3sano kadib ayaan hestaan soo boqonayaa runtii waa hees dareen leh walhi dadku waa wada bukaan balse kala xanuun badan 😭😭😭please lake Isaar wlal si aan uarko qolralka 😭
13/3/2023 malin aan inbadan ilmeeyey qalbi xanuun badan dareemayo 😪 jacayl waa calaf waxan dhayal modayeyba manta xaqiiqsady qof anu jacayl wadaag ahyn 4sano oonmanta is weyny waa xanuuun anan hore dareemi jirin 💔 hubaal mantan ogaday inaan ku jecla markad noloshyda ka dheraty hadan ogan lahaa inad iga dheranyso riyooyinkan ka bajin jirey ayan ku rumayn lahaa wad heshy qof ku rumeeyo oo iga wanagsan farxad kuwada qata nolosha😍qoralkan xasuus ahanban usoo geliyey pagekan malin an sidan ka qurxonahy farxad dareemayo soo boqan insha allah
waa habeen talado ah taarikhduna wa 16/5/2022 waxaan ahy safar bus an anigu qof madaw ka ahy ba saaranahay dadka hareeraha iga xiga wa wada ajnabi saas awgeed waxaan waheshaday oo safarkiba ku ilaway fanaanka kaliya ee dareenka heesa ee khaalid kaamil oo safarki ku ilaaway isoo duceeya in alle muraadkeyga ii sahlo hadad qoraalkan mudo kadib akhrisato
21/4/2022 waxan daremaya xanuun badan💔 waxan rajaynaya inan malin malmaha ka mida la yaabi doono qofka an noloshayda cidhidhiga u galiyay inanu i qalminba oo an ka bogsan doono insha allah iso duceeya wll😰😰💔
waan ku dareemi karaa😭 waanse rajaynayaa in maalin uun aad ka bogsoon doonto Farxadaadiina aad dib ulasoo laaban doonto si kastooy ahaataba Farxad,raynrayn,badhaadhe iyo neecow qurux badan inaad ku naalootaan kuu rajaynayaa qofkaas la'aantii 😓
Heestan kama daalo. Waxay wehel ii noqotay maalmo adkaa dhankayga. Waxaan ka helaa sida gobonnimada leh ee u qirey abwaanku qof ay nolol soo qaybsadeen.😢❤
Ball eg zda wnzgn ay ugu duceyneyso si nolloshisu ay u qurx bdnto e u frxd u hello 😭💔... sorry abyo qlpiga allaha ku qabojiyo🤲🥺 ..midki nollashada ku habona alle claf hku daro 🤲🥺❤
Waa maalin khamiis ah 22/9/2022/10:50 subaxnimo😢qoraalkan waxn soo qoraya aniga oo qalbiga ka hadlaya wlhi😢❤waxaan Aad uga xumahay inad iga fogaato masafo Ana soo noqosho lahayn😢abdalla wlhi aduunka qofan ka jeclahy ma jiro waxad tahay qofka hadal la aan igu fahma alle waxn ka baryaya noloshn mid ka qurux badan inuu nagu kulmiyo halka aad tagto inuuu kugu nabad Galiyo hayati😢❤ miss YOU more wlhi😭❤️
Kuli intan isku wada midka nahay qalbiga ka wada guwaneyno markey hestan maqasha ilinta ceshan karin Farxad allah noogu bedelo some people they don't deserve our love 😔🖤
Xaqiiq jaceylku wuu jira hooyo aan ku qiyaasey ku dhawaad 65y wiil ay yarantoodi ay wada socdeyn oo uu calafka kala geeyey waalidkeed ayaa nin ku darey oo caruur ayeey ledahay wiilki sidii kuma ilaabin yaarka wiilkeda ayeey ugu magac daretey caruurta idilkood way ka jeceshay
Fav song 4/5/2023 dhagaysanaya 😭💔 jacaylku wa xanuun marka jeclaato qof Aana Kujecleen Oo ana kudanaynayn qiimahaaga garanayn ☹️💔illhy qofkasta oo dhawacn qalbigisa ha uilaaliyo🥺🤲
Talo aan ku siiyo e, hawsha aad qabanayso sideeda u dhammaystir. Immika, tusaale ahaan, heestan aad soo dhigtay cid aan Khaalid Kaamil ahayn lagama dhex arko. Qor halabuurka. Qor mullaxanka. Qor muusishanka. Sida oo kalena, ereyada heesta si sax ah u qor.
Caawa Oo ay taaariikhdu tahay 29 July 2024 waa Habeen DareeN Gooni ah wata wax Badan baa niyadayda ka GuuxaYa Hami Badana wuu i GubaYa ii soo Duceeya inu Allah iga yeelo SidaN wax u Rabo 🙏
Heestan wlhi markan dhageystya wan ilmeyay aax😭😭😭waxan is baranaya 2018k wuxu aha booqr ada ijecel ana jecel wlhi sanadki dunida igu qurxada badan ee igu farxada badan bey ahyda inta nolo qofkii ugu hooreyay ee jecelka dhabta aha ibaaraya bu aha wuxu aha qof ana wangisa halkan kuso koobe kaarine wuxu boqora ilhaye doortya waxan kala haranaya 2019ki dhamadakise sanadki dunida igu xumana waya ahyda wlhi 😭😭😭😭waxan darmeya xanuna badan caabsi badan qalbi jaba maranba asga ima xumeyanine wlhi wuxu ilaa dhaqama jirya sida xaskiisa oo kle wuxu iaha tiir ana ku tiirsado maranba cadowgayga imaa jaabina maranaba qiimo laana ima dareenina maranba jecelkiisa isma badalena 😭❤️🙏🏻qof dunida saaran uana laa simo ma arga wlhi ilahye hku xifdiyo farxada iyo nolo qurxa badan ilahye hakugu deeqo ex sharfa iyo kaarmo leha ba thaye 😭❤️ (N)😭🤴🏻💚❤️😘
Khaalid updipaahi mohamuud Khaalid kaamil . Hbn arbaca so galayso 11:27 Tariikh 1/2/20/22 Wxaan ogahay in heestan sanado dambe oo iga dambeeya la daawan doono sidaan iminkaba usoo booqday anba loo soo booqan doono fadlan ii duce walaal. Heesahana Alle haynaga madoobeeyo.
