Xogihii udanbeeyey Dhaarinta Madaxwayne Ciro ka dib Jiho Nooceeya ayuu udhaqaajinayaa Qaranka jsl

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 32

  • @a.mohamed9655
    @a.mohamed9655 12 годин тому +3

    Mahadsanid Maal TV and his crew, waa runtaa 100%, Madaxweyne Muse sidu reeSomaliland u sheegayba waxa wada guulaystay JSL kulligeed.

  • @awilarte4769
    @awilarte4769 11 годин тому

    Maansha Allah. Waa rageedii.Allaah yaxwadak

  • @IbrahimAhmed-yk5ls
    @IbrahimAhmed-yk5ls 4 години тому +3

    Aflagaadadii muuse biixi iyo Reerkuu ka soo jeedo lagu hayay 7ba Sanood ka hadal. Ciro iyo reerkuu ka so jeedo cidi ma caayine maxaad ka kubanasaa yaa isgaadhay.....

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l 15 годин тому +3

    Gabaldaye xassan sh

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l 15 годин тому +1

    Maal tv thanks

  • @abdikarimabdiibrahim3962
    @abdikarimabdiibrahim3962 3 години тому +1

    Muuse iyo reerkooda wixii lagu hayey ha laga hadlo, hadii kale cirro iyo reerkiisu haku tala galaan tii mid ka xun.

  • @abuhanaan9009
    @abuhanaan9009 14 годин тому +1

    Run ahaantii madaxweyne cirro ilaa hadda waxba inooma sheegin xassan sheekh hadalkiisa maad fahmin ee wuxuu ku yidhi Jamhuuriyada Somaliya iyo somaliland waa sida jamhuuriyada Somalia iyo puntland
    Annaganu waxaanu leenahay Jamhuuriyada Somaliland

  • @Asli-i5k
    @Asli-i5k 14 годин тому +1

    Jailed maxaad ku bogaadinasaa ma ninka afkiisa somaalilaand ka ilaalinaya malaha sheekh waanad fahmi siduu udhigay hadalkiisa anagu soomaaliya manikin

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg 14 годин тому +1

    Isaaqu. Waa amaan ku rime,somaliland yaanay somalida ay ka go,ayso,kala dhaweysan

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 11 годин тому +1

    Waar Somalia hambalyo kuumay soo dirin ee wuxuu kugu sheegay maamul goboleed iyo gobolada waqoyi markaa hambalyadooda in qolada ay usoo direen in ay u jawaabaan ayey ahayd taas oo weliba iyaga lagu xaman jiray Somaliweyn in ay xidhiidh la leeeyihiin,

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 3 години тому

    Welba hordhaciina gaboosaa sheegay

  • @ahmedomarhassannouh4035
    @ahmedomarhassannouh4035 12 годин тому

    maaltv khayr hel difaac cobaa meel lagu taga

  • @mohamedadam9873
    @mohamedadam9873 7 годин тому

    Geesi geesi dhalay. Allow yaa reer S/Laand oo dhan, gaar ahaan Isaaq, ka wada dhiga adoo kale. Waad ku mahadsantahay sidaad u dhigtay ujeedadaada quruxda badan, taasoo ay tahay inay reer S/Laand oo dhami intay rikoodh graystaan xadiis ahaan u dhegaystaan. Nooliw walaal.

  • @cabdinuuromar5088
    @cabdinuuromar5088 14 годин тому

    Qaran majiree qabiilka wuxuu u dhaqaajinayaa meeshii danta isaaq ku jirto

  • @luuljemac7527
    @luuljemac7527 14 годин тому

    Walayabayhuwanti ooiyagocagangurgi gurigihabarti ciro xafayada xidhna ayay daydayan halku kuyala

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 15 годин тому +1

    Madhici karto waxasi

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 Годину тому

    Faqash waxay ku dagaalamayaan isku dirka xamar iyo hargaysa isaaq iyo habarawal abwaan taa ka hadal

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 15 годин тому

    Abwaan Xamar ayaa nala geenayaa ilaa intii Madaxweyne ina soo martayba waa la lahaa lakiin Madaxweynaha markaa joogaa ayaa loo baahan yahay in uu shacabka tuhunka ka saaro oo marka deelqaaf ama aflagaado ama hanjabaadi ka timaado dhigiiisa Xamar waa in uu jawaab siin karaa.

