Gabadhan Waxay Ka ilmaysiisay Caalamka Ninkeeda Sababkiis Adna

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 81

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 8 місяців тому +1

    Able iheesata waan kaa faa iidey qeer allaah ha ku siiyo

  • @farxiyadaahirmaxamed4883
    @farxiyadaahirmaxamed4883 6 років тому +2

    masha.Allah qof kasta oo culayz haysta rabbi haka qaado nolosheena Adun iyo mideena Aaqiro Alle hano wanaajiyo jazakallaahu kheyr

  • @hodanmohamed3204
    @hodanmohamed3204 6 років тому

    Maasha Allah Sheekh Cabdalla Allaha ku xafido adiga iyo intii Islaam ah ba Amiin, Sheekh waxaan doonayaa in aan kula wadaago qiso Axadii la soo dhaafay i qabsatay oon jeclahay in eeysan qabsan gabdhaha muslimiinta ah oogana digo fadlan ii soo sheeg meel aan kaala soo xiriiro haddii ay macquul tahay jazakallahu kheyr.

  • @bellaali8724
    @bellaali8724 6 років тому +6

    Walaalayalow meeshaaan ma dhaxjiifatiin anaaa u horeeyo is dhahaayeee
    Jazakallah kheer Sheekh iyo walaaleheey kheer ka jecel allaha idin barakeeyo

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514 5 років тому +1

    Sheekh abdulahi alle baa uhiiliyey waxay eheyd daacad wey jiran ragu qaar badan sidaa iyo midka xun umaseyra alaha naga qabto

  • @fiicaneefaceedkaroon3629
    @fiicaneefaceedkaroon3629 6 років тому +1

    Www jazaakallh ustaad sidan o kle aneeba i qabsaty lknse Alx Wan u doonnaay imuusan guursan,wxn ku heyshiine inaa jamacada dhax xitaa ka gaaro wayo anoo markaas lee bilaawe ayu isoo doonty,alx Wllidkyga way isiiyeen lkn xur aya ahaay yacnii waxa ku heeshiino aya laixtiraamy,anagooba is qabin ayuu igu bilaaway Maseer darn Wad soo daahdy iwm joogo ayuu ahaay.alx nasiib wng dadkoo dhan way ila jclaayen lknse,wxn go'aansady inaa diido wanna usheegy wayo wxn u cabsady naftyda Asagoo gurigeena jooga ayuu Canaan iyo qeylo kow iiga siiyay wllidkyna joogaan.wuuba iwali rby

  • @sidraahmed9022
    @sidraahmed9022 6 років тому +1

    Allaahu Akbar. Jazaaka Allaah Qeyr Jazaaka Allaah Qeyr. Aamiin Yaa Allaah.

  • @duluftaxaafada5925
    @duluftaxaafada5925 5 років тому +1

    Mashaa,allaah jazakallaah khyr sheekh!

  • @najma8752
    @najma8752 6 років тому +1

    Mansha allah sheekh ilahay cimriga hakuu dhereyo waxa jeceshahay ilahay haku siyo

  • @zamzamsheriff76
    @zamzamsheriff76 6 років тому

    Shiiqow dar alle ban kujeclahy wayo qoysaska bad kahadasha inkastona ani qoys ahyn hdna mrka noqdo ban kudhaqmidona wxyabaha aan hda kafaiideytso❤🙏

  • @hoyock648
    @hoyock648 6 років тому +27

    First views like isaara ilhey dartiisa

  • @xasana.qaadir2862
    @xasana.qaadir2862 6 років тому +1

    Jazakallah sheykh allahayow ducada naga aqbal

  • @mariyaxasan6983
    @mariyaxasan6983 6 років тому +3

    subxanallah illaho nogargar adun iyo akhiro dhamantena wax dhibbadana hanugu saladin amin amin amin shikh barakallah shukran