11/5/2022 anigo niyad jabzan ayaan heestan ii daran tahay caawa aadna Waan Murugey sanahy allha iga saare 💔 qofkii shaley naxariizta ii Mujiyey Garabkeyga soo iztaagey idhahay waxa tahay nolasheyda dhan ana aan ifka u jecela ayaa caawa iga ilmeysiiyey🥺🥲💔
Heestan waxan dhageysan jiray sanad ka hor ano qalbiga ka dareemaya xanuun badan🔥❤ balse isma lahayn malin malmaha ka mid ah [Manto kale] markad gadal u eegto waqtiyadi laso dhafay bad la yabi doonta qofka noloshada cidhidhiga u galisey inanu ahayn qof ku qalma oo ad dhihi doonta Allhamdulilah♥️🙏
waxa inkirtay wanagi no dhaxeyay iyo wax wlpo anku sameyay waxa iquuri weyday ina idhahdo iska key cafi wa nasiib daro wlhi Dhib malhn hadaad farxdada ka dhax argtay guurkas maka xumi farxadaada iska faraxsanow waliga ana malin un wan bogsan dona insha allah
qof an ceesh wada cuno cawas safar wada galo aha cudud ii aha anaa cafis door biday mrkuu bila sbb iga tegay mana ilawi dono wanagagi iyo nariistadii ifkana farxad ku waaar akhirana janatu fardawsa ana wan bogsan malin malmahavkanida matirtiro xasuusta wxakeliya anweheshada wa xusustada hawgu qlisanata magacaga oo an wllkay nogu yar ubixiyay cabdirahman ❤ wxnku rajaynaya nolol qurux badan.
heestan waxay igu ledahay xasus igu dheer qof aan wakhti badan wad qadanay baan xasusta markaan arko meeshay ka baxaso wlhy waxan yahay waan ilaaw xaqiiq qofkaan ku xasusto u malyan mayo intad aduunka jogo inu isoo mari dono
Hestan way iga gadantay aad ban ujcelahay wllahay SULEKHA ASMA SAFA 👸👸👸ALLAH IKIN DAYO INa kamil cawale fanan an wato waxay I yihiin wax kaste o dunida yalla hooyo macaan allah janada ku geyo igu so duceya hooyo macaan wll mahadsantihin qof kasto o komantigayga akhriyay hooyoyinka somaliyed janàda allah geyo
Waqti Kadib ayaan soo booqday 16/10/2024 Haben khamisa waa yaha aduunka ayaa ruuxba meel dhigay umuuraha allaha hakuu sahlo hadii aad iga danbeeso oo aad arakto qoraalkaan ee like saar🤝👍
3sano kadib ayaan hestaan soo boqonayaa runtii waa hees dareen leh walhi dadku waa wada bukaan balse kala xanuun badan 😭😭😭please lake Isaar wlal si aan uarko qolralka 😭
😢😢
Omg😭😭
😭😭😭
Maanta oo ah sanad kii cusbaa 1/1/2024 ayaan soo booqday hadaad iga dabayso like reer qiiroy😢
19/3/2024 soo pooqday😢
23/3/2024❤😢
Malinkasta soo booqda 😢😢😢 waxa ihaya mayara
28/3/2024😢 qufan ceshwada cuno ahed cudud iehed ana cafis dorbido iswa cara keni karo 😢
11/4/2024 soboqdey😢😂
13/3/2023 malin aan inbadan ilmeeyey qalbi xanuun badan dareemayo 😪 jacayl waa calaf waxan dhayal modayeyba manta xaqiiqsady qof anu jacayl wadaag ahyn 4sano oonmanta is weyny waa xanuuun anan hore dareemi jirin 💔 hubaal mantan ogaday inaan ku jecla markad noloshyda ka dheraty hadan ogan lahaa inad iga dheranyso riyooyinkan ka bajin jirey ayan ku rumayn lahaa wad heshy qof ku rumeeyo oo iga wanagsan farxad kuwada qata nolosha😍qoralkan xasuus ahanban usoo geliyey pagekan malin an sidan ka qurxonahy farxad dareemayo soo boqan insha allah
😅😅😅sori
I.a 🥺💔
R4r
😢😢😢 ax
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Alx qofkan dunida u jeclhy Manta waan haystaa waa xaskeyga Mcn mar walbo waxan darema inaan la.anted nolal karin wayo waa qof aad u naxaris bdn qof walbo waxan u rajeynaaa inuu helo qofka uu jecelyhy❤😢
Amiin
Alla haiskin dyo wllke ana iso ducey ina helo 😭🥺😩✋🏻
Aamiin Yaa raabi 🤲😭😭😭
Allee ha isku kiin daayo😊
Manshallah
waa habeen talado ah taarikhduna wa 16/5/2022 waxaan ahy safar bus an anigu qof madaw ka ahy ba saaranahay dadka hareeraha iga xiga wa wada ajnabi saas awgeed waxaan waheshaday oo safarkiba ku ilaway fanaanka kaliya ee dareenka heesa ee khaalid kaamil oo safarki ku ilaaway
isoo duceeya in alle muraadkeyga ii sahlo hadad qoraalkan mudo kadib akhrisato
Waxaa jeceshahy allh kusahlo wllo
Alle hku sahl
@@sihamshow 😂😂😂
Allaha ku siiyo wxd rabto huno
@@sihamshow haa wanabad tagay sharafeey❤😂