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 11 годин тому

    Qabiilada waxa horboodayey odayaal Jibouti iyo Somalia iyo dawlada kale ka soo qaatay lacag iyo niman tujaar ah oo kaadhadhka dadka iibsanayey oo malaayiin geliyey sida INA AW SICIID oo Sacad Muse ah markaa waad ogtahay Ciro wax loogu codeeyo in aanu la iman ee uu 7 sanadood dawlada dabada hayey oo lahaa laygama badin jabhado sameeyey askar laayey hadii dawladu waxaa dambi ugu soo oogto sida caalamka oo sharciga la raaco maanta jeel ayuu ku jiri lahaa laakiin madexweynaha jooga oo jabhad ahaa oo khibrad badan leh ayaa u dulqaatay markaa waxba qabiil ha dul saarin, bal waxaad ka warantaa maanta hadii 7 sano ee Ciro mucaarad ka ahaa Muse Biixi sameeyo wax ma soconayaan???? ka jawaab. Waa Muse Biix oo Gob ah oo Ciro oo Gun faqash ah anigoo weliba Muse Bixi SNM mooyee aananu isku qabiil ahayn.

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 3 години тому

    Abwaan fartu way kugodantahay xamar raacyaa diidyoo dadkiisa latalo nonyaaba loomina fadhiyee😅

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 11 годин тому

    Waxaad iiga jawaabta 7 sano ee uu Ciro mucaaridka ahaa wixii uu sameyey ee jabado lahaa mudaharaadyo cay hadii madexweyne Biixi sameeyo Ciro wax ma u soconayaan adigoo og in marka laga soo baxo Burco wadadaa dheer ilaa Wajaale ay degaan beeshiisu bal suaashaa nooga jawaab?

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 Годину тому

      Adigu baradho kululeey berigii horena HY baad iska dhigi jirtey maantana habar awal baad u guurtey

  • @JaamacReerizaaq
    @JaamacReerizaaq 14 годин тому

    waxaasi kaan bayn Bay ahayd ee dadku wax ha fahmaan

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 5 годин тому

    hasan ma bogadinayno sababto ah mj puntland buu ugu yedhana anaga magaceenaa ayuu diida gobalad waqiiyi buu yidhada dadkan nafta haysaa ciro ayaay leyihin wa didin naxariisnaya cabdi shakiir wuxu ku hadli jiray miyuu ka taanasulay wa maya wa been laxowsi ciro la beer laxowsanyo lakiin ciro wa somaliland mana aqbalayo is macanayntooda kuwan dan iy heelo makama lihin is nmacayntooda 64 naga khasariyeen soamalia hadaa uma jeedo baybaysigooda dacadna kama ah

  • @ismaelmohamed1737
    @ismaelmohamed1737 11 годин тому

    Umad somaaliyeed ma nihin ee somaliland baan nahay

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 14 годин тому

    Xamar maxuu uga baahanyahay ,waxa aynu kala nahay nin Fooq 30 dabaq ah dhistay iyo nin Cariish ku jira uu intuu dumiyo cariish aan kula yeelanayaa ,
    xamar iyo dagaanada kale midna dhib uguma jirto aqoonsiga somaliland dawlada ha khaliijku iyaga oo dawlado ah bay wax badan isu kaashadaan ,
    somaliland waxay wax wayn ka qaban kartaa dhibka haysta walaalahooda somalia hadii ay Runta ka sheegi lahaayeen dawladnimada ,

  • @axmedali783
    @axmedali783 11 годин тому

    Geesi qaran taariikhdaa ku xusi doonta ururiye runsheegaa tahay

  • @nourismail4114
    @nourismail4114 14 годин тому

    Wariye no wada hadaal Somali weyn, reer kulmeyi walaga garaa hele ,raligin shacabka siya ,bye bye bye jeeganti iyo qabilayada qaramon

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 15 годин тому

    Maasha Alla, cid kasta oo soo hambayeysay Madaxweynaha Cusub Dr Cirro, Thanks a lot 👏
    Somaliland waxay mudantahay ku dayasho waxaa cadwogu ku cayaa waxaa isdoortay Islaamo Idoor, Anaga Islaami waakuwa doorashada fiican markasta qabsadda, ee Islaamiyiina Korya isu sitaa,
    Maxaa u heshiin weydeyn, Islaamaha daarood iyo Islaamaha Hawiyow walaalayal,
    Guuuuul Somaliland
    Maasha Alla,
    From Garxajis❤
    Wolga

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg 10 годин тому

    Ttyo