Vlog | Xaafada Rihab iyo Azhar Schools| Fardowso Isku filan.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 жов 2024
  • Mar walba nagu xernaada si aan uga faa'iidesatan videos aan soo dhigno.

КОМЕНТАРІ • 76

  • @fatmachanel2424
    @fatmachanel2424 3 роки тому +5

    Masha alah abaayo qurux nosoo badi waanagasoodaahdey ayaamahaan waan kuuxiisney walaahi

  • @samsammohamed163
    @samsammohamed163 3 роки тому +2

    ManshAllah Abaayo waa soo socda macanto😍😍

  • @umamiinmuqtar811
    @umamiinmuqtar811 3 роки тому +1

    Maasha Allah abyo kawaran amniga iyo isdhexgalka bulshada dugsiyada iyo skola låda ugu fiican

    • @fardowsoiskufillan
      @fardowsoiskufillan  3 роки тому

      Xabiibti channel kayga waa kujiraan intaasba anigoo kahadlaayo dib ugal iifiirso waad kabogan doontaahe xaga amniga waa meel aamina wax dhiba kuma arag

  • @za0712
    @za0712 3 роки тому +2

    MaashAllaah ukhty Fardowso iskufilan inshAllah ukhty markaaan Qaahira imaado waan kusooo WICI

  • @fardowsasaid8101
    @fardowsasaid8101 2 роки тому +1

    Ilaahay khair haku siiyo, aad baan maclummadkaaga oga faa’iday.

    • @fardowsasaid8101
      @fardowsasaid8101 2 роки тому

      Abaayo ma kula soo xiriiri karaa? Haddeey kugu culustahay, waan dareemi karaa oo dhib malahan. Lakin inaan u soo guuro ayaan rabaa, la hadal kaagana aad bee ii caawin lahayd.

    • @fardowsoiskufillan
      @fardowsoiskufillan  2 роки тому

      Fhashi49 Snapchat igala sooxariir abayo

  • @safiamuhsin9122
    @safiamuhsin9122 2 роки тому +1

    جزاك الله خير أختي الكريمة الله يحفظك ويحفظليك اولادك💕

  • @fardowsoiskufillan
    @fardowsoiskufillan  3 роки тому +2

    Please subscribe iisaara asxaabtiinana u shere gareeya like ugu roonaada video idin cajab galiyana waan soowadaa insha Allah video 10 kun like hala gaarsiiyo aad ayaana idinkugu xiisay asxaabta kuxiran channel kayga fardowso iskufilan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤

  • @makamohamed7973
    @makamohamed7973 3 роки тому +3

    Masha allah, Jzklh abyo sida fiican oo aa noola wadaagtey, Insha allah summer ka ayaan usoguura madinatu nasr aniga iyo caruyrteyda .

    • @fardowsoiskufillan
      @fardowsoiskufillan  3 роки тому +1

      Ilaahey hakuu fududeeyo xabiibti welcome masar

    • @makamohamed7973
      @makamohamed7973 3 роки тому +1

      Thanks xbbty, sanada badan ayaa jeclaay in aan ilmaha geesto alxamdullillah guri diyaar ii waaye ticket waa goostey Insha allah 3 months iidhiman.

    • @fardowsoiskufillan
      @fardowsoiskufillan  3 роки тому +1

      @@makamohamed7973 ilaahey hakuu soofududeeyo qaali badan qurux

    • @makamohamed7973
      @makamohamed7973 3 роки тому

      @@fardowsoiskufillan Aamiin abyo Jzklh

  • @farxaancolaad6263
    @farxaancolaad6263 3 роки тому +2

    Maasha Allah maanta maalin farxad leh video gaada hadaan helay waan jecelahay sidaad warbixinada noogu soogudbiso waxaana rajaynaa inaad sidaan marwalba noola socodsiin doonto insha Allah

  • @fadumosaid9019
    @fadumosaid9019 3 роки тому +1

    Welcome back waaku xiisney🥰🥰🌺

  • @nasracaynab411
    @nasracaynab411 3 роки тому +1

    Maasha allaah walal waayadan waan ku weynay,soo dhawoow xbbti

  • @kadraadenguelleh2903
    @kadraadenguelleh2903 3 роки тому +2

    Salam sister manchallah horta qurux waye meshaan. Wll waxaad iga soo warantaa xafadaan guryaha kirada iyo schoolada plz thanks

    • @fardowsoiskufillan
      @fardowsoiskufillan  3 роки тому

      Way kujiraan abayo channel hoos ugal waad arkaysaa horaan oga hadlay

  • @nastehaaden3634
    @nastehaaden3634 3 роки тому +3

    Masha allah beautiful place ♥️🌺🌹😍🥰😘👍

  • @anabhassan6977
    @anabhassan6977 3 роки тому +1

    Asc abaayo mashallah waayahan laguma arag soo ma fiicnid allaah idin xafido dhamantiin