21/4/2022 waxan daremaya xanuun badan💔 waxan rajaynaya inan malin malmaha ka mida la yaabi doono qofka an noloshayda cidhidhiga u galiyay inanu i qalminba oo an ka bogsan doono insha allah iso duceeya wll😰😰💔
23/4/2022 sido kle wll 💔
Waa hubaal inay dhacayso Anaa xanuun kasta waa inta hore uun Noloshaada Hormarkeeda kashaqee Talo aan kusiinayo Waxay tahay Riyooyinkaga taad isleedahay adaa gacantaada ku rumaynkara samee haduu wadku kudaayo waa hubaal Qofkaa in noloshiisu taarikhdi hore kamid noqon doonto Farxad badan Inshllh
waan ku dareemi karaa😭
waanse rajaynayaa in maalin uun aad ka bogsoon doonto Farxadaadiina aad dib ulasoo laaban doonto si kastooy ahaataba Farxad,raynrayn,badhaadhe iyo neecow qurux badan inaad ku naalootaan kuu rajaynayaa qofkaas la'aantii 😓
17/4/2022 waxan daremay xanun an ilobi kari la.ahay ilaa hada
Walashy kula mid baan ahy alha qalbiga ha no qaboijiyi😢🥺
Alxamdulilaha........waan haysta boqoradayda muddo Afar sanno oo xidhiidh jacayl naga dhaxeeyo, indhahaygu ruuxan iyada ahyn maba yaqanan iyo qalbiyga, ilahaw idaa waan jacaylahay iyadana waa ii jeceshahay ee, ilahaw adiga qalbiyada rogroga ee kayga haka sariin iyada waan jecelahay ee.
Amiira Daahir.🥺❤🤴
Heestan kama daalo. Waxay wehel ii noqotay maalmo adkaa dhankayga. Waxaan ka helaa sida gobonnimada leh ee u qirey abwaanku qof ay nolol soo qaybsadeen.😢❤
Wlhi same nahay ani xata just oohin 😢😢😢
😮😢
@@roodaabdi5707pyoH hada miad bogsataY naH😢
Heesta kaliya marka an dhagesanayo an ooyo dumarow noloshina rag haku xirina 🥺
Rag wax an ahayn maba haysano saw maha iyaga naloo abuurey😢
😢😢😢😢😢😢
Aamino cabdulaahi maxamed ilahi Haku nabad yelo mel walpo aad jooktid sxp mcn
Anigo faraxsan heestan arkay maxa I tusay 😢 😢 😢 💔 💔 4sano iyo 7bil baa xariir waaalid iyo walaal ehel iyo xigto wada ogyihiin laheen hadane waqtiga is waaga keenay xasuusaha aan ka heysto waxaa ka mid ah in yaraanka gurigeena lagu samiyay magaciisa aan dhaxal u haysto waxan ogahay sidaa ii jecleed wanaag oo idil iila jecleed kuma ilaawin kumana ilaawi donna intey nafta igu jirto illahey waxan kaga baryaaya xaas wanaagsan sida aniga ku ahaa ka daran ku noqota inu illahey ku siiyo waxaad tahay maskiin uusan qof walba fahmi karin illahey mid aamusnaantaada fahanta haku siiyo walaal.
Aduunka inta la joogo mxa casharo bdn nolasha laka baranaya byohh wku fhmi kra sorry wlhei ilin ba ika timiddd💔🥺🥺
Ball eg zda wnzgn ay ugu duceyneyso si nolloshisu ay u qurx bdnto e u frxd u hello 😭💔... sorry abyo qlpiga allaha ku qabojiyo🤲🥺 ..midki nollashada ku habona alle claf hku daro 🤲🥺❤
@@kiinpea9226 💔 😢 😭
@@mariaally9006 aamen abayo 😢 😭 💔
Abyo mcnto qalbiga alla ku qabojiyo waan kula dareema xanuunka badal qeyr qabo insha allah🥺🤲🤲🤲💔
Ayy " Guntaa Kuciyaarta oo Haweenka Cadaadisee Nin Goba Waa Caadadii Madxiga Curaduu Jeclaa" Love All Gabdheheena waan Idin Jecelnahay 8/012/2022
Mahadsanid ❤ ❤ walalkeen
😢😢mhdsanid
mahadsanid
Waa maalin khamiis ah 22/9/2022/10:50 subaxnimo😢qoraalkan waxn soo qoraya aniga oo qalbiga ka hadlaya wlhi😢❤waxaan Aad uga xumahay inad iga fogaato masafo Ana soo noqosho lahayn😢abdalla wlhi aduunka qofan ka jeclahy ma jiro waxad tahay qofka hadal la aan igu fahma alle waxn ka baryaya noloshn mid ka qurux badan inuu nagu kulmiyo halka aad tagto inuuu kugu nabad Galiyo hayati😢❤ miss YOU more wlhi😭❤️
Abaayo qofkaas sidee baad u kala fogaateen hadaad SaaS dhan isku fahmi jirteen
@mustaqiim maanka:macsalaama abaayo🥰🥰🥰 ❤❤❤❤❤❤l
@@bashiirmohamed6783😅😅😅
arman miya abyo😢
𝗔𝗹𝗹𝗲 𝗵𝘆𝘀𝘂 𝗸𝗶𝗶𝗻 𝗸𝗲𝗲𝗻𝗼 𝘄𝗹𝗹 𝗺𝗰𝗻 😢😢❤🤲
Mantan sooradiyay waliba anigoo qalbi jabsan wxn isbaranahy 2019/9.. tariqda maxasusto 💔 Wxn kala harnay 9/5\2022😭😭💔💔💔 wana kufarsanahy qadarta alle
Ahmed daahir weheliye siyaad wan kujeclahy
Ilaahey wxn kaga baryaa cimri dheer iyo cafimaad 😭
Ilahay qalbiga haku qaboojiyo hpbti bedal khayr qabana hakgu arsaaqo😭🤲🏼
@@Mohammedoslo Insha allh 🥺💔
Badal qer qawo apyo🥺🤲❤
Q
9 May 2022 anoo baryaya 😭😭😭
Adunka jaceyl ma yaalo qof walow naftada jaceyl sii taa kale ogow qofka adunka kugu jaceyl in ay tahay boqorada ku dhashay 💋💋🥰❤🙏
