Hadal uu yiri Axmed Karaash oo hurdo la'aan ku riday Somaliland, Qofkii noolaa ilaa midkii shacabka.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 39

  • @lorenzlischer3682
    @lorenzlischer3682 26 днів тому +10

    Majeeraten. Waa goba waa dada somaali ah❤❤❤

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 26 днів тому +3

    guul iyo gobonimo ssc khaatumo daraawiista barakeysan

  • @FaadumoCismaan-ew7oz
    @FaadumoCismaan-ew7oz 26 днів тому +1

    Guul SSC inshaaaaalaah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 RABI TALO KU FILAN

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 26 днів тому

    Journalist balwan well done bro ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 26 днів тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤Geesi .Balwaan❤❤❤❤❤.
    Masha Allah runtaan kugu jeclahay iyo Somalinimada.

  • @Sahra-qe8gb
    @Sahra-qe8gb 26 днів тому

    Saiid Dani gamıdır. Marexandani ❤❤❤❤kkkkkk

  • @amalhassan7383
    @amalhassan7383 26 днів тому

    Kkk Masha Allah Abdullah you are a landheere nobody can touch you ❤❤❤❤

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 26 днів тому +1

    Feysal faaruq.miskiin

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z 26 днів тому +2

    Faysal faaruq awalba maxad ahaydeen kabaha ayad Ka cararin jirteen waxba balaha iga yaacay

  • @SowdoBiryar
    @SowdoBiryar 26 днів тому +1

    RABI tALO KU FILAAN inshaaalh Somali wey u dhamatay ilahyow NOO gar gar adiga AWOOD LEEHE inshaaalh

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 25 днів тому

    Balwaan halyeyga Somali

  • @amalhassan7383
    @amalhassan7383 26 днів тому

    Viva Ahmed karasha hanlooato ❤❤❤❤

  • @YusufCraxman-y1e
    @YusufCraxman-y1e 26 днів тому

    Abaarsoland,, Wlhy maanta wxn ka jeclhy ineey xabad sooridaan,, waa balan inaan xaduuda somalia Soo xidho ilaa wajaale ,

  • @CabdiraxmaanBare-bd4nj
    @CabdiraxmaanBare-bd4nj 26 днів тому +1

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 26 днів тому

    Mashquul laga dhigo

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 26 днів тому +1

    snm wa in laso afjaro wa fidnada soomaaliya haysate

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 26 днів тому +1

    HIHI😂😂😂, SSC UMA BAAHNA XUKUUMADA XASAN BAHAANE OO HADA 1 SANAD U HARAY. NIN GABALKIISII DHACAY MA HODI KARO SSC OO MAANTA DHISAN OO XORNA AH😂.

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 26 днів тому +1

    Muuse ma quusan miyaa ninkaan quusan naftiisa quus ah

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 26 днів тому +1

    Soosoco walee inta hadhaya buu galaafanaya waa markii ay dabar go ilahaayen haduu dagaal dabe soo qado muuse juudan cawaanka😠

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 25 днів тому

    Caruur kale ee uu dabka saaro buu rabaa muuse biixi dhiiga habar jeclo buu u macaansadey

  • @SkPk-jw4xd
    @SkPk-jw4xd 25 днів тому

    Balwaan waa kusalaamay waa darwiishe

  • @asilimohamed7322
    @asilimohamed7322 26 днів тому

    Qofka beenaalahaa waa gariiraa markuu hadlayo.like him.

