@@MJRashiid ilmo aan waalid la socon oo Canada lagu soo tuuray yaa u miciina? Ganges ayuun bay ku dambeyn anaa Toronto ku nool kuwii waalikood joogay ayaa ka celin waayey
allaa maa la sugo ilaa 25 uu ka gaaro reerkiisaa saxsan maa loogu simo 20 jir wiil ah oo canada kaligii loo diriyo gaangi uu noqonaa ilaaheey ha ka badbaadsho. dadkiisa wanaagay la jecel yihiin allaha wiil wanaagsan ka dhigo.
Xayawaanad pizza iyo McDonald ayay ka hadleysaa ilmaha diintooda ayaa ka weyn ajinebi ayaana dhalay ayaa lagu yidhi maxaase family is dhalay ku dhex geshay
Xaqiiq hadi laga hadlo wa rer ficn oo badbaadi caruurtas wayo hoyada hade xanusaned qarke u saranayeeen iney gaalo qadato baahida cid kuso Korin maleh Alxm ha dhaho wilkas hadana isaga hoyadis walaladis ha bilo haku noqdo canada
@@ElmiGutale-p1e inanka reer ayaa dhalay maxaa Somali oo dhan taladiisa fara u geshay? Tan kale Canada da’daasu waa inta badan koodu gang ka noqdeen oo la dill ama la xidho
naa ilahay maad ka cabastid ilamaha yurub ku dhiban oo kanisadaha qaaten sooshaka qaaten oo silaciyan kuwa xabasiyada ku jira kuwaasoo dhan ma ka hadashid mana caawisid ilamo soomaaliya mara kiihore laga keenay marakii lagu celiyo wadnakiisi kas leeba daba oradi ood soocelini waa dhibanyahay inatad dhahadid yurub iyo mareyakan iyo Kanada aa lagu dhibanyahay ee qofayahay shar iyo diina la aan baad dhalin yarada soomali yes aad u horaseedeyasa umada Allaha kaa qabato Aamin
Hana waa gabadh geesiyad ah abaayo dadka wiilka dhibaateeyey maantana waxay soo baxeen markay ogaadeen in wax loo qabtay waxay ka cabsanayaan in kanada laga dacweeyo
Hooyada maxay u guursatay ajnabi markii hore ilmaha ha u ciqaabina aabihiis waa ajanabi marna ma kala qarin kartaan ilma iyo aabihiis hadana xaqa soo baxay
Naagahani ma iyagaa la noolaa been badanaa Aabihii baa u dhaama jowhar hadii la jecel yahay maxaa school u diiday haday gargariirayaan may ilaahay ka baqaan
Waa sax Meeqa somalia ku dhalatay oo gaaloowdeey illahaa wax toosiyo, laakiin ma ahan in jowhar inta la geeyo waxbarasho la aan la dhigo 😅😢 dugsi ma leh school ma leh 😢😅
Inta dhaqna Allah hainoosaaidiyo inta dhibtoona Alle dhibka haka baxsho am yaarabi Laakiin wax dhiba maaha guri dulduleeyo iyo guri dabaqab tani waa aduun lagaba yaababa in guriga dulduleelo dadka ku nool Alle uga dhowyihiin kuwa kale kana xalaal cunsan yihiin Alle xaqa haynagu nooleeyo hana nagu dilo dhamaan teenba Aamiin Yaarabi
Labaatan jir hadda Canada lagu soo cesho yaa ka masuula? Yaa xaq u siiyey inaad tidhaa passport kiisa farta iga soo saara waar naagta xun iska qabta wiilka taladiisa reerkiisa ayaa leh
In guri lasoo duubo waxba ma tareyso wiilkan Canadien waaye waana nin weyn intuu soo tahriibi lahaa, passportkiisa hala siiyo Canada ha lagu soo celiyo insha Allaah.
Hadda naagtan, hadalkeeda waxba ka ma fahmin, maanta oo dhan waxay xanuunsatay, haddana way soo baxday bay ka dhamaan wayday, maxaad wax noo sheegin adigaba dhimanka ah.
Xayawaanad pizza iyo McDonald ayay ka hadleysaa ilmaha diintooda ayaa ka weyn ajinebi ayaana dhalay ayaa lagu yidhi maxaase family is dhalay ku dhex geshay
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
Salalahu caleyhi wasalaam ❤️ salalahu caleyhi wasalaam ❤️ salalahu caleyhi wasalaam ❤️
Sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam
Justice for Canadian Boy and his siblings. I don't trust this old man.