Wale runa ka hadashay😂
First naftaada ixtiraam No love in this world
Kuli intan isku wada midka nahay qalbiga ka wada guwaneyno markey hestan maqasha ilinta ceshan karin
Farxad allah noogu bedelo some people they don't deserve our love 😔🖤
ax 💔😢
Aamiin
💔
Anan ceshan karin 😪😪
Ameen🥺😭🤲
Ogsoonow ciiltiraay
Qalbigii ku cidnayaa
Amaan ku curinayoo
Carabku Goor iyo ayaan
Cusbuu ku cimaamada ❤😢
18/6/2023 malinkalo qurux badan ayaan Fiirin doona Qoraalakygan 🙏
🥲
❤
23/3/3024 soo booqddaY😢
🔥 cidban.igu ka.Direen .......
aduu soo dumo cirkuna
walee cisigaad mudneed
anaan kugu caasiyeen....🥺❤️
Mantay manoshahay wll😢
Hestaan wxn kuso xasusty sxbtydii hore in kstoo hda wqtiga io is fahn waa nakla geyey cimri dheer io cafimad ku nolow abyo❤
Khaalidow walal gabdhan adna calaacal ku baday😭😭😭 annana jcyl aan ilowny na soo xasuusisay 💔💔💔 heestan qalbigyga toos bay u taabaty
11/10/2022 qofkii soo radiyey heestan like iisar 😭😭
Anoo niyad jabsan soo raadiyay💔😭😭😭😭😭🥺🙏
At this time 25 4 20203😢
@@nastexomaxamad3450 sorry 😞
Heestan abwaankii samyey ha la raadiyo msha allah codka 100% laxanka 100% music% qoralka 78% keep going bro
Abwaan khaalid miina leh wllk Anaa what’s upkiisa ku arkay isagoo soogaliyey
@@shukribashiircismaan5270 walaale lambarkiisa ma iisheegi kartaa adoo raaliya
@@abdiazizhassan8826 erayada xamse xadaari baa leh laxanku waa khaalid kaamil music waa cabdirixiin axmed carab walaal
Walaal waa aniga @@shukribashiircismaan5270
Waxan sxp la ha gabar ladhaho Aamino cabdulaahi maxamed plze wey iga taGatay lkn 😢waxa ahyd gabdha kaliya aN wax walpo uusheegto plz cavio nooma qornin ina isla se socno 🥹😭ilahi waxa kabareya inuu janada naku kulmiyo intasto oo adi ii nacde lkn ani qalbigey jaceyl aya kugu jiroh sxp mcn
Ilahi haku nabad yelo magalada kismayo mar walpo waxa ii dhehe jirte waa wada kulmeena lkn waa iga tagay sxp mcn 😢ilahi hakugu xafido magalada kismyo Aamino cabdulaahi maxamed 😢
Heestan Waxaan Rabaa Qofkaygi Inaanu Hal Meel Ku Wada Dhagaysano Anagoo Sidan Xaaladayadu Dhaanto Maalin Maalmaha Ka Mida Bi’idmillaah.🥺💙
insha allh
I.a kudar😫❤
Ma dhacday
Hestaan waxay igu leedahay muhiimad gaar ah sxp qaalid kaamil guul iyo gobonimo❤❤❤❤❤
Qalbiga lagama goyn karo qof ku wayn wali ma ilaawin iyada hadan xata xaas yeesho jacaylkedi wan xasusan..😢
Hada iga dambyso like ii reeb pleas ..👎💔🥺
Abowe Ben badanida ma nin somali baa wax jeclada😂
@@Hoyadaiyodhalanka qalbi ma lihin miya walashy maxa. 😅
@@Mustaqbal-Tv xiiso iyo been lee leydinku yaqana kkkk
Xaqiiq jaceylku wuu jira hooyo aan ku qiyaasey ku dhawaad 65y wiil ay yarantoodi ay wada socdeyn oo uu calafka kala geeyey waalidkeed ayaa nin ku darey oo caruur ayeey ledahay wiilki sidii kuma ilaabin yaarka wiilkeda ayeey ugu magac daretey caruurta idilkood way ka jeceshay
💔💔 Aniko qalbika xanuun ka daremaayo ilmada Ceshan la, baan dhageysanaya 😥😢😪😔
🥺🚶🏾
same nahay😥
Ax wll
Cawo ana xaladas ku suga😰😰😰
Amba kuma dhaamo wlhi 😭
11/4//2024 😢
💔😢
Nolozha Dhan waa Qof ku imanaya ku naxriizanya Garpkaaga iztaagya kuu palan Qaadaya wxkazta kalzooni Aad ziineyzo izla Qofkaaz Ayaa Hdana ku niyad Japinya ku zilcinya Kaana Raacya Qof Adigoo kle Ah zi Aad udareento xanun 😭 Markaa qofkazta wehelkiiza Ha Aminin
😭😭😭💔💔😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Xaqiiqtan walhi
😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔
Wll intaad qof jeceshahy ayuu karamo le yhy se wax walba way dhacaan kaliya noloshada ku mazhquul isagga qofka runta ahi ku so radsan doona
Walhi benta maho😅😅😅😰😰💔💔😰😰
Fav song 4/5/2023 dhagaysanaya 😭💔 jacaylku wa xanuun marka jeclaato qof Aana Kujecleen Oo ana kudanaynayn qiimahaaga garanayn ☹️💔illhy qofkasta oo dhawacn qalbigisa ha uilaaliyo🥺🤲
Amiin mcny wlhi waxanuun Mr walpo dadka dacada ba ladhwacaa😢😢
Abayo midasa aniga igudhacday
Aamiin Aamiin
,45_2023dhagaysanaya,❤😂😅
Amiin wlhi
My ❤ Sahruuja calafka inuu namideeyo rajeena insha Allah.