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 26 днів тому

    A.Balwaan wadaniga Somaliyeyd,HSM munafaqa Muqdisho lumiyay kalsoonidi Shacabka,Iyo Adeega biyaha kurasta fadhiyada xafladaha oo kaliya loo fasaxo in uu fuliyo,14 sano Mamulkii uu kusoo dhisay 3keyn mid aan kasoo qaate labadaba Maaqir walaa SSC Puntlaand waa Mamul dorasha qabtay sharciyad leh,Dadka SSC kuwa Maqir kuwa Puntlaand iyaga ayaa is Aqoonsan waayo waa dad wada dhashay Cidna u kala dabqaadeyn,xuduyadooda shurucdooda iskashi dhexdooda waxa eey wada leyihin iyo waxa eey si gooni u kala qaadanayay iyaga wadatashigas uu ladhaxeya,HSM madharge munafaq waa midka doonayay in GMudug Darood kagooyo,Hirabkii uu kasoo jeeday iskudilaayo, Xamzena waa Adeege hoose,Sida HSM munafuq uu Ina Cumar Gelle uu oogu Adeego kuwa Xalane oo Cadowga kujiraan habli uu kadhashay kuwi loo dhariyay lagu Adoonsado,Carurtii Somaliyeyd ee isaga iyo khawarijta Walidiintooda layen lagu iibsado.

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j 26 днів тому

    Garxajis ayaaba oodwene kasoo dharanaya oo muuse u nagenay marna leh

  • @hodanitanajmanita6664
    @hodanitanajmanita6664 26 днів тому

    Exactly that's true 💯👍
    iyago sojeda ayey riyodan ... mexey dagal qadi inti horeba meyso xoreysane ... Biyaha kuluL markey so caban ayey qalbadu jabta oo hadlku isdhafa mangab_yal fawqal mangab
    Shaley umbey aheyd wixi " Moussa tug" doni meyno lagu hayay, oo gobolki ein u codka u dontay yar an weyn kuwada hayen hadu damir leyahay intu is khabeyo ayu is casili laha

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 26 днів тому

    SSC WAKHTIGAA IS GURAYA IYA HIILINAYA❤. XASAN TUUG 1 SANAD DABADII TEENDHADUU TEGEYA. JEEBKANA MA UU GASHAN KARO SSC. DAAROOD WAA FAHMEEN SIYAASADA VILLA QABYAALA😂

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j 26 днів тому

    Muuse wax kale umuu imaaan inuu colaad huriyo

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 26 днів тому

    AHMED karaash sokii maxabiiste laqabtey hubkadiina wada aruursaday

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 25 днів тому

    Cali waraabe waa nin ismood😁😁😁😁

  • @FaadumoCismaan-ew7oz
    @FaadumoCismaan-ew7oz 26 днів тому +1

    RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh Somali wey u dhaamatay ilahyow noo gargar adiga awood leehe inshaaaaaalh

    • @fadumoselemennjjhkkkkjh7339
      @fadumoselemennjjhkkkkjh7339 25 днів тому +1

      Maxad no hawaaresa Somali never iney u dhamato wa adunkey u dhamato hala iman suqyada hadaladas

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 26 днів тому

    FAYSAL FAARUQ IYO BEESHIIS OO COL HORTOOD BA JABAY, CEEB WAXAA UGU FILAN TII KU GAADHEY GOOJACADE😂. BALSE F. FAARUQ WAA ASAASAQAY OO MASKAXDUU BEELAY😂

  • @MohamedAli-cs1zy
    @MohamedAli-cs1zy 25 днів тому

    Dhiladii sharmuutada ahayd ee kudhashay was. Argagixisada huwanta doroodaysan ee isaaq naceybku wadnaha Kala gooyay ayaad taageerta, munaafaq munaafaq dhalay, ilahay dhulka hala gooyo nocaagaas iyo cadawga umada Somaliland oo dhanba insha allaah

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 25 днів тому

      Siddii Qofweeyn Uhadal Ciiilanyahow Harti Maxbuus U Ah. Waxna iskama Celinkartaan Afkaad Kanooshihiin.

    • @MohamedAli-cs1zy
      @MohamedAli-cs1zy 25 днів тому

      @@Cici_mimi gus Garxajis kusoo fadhiiso Dhuso harti Badyo Culus yaan lagu cunin, adhi foqol adhi, laxyahay dardaran ee calanka dameerka la ordaaya ee sida dameerka u ciyaaya, ama ci ama isku xaar hartiyeey ceerigaabo sanaag waa SOMALILAND.