Xog Hassan Shiikh oo Qirtay Aqonsiga,SL,Qarshaha Geele iyo Somaliya oo baryaya Muse Biixi,waxka ogow

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 49

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Місяць тому +7

    Guuuuuuul somaliland somaliland somaliland viiva somaliland viiva

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 Місяць тому +8

    God bless Somaliland

  • @FaisaAbdi-d8u
    @FaisaAbdi-d8u Місяць тому +5

    Guul somaliland ❤❤❤❤❤

  • @mohamedabdillahi7123
    @mohamedabdillahi7123 Місяць тому +10

    No more talk with the failed state of somalia WE thrust in somaliland

  • @Canabjaamac-s4f
    @Canabjaamac-s4f Місяць тому +4

    🎉🎉masha alaah guul somaalilnd 🎉🎉🎉

  • @ismailhersi7171
    @ismailhersi7171 Місяць тому +3

    You're a hero brother the way you share us the information thank you brother

  • @Khalil112-d4p
    @Khalil112-d4p Місяць тому +4

    Guuuul Soomaaliland ❤

  • @MaxamedCalisahiidMaxamedCalisa
    @MaxamedCalisahiidMaxamedCalisa Місяць тому +6

    Guul somalilani❤❤❤❤❤❤🤍🤍🤍🤍💚💚💚💚💚💚🙏🙏🙏🙏

  • @HajiabdirashidIssa
    @HajiabdirashidIssa Місяць тому +7

    Maya Ma Jirto Wax Waddahal Ah Cid Xukumi Karataa Ma Jirto Wadan La Leeyahay Ma Tihid Wadan ,Horta Somaliya Ha Cadeyso Inaanu Laba Wadan ahayn 1960kii

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Місяць тому +6

    XOGOGAL TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 Місяць тому +5

    No way back

  • @ismailhersi7171
    @ismailhersi7171 Місяць тому +3

    Man Shaa Allah may Allah SWT bless you with his mercy and protect you from the Evil eyes and grant you to Jannatul Fardowsa Alaclaa bi'idni Laah

  • @Cali-vd9nt
    @Cali-vd9nt Місяць тому +7

    Walle M-BIIXI MEEL XUN AYUU KA TAABTAY Hassan garguurte.

  • @TaaroAli
    @TaaroAli Місяць тому +5

    Waxa uu muuse biixi cabdi uu soo gaba-gabeeyey taariikhdii halgan iyo taariikh jiritaan ee maamul goboleed yadii ay maamulka somalia ka wad waday xuduudka j.somaliland.waxaana uu muujiyay taariikhda jiritaanka dawladnimada iyojiritaanka qarannimo oo uu muujiyay inuu yahay dal iyo dawlad jira oo aany wax dawlad kale oo ay wax ka dhexeeyaan inaanay jirin oo uu yahay dal leh Qaran,Distoor,Lacag,Maxkamad,Golebaarlaman,Gole guurti,Xuduud cayiman.iyo waxkasta oo shuruud dal leeyahay oo aan cid kale ama dal kula shuraako ahayn oo madax banaan waxaan beesha caalamka ka doonaynaa inay noogu dhawaaqan xornimada iyo jiritaanka Qaranka.wuxuuna meel iska saaray cidii dalkan sheegan jirtay oo taariikhda beenta ah doonayay inay u samaystaan Qaranka j.somaliland waxaanan ugu hambalyay nayaa madaxwaynaha j.somaliland mudane muuse biixi cabdi oo ku guulaystay inuu arintaa ka dhabeeyo oo muujiyo ku dhiirado inaanay cid kastoo dalka soo faragalisaa inay kala kulmi doonaan cawaaqib xumo aanay kasoo kabsan?guul.iyo gobonimo j.somaliland.❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Halgame334
    @Halgame334 Місяць тому +5

    GEEELE WAY U DHAMAAATAY... GORAYGAAA KA HADAAAFAY...... MUQDISHO DANTEEDA HA RACATO SL SHAQO KUMA LAHA EEEEE

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 Місяць тому +1

    Somaliland guul

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Місяць тому +5

    Aygiba manta aqonsi itopiya ka raadinya waa nimanki ingu laha ma xabashiba aqonsi ku haya 😂😂😂

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy Місяць тому +4

    Maashallah ❤😮
    Please no JABUUTI AND SOMALIA

  • @Halgame334
    @Halgame334 Місяць тому +4

    SL LALAMA MEERAYSAN KARO

  • @user-yy8jw1pr7b
    @user-yy8jw1pr7b 24 дні тому

    Somaliland. guuuul. guuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed Місяць тому +5

    Qadar turkiga Jabueti Oo ay Soomalia Xulufo dhow yihiin midna waa in aynaan Aaminin haa Aftida ay hada ogolaadeen maxay u ogolaan waayeen Xiligii Wadahadaladu u socon Jireen labada Dal Somaliland iyo Soomalia Afti waxaynu Aamini karaa hadii ay Jimciyadda Quruumaha ka dhaxaysa Ama Qaramada midoobey u gudbiso Soomalia in ay Ogoshahay in Jamhuuriyadda Somaliland Dad keeda laga qaado Afti Isla markaana ay soo jeediso Qaranadda midoobey Ama Jimciyadda Quruumaa ka dhaxaysaa in Afti laga qaado Jamhuuriyadda Somaliland Dad keeda