Talo aan ku siiyo e, hawsha aad qabanayso sideeda u dhammaystir. Immika, tusaale ahaan, heestan aad soo dhigtay cid aan Khaalid Kaamil ahayn lagama dhex arko. Qor halabuurka. Qor mullaxanka. Qor muusishanka. Sida oo kalena, ereyada heesta si sax ah u qor.
Waaa kuLa Qabaa Fikirkaaas Brozki
Iswa calaf keeni karo
Coolad kuma qadii karo...
Qof baad ehed ciil ibaday
Hadana qalbiga an waxba
Kugu heeyn qofkeygii horow
😭😭😭😭😭😭😭😭
samir hno waaa heli badalkiise 🙏
@@maryamiita6834 insha Allah abayo mcnto
@@daganaligooni4793 😢😭😭😭sorry wlhi qalbiyada dadka ayuu ka hadla ninkan gabadh kastaba waxay daremayso ayuu ogyahay wlhi 😭😭😢😢
@@daganaligooni4793
Rajadaan dhursugijiray
Dhalanteed ladaawado
Adigaa kadhigayoo
Caashaqii dhabatiisiyo
Dhumucudiisi gooyee
Hayeeshee dhamaysow
Dhaliil kumaquudhee
Kol hadaad idhaaftoo
Dhabeel kale agtaa timi
Ducaan kudhameyee
Dhulkaagaa kusoofarax
😭🥵🥵intaas kudheh huuno qli hortii dunida waad jirtay oo darajaad kunoolayd
Qofbaa tahay ciil ibaday
Waliba cidlo daran idhigay
Markaan cawimad kubiday
Ayaad I cadaadisee
Inaan kuu calool xumado
Ogow waa caado xune
Cisaad iga mudan tahee
Dunida caafimaad ku jog
20/ April/2023 Haben Jimce ah Oo ciid ah Qalbiga ilahaay hano qaboojiyo dhamaanten😢
Guntaa ku ciyaar ta oo
Haweenka cadaadise
😭💔
Amiin Zkle Wllhi apyo 😢🥹😭💔
Horta wanku salaamay ma ogi inaad arki doontid qoralkaygan waxa igu kalifay ino fariintan qoro ayaa xili aan heestan dawaanayay iyo xilikaad daawatay qor dhigtay ayaa isku mid waana habeeno jimco ah aniga waxay ii tahay 30/August/2023 waana jimce in kastoo aad iga bilo horays lkn wxan filayaa in Alle qalbigi kuu qaboojiyay
@@wardaosman5641Siduu u qaboobaya qalbi meelkasta Laga qalayo😭😭
Aamiin wll
Gunta ku ciyaarta ooo
Hawenka cadaadise
Nin ragga wa cadadi
Madxiga curaduu jecla
Axya song
Madxiga curaduu jeclaa waa oraah cajiip ah lagend khalid kamil 🙏
kama daalo dhageysiga hobolkan ku caan baxay heesaha qalbi tabadka ah💔🥺 esh calaa sowt 🥰
Madxiga curada maxaa lagawadaa
@@sumayomohamedmohamud6992 "Madxi" waa erey carabi ah micnihiisana waa "Amaan"🥰
Caawa Oo ay taaariikhdu tahay 29 July 2024 waa Habeen DareeN Gooni ah wata wax Badan baa niyadayda ka GuuxaYa Hami Badana wuu i GubaYa
ii soo Duceeya inu Allah iga yeelo SidaN wax u Rabo 🙏
Marwaliba wan dhagaysta heestan 😪 qof shalay naxariis iyo farxad ka helaysay inu mantan sabob u noqdo murugadada 💔😔
Fanaan kan wuxuu kamid yahey ragga fanka nagu haya axyaa hees🥰
Khaalid mahadsanid walaal. Si fiican baad u qaaday, dareenkii ay xambaarsanaydna sidii ugu fiicnayd ayaad ugu ladhay. Hees iidaankeedu waa laxan iyo cod.