@@MJRashiid ilmo aan waalid la socon oo Canada lagu soo tuuray yaa u miciina? Ganges ayuun bay ku dambeyn anaa Toronto ku nool kuwii waalikood joogay ayaa ka celin waayey
@@samowsamale3490 Dadka dhan isku mid maaha, hadda ayaa waqti laga cunay markale yaan waqti laga cunin. Wixii hanuun ah allaa haayo.
Naagtan umada maxaa daba dhigay caruuraha dadkii dhalay u tashadeen
Ajir allaha kasiyo ayeyo hana abukarey❤ hj rer ayeydey weye❤❤❤alayaxafidak❤❤❤dhmnten❤
Inalilhi waa ini ileyhi rajacuun nagahan qabiil ba dardary reerkaasi wey dhibanayeen waayo waxu shegay inu hal sano iyo badh xamali ka aha muqdisho gurigana intu so maqna ayaa ladhisay waan wiil aqli midhana alha xefdiyo
Hana jazaakallahu qeyr ❤❤❤❤
allaa maa la sugo ilaa 25 uu ka gaaro reerkiisaa saxsan maa loogu simo 20 jir wiil ah oo canada kaligii loo diriyo gaangi uu noqonaa ilaaheey ha ka badbaadsho. dadkiisa wanaagay la jecel yihiin allaha wiil wanaagsan ka dhigo.
These social media are evil. Why don’t they stay out of families helping and raising them as Muslims.
Ubax waxa so qori lahaba ayada shegtay Thank abayo❤
Xayawaanad pizza iyo McDonald ayay ka hadleysaa ilmaha diintooda ayaa ka weyn ajinebi ayaana dhalay ayaa lagu yidhi maxaase family is dhalay ku dhex geshay
waa run diinata isalamka ayaa ka weyn waxey wadan naagtan sharakeeda umada Allaha ka qabato
Jwa run
Waa silciyaan ilmaha kuwaan
Private is good
hana wiilkaas adi dahir gacantina yow kabaxin codaas wacadow mustaqbalkisa ku ciyaren
Xaqiiq hadi laga hadlo wa rer ficn oo badbaadi caruurtas wayo hoyada hade xanusaned qarke u saranayeeen iney gaalo qadato baahida cid kuso
Korin maleh Alxm ha dhaho wilkas hadana isaga hoyadis walaladis ha bilo haku noqdo canada
lkin ilmahainewaxbarasho geeyann basaborada kenya loogu sooo cusbooneysii markas iyo markuu qaangaro dalka canada u celiyaan ayay eheed lkin wiilka cuqdade galiyeen cidas
Aslmclkm wrwb meesha uu rabo isaga soo dira kheyr allaha idin siiyee.
Jana abokor dadoow lanbakeeda isoosiiyafadlan waaidin baryaa
WAAD MAHADASANTAHAY
Wiilka haddii uusan Qaan gaarin xorriyad malahan,haddana waxey leeyihiin waa qaangaar meeshuu Doono ha ahaado waa xor maxaadhib ah oo jira saxiibayaal.thanks all.
@@ElmiGutale-p1e inanka reer ayaa dhalay maxaa Somali oo dhan taladiisa fara u geshay? Tan kale Canada da’daasu waa inta badan koodu gang ka noqdeen oo la dill ama la xidho
Ninka cadaanka ahaay away?
