Xogta kulliyadaha || medicine jaamacada Qahira.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • Kulliyada caafimadka waa mid ka mid ah kulliyada ugu badan arady soomaliyeed ee dalka masar wax kabartan
    Kulliyada cafimadka ee jaamcda qaahira waxa ee aasaasantahay ku dhawad qarni waxaana ka aflaxay kumanan dhaqaatir ah oo tayo iyo waxtar ugu adeega bulshadoodw.
    Kulliyadam oo aad u balaaran arday badan dhigtaan ayaan ka wareysane arday ka mid ah ardayda caafimadka ka dhigata jamacda qahirah...

КОМЕНТАРІ • 67

  • @mcfilmsvlogs9207
    @mcfilmsvlogs9207  4 роки тому +17

    Sidaad noo jeceshihiin ayaan idin jecelnahay walalayal dabcan maalmihii aanu kala maqneen waxaa inoo socde examka jaamacada.. hadan soo daahne waa idinka rali gilineynaa.
    Mahadsanidiin❤❤❤❤❤

  • @Ustaadka09
    @Ustaadka09 3 роки тому +2

    Waxan ubaahna arday somali ah oo dhigta JAMACADDA AZHAR ee egypt oo iiga war bixiya xogna aan ka helo.

  • @fiidayeofficialchannel5465
    @fiidayeofficialchannel5465 4 роки тому +3

    Ar laf aha codkar noqotay imbow

  • @bishaaromxamiid4645
    @bishaaromxamiid4645 4 роки тому +2

    Wall kuliyada tarabiyada ama sharecada meqa sano ayaa lagu dhameya

  • @amalfarah4260
    @amalfarah4260 4 роки тому +3

    Shan sano dhanaa bismilahi oo wali wax u sii dhiman intaas marka jaamcda baranaayo nin maa iska guursado. Hhh😆😆😆😆

    • @yaxyepro7118
      @yaxyepro7118 4 роки тому

      Si kalaa laguu hayaa ma is tiri😀😀😀

    • @yaxyepro7118
      @yaxyepro7118 4 роки тому +1

      Amal farah ani iyo adi barakallah🤵👰

    • @jamaharir
      @jamaharir 4 роки тому

      Guurku isaguba waa jaamacad baayo

  • @kaafiyaabdirizak
    @kaafiyaabdirizak 4 роки тому +2

    Masha Allah wllky ❤️ Mohamad Hassan

  • @mohamedibrahimmohamed7409
    @mohamedibrahimmohamed7409 2 роки тому +1

    Wll inanka WhatsApp kiisa

  • @mohamedabdullahi7075
    @mohamedabdullahi7075 4 роки тому +3

    keep going guys👌👌

  • @dahraanmohamed6756
    @dahraanmohamed6756 4 роки тому +1

    Dad lawaaye io mowduuc muhiiim Ah msha allh inoo sii wada yaaqay adinka youtu.be in ku haaye kagamiska inka joojia.

  • @aliamohamed3365
    @aliamohamed3365 4 роки тому +1

    Ardayda jamacada qaahira dhigata ee soomalida ah waa xqiiq iskama war hayaan. Waxan bogoodinaya ardayda isku xilqaanty inee is baran ardayda walaalahooda ah cid walba oo laheed barnijka xogta kuliyadaha mahad haka gaarto inkastoon wali kuliyadeyda la imaan hadana wxaa xan igu soo gaartay inee liiskiina ku jirto. ✅✅✅

  • @ataxcade6969
    @ataxcade6969 4 роки тому +1

    Horey u socod wanagsan my brothers A/risaq and Mursal wax kle nice music hor dhaca barnaamijka ayan la dhacay

  • @Ustaadka09
    @Ustaadka09 2 роки тому +1

    Online ma bixiyaan?

  • @jamaharir
    @jamaharir 4 роки тому +1

    Rag la waayay xagee ka dhacdeen beryahan laydinma arage

  • @jamaharir
    @jamaharir 4 роки тому +1

    Kuliyadaha warkoodu waa igu socdaa

  • @shukriahassan3043
    @shukriahassan3043 4 роки тому +1

    Barnajikn wuu naga gadanyahy

  • @dekomohamud7555
    @dekomohamud7555 4 роки тому +1

    M.a wlalayalk gulesta inta idin harsan

  • @sabariinxarago4439
    @sabariinxarago4439 4 роки тому +1

    Waw waa mowduuc aad u wanagsan wana ka helay mural iyo sxpkis keep going wax badn ayAan kaa faa iday wlh thanks my prothers keep going hormar ayaan idiin rajeynaa I. A

  • @aziizabintibrahim4170
    @aziizabintibrahim4170 4 роки тому +1

    Barnmjid aaad u qurx bdan

  • @yaxyepro7118
    @yaxyepro7118 4 роки тому +1

    👍👍👍👍 banamij qiima leh waaye m.a

  • @aziizabintibrahim4170
    @aziizabintibrahim4170 4 роки тому +1

    Masha Allh hory u scda ayaan idin leee yhy

  • @AK-ol6rm
    @AK-ol6rm 4 роки тому +1

    حلوه

  • @aliamohamed3365
    @aliamohamed3365 4 роки тому +1

    Dr diyaarsan ayaad noo keenteen qof ka kuliyada laga wareysanaayo qof wax badan kala socdo inuu yahay wajigiis laga fahmaa.