Heestan wlhi markan dhageystya wan ilmeyay aax😭😭😭waxan is baranaya 2018k wuxu aha booqr ada ijecel ana jecel wlhi sanadki dunida igu qurxada badan ee igu farxada badan bey ahyda inta nolo qofkii ugu hooreyay ee jecelka dhabta aha ibaaraya bu aha wuxu aha qof ana wangisa halkan kuso koobe kaarine wuxu boqora ilhaye doortya waxan kala haranaya 2019ki dhamadakise sanadki dunida igu xumana waya ahyda wlhi 😭😭😭😭waxan darmeya xanuna badan caabsi badan qalbi jaba maranba asga ima xumeyanine wlhi wuxu ilaa dhaqama jirya sida xaskiisa oo kle wuxu iaha tiir ana ku tiirsado maranba cadowgayga imaa jaabina maranaba qiimo laana ima dareenina maranba jecelkiisa isma badalena 😭❤️🙏🏻qof dunida saaran uana laa simo ma arga wlhi ilahye hku xifdiyo farxada iyo nolo qurxa badan ilahye hakugu deeqo ex sharfa iyo kaarmo leha ba thaye 😭❤️ (N)😭🤴🏻💚❤️😘
Sorry 😞 ilahay badal khayr qaba ha kugu badalo
Samir iyo iimaan badal kheyr qaba 😞wll
Wan kaxumahy abayo ilhy qalbiga haku qabojiyo
Oh soryy pyo qalbiga allha kuu dajiyo😭🤲
Gabar murugteed ma jecliye😭😥🤲
😢
Guntaa kuciyarata oo hawenka cadadisee nin goba wa cadadii madaxiga curaduu jclaa😢😢 😭 wed 31/01/2024 ayan dageysanaya waxan rajeyna sanado kadib inan soboqdo hadada iga denbeyso like
Kula mid Ayn ahy ilhy qalbiga ha noo Qaboojiyo wll 😔🥺❤️🩹😭
Heestan aad baan u jclhy wlhi😭
Xidhiidho badan oon nolosheyda
Munaasib ku ahayn ayaan faraha ka qaaday bataatan nin somali lays kuma hawlo habloow wxn idin qalmayn diida nolosha cusub ayaan soo dhawanayna oon ku Faraxsanahy Alhmdulilah 🙏❤23/7/2022 xasuus
😍😍😭
Halagu waso kadibna gabdhaha niyada ka dil adi yaaku dhahay raga dhan Soo tijaabi
😢😢 runta chp😭😧💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔
Somalidu markay
Heesaha dhagaysanayan
Waa wada emotional
They ,re most emotion
People
Heestan yaa ila mida oo ku socota 😭
Me😭
Ani wlhy 💔😰
😭😭😭😭💔
Sory💔😰
Me🥹
Only khaalid kaamil ayaad ugu imaane heeso dareen leh oo ku taabta had iyo jeer😢😢
😪😪😪 khaaalid kaaamil wuxu ku qorox badan yahya heesah calaacalkaa♥️♥️♥️
😢
19/09/2024😢
Ilahow nolol farxad leh ayaan ka baryaya ya rabi🤲
Heeskan ereyad laxanka iyo music 100% codkuna waba macalin khalid kamil
Muddo halsano ayan soo wada soconay manta ayan inan soo gabagabayno go,aansanay anigu xad u jecel walipa ,uma malaynayo inu isku noqod isugu kaaya hadhy 😊nabad gal hno boqorow ❤
adeer jeceyl ma jire qooqa idin hayee is daji
@@jamaal77777😂😂😂😂😂
Khalid kamil bilada fanka 2023
Hala siiyo wlhi wuu u qalmaa
Wa hees qiiradeda wadata
🌹😪💯💯💯❤🙏
3sano kadib ayaan soo booqday heestan caawa 28/10/2024 😢 waxaan rajaynayaa waqtigan waqtigiisa kle inaan helo qofka aan caawa u murugoonayo 😢
Khaalid updipaahi mohamuud
Khaalid kaamil .
Hbn arbaca so galayso
11:27
Tariikh 1/2/20/22
Wxaan ogahay in heestan sanado dambe oo iga dambeeya la daawan doono sidaan iminkaba usoo booqday anba loo soo booqan doono fadlan ii duce walaal.
Heesahana Alle haynaga madoobeeyo.
😰😰Aamiin wll mcn🤲🏻🤲🏻
Ilaahay dhamaanteen ha inaga madoobeeyo
Anu madhaawacni walina qof maan jeclan oo kama mid ihi mucaa shaqiinta hdana heestan waan jeclahy anyways qofkasta oo ladhaawacy ama laga tagy waxn urajeynaya nolol ka qurux badn tan uu iminka kujiro iyo mustaqbal fiican❤🤲
Khaalidow qalbiyadena baad tawata ❤️🥺ax yaa hees😩
7/6/2023. Wahabeenka si dhaba uxaqiiqsady in qalbigeyga layla leyhy ❤️🥺🌏
11/5/2022 anigo niyad jabzan ayaan heestan ii daran tahay caawa aadna Waan Murugey sanahy allha iga saare 💔 qofkii shaley naxariizta ii Mujiyey Garabkeyga soo iztaagey
idhahay waxa tahay nolasheyda dhan ana aan ifka u jecela ayaa caawa iga ilmeysiiyey🥺🥲💔
Sorry 😫😰 sis
🥺🥺🥺sorry sister waku daremi karaa
Easy wllo shiidanka iska naar
😭😭😭😭😭💔
Am sorryy abayo
Sabab viral unqon weysay lkn hees we dhafte 😢
Hestn Sibey Ii Quseesa💔💔😥
Lkin ani iyo intii ila mida ILAHEY Qalbiga Hauqabojiyo 🤲🤲♥️
Heestan waxan dhageysan jiray sanad ka hor ano qalbiga ka dareemaya xanuun badan🔥❤ balse isma lahayn malin malmaha ka mid ah [Manto kale] markad gadal u eegto waqtiyadi laso dhafay bad la yabi doonta qofka noloshada cidhidhiga u galisey inanu ahayn qof ku qalma oo ad dhihi doonta Allhamdulilah♥️🙏
goorman dhaha walal 5sno lamarayaye xanuka I haye❤😢
@@amein_halaasei iska sug wllo ad dhihi iLahey qoFakag wuuku siine 🥺😌
😢mar uun insha allh @@amein_halaasei
Rabiyow kuwii qalbiga inaga dhawaca wax ka ohisiya tusi yaa rabi😢😢