naa ilahay maad ka cabastid ilamaha yurub ku dhiban oo kanisadaha qaaten sooshaka qaaten oo silaciyan kuwa xabasiyada ku jira kuwaasoo dhan ma ka hadashid mana caawisid ilamo soomaaliya mara kiihore laga keenay marakii lagu celiyo wadnakiisi kas leeba daba oradi ood soocelini waa dhibanyahay inatad dhahadid yurub iyo mareyakan iyo Kanada aa lagu dhibanyahay ee qofayahay shar iyo diina la aan baad dhalin yarada soomali yes aad u horaseedeyasa umada Allaha kaa qabato Aamin
Hana waa gabadh geesiyad ah abaayo dadka wiilka dhibaateeyey maantana waxay soo baxeen markay ogaadeen in wax loo qabtay waxay ka cabsanayaan in kanada laga dacweeyo
Wilkaa yariii markuu taagoo canada cashiir haa udhiigoo kuwii silciiyeey hadey wax taraayane maxey markiii hooree sidaa uguu galenee yaab badana
qayr alle ha ku siiyo
Dulmigaba adigaa abuura intaas umadaad kalla geysaa qoysaskaad kalla dirtaa naa umada haka amaan hesho Subxanallaah
Mashallah
Hooyada maxay u guursatay ajnabi markii hore ilmaha ha u ciqaabina aabihiis waa ajanabi marna ma kala qarin kartaan ilma iyo aabihiis hadana xaqa soo baxay
Hannah abukar ilaah ha ku xafido
Naagahani ma iyagaa la noolaa been badanaa Aabihii baa u dhaama jowhar hadii la jecel yahay maxaa school u diiday haday gargariirayaan may ilaahay ka baqaan
Waa sax Meeqa somalia ku dhalatay oo gaaloowdeey illahaa wax toosiyo, laakiin ma ahan in jowhar inta la geeyo waxbarasho la aan la dhigo 😅😢 dugsi ma leh school ma leh 😢😅
Inta dhaqna Allah hainoosaaidiyo inta dhibtoona Alle dhibka haka baxsho am yaarabi
Laakiin wax dhiba maaha guri dulduleeyo iyo guri dabaqab tani waa aduun lagaba yaababa in guriga dulduleelo dadka ku nool Alle uga dhowyihiin kuwa kale kana xalaal cunsan yihiin Alle xaqa haynagu nooleeyo hana nagu dilo dhamaan teenba Aamiin Yaarabi
XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan
Wiilku waa Ajnabi aan arkeyn dadkiisa tankale been ma sheegaan say wallahi
Ha
.Abbaayo Coplainka waa sheeko hore,hadda halaga wada hadlo waxa hadda socdo.Thanks All
waa iska fanaayan markii lacagta loo i ruurnayey intee jirten heer faanaye
Labaatan jir hadda Canada lagu soo cesho yaa ka masuula? Yaa xaq u siiyey inaad tidhaa passport kiisa farta iga soo saara waar naagta xun iska qabta wiilka taladiisa reerkiisa ayaa leh
What about ather kids
dadka caruurtoda u daaya waddan gaalo jano ma taalo illahay ka baqa oo caruur waddan islam jooga waddan gaal hakuso celinina
Waa runa waxasa dhaana
In guri lasoo duubo waxba ma tareyso wiilkan Canadien waaye waana nin weyn intuu soo tahriibi lahaa, passportkiisa hala siiyo Canada ha lagu soo celiyo insha Allaah.
WAATAA HABARTII WAALNEED EE UU INKAARSY SHIIKH CUMAR FAARUUQ AYADAA INKAAR HORTA ISTOOSI ADIGA HANI ABUUKAR DHIBKA DAA INKAARTA SHIIKH CUMAR FAARUUQ BAA KU HEESO
Waa cadibteen ninkaa
Aniga aya habartarti ah
Waa mahad san tahay ubax iyo xasanow wiilkiina tigidka u jarta, naagtaan waalidkay bah dishaa .waa khalad waxay ahayd inuu abtiyaashiis wacdo balse wuu carauuroobay.
WAA RUUN OO SUUQOW KAA GAALI LAAH
biil hadiii lasi jirey maxaa lacagta markasta logu u ruuri markii ladac weyey sobaxen
Asc gabadhaan say uhadlay ma fiicno
Sax❤❤❤
Wlhi ninka qabo hooyadiisa waa wiil yar oo aad u wanaagsan
Oo kalay hadu ajaaniib yahay maxa ku jabaan 😂😂😂
Wiilkaan reer layaqaan oo aad uwanaahsan buu sheegtey
Waaruntiis
Hano hadasooceliso aqro waalaguhestaa
Hanawaaedabdantay shaqakumalihd
Sanad dhaan intu ku maqna marka
Safaarada geeya canada 🇨🇦
Dadka saas ugalay caruurta xaasisanaa
War bixintaada waxbaa ka qaldan hanaay
Wlhi maanta kaliya ayaaad run sheegtay cidaan waa reer jowhar
waa fanayaan lacagta loo ururiyey intee jiren cid gaajo ah
WIILKAN SAAKAAN KU GAFAY MARKUU YIDHI AABAHAY CID UU YAHAY GARAN MAAYO MAGAC GAALNA SHEEGTAY 😅😅😅😅😅😅
Walee balaya loo horseda Canada ku celisaye balayada qurbaha yaa ka celinayo madaxaga Allaha kashubo ilahow nagtan umada ka qabo
Tuugo maxaa afaaraha reeraha ku dhex geshay weligeedba caruur iyo dadkii dhalay ayey belo dhex dhigtaa iyadoo iska dhigeysa inay khayr ka shaqeyneyso
In quraan la saaro ayey ahayd
Hada waa ninweyn ee halasiiyo xoriyadiisa
Waanka xumahay
Hana wilkas he Need help adiga iyo dahir gacantina ku cawiya
Mabadhaan haday soolaablaban jirta miyaa la abuse marka Subxanallh reerkaas waaba u dadalaalene
18 jir wu yaraa
Kan mid kheyr qaba.ma aha
Faiidana ma keen doono
Adaa arki doono.