  • @laylaabdullaahimaxamed2056
    @laylaabdullaahimaxamed2056 6 років тому +1

    Masha Allah sheikh jazakallaahu kheiran

  • @hakimahilkas439
    @hakimahilkas439 6 років тому +1

    Masha Allah jazakallahu qeyr sheekh

  • @hafzaqurux3010
    @hafzaqurux3010 5 років тому +1

    Masha allah shiikhow illahey hakubarakeyo

  • @ilovemymom1623
    @ilovemymom1623 6 років тому +1

    aaamiiin sheikh jazakallaah

  • @fadumoabdulaahi3215
    @fadumoabdulaahi3215 6 років тому +1

    Aamiin yaa rabi waad mahadsantahay sheekh

  • @richforever12
    @richforever12 5 років тому +1

    Mashaallaah bro wadmahadsantahay

  • @inspiringquotes5320
    @inspiringquotes5320 6 років тому +1

    “Muhiim maahan in ay dadku ku qancaan waxa aad sheegaysid kaliya, dheh waxa aad filaysid in ay sax yihiin ”
    Fadlan walal hadii aad ka heshay subscribe iisaar mahadsanid

  • @moyeeydahooy4576
    @moyeeydahooy4576 6 років тому +7

    Wwwwwww first comment first view first like

    • @ramliinaramliina2129
      @ramliinaramliina2129 5 років тому

      💔

    • @ramliinaramliina2129
      @ramliinaramliina2129 5 років тому

      💛💛💛💛💛💛💛💚💚💚💚💚💚💚💚💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💗💗💗💗💗💗💗💗💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖🖤💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖

  • @faadumoshariif9736
    @faadumoshariif9736 6 років тому +1

    ilaahayaw nin aan maseeraynin iyo nin maseerkiisu xad kabax yahay ayan kaa magan galaynaa subxaanaka yaa cadiim

  • @lamaanka12
    @lamaanka12 6 років тому +1

    Jazakalah khayr

  • @sunalitaxuseenshariif8460
    @sunalitaxuseenshariif8460 6 років тому +1

    jazakalaah qeyr sheq

  • @safiyoxuseen6954
    @safiyoxuseen6954 5 років тому +1

    Mansha Allah walalo hormar wacan

  • @jamiilaabdi7108
    @jamiilaabdi7108 6 років тому

    ilaahw naga qabo raga saasa yaa alaa adaa wayno waxide amiin yaarab

  • @lajacleycusmaan2926
    @lajacleycusmaan2926 5 років тому +1

    wlh waa run lkn ilaahay ilama kulan siiyo nin maseer badan

  • @dhoolcaday4438
    @dhoolcaday4438 5 років тому +1

    Allahu akbar

  • @umuilyaas6152
    @umuilyaas6152 6 років тому +1

    Maansha allaha jazaakalaa walle is

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514 6 років тому

    Alaahu akbar taasi been maha qofkii alle taladiisa u dhiibto waxbo kama halaabayo ilaahow xaqa natus

  • @meychannel797
    @meychannel797 6 років тому

    Mashallah asxbta kheyrka jecel isoo booqda channelkeyga subscribe i sara, cunoyinka fudfudud. Ka faaideysi wacan

  • @jamesbrownbrown7062
    @jamesbrownbrown7062 6 років тому +1

    waxay qosol waa xaaran ohinta maxay noqonaysa xalaal miya waxaa ku salad iyo soonk wala iimaday waana qosla nusaac waxay ohin ku bedelo subxana Allah xusnu dani away

  • @abdiwahidodhii5199
    @abdiwahidodhii5199 6 років тому +1

    Waligey comment ma bixinin tana iigu horeyso hhhhhhhh anigaaana u horeeeeyo maxey mudan thy