waxan Haystaa Qofki NoloshaYda ugu QiimaHa badnaa farxad iyo Jacaylkana isiiyay mana sheegi karo wax iga maqan ilaahay haydaayo marwalbna ilaahay waxan uga rajaynayaa inay farxad iyo wanaag ku noolato faraxa iyo qiimaha ay ii yeeshayna ilaahay ka abaal mariyo Cisi iyo Sharaf ku noolOw Xbbt
🥰D🥰
Nasiib bdanaa Qoftaaad nolasha Lawadaaagtey ilaaah hakuu Dhaaafo qofka mar walbe qofkiisa umahdceliya waa hubaàl inu ku waari doonee Nbad gala 😢❤
still 6/5/2024 💔
😢😢😢😢 sorry sxb
Zorry wll😢
@@ismaacliAhmed❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
P@@NasrinHarir
Ppp@@NasrinHarir
Mar waliba heeztan iga soo horo baxdo waan dhageezta anigo Dareemye farxad iyo murgo Dunida marka laga Reebo walidke waxan ogu jeclhye Noloshadiii Ayuusha Cabdirashiit waxa waliba itahye❤ 🫂🥲🥀
Cwadaa jeceel ayaan li ilmenaayan wlhi🥺😭😥axx jecelka xanun badnaa waiska adun🥲
Oh sorry bqorad adi o kle ah Uma qalanto inay ciishooto 😔 😟
15/10/2014 saacaduna ey iitahay 4:20 am iyo caawa iyo ciiil iyo murugo isugu key goobteeen Ala wayyy😢😢ala wayyy 😢😢nimanka qaar gunsanaaaa
Gunta ku ciyarta haweenka cadadise nin gob waa cadadii 💚gargasa ❤marya ❤ugbaad🥀mudan 💎ayaan💖qadan💞maryan💖ubax💞hodan💝hoodo💘mutaaz💕huda💙dagan
Nin goba waa caadidii 2024 ❤ nin gun waligay wax nama dhex marin
Waxaan qalbiga kadareemayaa xanuun xad dhaaf ah oo waxaan xriirka isku jrny qoftaan dunida ugu jclaa💔 allahayow qalbiga ii qabooji
Just anii 💔🥺
🥲🥲 waan ka wada gudbi doonaa walashy 💕
@@xiinkamedia masha allah wllshy ❤️👑🥺
@@IsmahaanAli-me9fs wllky dheh 😬😀
@@xiinkamedia hye brother ❤️😂
6yrs an wady cidlo ku so dhacy😢😂
Jacyloow ❤❤❤❤aabaha was😂😂😂
Cidban igu ka dirayn 😭💍❤️👳🏻♂️
Weli layma dhawicin But Dareen gooni ah baa dareema heestan 😮❤
waxa inkirtay wanagi no dhaxeyay iyo wax wlpo anku sameyay waxa iquuri weyday ina idhahdo iska key cafi wa nasiib daro wlhi Dhib malhn hadaad farxdada ka dhax argtay guurkas maka xumi farxadaada iska faraxsanow waliga ana malin un wan bogsan dona insha allah
Sideen ku ilaawa💔😭
@@badmaceye1227aamiin
@@badmaceye1227😢😢😢😢
Hal sano io hal bil 😢 without you
Cafisku waa muhiim wllhi 😢😢
qof an ceesh wada cuno cawas safar wada galo aha cudud ii aha anaa cafis
door biday mrkuu bila sbb iga tegay mana ilawi dono wanagagi iyo nariistadii ifkana farxad ku waaar akhirana janatu fardawsa ana wan bogsan malin malmahavkanida matirtiro xasuusta wxakeliya anweheshada wa xusustada hawgu qlisanata magacaga oo an wllkay nogu yar ubixiyay cabdirahman ❤ wxnku rajaynaya nolol qurux badan.
Best song khalin kamil heestan everytime ayaan dhageygeystaa ax ax ax yaaa jeceyl ❤❤❤runti jaceyl aan igu jirin ayaad iga lisay keep goin my proo
Wan jeclahay isaga mana rabo ina wayo illahow idaa ada i siin karee yaxyehayga 😢❤
18-5-2022 habenkeda ayaa dhagesanaya hestan 🤦🏾♂️wallhi waxn kaliya an soo xasustay ayaa ah gabar an mudo wada soconay 2014/25-5-2020💔 ilaa hda waxn ilobi karin waqtiyadi quruxda bdna oo an soo wada qadanay Nolasha Marwalibo Kuma Sineso waxa Ad rabto kaliya waxan kuleyahay kunolow nolol farxadleh abid mida usareso Hawaro Jacelka Waligisa🙏🏽
5jeer ayan dhageytey wali kam danlin inkasto an jecel iso marin wan ku haystaaa hestan daren ayaa iga lisey❤❤
Waqtikan heystan dhageysanoyo Waxaa daremoyo 😢xanun 22:25 17/8/2023 😢 maalmo igu adag bisha 8/2023 😢😢 waxa rajeyn donaa Sanadka danbo farxado badan 😢i a 🥺🥺
I A
Aamiin
heestan waxay igu ledahay xasus igu dheer qof aan wakhti badan wad qadanay baan xasusta markaan arko meeshay ka baxaso wlhy waxan yahay waan ilaaw xaqiiq qofkaan ku xasusto u malyan mayo intad aduunka jogo inu isoo mari dono
💔🥺
Heestan waxan dhagysanyaa jun 2/2024 anoo safara waxan soo xasuustay gabadh aaan aaaad u jcelaa oo la odhan jiray safa slaeeban oo aannu is barnay 24/11/2020 waxa kale odhan kari maaayee waxay ahayd qof wanagsan oo hadii jacayl jiro aan jeclaa haduu jiro qof la aaamino aan aaminay lkn nasiib hada oo aan heesta dhaysanyo waa kal hadhany lkn xasuusta aan ka hysto ayaaa ah qoraaladii waxan ku leeyahay dhigaa ugu sharaf badnaw waxanan iloobi wayy qoftaa saan u jeclaa kly hadana kala hadhany lkn way igu adkaan doontaa sidaan qof u jeclaan doono rabi nolosha haku qurixyo ha(hadaan kugu wayay calaf caruurtaydan kaga sheekayn )💔💔😢
Axx wlh commentkan oo itaabsaday. Ilahay badal ka qurux badan ha ku siya wll.
