilmay

  • @ziyaad-gooni_socod
    @ziyaad-gooni_socod 9 місяців тому

  • @MataanPes
    @MataanPes 4 роки тому

    Wax badan ayaa ka faiday sxb mahad sanid in badan

  • @AS24fotball
    @AS24fotball 4 роки тому

    Intaan Kugu taagero waa Intaan
    Waxaa thy best camera man Sidaa Gabadha ayaa loo qabtaa camerada

  • @ayuubhasan7779
    @ayuubhasan7779 4 роки тому

    m.a nin inlagudaydo mudan tahy hagio

    • @queenubax601
      @queenubax601 4 роки тому

      Walal 1subscribe igu caawi please

  • @caashocuud9105
    @caashocuud9105 4 роки тому

    Mash allh anaa ogu horeyo mnta inta iga dambeyso like haila dhafin

  • @Queenberlula
    @Queenberlula 4 роки тому +1

    Masha allah wllkey asad hajio allaha ku xafido lugahaaga allaha kugu istaajiyo waxan kaa codsana inaa share out iisameyso asxaabta subscribe iisaara adinko mahadsan 1k igaarsiiya❤

    • @Queenberlula
      @Queenberlula 4 роки тому

      @@kobcintacaruurta1933 adna iisaar wll