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 5 років тому

    Masha allah nolow thnks

  • @sahraabdi102
    @sahraabdi102 6 років тому +2

    Masha Allah jazakallah kheyr

  • @sundusmohammed8030
    @sundusmohammed8030 6 років тому +1

    Jazekallaahu kheyr

  • @kikialemu7
    @kikialemu7 6 років тому +1

    masha allah tabrakallah xayakallah

  • @falastiinaliomar4391
    @falastiinaliomar4391 6 років тому +2

    masha allah wallal mcn hore osoco runtii waayaab

  • @zeinabibrahim6750
    @zeinabibrahim6750 6 років тому +1

    Subxanallah ilaahow nin maseyra naga fogeee

  • @farxiyadaahirmaxamed4883
    @farxiyadaahirmaxamed4883 6 років тому +1

    Amiin Amiin Amiin

  • @munamohamed4410
    @munamohamed4410 6 років тому

    Wcs wr wbtu jazakallah qayr Sheikh

  • @sundusmohammed8030
    @sundusmohammed8030 6 років тому

    Maasha Allaah alle ayaa mahad leh alle hayna hanuuniyo

  • @hafzaqurux3010
    @hafzaqurux3010 5 років тому +1

    Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin yaa rabi

  • @umuilyaas6152
    @umuilyaas6152 6 років тому +1

    Amiin Amiin yaarabi

  • @maymunabdikarimmohamed3318
    @maymunabdikarimmohamed3318 6 років тому +1

    Amiin yaa rabi

  • @ayanmustafa9540
    @ayanmustafa9540 5 років тому +1

    Aaamin ilahow na cafi waxaad noo qortey ayan rali ku nahey alx

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
    @weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 років тому +2

    😁😁 ninku hduu masero waa fariiid wlhi wayo wuuku jecel yhy 👍

    • @samirasiman2503
      @samirasiman2503 6 років тому

      Taas waa dhimasho aniga lee i weydii nin.maseer badan subxanallah waaba ku dilaa nin maseeray wax ka xun ma leh

    • @samirasiman2503
      @samirasiman2503 6 років тому +1

      Jecel kulaha kkkkk maskiin ar wax ma ogidee aniga lee i weydii nin maseer badan anuu isoo marew subxanallah kaadideyduu kalaxda ku shubay.asxaab la aan uu i dhigay wax kale iska daayee maseer dartiis qof walboo laga shakiyo acuudu bilaah kaas nin la aanaa dhaanto.😂😂

    • @maryamamohamed7407
      @maryamamohamed7407 6 років тому

      @@samirasiman2503 9kujjoigZaza,,-'xxZZHJJJNLLUooogzHJHV UJ ZhhvzFGFHGGHHJJM

    • @nafisonafisoadn660
      @nafisonafisoadn660 5 років тому

      N

  • @sadiahirsi1974
    @sadiahirsi1974 6 років тому +1

    Allahuma aaamiiin

  • @halima1811
    @halima1811 6 років тому +2

    Alllow nin maseyr badan naga ilaaali

  • @sheikhjeesto887
    @sheikhjeesto887 6 років тому +1

    Sheikh ragu ma masayraan ee hinaase aya la dhaha dumarkna masayr

  • @nimcocabdi44
    @nimcocabdi44 5 років тому

    Subaxana..lah

  • @abubakarawes3327
    @abubakarawes3327 5 років тому +1

    Ameen ameen

  • @amranabdukadir2686
    @amranabdukadir2686 6 років тому +2

    Masha allh

  • @zarinaahmedey5791
    @zarinaahmedey5791 6 років тому +4

    masha Allah hunoo hor maar wacaan

  • @inamohamed2491
    @inamohamed2491 6 років тому +3

    Asaxabta channel keyga soboqda plz walalahay

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 8 місяців тому

    Anigaa iheesataa

  • @Ashurmedia
    @Ashurmedia 6 років тому +1

    ragu inay masayraan ma fiicna

  • @nusracayuuninusracayuuni1172
    @nusracayuuninusracayuuni1172 5 років тому +1

    subxan allah

  • @zamzamsheriff76
    @zamzamsheriff76 6 років тому +2

    😗😗

  • @deeqomahamud1715
    @deeqomahamud1715 6 років тому

    Subxanalah

  • @Maf...a135
    @Maf...a135 6 років тому

    😢😢😢😢😢

  • @amiirahmedjamac8170
    @amiirahmedjamac8170 5 років тому

    Sida si ka xun ayan qaba

  • @culusowmadaxwashkax9912
    @culusowmadaxwashkax9912 6 років тому +1

    Masha allah

  • @sahraabdi102
    @sahraabdi102 6 років тому +1

    Aamiin amiin