inta heestan tiktok kaso raacday iyo qisadii heaven 😢
Calol samidaa oged
Cadhaa salfudedeneyn
Cidbaa igu ka diren
Haduu soo dumo curkiba💘💔
War wiilku cod mcnaa ManshAllah
14 February 2024 hapeen 3 hapeenimo ayaan dhagayzanayaa walhi 3 sano kadib kla tageenii wali ma ilaawin farxadii iga lunty malintii aragtidaada iigu danbysay inta
Qalbiyada ka ilmaynysa wa aan urajaynayaa maalmo nazariizleh😢😢
Wll ma joogta😢😔
Guntaa ku ciyaarta oo
Hawweenka cadadise
Nin goba waaa caadadi
Madxiga curadu jecla ❤.
Maanta waa malintii u danbeesay 2022 pls iisoo duceya inuu ilahey awlaad isiiyo wlla yaal waan idin baryaa ii duceeya🥲
Allaha kusiiyo abayo
Allaha Awlaad baari ah hakusiiyo wllshei❤️🥺
Who is listening this song 2024 july❤ ismuji
Aniga 😢😢😢
Heeztn Xzuuz Gaara Ileedayy Ani wlhi.
Inkzton dhawr zano kahor Kala Harnayy Haddana Qalpigyga Yadunba ku jirta.🖤😥
That feeling noww ina Ahmet FaraH🖤👸
2024/march/ Friday waxaa daremaa xanuun qalbiyan ah 😢❤
Guntaa ku ciyaartaa oo
Haweenka cadaadisee
Nin raga waa caadadii
Madxiga curaduu jeclaa
Hawaaro jacaylku inta is jecelna
Ilaahay haysku barakeeyo inta is raadinaysana ilaahay hayskusoo
Dhaweeyo heestani waa top wxd moodaa inay 💔💔💔
❤khaalid atiyo❤2Bk❤
Jᴀᴄᴀʏʟ ɪɢᴀʟᴀʏ ᴡʟʜɪ🥺♥️🥵
Xasuus heestaan nin aan xumeeyay baa isoo diray markay soo baxday
Hestan way iga gadantay aad ban ujcelahay wllahay SULEKHA ASMA SAFA 👸👸👸ALLAH IKIN DAYO INa kamil cawale fanan an wato waxay I yihiin wax kaste o dunida yalla hooyo macaan allah janada ku geyo igu so duceya hooyo macaan wll mahadsantihin qof kasto o komantigayga akhriyay hooyoyinka somaliyed janàda allah geyo
1/1/2019 malinkii nolsheyda ugu xanuunka badneyd💔suldanow walee qimahad I leehd baan Idlaneyn😢waxan ku rajeynya noll qurux badan iyo farxed aan dhamd la heyn ilhey wax dhiba kuma tuso nolshaad iga dooratey noqo mid ku nagaada wall😭❤
Oh my God wll qoralkaga wad iga qiiraysisay runtii wxa iso jiitay qofka ku cidleeyey sidad hadana ugu ducaysay 🥲🥲🥲
Sumaya Ahmed asc wllshy magacaygu waa hani waxn joga hargeisa wll waxn jeclahy inan lasaxibo dadka qalbi jabku hyo si an talooyin iyo dhiri glin iyo iskaashi jawi badalasho asxb hiil iyo hooba ugu cawino sido kle waxn ka shaqyna cawinta dadka danyarta ah iyo dadka nafada Facebook wd iguso darsan xamda ibrahim bna igu qorn sawirka shekh mustafe aya isarn wll gabdho kaliya ayn nhy nagula sxb khairka wll nolol xasilon bn ku rajynaya
@@heegansports3818 i soo codso
Bilowgii 2018 ayaan xariir bilownay
Ilaa hadda waan wada socona
Marar badan aan isku dhacno
Kala aamusno bilooyin badan
2025 ayaan i.a rajaynayna
Guur xalaal ah ❤❤❤
Hanbalyo 🎉❤
Erayadii Abwaanka weyn khaalid miino Ninka faraha looga gubtey oo qisooyinka dhabta qora🥲🥰❤️🙏
War baad haysaye laxanka yaale
Waqti Kadib ayaan soo booqday 16/10/2024 Haben khamisa waa yaha aduunka ayaa ruuxba meel dhigay umuuraha allaha hakuu sahlo hadii aad iga danbeeso oo aad arakto qoraalkaan ee like saar🤝👍
Who listening 2024❤Kama daalo
Aniga
Khaalidow sidee wax yeshay wlhi faanan waa dhafaty