  • @Halgame334
    @Halgame334 Місяць тому +4

    SL INAY AQBASHO SOMALIYOO LALA HADLO MAAAHA SOMSLIYI MA JIRTE HAWIYE DHEH

  • @MaryanAbdi-n8d
    @MaryanAbdi-n8d Місяць тому

    Waanu ka daalay wada hadal somaliya somaliland guuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdixuseen1839
    @cabdixuseen1839 Місяць тому +1

    Guuul somaliland hanbalyo

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s Місяць тому +2

    Beentii iyo hagardaamadii waanu ka ilbaxnay

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 Місяць тому +4

    Somaliland iyo soomaaliya maxay Ka wada hadlayaan oo' laga dhexdhexaadinayaa, Somaliland ma wanaag bay u sameeyee, fagoof soomaaliya iyo Jabuuti, Mudane lagu dooranmaa haddii isu jebiso cadowga

  • @abdulwahidmohamud9408
    @abdulwahidmohamud9408 Місяць тому

    Xagaad ka soo ogahay ,beenta ku shaqayso, guul somalialnd

  • @hashim4226
    @hashim4226 Місяць тому +1

    Waxay noqon doonta qalad weyn haddii Xukuumada Somaliland ogolaato dhexdhexaadka la sheegayo inuu Ingiriisku la imandoono. Waa
    waqti lumis iyo shaki lagala galiyo Somaliland iyo Ethiopia oo Heshiiskooduna lumo.

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Місяць тому +4

    Itopiya xarunta midowga africa ku taala calnka somaliland marka laga taago midowga africa aqonsiga lagu dhawaqo aygba aqonsiga inala baryayi doona geele iyo gur gurti 😂😂😂

  • @abdigouled6801
    @abdigouled6801 Місяць тому +1

    Somaliland iyo mousse bixi no da

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 Місяць тому +1

    Mugsisho wada hadal yaan LaLa furin waa wakhti Lumis Arinta heshiiska hala hirgeliyo aqoonsigana haku dhawaaqdo addis ababa, Mugdishana ha hambalyeyso haday somali yihiin waa intaasuun, waxkale ma yaalaan meesha

  • @KhadramohamedDuale
    @KhadramohamedDuale 15 днів тому

    Yurubu🎉❤

  • @abdigouled6801
    @abdigouled6801 Місяць тому +2

    No wadahal xassan gurgurte tuug

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 Місяць тому +1

    Muse biixi wadanka haw tanaasulo oo doorashada uu boobayo ha joojiyo intaanay somaliland gacantiisa ku damin

  • @prosl11
    @prosl11 Місяць тому +1

    Somalia waa cadowga kobaad ee somaliland nimankaasi xabad wax aan ahayn naga dexeyo ee aynu dantayna raacno

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 Місяць тому +3

    Caqliga Fayoobi waa u muuqatay in somaliland u Dabranayd 33 sano meel aan jirin ,iyo Been aan dhamaanayn ,inkastoo mararka qaar ay siyaasiyiin aan qaan gaadh ahayni ay u carab laalaadiyeen nimankaa cidlada Fdhiya hadana waxay Aduunyadu dareentay in Hogaanka hada wadanka hayaa ay ka dhabtahay ujeedadii ilaa 1961 loo soo halgamayay ee in qaran madax banaan ay muujiyeen cid kastoo ka been sheegtayna loo joojinayn ,Waxaa lagu khasban yahay in biyo lagu liqo in somaliland Tahay Dawlad madax banaan kana horaysay ka qaadashada xornimada Dawladaha kale ee Djabouti iyo somaliaba,

  • @Amal-vy3lv
    @Amal-vy3lv Місяць тому

    Madaxa weeyne muuse biihi halkulmin xasan shekh waayo runba mashegan Somalia
    Waxodu waa been
    Guleyso madax weeyne muuse biihi

  • @alishilmohamed7368
    @alishilmohamed7368 Місяць тому

    Dhoore najita la’aan mise natiija la’aan ???

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft Місяць тому

    Kuwaa wada hadalo inooma banaana ,kama taliyaan somaliland, somaliland baa iska leh ,ha ka taliyo xalane iyo alshabab gudahafdu,geelsna xaraantu ha iska dayo ,viva somaliland

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Місяць тому

    WAXAASI WAA BEEN KANI WAA QOFKA UGU BEENTA BADAN

    • @asiyahmed-cs3ft
      @asiyahmed-cs3ft Місяць тому

      Oohinta iska dhaaf ,kala masar, kolna tukiga urayay ha u baxsanin😂

  • @Qarandhise
    @Qarandhise Місяць тому +1

    Beenle

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg Місяць тому

    Ffftt

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz Місяць тому +2

    𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