  • @abdiaden883
    @abdiaden883 3 роки тому +1

    Go forward mr abdirizaaQ

  • @diingabuur7961
    @diingabuur7961 2 роки тому +1

    Good

  • @samiramusa4891
    @samiramusa4891 4 роки тому +1

    Wxba lagama maqlayo

  • @maxamedmaxamudkeyse9953
    @maxamedmaxamudkeyse9953 4 роки тому +2

    UA-cam iyo qaahira sidee iskugu wadaan waliba idinkoo arday ah dad diyaarsan tihiin

  • @abdirashidnur863
    @abdirashidnur863 4 роки тому +2

    NICE😍

  • @aaminoaadan1238
    @aaminoaadan1238 4 роки тому +1

    Masha Allah dr maxamed

  • @amuunali6103
    @amuunali6103 2 роки тому +1

    Walaal sanadkii waa imisa lacagta medicine ka plze iisoojawaab

  • @hassanmohamed4103
    @hassanmohamed4103 4 роки тому +1

    Keep going bro

  • @bishaaromxamiid4645
    @bishaaromxamiid4645 4 роки тому +1

    Wall kaso hadla kuliyadaha tarabiyada iyo sharecada qab ka loqabilo ardada somalida iyo ardayga aan sifican luqada carabiga ugaranenin ee na raba in uu bar to kuliyadahas qabka shahadada ee machadlaga bixixo ee somaliga wall fah fahin iga sii

  • @inahajimahadhassan6365
    @inahajimahadhassan6365 4 роки тому +1

    Lafoole camerada waxkle ku noqotey 😹😹😹💔

    • @aalacadde
      @aalacadde 4 роки тому

      Bintu Jamila hhhhhh xitaa intaaa?!

    • @yusufahmed2048
      @yusufahmed2048 4 роки тому

      😂😂😂 ke waye kaaas 😂😂😂

  • @jibrilshsaid9375
    @jibrilshsaid9375 4 роки тому

    Dr.maxamed xasan xusen masha allah wax fiican ayad dadka u faideesen

  • @mariamali4346
    @mariamali4346 4 роки тому +1

    👌👌👌

  • @apdallaaqil6669
    @apdallaaqil6669 4 роки тому

    Masha Allah
    Dr lafoole Keep going bro

  • @farxaanxirsi175
    @farxaanxirsi175 2 роки тому

    Masha allah

  • @abdiaden883
    @abdiaden883 3 роки тому

    Mashallah

  • @maxamedmaxamudkeyse9953
    @maxamedmaxamudkeyse9953 4 роки тому

    Masha allah waad ka baxsateen

  • @munaqali3385
    @munaqali3385 4 роки тому +1

    Masha Allah dr lafoole😍

  • @inahajimahadhassan6365
    @inahajimahadhassan6365 4 роки тому

    Lafoole camerada waxkle ku noqotey 😹😹😹💔

  • @xamdicabdi2973
    @xamdicabdi2973 4 роки тому +2

    7 sano iyo bar jaamacad markaa baranaayo ma waalanahay aboowe ilah hakuu fududeeyo waaba sabar badanyihiin ragaan 7 sano jamacd dhiganaayo

    • @mohamedhassanhussein8068
      @mohamedhassanhussein8068 4 роки тому +2

      Waqtiga laba goorba wuu socdaa ma istaagayo marka waxaa wngsn inaan wax barano oo aan ka faa.ideysano

  • @sacdiyomohamed2549
    @sacdiyomohamed2549 4 роки тому

    🥰🥰

  • @aliomar5653
    @aliomar5653 4 роки тому +1

    15kun arday ayaa dhigata kulaha kuliyada cafimaadka hhhhh hal kuliyad sidee 15kun arday ku dhigtaa taas waa idinka diiday

    • @mohamedhassanhussein8068
      @mohamedhassanhussein8068 4 роки тому +2

      Kuliyada waa mid wayn sanad kasta waxaa dhigata arday ka bdn ama ku dhaw 2kun ardaydaas ma ahan kuwa hal meel cashir ku qaata waa la kala qeybiyaa sidoo kale 3da sano ee dambe isbitaalada ayaa lagu qaataa waxaan filayaa inaad sawiratay jmcd ama meel yar oo 15 kun la isugu geeyay lkn arinka saas ma ahan waa arday meelo badan iyo maadooyin loo kala qeybiyay oo laga yaabo inaysan is arag

    • @yusufahmed2048
      @yusufahmed2048 4 роки тому

      Meesha ma waxa u malesa jobkey bro 😂😂 kuliyadan inte ku fadhiso 10 jamacadod somalia ku yala laysku daray ine la egtahay fila hadaysan ka waynen 😂

    • @yusufahmed2048
      @yusufahmed2048 4 роки тому

      mohamed hassan hussein ninkan jobkey iyo hope university madaxa kaga jiran Dr 😂😂