Allah akbar faanbadanaa meeqaa yabadhaalaa oo baahi udhimaneyso allahu akbar faan badanaa😅😅😅😅😅😅
Yabadhaalaha gaajada u dhimanayo xagee ku aragto dameer yahey heer badiyaha ah
Anagu . Wali ma arkin ee hadii aad aragtay na astur allaha ku asturo waxaad dhahdaa wad ayaa dilay ee ha dhihin gajo ayaa dishay
Mar dhowo ayaa guriga loodhisay Guri vip ayay daganyihiin
Reerkaasii they are in trouble anyway
Abihii. Haduu qaato sow muu janina waar ya ilahay yaqaan
Is too late
Ninka wuxu yiri Jawhar ha tago ha so qaato pasportigisi waaba dilayan ama ciqabayan wiilka sidu rabo ha loo yeelaa
Ondr oo aan waxbarasho iyo shaqo ku haysan oo dhalinyaraa tas un isku fahmo dumaroow
Hadda naagtan, hadalkeeda waxba ka ma fahmin, maanta oo dhan waxay xanuunsatay, haddana way soo baxday bay ka dhamaan wayday, maxaad wax noo sheegin adigaba dhimanka ah.
Aabihii haduu aado maxaa dhib ah
Ciid fican waye adiga xoga walan ayan umaleha wiilka hada nahay ceyr wa naga galow bilaa sacadan waxad wadiin wa qalad adiinka dhaan
Cery gaajo miyaa taajir ah
A Ohio ayuu tegayaa
Hana waxey ku sheegayaan waa sheeko ceyr cunugaan wey ugu tala galeón
Yaab aabahiis ayaa qadanayo oo yaa diidayo inuu abihiis raadsado ama reerahiisa radsado
Ama ajaanib ha ahaado aabahaa ama somali hada aabihiis yaa meel ku sheega so makala lumin
Hanno::::
Waa Qof Xun oo la shaqeeyso dadka Xun Wiilkan dhalinyarada ah Waa beenlaw oo ay indhihiisa ayey ka muuqataa waxaa uu rabaa in uu Canadda aado umana maleynayo in uu hal habeen ay dhibaato qabsatey Waalidkii dhalay waa ay wanaajiyeen laakinse waxaa jiro Hanno oo kale oo Somalida ku dhex jiro waad aragtaan inta kaniin ay Cuneyso haddii Il biniaadan ahayn waa Ciqaab uu Ilaah marinayo Iyada waxaan leeyahay Toobad keen Biniadankana iska Daaa
Lknse walal xaq umalahan ilmo ajaanib ah inaad sharciyadiisa qariso oo ku dulmiso
ina adeer beel dheh qufka marka ladhibateynayo ma caawineysiin arinta marke somali gaarto qabiil dartiis ananaga caawineyno yahu
Waa been loow. Dahir Alasow 9 sand isaga jira ayaan mid ayuu ku yiri.
Talo xumo reerku
❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂
Faan waynaa
Asc jowhar dad waa ka yaqaanaa oo familigiisa ayaa dagan waxa adan ogayn adigaa dulmilay ah oo beenalay ah wiilkaan diin iyo dhaqan wanaag ayaa loo haye
Adiga habargidir matahay qumayo eeerow xasan ayaa tahay weyna ku neceen
Faan badana 😂
Sorre nin gaala ayay ufuushay dheh guursatay ma ahan hadeey muslin ahayd nin gaala kuma xiranto
Waanka xumahay sorry waxaas oo dhan waxaa Ka sii xun inuu gaal noqdo
Looma baahna basabor hada
Kkkkkkkkk
Beenaale Beenaale Beenaale
Beenta jooji
Xayawaanad pizza iyo McDonald ayay ka hadleysaa ilmaha diintooda ayaa ka weyn ajinebi ayaana dhalay ayaa lagu yidhi maxaase family is dhalay ku dhex geshay