    • @fardowsoiskufillan
      @fardowsoiskufillan  3 роки тому

      Haa xabiibti wan fiicanahay alxamdulillah mahadsanid abayo

  • @fadumosaid9019
    @fadumosaid9019 3 роки тому +1

    Mashaalaah beautiful place wlaahi
    Thanks fardowsa cadey saad nola wadaagtey

  • @farhiyahmohamed9868
    @farhiyahmohamed9868 3 роки тому +1

    Masha Allah jazaaki Allah kheyr abaayo

  • @hafsaabdulkhadir7565
    @hafsaabdulkhadir7565 3 роки тому +1

    Asc abaayo waa luguwaayay , jizaakallaahu qeyr sidaa noguwad

  • @fowziyoahmed3975
    @fowziyoahmed3975 3 роки тому +1

    Masha allah beautiful 😻 place shugran xabibti

  • @zakali8271
    @zakali8271 2 роки тому +1

    Mash allha 👍🏼👍🏼

  • @nura1283
    @nura1283 Рік тому

    جزاك الله خير

  • @joe696
    @joe696 3 роки тому +2

    Mansha allah Iskufilan wan kuxisnay abaayo

  • @iskuroon4370
    @iskuroon4370 3 роки тому +1

    Maasha Allah beautiful place

  • @nijaj9157
    @nijaj9157 2 роки тому +1

    Asc abaayo shukran in badan videoyada nala wadaagtay. Abaayo iqaamadda loo noqnoqonayo Waa Mxay? Waxaan maqlay mar hdii cunug school kuu dhigta iqaama Waa lagu siinayaa

    • @fardowsoiskufillan
      @fardowsoiskufillan  2 роки тому

      Abayo halmaalin laguma sooqaato balamo ayaa lagu tagaa intaasna wax dhiba maahan

  • @idajasuban8678
    @idajasuban8678 3 роки тому +1

    Mashallah xaafad qurxoon

  • @fardowsoisse3225
    @fardowsoisse3225 3 роки тому +1

    Masha alaah abaayo Inaa kulaxiriiro Ayaan Rabaa ee xageen kaala sooxiriiraa

    • @fardowsoiskufillan
      @fardowsoiskufillan  3 роки тому

      Snapchat ama WhatsApp abayo

    • @fardowsoisse3225
      @fardowsoisse3225 3 роки тому

      @@fardowsoiskufillan Snapchat kaada isii xabibti

    • @fardowsoiskufillan
      @fardowsoiskufillan  3 роки тому

      @@fardowsoisse3225 fhashi49 waayay qaali badan

    • @haniladanchannel5825
      @haniladanchannel5825 3 роки тому

      @@fardowsoiskufillan abaayo snapchatka afarèsa iskufilan channel.kugu soo darsaday i aqbal.waan kubaahanahay lambarkaaga waa iga baxay

  • @caamir8
    @caamir8 3 роки тому +1

    Walal waa lagu waayey adi iyo niciimo

  • @cabdiwahabcali4937
    @cabdiwahabcali4937 Рік тому

    masar ayaan rabaa inan waxbarasho u imaado haddana waxan ku suganhy addis ababa ma iga caawin kartaa inaad iisoo saarto visaha khaasatan jaamacadda azhar ayaan rabaa inan imaado

  • @umuimraanimraan1248
    @umuimraanimraan1248 Рік тому

    Abyo wxaan ahay gabar turki dagan waan kudawadaaa abyo waan kuuu bahanahay inaaa kula soo xiriiro hdeee macquuul thy abyo

  • @cagadahabofficial9446
    @cagadahabofficial9446 3 роки тому +1

    jazamullah abayo
    schoolada Al Azhar carabi miyay ku baxaan mise englishna waalagu barss

  • @ayanisse2082
    @ayanisse2082 Рік тому

    Waxan kasoboqday fatima muna channel

  • @queensferry1232
    @queensferry1232 3 роки тому +1

    Acs habo I like your chanel

  • @kk6yguu722
    @kk6yguu722 3 роки тому +1

    Mashalha iskolada waa meqo

    • @fardowsoiskufillan
      @fardowsoiskufillan  3 роки тому +1

      2000 dollar kayar iyo kabadana waajiraan

    • @kk6yguu722
      @kk6yguu722 3 роки тому

      Abayo masandikba mase lagata masriga miya walalo macanto dugsiga quranka

    • @fardowsoiskufillan
      @fardowsoiskufillan  3 роки тому

      @@kk6yguu722 waa sanadkii school dugsiyada quranka waa bilbil waana lacag yar

  • @munaserhaji2256
    @munaserhaji2256 2 роки тому +1

    Asc abaayo wan ku so wac

  • @mohamedabdullahinoor
    @mohamedabdullahinoor 7 місяців тому

    Wll scholarship oo full free masar maga xelaa qof so dhameyee Dugsiga sare kenyaa oo raboo dhankaa dintaa sida Arabic iyo Qira idhoyonkaa Quranka

  • @amina0432
    @amina0432 3 роки тому +1

    كتوو

  • @amina0432
    @amina0432 3 роки тому +1

    وأكتآو،

  • @hafsaabdulkhadir7565
    @hafsaabdulkhadir7565 3 роки тому +1

    .waan sosocanaa